ROODA KAYF FT MUSTAFE KANTE FIYOORE CAASHAQ OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • ROODA KAYF FT MUSTAFE KANTE
    FIYOORE CAASHAQ
    EREYADA ABWAN QALINLE
    LAXANKA CKARIIN CALI SHAAH
    MUSIC MAFTUUX CADCEED
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 946

  • @khuumproduction
    @khuumproduction Рік тому +406

    Hawraar howga soosaarista fanaaniinta tayada leh. Hawraar the best

  • @xadiis24
    @xadiis24 Рік тому +956

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahrocabdule5294
    @sahrocabdule5294 Рік тому +411

    Heesaha waxa ka macan quraanka wll😭❤️

  • @hindanuura
    @hindanuura Рік тому +190

    Hesaha wax ka macan qur aanka 😢

  • @maxamedmozkoh9118
    @maxamedmozkoh9118 Рік тому +101

    Laxankasto qarxa inu c/kariiin cali shaah leeyahay ma isku raacnay👑🎤

    • @aftaxacademy7360
      @aftaxacademy7360 Рік тому +1

      Yeh✌🥵🙉

    • @nuuramaxamedmadar9649
      @nuuramaxamedmadar9649 Рік тому

      Waxan dhahaa heestu xagay ka macaantay Shaw ina cali baa laxameeysy 😋😋

    • @imraanzaki33907
      @imraanzaki33907 Рік тому

      Really abdikariin cali shah laxn waa dhameyay

    • @Ismalure-hm2cb
      @Ismalure-hm2cb 3 місяці тому

      Haa sxp wa runtada c./ kariin cali Shaah leeyahay anaa kugu racsan❤😊

  • @omaryusuf2739
    @omaryusuf2739 Рік тому +49

    Wxaba iga gadan fariid ba tahay reer somaliland wa another level 😁😁😉

  • @cabdiqanihassan5
    @cabdiqanihassan5 Рік тому +1

    Fara dahaple cadceeeed musuc tayo leh

  • @Mustafedollarr
    @Mustafedollarr Рік тому +153

    Mustafe yare talent boy👏and super unique voice rooda Keyf🎉🎉wa na shideen

  • @alifoona
    @alifoona Рік тому +47

    Wiilkaan walaahi fanaan in la dhoho woo u qalmaa masha Allah cod oo leeyhay horey u soco insha allah sxb ❤❤

  • @wardicaddey946
    @wardicaddey946 Рік тому +28

    Codkisa o qudha 🥺 shinbiraha is tagya wooow inta sugeysa inu haboon nuura laso heso like dhe 🙈🐐

  • @Rich-4k
    @Rich-4k Рік тому +43

    KANTE WAX KALE 2023 🔥🔥

  • @nuuriyestudio
    @nuuriyestudio Рік тому +22

    Meel iika qora Cawa wilkan codka dahabka leh wuxuu noqon doonaa xidiga ugu wanaagsan fanka somalida

    • @AxmedAbdi-d5z
      @AxmedAbdi-d5z 3 місяці тому

      Waa marka ina ali shaah fanka ka baxo ama uu dhinto😂😂😂

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +69

    Wow amazing song 🎵 😍 Melody amazing 🔥 💯 Big legend cadcèed faro dahab 🔥🔥🎧🎻🎹🎼🎸

    • @DemhaLimaak
      @DemhaLimaak Рік тому

      𝗙𝗮𝗿𝗼 𝗳𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗮

  • @suhaybfaysal5525
    @suhaybfaysal5525 Рік тому +10

    Woow amazing song 🎵 🥰melody amazing . Big legend cedceed

  • @maxamedverosa1714
    @maxamedverosa1714 Рік тому +23

    Heestu waa hees dhaftay shodhayaal❤

  • @cabdiraxmaan4150
    @cabdiraxmaan4150 4 місяці тому +4

    I like this song🎵♥️💯

  • @Muniirpoi
    @Muniirpoi Рік тому +1

    Heestan CABDIKARIIN Cali shaha ba ku code macn qof kii dhagy saty unba ka sheekayn kara wlhii 😮

  • @lppa3634
    @lppa3634 Рік тому +31

    Waa laxankii legend of Legend ina cali shah ❤🎉

  • @Yahye_Aydh
    @Yahye_Aydh Рік тому +2

    Wad isku soo baxasaanba xataa 😅 aree kante adna markad hees duubaso face wash kusoo foodhaqo, wixiiba weli mad fahmine 🤝

  • @khaliddayib1609
    @khaliddayib1609 Рік тому +21

    Wuxupa Waa Laxanka Nuuriyaha Fanka A/kariin Cali ShaaH❤😊

  • @abdihamidmohamed98
    @abdihamidmohamed98 Рік тому +1

    Wiilka codkiiisa another level waaye runtiii

  • @shakirjr7269
    @shakirjr7269 Рік тому +32

    Mustafe kante fanan soo baxay hore usoco hees way dhaaaftay tani ❤

  • @dhereye44
    @dhereye44 Рік тому +9

    inu laxanki roxanta yahay way iska cadahay A.A.SHAAH first one comments ☝️

  • @aboubakersaleh-y3m
    @aboubakersaleh-y3m Рік тому +28

    Abdikarim ali shaah,franchement le laxanka que tu fais m attire énormément t es au top frangin machallah

  • @faisalmunaa4
    @faisalmunaa4 Рік тому +1

    Laxanka cabdikarin cali shaah la isku raac

  • @xamsemuuse
    @xamsemuuse Рік тому +3

    Dhandhanka waa Legend C/kariin Cali shaah

  • @YaasiinAxmed-j9n
    @YaasiinAxmed-j9n Рік тому +12

    Heesta waxaa ka fiican qur.aanka

  • @HandaAshur
    @HandaAshur Рік тому +5

    Kante ninka Roooda Cod ku dilay Top walhi ❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      Haa Wlhi Caadi buu cod ugu xoog sheegtay naftu uga qaaday 😂
      War Waxa yari cod wanaagsanaa

  • @dj_diini
    @dj_diini 7 місяців тому +2

    2023 hadaa ka dampays0 like ta dhac kusii pilaa caleek❤😂

  • @iam.legendar
    @iam.legendar Рік тому +6

    Mustafe kante nal usoo baxay duriyada iyo fankaba. wiilka reer hargeisa👏👏👏horumar wacan

  • @simbayare1441
    @simbayare1441 Рік тому +1

    Ninkaan anigu maanta laga bilaabo taageraaa u ahay❤

  • @calixajarofficialchannel6985
    @calixajarofficialchannel6985 Рік тому +9

    Sxbky Eng caydaruus ismaciil cabdi iyo team hawraar qimo waynba bahda fanka somaalida ugu fadhidaan Allaha ini xafido legend 🙏

  • @muhanadcade8617
    @muhanadcade8617 Рік тому +2

    Wewe fananka sandkan mustafe kantei best song❤️✌️😁

  • @Najiib_Farhan
    @Najiib_Farhan Рік тому +5

    Laxankii mucjisada fanka🔥

  • @Suhaybmohamed-q7i
    @Suhaybmohamed-q7i Рік тому +1

    (*Alaa kugu farayaraystay;;) maanay danbi wYn ahayn inalilahi wa ina iLahyi rajicun 😂😂 wllhi eray danbiya weeyi

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. Рік тому +9

    Adaa fikirkeyga heysta🤔
    Xiskeyga sidaan filaayay🤯
    Jaceylkaaga ku faafay💯
    Wuxuu la falgalay quluubta💔

  • @FahimaHappy-z5s
    @FahimaHappy-z5s Рік тому +1

    Jah hees iyo badh

  • @NimuzhhuseiN-ii5qg
    @NimuzhhuseiN-ii5qg Рік тому +5

    Adaa igu filan aduunka
    Markaad faraxdaan farxaaye
    Wxaa tahy ruux la fiirsho
    Dadkoo dhana loogu faano😊🫂

  • @ragnarxharma288
    @ragnarxharma288 Рік тому +1

    waar mustafe maqalki yad kaga timi😅😂😅😂 Khaamaha kaif cadi maha😂😂

  • @abdinajiibmohamed2581
    @abdinajiibmohamed2581 Рік тому +25

    "Adaa fikirkayga haysta🤔
    Xiskayga sidaan filaayay 🧠
    Jacaylkaaga ku faafay 💕
    Wuxuu lafal galay quluubta🫀.,×
    " Adaa iguu filan aduun🌍
    Markaad faraxdan farxayoo😁
    Waxaad tahay ruux lafiirsho🫂💕
    Dadkoo dhana loogu fanon.,ײ❤
    Waaaw💯
    Laxanka marba haduu ina Ali shaah yahay kahadal maleh inay heestaan qarxayso

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx Рік тому

      Nwnwkwudnfnwmdlmdjfidoflfkfllfjflflfkklfkfmfjjfhwklfkflfkfkfklfflfkfkflfmffkfllfmfjfjfofjkfokfkfjjffkfkfoflofkfkfkfjfkkflfkfkffjflndldldkjfjflfjkfofkflfkfllfmfoffmffkfkofoflfkfkkwwlwkkwjwkwllfjfklwkfmwjfmflflfflfkflflflkflfkfl

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx Рік тому

      Nxlfkhwkkwjjdkfkfkwjwjkjkkwhjdldklflhfkfkfjkfkfjfkjfjfkfifjkfkfjjfnfkwhwjkfjfkfojwkwjwkwjjwkkdkjwjdkjfkfjfkfkfjwjfkfkjfkfkjfjfnfkhyyyyidjejeifjjifjfjfjjfjfkkk$ngkjjjfjffjjxjxjxjfxjjfjfjjfjfjfjfjfjjfjfihrmhiduudieurjijrjfkjij❤hfjfkrj❤jrjfjrjrjrhjrjrjrkrkjfkrjeihjrjrjrjjjrjrjhdjnkhjhhiuujiheududjhdjdjejejejejhidhhjjjhjjjfjjdidjdjdjdiidhdyeueiheheuejeuiehdjeidjejhejeiehehdijdkjdjdjejjdjejejhhejejekjrkrjejjdhejekhjjdjdkfkbdjfhdjkfhdkedjjedejejdjejfjfhfjehekeekebejnenfhdjfbkrhdifjhjidyhdjdhdihduidijdidhhej❤fjdidjdjjddjdjjehdjd❤jfjfjjfjdjdjjfdjdjdjdjjdjdjdydjidji

    • @abdinajiibmohamed2581
      @abdinajiibmohamed2581 Рік тому

      @@hudamoh-mb9bx 👀🙃

    • @AsmaKhaliif-m4b
      @AsmaKhaliif-m4b 9 місяців тому

      ❤❤❤❤❤

  • @abdirisak.paylio5495
    @abdirisak.paylio5495 Рік тому +1

    Kan yar tallent bu leyey ragbadan wu dhama

  • @hanadahmed5003
    @hanadahmed5003 Рік тому +3

    wiilkan waa talented runtii keep up pro

  • @Akram_112
    @Akram_112 Рік тому +2

    laba qoF Talti roooda maashalh mustfke boqarka Codka
    ustaaaad laxnak leh updkriiiN cali ___muftuuuuux dab iyo HoLc ....caydruuuz Ahaaa
    idink meesha idin xadhtey✊🤟✊

  • @daaha12
    @daaha12 Рік тому +8

    Rooda kayf intaysan fanka soo galin tiktok baa kadaawan jiry heeso bliaa music ah codkeedu waa mizaanka culus❤️

  • @filanwaaoneofficial7761
    @filanwaaoneofficial7761 Рік тому +3

    Hawraar studio iyo cadceed studio Abwaan QaLinLe C.kariin Cali shaah Mustafe Kante iyo Rooda Keyf Oo is helay........Another LeveL

    • @filanwaaoneofficial7761
      @filanwaaoneofficial7761 Рік тому +2

      Hawraar iyo Cadceed waxaan Leenahy Halkaa nooGa sii wada UA-camr of the Year and musician Of the Year🎉

  • @saprahmohamud7096
    @saprahmohamud7096 Рік тому +9

    Kan yar cod mcna Mzhlh ❤😫

  • @khadarsacad-jz1hg
    @khadarsacad-jz1hg Рік тому +2

    Hawraaar MaRk!! HoRe !YaGa MaaMe Soo SaaRaY HaDaNa KaNte leGenD DhaLinTa H!BaDa kU j!Rta Soo SaaRa😩😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +38

    Two legends baa heestan isugu tagay woow FATHER OF MELODY: A,A,SHAAH 🎸♥️❤
    MUSICIAN: sanadka laholin waayey CADCEED FARO DAHABLEH🎹🎹🎹

  • @animeanime161
    @animeanime161 Рік тому

    AAYADAHA KU SOO AROORAY HEESAHA
    Alle waxa uu Quraanka ku yidhi, “ Dadkii waxa ka mid ah mid soo iibsanaya hadal kiisa xun kadibna dheel dheel ka dhiganaya si uu dadka uga leexiyo wadadda Illaahay, kuwaasi waxay leeyihiin cadaab wax duleysa.
    Aayadda labaad waxay ku jirtaa suuradda”Al Israa 64. Alle SWT isagga oo la hadlaya Shaydaanka wuxuu ku yidhi, “ Ku hod (Insigga iyo Jinka) cidda aad kari karto codkaagga.” Su’aashu waxay tahay tolow codka sheydaanku waa maxay? Si kooban jawaabteeddu waa wax kasta oo kuuggu yeedhanaya macsiyadda Illaahay. ( Ibnu Cabbas ayaa sidaa ku fasiray Tafsiir Ibnu Kathir 93/5). Mujaahid oo wax ka bartay Ibnu Cabbas isna wuxuu leeyahy codkiisu waa heesaha iyo hadal lahwigga ah. ( Marjacii hore ugu noqo).
    Tafsiirka Jalaalaynka ee caanka ah codka sheydaanka wuxuu yidhi, “Ugu yeedh heesaha iyo waxa la tunto.”
    Aayadda saddexaad waxay ku jirtaa suuradda Furqan 72. Alle SWT wuxuu yidhi isagga oo Muuminiita amaanaya, “وَالَّذِينَ لَا يَشْهَدُونَ الزُّورَ وَإِذَا مَرُّوا بِاللَّغْوِ مَرُّوا كِرَامًا” Waa kuwa aan iman zuurka. Zuur waa heesaha waxa qaba Mufassiriintii salafka( Saddexdii face ee Nebiggu amaanay)rag ka mid ah sida Addabarii iyo Qurdubi oo isna Mujaahid ka qaatay. Waxay yidhaahdeen yaggoo aayaddaa fasiraya, “ Waa kuwa aan dhageysan heesaha.” Dabarii wuxuu leeyahayba in zuurku uu yahay waxii oo la buunbuuniyo oo laga wanaajiyo sida uu yahay astaamo soo jiidasho lehna laga bixiyo.
    AXAADIITHTA KU SOO AROORTAY HEESAHA
    Xadiith soo weriyay Abii Maalik Al-Ashcariyi in uu Nebigga ka maqlay isagga oo leh: Qaar ka mid ah ummaddayda ayaa cabi doona khamrigga, oo u bixin doona magac kale, oo iyagga ayaa lagu dul-tumi doona heeso iyo muusig, oo dhulka ayaa lala goyn doonaa. Isugaynta wadooyinka xadiithku waxay tusinaysaa inuu sugan yahay xadiithku.
    Dulucda xadiithka: Wax kasta oo shareecaddu ciqaab ka ratibto, wuxuu tusinayaa inuu xaaraan yahay. Sidaa daraadeed, heesaha, muyuusigga iyo qalabka lagu tumo dhammaan waa xaaraan; lagaman ganacsankaro.
    Rasuulku SCW waxa uu sheegay laba cod oo nacdalan; waana codka ta heesta iyo ta baroorata. ( Xadiithku wuu sugan yahay, waxaad faah-faahintiisa ka raadsataa qaybtii hore ee xog-warranka.)
    Dulucda xadiithka: Waxa uu xadiithku tusinayaa in heesaha iyo cidda jecel uu Illaahay naxariistiisa ka fogeeyo. Waayo nacdal haddaad maqasho, waa qofka oo laga fogeeyo naxariista Alle.
    Xadiithka ugu adage e jilbaha uu saaraya heesaha iyo cidda dhagaysata waa kan Bukhari wariyay ee Nebiggu sheegayo in ummadiisa ka mid noqondoonaan dad xalaashan doona muyuusigga. Dadka noocaas ah Nebiggu wuxuu ugu goodiyay ciqaab adag.
    Dulucda xadiithka: Waxa uu xadiithku tusinayaa in heesuhu bedelaan qalbigga. Maanta waxaad aragtaa in Muslimiintii heeso iyo muyuusig kaga mashquuleen jihaadkii, qofka waxyaabaha Muslimiintii hore baabiiyayna waxaa kamid ah boqoradoodii oo heeso iyo fanaaniin dhagaysan jiray. (F.G. Axaadiithta saxeex ah ee aan u hayno waxay ka badan yihiin 10 saxeex ah.)

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 Рік тому +10

    Wiilakni wux leeyahay mustaqbal faneed oo fiican keep going legend

  • @wllzaahil7363
    @wllzaahil7363 Рік тому +12

    axsan hees music video laxanka erayada lagu fara yareysatay ❤️📸🎧
    Fiyooraha caashaqayna faraha ku qaboo bal Daawo🥀 💓😮
    Hibo faneed cajiib ah leeyahay mustafe kante keep going ⭐🔥✊

  • @muusesiciidjire4609
    @muusesiciidjire4609 Рік тому +6

    The Best Song In the Somaliand❤

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 Рік тому +3

    Mo Kante xataa rooda keyf cidla ayuu kaga tegay xaga codka inkastoo uu laxanka uu kusoo baxayo isaga
    Kante 🔥

  • @crahiimidiris5316
    @crahiimidiris5316 Рік тому

    Mostaphe ahmed ibraahim mo kante zxpkay wa speed ku salaamaya

  • @ismailwarabacadeofficialch9290

    Qamar waanu kamaaranay from hargeisa

  • @IdilSaaid-bn3xl
    @IdilSaaid-bn3xl Рік тому +1

    Waxaz kle keena ama iska fadhiista best fanan mustafe yare🤗😍

  • @yasminhassan5651
    @yasminhassan5651 Рік тому +6

    Jah Kan yari cod macana young legend cawale Noo bedeli doona🥺🥰❤️❤️

  • @suhaybcali8686
    @suhaybcali8686 Рік тому

    Cabdi kariin cali shaah best melody

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 Рік тому +6

    Abwaan: QALINLE
    M. KANTE
    Adaa fikirkayga haysta
    Xiskayga sidan filaayay
    Jacylkaga ku faafay
    Wuxu la fal-galay qululuubta x2
    R.kayf
    Ada igu filan aduunka
    Markad faraxda faraxaaye
    Waxad tahay ruux la fiirsho
    Dadko dhana Lagu faano x2
    M.kante
    Faaleynta naftaad o dhan
    Markad falaqeyso meel
    Waxan fahankii ku daystay
    Alla kugu fara yareestay
    R.kayf
    Fariid ba tahay cajiib ah
    Waxad tahay ruux faciisa
    Filkiisa ka so dhalay
    Ragana adiga u fiican
    Kooris
    Fiyooraha caashaqeyna
    Faraha ku qabo bal daawo
    Mar yenan kala fogaanin
    Agteydana so fariiso x2

  • @zowdacadey
    @zowdacadey Рік тому +1

    ragana adigaa ufiican boqorkii ila dhashoow🥺🫶🏻🫡♥️

  • @JamiilmubaarikJamaac
    @JamiilmubaarikJamaac Рік тому +7

    Fiyooraha cashaqeena faraha kuqaboo bal daawo maryaynan kala fogaane agtaydana soo fadhiiso what amazing song 🫀❤️. Kante and keif waa idinka hyaaa runtiiii 🔥🔥🔥

  • @nestehamohamed
    @nestehamohamed Рік тому +1

    Abdikariim Ali shaah baan mooday Codkiisa

  • @muztaphe-muktar
    @muztaphe-muktar Рік тому +4

    1 day 100k another level❤😮😊

  • @DAHIRKA.LYRICS.
    @DAHIRKA.LYRICS. Рік тому

    Mostaphe Ahmed Ipraahim Caalin 🎉 fan baa kugu dhex bakhtiyay😂😂

  • @suberstar8911
    @suberstar8911 Рік тому +8

    Wlhy hada been lashegen wiilka talent wye cod halaas uleyhy 👌 Cadceed Sheydan 👌🎼

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 6 місяців тому +2

    ❤❤❤ARILOVE YOU JE T'AIME habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bilaawaji
    @Bilaawaji Рік тому +10

    Figooraha Caashaqeena
    Faraha Ku Qaboo Bal Daawo
    Bal Yaynaan Kala Fogaanin
    Agteydana Soo Fadhiisoo 🥰🙋

    • @user-gl9ni8sl6l
      @user-gl9ni8sl6l 7 місяців тому

      falynta naftaada odhan markan falan SaMeYaY waxan fahanki kudaystay Alle KugU farayaraystay

  • @adamali2035
    @adamali2035 Рік тому +3

    Ĺaxanka laysku raacay abdikarim Ali mahamuuď❤

  • @shaaficikingeero1099
    @shaaficikingeero1099 Рік тому +7

    Mucujisada Laxanka Apdi kiriin Ali shaaH ❤️❤️❤️❤️💯

  • @naasiraxmec8594
    @naasiraxmec8594 Рік тому

    Heestu sanqadhwaali ah kubilaabantay😮

  • @apdipaazidyaaziinapdi398
    @apdipaazidyaaziinapdi398 Рік тому +11

    Fiyoraha caashaqeeena faraha ku qaboo bal daawo
    Marna inaan kala fogaaanin agtayda so fadhiiiso ❤️
    Inta tic tok kaga soo bogatey ereyadan cajibka ah is muujiya Hee ☝️😂 ani camal
    Hawraaar ❤️💕🦋

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +1

    Keyfta😊

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Рік тому +8

    Waxa dhadhanka U yeelaya heesta
    Rooxaanti Fanka what a Malody 🔥🖤

  • @SalimSahal-x9g
    @SalimSahal-x9g Рік тому +1

    Haday faseex tahay heestu marki hore ad so galisen ma ficnayn

  • @MuuseMaxamuud-gq2be
    @MuuseMaxamuud-gq2be Рік тому +124

    Mustafe kante young talent💫another leveL hawrar ❤😊

  • @NimcoMaxamed-to9um
    @NimcoMaxamed-to9um Рік тому +2

    ❤😊wanaagsanaa

  • @zaamabdy4535
    @zaamabdy4535 Рік тому +8

    Woof caleyk codkiiisa ❤ laxaankii ina caali shaah kahadal malahaa❤

  • @crahmaandadaxofficial5461
    @crahmaandadaxofficial5461 Рік тому +6

    Waxani laxan wuu dhaafay indr waxkala dhaha c a shaah 🕊🕊🦋❤️

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 Рік тому +8

    Masha allah waa wiil yar oo cod mcn ilaahey Haku daayo xppi bro🤴🏽❤

  • @handeeq
    @handeeq Рік тому +2

    Heetsaan ayadoo lyrics waxaad ka helaysaa channelkeyga plz soo booqo halmar❤

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed Рік тому +3

    Heestani si heersare ah ayay u qarxaysaa Cajiib wlh😮

  • @fandhuuxmedia2189
    @fandhuuxmedia2189 2 місяці тому +1

    Fiyooraha caashaqeena faraha ku qaboo bal daawo mar yaynaan kala fogaanin agtydana soo fadhiiso

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +21

    amazing erayada and laxanka and music and jilinka and codka top100/100♥️🤴👸♥️

  • @Xamdibi
    @Xamdibi 23 дні тому +1

    2024 bisha September 10 keda sacada oo ah 0:151 duhur nimo 😢😢❤❤😊malin ii qaas ah 😊

  • @brbm.siciid6558
    @brbm.siciid6558 Рік тому +4

    Inta tiktok kaso aragtay ogna inay heestu qarxayso iso raaca 🙏🏼🥰

  • @MaryanMaxamad-v6m
    @MaryanMaxamad-v6m 8 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 Рік тому +5

    Goat of moledy ABDIKARIIM ALI SHAAH 🎉❤

  • @NimcoAxmed-w8d
    @NimcoAxmed-w8d 7 місяців тому +1

    Maxameb Maxameb Maxameb Maxameb Maxameb unfortunately means ❤zhksie eoe sowoeisjsow sowoeisjsow

  • @somepersonmohamed4949
    @somepersonmohamed4949 Рік тому +8

    Wlhi heestan ano arkin ban ku dhartay in laxanka u saaray abdikarim ali shaah waan eegay mise isaga saaray
    Ninkasi wa another level laxankisa 🎉🎉

  • @waliiidjiboutiensofficiell13

    Roda kayf numberkegaa haaa leysiyoo

  • @CabdishakurOmer
    @CabdishakurOmer Рік тому +4

    Farher of melody Abdikariim Cali ShaHa

  • @somalipoi3819
    @somalipoi3819 9 місяців тому +1

    Xuskyga sdn flyy🎉❤

  • @majkaabas5048
    @majkaabas5048 Рік тому +15

    The director of this song is another level for really❤

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 Рік тому +1

    Wiilka iyo heesihii heesah ka cansan😂wlhi heesah kuli wn maqly iskan hada igu horeysa UA-cam cabdalle jamal ku so arky

  • @apdikarimsantooz9437
    @apdikarimsantooz9437 Рік тому +3

    Alla kugu farayarEysty 😢 intaasi dambi bay iigu dhadhantaY yaaa ila mida

  • @Cawo2523
    @Cawo2523 Рік тому +1

    Codkiisa hadal kari maayo wlhi kayar 😊

  • @Azhrav
    @Azhrav Рік тому +13

    Golden voice musfate kante and roday kayf ❤

  • @adnanhaji7072
    @adnanhaji7072 Рік тому +1

    Nimanka garaxajis wayna walayan
    Cabdiqadir qalinle
    Garaxajis
    Habaryonis
    Reer wayd
    Kaliil wayd

  • @Cazka12
    @Cazka12 Рік тому +8

    Aabaha Laxanka Ina CaLi Shaah 🔥

  • @amranmacalin379
    @amranmacalin379 Рік тому

    Wiilka codkiisa wax kale wye wlh gabadhana kadaran ❤