nin ka soran la yiraahdo hadu dalalka yurub ama usa mid kood udhalan lagaa waxa u noqon lahaa qof arag tidiiisa dadka laga gado lkn dad kenu ma oga soraan in uyahay asaaat kudayasho mudan illaaah hano daaayo amiiin
U duceey sxb maantuu geeriyooday 27 May 2021. Jilaa keliya maahayne wuxuu ahaa nin aad u caqli badan siduu bulshada u wacyigeliyo run ahaantii. Dambigiisa Alle ha dhaafo. Amiin
Alle haw naxariisto tii dhabta aheyd ayuu maanrta geeriyooday 27 May 2021, ka gadaal bil covid 19 uu jiifay cusbitaalka Burco. Dambigiisa Alle ha dhaafo marxuum Sooraan.
Anigu sageegar waan matalayaaye waxaa guuto kale laga soo bedel mid aay sagageernimadu ka dhabtahay kulaha hhhh istaaqfuranllaah qosol beerka i casaaday
1977 dad LA Raafi jirayba ma jirin somalidu ayadaaba kacsanayd oo Jihaadka laga hayay oo look diidi jiray , ee Riwaayadii baa LA gashay Odayga meeshaas..!! Raafku waxa uu bilawday wixii ka danbeeyey 1982 oo jabhaduhuna bilawdeen dalkuna Ku soo jabay Dagaalkii 1977 we xabashida
Sooraan waxa uu ka tirsanaa ciidanka guutada 5aad ee dhuusamareeb waxa taliye u ahaa Mr xaayoow..xayow waxa uu ahaa nin aad u ad adag aniga markaas waxa joogay burco waxa nala ka soo bedelay hargeysa waxa katirsanaa ciidanka
Intii isafoo dhintay daawatay AHU
Like saara😭
ilaahay naxariis janatul firdowsa hakaa waraabiyo😢
Allah ha janada ha geeeeyo sooraan😭😭😭😭😭😭
Aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin
Alahyarxama
😭😭😭allow u naxariiso adiga casiise soraan ismaacil sugule tiir ba naga baxay hadan somali nahay 💔🥺
nin ka soran la yiraahdo hadu dalalka yurub ama usa mid kood udhalan lagaa waxa u noqon lahaa qof arag tidiiisa dadka laga gado lkn dad kenu ma oga soraan in uyahay asaaat kudayasho mudan illaaah hano daaayo amiiin
Ugu dambyn xikmadi uu la dhintey wll😢
Xaqiiqdii Waan qoslay sooraan Allaha xifdiyo waa Oday somaliyeed waana ka helaa majaajilooyinkiisa
U duceey sxb maantuu geeriyooday 27 May 2021. Jilaa keliya maahayne wuxuu ahaa nin aad u caqli badan siduu bulshada u wacyigeliyo run ahaantii. Dambigiisa Alle ha dhaafo. Amiin
Alle ha u naxariisto ismaaciil ibraahin sooraan 😢
😭😭😭ALLE ha ku naxariisto Marti la jecelahay ALLE ha ka dhigo
Beera janada al hakugu casuumo zxp😢😢
Rabi how naxariisto jano iyo raxmo alle ha siiyo
Aynu Bathino saliga nabiga scw ,اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم
Salalaahu calayhi wasalam
Allah Yaa Raxma Sooraan Truely missed 👑👑🇪🇹🇪🇹💚💚
Gold man 🎉❤Naxariiistiii Eebbe Alle Ha kusiiiyo Alle swt Janooyinkaaga ku ARsaaq Wadanigiii Qaranka JFS Abwaaan sooraan AUN😂
Alle ha unaxariisto aamin aamin aamin illaahow
Alle haw naxariisto Sooraan u maleyn maayo inuu jiro jilaa hadda nool oo kaalintiisii sida cajiibka aheyd uu u meteli jirey buuxin karta. Alle haw naxariisto marxuum Sooraan ,dambigiisana ha dhaafo. Amiin
😭😭😭😭😭😭 alle haw naxariito 🤲
2024 ruuxidaawanay love Sar marxiumka alahaa unaxaristay❤❤
We Love Sooraan Wallahi ⭐️
Jilaa sooraan ILaahay Hakuu Naxariisto Allow Janatul firdawsa gee
Dhimasho ban matalayay taliye intaa ugu qosol badan
Allah ha u naxariistto sooran waa jeclahay ruwayadihii iyo waanadii uu inooga tagay❤❤
Dhimashaan matalaayay intii ku qososhay Fadlan like ii saar 🤣😂🤣🗣️👍
Maanta ayuu geeryoday alle ha u naxariisto
26thMAY2021
Alle haw naxariisto tii dhabta aheyd ayuu maanrta geeriyooday 27 May 2021, ka gadaal bil covid 19 uu jiifay cusbitaalka Burco. Dambigiisa Alle ha dhaafo marxuum Sooraan.
Montana wuu geeriyooday
😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😂😅😅😅😂😅😅😂😅
"Dhimashaan matalayay" sooraan qosol iguma harin Who is watching 2020😀
الله يرحمه ويغفر له ويجعل مثواه الجنة
آمين يا الله
@@khalilalhusari le
اللهم ارحمه واغفر له
❤❤
Aamiin AHUN
😂😂😂
*Dhimashaan Matalayay*
Adigu Iillaahay maad ka baqayn waad Ogayd qoryuu inay bilaa rasaasyiin waad na fashilisay Adigii baa iska soo socdee maxaad isu taagi weydey.
*Sooraan Intilligent* ❤
Hhhhhhh wareegi karimaayo taliye
@@aadansaalah1161 sooomalila
🎲🎲🎲🎲🎲🎲🎲
Maxaa kicinaah istag buu ku oran laa de 😂
Dee sidaasa wadanki kuburburay marku yidhi wlhi waan qiirooday ilahay wadankena hanoo hagajiyo
Anigu sageegar waan matalayaaye waxaa guuto kale laga soo bedel mid aay sagageernimadu ka dhabtahay kulaha hhhh istaaqfuranllaah qosol beerka i casaaday
Wlhi odaygu waa soo jabay
Soraan libaax
Allah ha u naxariisto
Janatul fardowsa ilahey ha ka waraabiyo amiin 🙏
Abwaanka ilaahy unaxariisto
ILahay ha,unaxariisto in sha,allah
Full respect mr. Sooraan
Alleh haw naxariisto soraan
Aloow gee janada Aamiin aamiin aamiin
Alle hawnaxariisto
Illahay haw naxariisto
Illahay ha unaxariisto
Alle haw naxariisto
Alle naxariistii janno haku casuumo
Allaha unaxariisto ❤️😥
Allaha unaxariisto Abwaanka
Ale ah naxariisto sooraan
Alle janada ha geeyo sooraan😭😭😭
Ilhaay ha ku naxariiiso
Nuur sahal
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Waar shaahii mee maanta lama karin inta sooraan taageerta liketa hala bakhaylina
Owokoprnm. 5 7خثحصزززززززززززز73 .في
Allow u naxariiso yaa rabbi
ALLAH hau naxaristo abwaan Sooraan ❤️😭
Ilahay naxaristi jano haka warabiyo 😢
Allow dib usoo celi quwadii
mid nimadii awoodii somaliyee
& cadaalad allow noo garo
Amiinta igu kaalmee
Aamiin
Abdirahman shimaali intad ku ducaysanayso dad kula mida maxad ugu ducaysan wayday inuu ilaahay idinka qaado dhibka iyo dagalada idin haysta. sidii wax anagu nabad galyada idiin hayno ayuunba bad ku ducaysatan dhamanteen idin kaga dhagtay umada sonaliyeed taasi waxay caday naysaa daciif nimadiina war ilaahay u noqda
@@fahimayousuf5196 wlley
waxa aan soo qoray
ma adoo hurdaad aqriday
mise adoo gaajoonaya
iska hubi
is faanintana iska ilow
Mar idage Alle ha dago laba jeer idagana Anigaa is dagay walee ma yeelo shirqool danbe
Alla ha u xariisto sooraan ismacil sugule 🤲
Alaha janeyo waxuu ahaa ruux xigmad badan ❤❤❤❤❤❤
Nin kay giibaa caadi noqday😂
Nefkan nefka ah anaaba cadi noqdey ilahey haku naxariisto
Ilhey ha u naxariisto soraan
1977 dad LA Raafi jirayba ma jirin somalidu ayadaaba kacsanayd oo Jihaadka laga hayay oo look diidi jiray , ee Riwaayadii baa LA gashay Odayga meeshaas..!!
Raafku waxa uu bilawday wixii ka danbeeyey 1982 oo jabhaduhuna bilawdeen dalkuna Ku soo jabay Dagaalkii 1977 we xabashida
War mahaysid sxp hargysa iyo burco walarafijiray hadad melkalejogtay man sheegin
Raafku wuxuu bilaabmay kolkii dadka intii ciidan qoratay oo ay dagaalka galeen, Aabahay iyo walaalihii waa ku jireen, Aabahay ilmaadeeradii waa ku jireen, Imaadeertiisii labaad iyo sadexaad.
Iyo aniga ilmaadeeraday iyo Abtigay.
Adeeraday Qaarkood iyo Abtigay waa shihiideen.
Reer Jamhuuriyada Barakaysan waxay dagaaalka u galeen qaab waali ah, khasaare khasaare ayuunba laga dhaxlay.
Dad garaad xun ayaa dagaalka hogaaminayey ee hadii aan ku joogno Diridhabe waan difaaci kari lahayn dhulkii aaan qabsanay aduunkuna nama weerareen.
Ethoipia waxay gashay abaaro xun 1982-84 oo nama soo hawaysteen iyaka ayaaba tamar daraa 80kii.
Afwayne maanlaawayaal ayaa Somali horbooodayey aan fahmi karin xeelad dagaal oo baaxad wayn 👎🏿👎🏿
Alle janada.ha geeyo.sooraan🥺🥰
الله يرحم الراحمين سوران..
Aun sooraan. Somaliland misses him.
Kkk maasha Allah sooran dadkii hore taariikh yahan
Alloow u naxariiso🤲🏽❤️
Soraan walee waa legend🤣
Allaha unaxariisto
Sooran Majaajilayste Aan Aad Ugu qoslo wllhi 😂😂
Alle haa qabriga u wasaciyo
allow kuunaxriiiis talent ayuu kahaaa
Alow u naxariisoh sooraan ismaaciil suguleH
Allah unaxaristoo
Illaahay haunaxariito❤❤❤❤❤❤
May God have mercy on him
Alle janada ha kaa waraabiyo
Alla beerka icadaaday sheekadiisa waardiye dabshitay
Alle ha unaxariisto😢😢
Aalle ha unaxarito jilaha soran
Ale ha.u naxariisto abwan sooraan 😢😢😢😢
Sooraan waxa uu ka tirsanaa ciidanka guutada 5aad ee dhuusamareeb waxa taliye u ahaa Mr xaayoow..xayow waxa uu ahaa nin aad u ad adag aniga markaas waxa joogay burco waxa nala ka soo bedelay hargeysa waxa katirsanaa ciidanka
MeqasanjirtA
Inader maad noo dhiibaysa
hadaad daawaneyso 2019 like saar
Isla hda Weliba 😂
Weabggy
Eega daawanayaaba lpx
Gnlisoow
.
@@hamse33muhumed79 thgdhf
Inta afsomali taqaan oo dhan they love sooran
Allaha ha unaxariisto
Alle haku naxriisto
Wr askarta lagaasaaree bahal🤣🤣🤣🤣🤣sagagar is noqo legend soran big fan
Allaha unaxariisto geesibuu ahaa e
Soran I love ❤❤💙💙❤
Xass
Xasncadn41562
Alle unaxariso
Mid ay sagagar nimadu Ka dhaptahy😂😂😂😂😂ragedih
Mshallah
2021
did you understand somali language because you are ethiopian
Ax alle janada ha geeyo
Illahow unaxariso geridisa si Schock eh ayan kumaqly wlhi asako 2 weeks xabalan ayan maqly
Alle how naxariisto wllkeen
taliye ilayn dhab ma ahayne tababar baynu wadnee ciidankii dhufayskaan ka dhintay taliye dhimazhaan ma talayey taliye hhhhhhh.
sooraan legend! !!
Hahahahha why waan Qoslay Sooran
_ffffffffffffff_hahahah
الله يرحمه Maxaan muilawnaa sooraan Qofqaaliya buu ahaaye¿¿¿¿¿
Ina adeer maxad halkas nagaladoontat kulahaaa hhhhh sooraan ilove sooraan from galkcyo
kkkĺkl ilaahay ha naxariisto abwaan sooraan in badan inaga qosliiyayeeee
Alle haw naxariisto sooraan
Ale ha unaxaristo
Allah haw naxariisto
اللهم ارحم موتانا اللهم آمين