2024 heestu hlka so saaray wllhie inaanu been ka sheegin ilaahey ha u naxariisto il dheer bu laha ba day 2020 ayu wax ki si maliqsanayya😢😢😢😢 ilahey janatul fardowsa ha galiyo amiin❤❤❤😢😢😢
Walee been mahan raqba waa rageeda, waxaa mahad oo dhan ay u sugnaatay allahi iga beeray Somali wan idin jeclahay wlh 5ta somali melkasto oo aad adunka ka jogtan from Xamar
Abdi good ixtiraam uun bay u muujinayaan oo ku dhegeysanayaan nimankaniye, hadalkiisu kama degin. Sooraan waa jilaa dhamaystiran. Jawaan waa metelaa maskax furan. Yuusuf waa muxtarim wax badan dhegeysta, kana door bida in uu sheekeeyo. Abdi-good waa ciyaalkii hore ee Burco se baf baa ku jirta iyo waxoogaa cilaajnimo ah. Wax baa habeen madow ku yidhi, wax baad ogtahay aad dadku aqoon. Waa se nin xaraga badan oo Burco lafihii hore ah. Intaa madaxayga ayaan ka soo qoray.
Waxa yaab ah isaaqa 1974 loo qaaday dhinaca iyo kuunfurta way so wada noqdeen sanadadii 80 laakin kuwii darood ee lo qaaday dhinacaas waxay sheegteen dhulkii umadaha kale daganayeen oo aye ku xasuuqeen jareertii like morgen 90
Siyaad bare madax weynihi ayuu AHAA dadka xilka U hayey kolkaa lama dawarsanayn xaq bay dawladooda igu lahaayeen qax abadka ninkii kasta EE xilka hayaa WAA ku KHASAB inuu wax qabto SIYAAD walaa non kale macno maleh...waxba siyaad bare carabka haku celcelinina qadaad weyneey
War ilahay aya wax badbadiye istakhfurulayso shacab u madaxweyne u aha ayu mel abara kaqaday oo u mel an abar ahayn geyay kaligi taliye xukunka an cidi udoran bu aha mida kale kawaraan 3 milyaan oo somalia oo keniya u qaxay
@@Brightone1 u qir wanaaga wuu heli karay inuu caanshuurtooda shilin ka siin kuwa maanta jooga caanshuurta may wax ugu qabtaan dadkooda waa kuwa bad iyo biriba iibsaday
waxay ka marqati kaceen Dowladii Somalia ee madaxwene u ka aha aun m s bare inay ahayd aabe iyo hooyo wa laso raray umadii cayrowday shaqoyin ba lo abuureymelo wanagsan ba lageyey bal qabiiloow maxa qaban karta mantay 😎😎😎
2024 heestu hlka so saaray wllhie inaanu been ka sheegin ilaahey ha u naxariisto il dheer bu laha ba day 2020 ayu wax ki si maliqsanayya😢😢😢😢 ilahey janatul fardowsa ha galiyo amiin❤❤❤😢😢😢
Walee been mahan raqba waa rageeda, waxaa mahad oo dhan ay u sugnaatay allahi iga beeray Somali wan idin jeclahay wlh 5ta somali melkasto oo aad adunka ka jogtan from Xamar
❤❤❤❤❤
Abwaan yuusuf shaacir qosolku xajisan kari waayay😂 4nin sadex baa nool ninna wuu dhintay 2021 Alle hawnaxariisto Sooraan
Wallee Cabdi Good waa nin qaaliya. Waa nin dhaqanka iyo diinta iyo afkaba u hiilinaya
Ilaahay ha inaxariisto sooraan 26 may 2021 ayuu ku geeryooday magaalada burco.
Jawaan iyo sooraan majaajilaystayaal aan jecelahay majaajiladooda guulaysta abwaan shaacir legend xafidaada gabayadda aad xafido kuwaaga qiimaha badan taariikhda waad ku jirtaa laakin cabdigoood waxaan Lee yahay caruurtii aad la caytamaysay ragani maaha ee shaqo yeelo yaa xaywaan
Alle ha u naxariisto awoowgay oo ku aasan DUJUMA
Abdi good ixtiraam uun bay u muujinayaan oo ku dhegeysanayaan nimankaniye, hadalkiisu kama degin.
Sooraan waa jilaa dhamaystiran.
Jawaan waa metelaa maskax furan.
Yuusuf waa muxtarim wax badan dhegeysta, kana door bida in uu sheekeeyo.
Abdi-good waa ciyaalkii hore ee Burco se baf baa ku jirta iyo waxoogaa cilaajnimo ah. Wax baa habeen madow ku yidhi, wax baad ogtahay aad dadku aqoon. Waa se nin xaraga badan oo Burco lafihii hore ah.
Intaa madaxayga ayaan ka soo qoray.
Deeq Hoodaale adigu ma Dhakhtar cilmi nafsi aya thy ? Maxkamadadu xukunka way ku dag dagtaa micnahedu waa in dabayl ku jiidhay beri
Taas aa beentaa ehen waa Ka xishodeen
jawabtoo lahaa Jawan baa siiya ragba waa kuraqeed
@@qeysarsenal2701 Cabdi Good waa nin aftahan oo afkiisa hooyo jecel ee ka xishhood, inaadeer
@@qeysarsenal2701 adigu meesha maxaad kaqabanaysaa?
Madaxweeyne siyaad barre allaha unaxariisto.dowladii hore wanaageda iyo gurmadkii dabadeer ragaan meesha wada fadiyo baa marqaati kawada ah.eebow mid la mid ah noosoceli.
Ma kaligi taliye xukunka xog ku qabsada oo dorasho dida markana daadku qoryaha qataan oo jabhado samaystan afweyne waxa golaha wasirada ku jiray 4 niin oo hablihisa qaba walaalki inaderki qofki yidhada wa qalad dila wa qaraan dumis waxad ku ducaysata qof kitabka quraanka ah ku xukuma daadka iyo cadalad iyo sinaan
@@abilahimohamed161
Qabyaalada qurunkeeda ayaa ku dawakhiyey
Cabdiqaadir Cali ilaahay uma naxariisto dhibatada somalida oo dhan isaga dambayay
@@batulaisse2844 waar adaa qablaadal lawaashay xashiishadoole ayaad tahay,
Cabdiqaadir Cali Siyaad Bare Wuxu Ahaaba Illahy Ayuu La Hor Jooga
Alow kuu naxariiso AHN sooraan🤲
Sooraan jilaa laga yaabay alle ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro
Nin culus ayaa mesha fadhiyo yuusuf shaacir abwanada qarniga waa halka qaf aan Ka tagero
Ilaahaw unaxriiso soraan😢🤲
Waar qoomkayagan gaagaban waxan ku gabyilahyn salaan caraby iyo said cabdule xasan aya ku sheekaystay alle ha u naxariiste
Team sooraan like ta saara 🤣🤣
Bari-dhow Cabdi good, waxaa uu noqon doonaa faaf-reebaha fanka iyo suugaanta Soomaaliyeeed
2024 ayaa ku xisaab tamyey maantan xabaal buu ku jiraa allow u naxriiso
Allaha u naxariisto sooraan
Waa barnaamij xiso badan xaqiqatan oo faaido badan wana jaclanlaha inaad no so baadisan
The best actors zi niyada u qosly wllhi rag culuz baa is helay
Cabdigood cilmi mahayee ma dabagalka fankuu ku qufhaabtaa midakale anigu waxaan wejigiisa ku arkaa in uu waali qabo ama jin sax maaha
Odayga waa Asiibtay mesha waxaa ruug cadaay Ka eh sooraan iyo yuusuf dacar waa aruuriyaha suuganta abdi gidna waa dhabjiyaha suganta
Rabbi naxariisti jano haka warabiyo abwaanki cabqariga aha majajilaystihii maskaxda furna codkarkii caqliga badna iyo kaqosliyihii qalbiga fiicna 😢😢
Marxum ibrahim ismail suggule😢
Goodka rabbi hakujaneeyo sidii unooga qoslin jiray isna hawgu qabojiyo sidu waxnoo fahansinjirey rabbi hawgu falaliyo qabriga 《SOORAN》
2024 haddalkisa ayyu kudaray in uu hees sowado😅 balse alle haw naxariisti😢😢 wuunaga hooseya
Isnin 2023 july 24
3:57😊
Sanadka ha Ku gujin Bari dhawed bow guursaday kulahaa jawan
Qorkaa lagaa dhameeyaa intuu kuu qarsoonyahaye
hhhhhh wllhy ragbaaa ishelay maanta qosol iguma hadhin #burco ragbyhashaaaa
Kkkkkqosal waan suuxay soraan jecliyaa
Walhi jwan waa reer barawwe asal saqawadiin anaa kusoo bar baary hdana degen
daahir xuseen saqawadiin Ma Xafad Baa ?!
Halyeeyo reer burco ah
Mansha allah 4 legent of burco
Cabdi good meel dhowbuu ka hadlayaa ee soomaalida waxa lagu arkay wax badan nin yidhaahda waala I qabaa
Wlle burco ragga waaa ku dhasheen 😂 caawa qosol iguma hadhin
Msha alh rag culus ba isugu imaaday aan tageero salan sare sooraan iyo jawaan iyo Yusuf waayo waayo ba ka sheekayseen ilahay ha isku soo celiyo Somali
Illaahay naguma soo celiyo Soomaaliya
29:30🥸2024 😢soo ma gaarin sooraan allow unaxariiso
Hayaay ragbaa isku helay
Xataa yuusuf shaacirbaa jooga
Bahashan dada layidhaa dhibanaa 19900 iyo maxaa kaagalay kulahaa sooraan
2024 qaawani igula hees inay caadi noqotaa suuraa xiligaas qofkii illaahay kusimo
Naxariistii jano Allaha siiyo
Sooraan Alle haw naxariisto 2021
Barnaamij kan Oo dhamaystiran in badan baan raadinayey.
yaa allaah dowlad waa sharaf bal eega diyaarado baalagu qaaday maantana diyaarad baad tidhi gaadhi ximaar malihin
War diyaradaha waxa laha midowgi sofiyatiga oo barbara saldhig ku laha ayay dawladi somaliya waydisatay inlaga cawiyo sidi loga so qadilaha gobalada abartu ku dhacday lona geyn laha gobolada an abartu ku dhicin .imika daadki qaraxyada ku dhawacmay miyanay dawlada turkigu diyarado ku qadin oyna geyniin daalka turkiga .
anaga iska burburinay. oo qabiil ka dooranay iyo land land. siyadna ma shar yareyn
ali kooll kkkkkkkkk
@@abilahimohamed161
Xaqiraada kaa muuqato waxay ka turjumeeysaa xumaanta kaa buuxdo
Soofiyeeti diyaarad iska daaye ha kuu keeno gaarixaar maanta
@@batulaisse2844
Afwayne waxa uu qabtay hooyadiis malahayn, cashuurtii shacabka laga qaaday ayay ahayd
Afar legend oo reer burca
2024 sooraan sidii sadku dhaladiyo
Qaawani igula hees
uu dhintay
2024 sidii aad ku dhalatiyo maryo dhigashadydii qaawani igula hees
Waxa yaab ah isaaqa 1974 loo qaaday dhinaca iyo kuunfurta way so wada noqdeen sanadadii 80 laakin kuwii darood ee lo qaaday dhinacaas waxay sheegteen dhulkii umadaha kale daganayeen oo aye ku xasuuqeen jareertii like morgen 90
Nuur Nuuraan meel aan waxaasi ool ha keenin adeer hawiye ayaa jareer dhibaateeyee
Nuur Nuuraan 😂😂😂
Dee iska soo erya daaroodka idiin yimi ee dhulka sheegtay
Barkhaar weyno cirka maraya ayey ahayd. Hhh
Yuusuf shacir
Ragan waa rag qaali ah.
Waa kulan rag waawayn❤
Masha.allah
Jawaan waa kala go'
Ama huu qaadiraysan yahay
Maxaad jabane ugu soo qaadi waydeen mujaahidka
Thank you mr cabdi goot adiga iyo abwaanada qaaliga ah
alla maxay khiyaali isugu sheekeeyeen.......... reer burco........ waa hawl miidhan............ sooraan,jawaan iyo abwaan yuusuf shaacir..........
Axyaa dawlo bal waa taa abaaro dhaceene bal beerro ha loo rarro diyaaradona hala saaro waanu go naymooye talo kale ma la hayaa
Jaale dalku hanti wadaagbuu ahaaa kan ka qaad kan u dhiib waqooyi wuxuu lahaa dakad iyo marin badeed oo mihiim ah iyo saldhig milatari oo maraykan u kiraysnaaa waliba shacabku waxay ahaaueen cashuur bixiyayaal markaa dawladu may ahayn dawlad shisheeye ama Amisonta inala joogta oo kale oo caawimo bixinaysa .waxay ahayd cashuur qaadato shacabkeeda u shaqaynaysa
Dawlad dadkeeda danaynaysa ayey ahayd runtiii lkn maxaa kadanbeeyey? halkay wax kaxumaadeen?
Fadlan sooraan abdi good iyo inta kale waxaan si sharaf leh idin ka codsaneeynaz in aad ka dhabeey saan soo celin ta daqanka iyo suugaznta.
Masha.allah.allow.somali.midey.ya.rabi.
Great legendary sooraan & jawaan & cabdi good & yaassiin
Habar jeclo wada gar gaar bay ahaayeen ee dawladii diyaaradaha ku gurtay bay ku caasiyeen
MOHAMED AYANLE dawladu Waa Tee
wlhi dawladi waa dawladii hore dadna waa intii somaali is jecel ahayd
Dhaarta Haku deg-degin adiga aragtidaada gaaban uun ka hadal!
DAWLADA HORE MAXAY AHAYD DADKA IS JECEL FAHANAY WAA REER SOMALILAND MA DAWLAD AAN SOMALILAND AHAYN BAA JIRTA
Hhh imka qofka dhashaa cover 9 buu dhashy baa la odhanyaa
Allah ya raxma
Sooran Ilahayow kunaxariso
Cabdi good sushii lawaydiyey erayada aad isticmaasho fasar isagiiba bad ku jira
Salaadi waal aqiimya abawaana yusufa waakacaya lakiin 3 odya xaldoodu wa kora alle haso hadeeyo
Siyaad bare madax weynihi ayuu AHAA dadka xilka U hayey kolkaa lama dawarsanayn xaq bay dawladooda igu lahaayeen qax abadka ninkii kasta EE xilka hayaa WAA ku KHASAB inuu wax qabto SIYAAD walaa non kale macno maleh...waxba siyaad bare carabka haku celcelinina qadaad weyneey
SIYAAD BARRE WUXUU DHISAY OO KA TEGEY BAA 30 MIDBA MID KA RIDANAYAA OO SII KALA DHACAYAAN,
2024 wayy tsgsntayy
Sadexduba waa dadkii Maxamed Siyaad Badbaadiyey ee hadana ku caasiyoobey allow dowlad qiimo leh ma iska ridney
War ilahay aya wax badbadiye istakhfurulayso shacab u madaxweyne u aha ayu mel abara kaqaday oo u mel an abar ahayn geyay kaligi taliye xukunka an cidi udoran bu aha mida kale kawaraan 3 milyaan oo somalia oo keniya u qaxay
Kani waa kuwa Afweyne weli caabuda, burco waa tii Hal maalin 45 oday oo xul ah uu ku gawracay, Dib isu xisaabi Jaale
Horta siyaad bare dad badan ayuu abaarti kasoo doojiyay....
Inkastoo uu xasuuuq noogu xejiyay....
Noogu xejiyay waa qalad waxa sax ah nuugu xigsiiyay
@@basheadan2302 haa wax kale ayaan u qaataY eraYga mia iga qaldan...
Mahadsanid walaaL....
wax uu idin
xasuqay ma jirine idoor ayaan abaal laheyn
@@khaliifmahamoutt7037
Siyaad bare ma hooyadii baa hantida lahayd? Cashuurtii shacabka laga qaaday uun baa dib loogu celiyay
@@Brightone1 u qir wanaaga wuu heli karay inuu caanshuurtooda shilin ka siin kuwa maanta jooga caanshuurta may wax ugu qabtaan dadkooda waa kuwa bad iyo biriba iibsaday
Ragan isaaq waxay marqati ka noqden maxamed siad bare iney gurmad u fidisey bal manta qabiil muxu qaban kara allow nokeen ayado kalle
waar meesha qoor weeyen baa fadhiida caaw
War ragaan kuli waa wada faqash🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Siyaad barre ilaahay naxariis u waydiiya isagaa alle ka sokoow u ahaa badbaadiye noloshiina
Abdiqani mohamud Muxuu Badbaadiyay Gaal Gaal Dhalay Buu Ahaa Oo Umada Somaliyeed Kala Dilay Oo Aan Cidi Dooran Kaligii taliye Ayuu Ahaa Suneeyay Dad Naatiya Badhna Diyaarado Ku Garaacay Waxanu Kaalinta 2baad Ku Galay Madax Da Dunida Ugu Dhigya Cab San Aduunka Makaas Ayaad Leedahay Waa Badbaadiye Haduu Wado Sax Ah Ku Taagnaa May Burburteen Dawladiisu Kaba La,Aan Kaga Muu Carareen Duhur Xamar Maydkiisa Looma Diiden Dhul Somaliyeed Imika Godka Ayuu Lajoogaa Waxa Uu Yahay Ba Illhy Buu La Hor Tagay Maalinta Qiyaamena Waxa Daba Yaacaya Dadkii Uu Laayay xaqdarada Qof Xukun hayaana Waa Ka Ugu Dhibta badan maalinta qiyaamae 💔
@doogsi ayaado quran asgo binyey kujrta you tube ka daawo
Reer Somaliland Oow Uduceeya Axmed CAbdi Godane Wuu Idiin Aarayee 💪💪 Geesiga Taalo Usameeya Oo Ka Taaga 6 Gobol Ba 💪💪 Illhy Haw Naxariistee
Waar iyaa qosol doonaaya ?
Kkkkkkkkkkkk.
18:05 Sooraan reactionkiisa. Ilaahay kuu naxariisay
waxaas baa dawlad ah in kastoy markii danbe si xun udhaqantay. waxkastoo raaga nusqaan leh. laakiin wabadan bay qabatay.
Waxa ay qabatay waa wax waajibkeeda ahayd, waana cashuurtii shacabka
Ha uhadlin sidii wax dowladaasi lahayd ay dad siisay, shacabkan cashuurtoodii weeye
Jawaan 1963 ilaa 1967 inuu dhashay ayaan ku qiyaasayaa. Dhowr nin oo 60s dhashay, ayaa 1974 sheegto. Numberka 74 maxeey u doorteen. Jawàan waa ninkii lixaad oo numberkaas ka maqlay. Walaalkee 1967 dhashay, 74 uu sheegtaa.
Kkkkk walaahay anaa ka mida kuwaas
@@AhmedAli-fb7ub Ugaas, xataa ragii 1981/84 dhashay, oo aan ka mid ahay, 1991 beey sheegtaan. sanadkii abaartii 74 iyo sanadkii qaxa 1991 beey sheegtaan. Sirta ku jirta ma fahmin.
Rag waa wayn salaaan sre
Wllhi been muunan sheegin heesta waa 2024
Waa wada xaramo
So siyad barre saves both of them and 1000s like them, but they never remember it. God bless siyad barre
Dabaasha usheegayo jawaan ayaan ku xasuusta goor xagaaa ah oon joogay berbera ayaa jawaano gaadhi eryaaya 1:30 ayuu midyaroo nooha wata ayuu jawaan kudhufty dabadeed kiiyaraaba yidhi isug aan aabahay kuugu yeedhi intu kadhaqaajiyay waar aabaha badda iigu keen nin caanabaan ahaye hhhh wllhi intu leebarka wada ugu xidhay ayuu hadalkiisi kaga dhabeeyay
Alow unaxariisò
Team Sooraan like iigu cumaamada 😁😁
19teen Beri hore uun ka soo qaad
Diyaarad baa Lagu daad gureeyey dawladdi Waataa
Madaafiica na way ku garaac day, marna diyaarad ayey ku rusheeyeen ilayn waa dawlade
waxay ka marqati kaceen Dowladii Somalia ee madaxwene u ka aha aun m s bare inay ahayd aabe iyo hooyo wa laso raray umadii cayrowday shaqoyin ba lo abuureymelo wanagsan ba lageyey bal qabiiloow maxa qaban karta mantay 😎😎😎
Mnsha allh
Qosol iyo murti.
Gaw oo ilayn nimanku qaxooti bay haayeen
Kiine dabeecad fiican
Burco legends
war baraawe jawaanow abaal bay kugu lee yihiin
18:00 Sooraan reactionkiisa ayaan la yaabay! 😂😂😂
Xaalagaaga imanaa in walan yaa la garami Karo abdigod waa Ku qarabta isir raca ee waxba kama oga af Somali 90 English bow Ku qasaa
Qeys Arsenal Adiga Qoraalka ayaaba Kaa Qaldanee Maxad Sixi kartaa 😂😂😂 Balaayo carab la
Maxamed Siyaad Barre ku xasuusta wanaagaas.iyo samafalkaas
Afwayne qudhun buu ahaa ilaahay naga qabtay, qabyaalad qadhmuun ayaad ku taageeraysaa dictator taladii shacabka afduubtay, yaa doortay afwayne?
Ismaaciil cali abokor, baa wanaagaas u sameeyay, siyaad bare wax wanaaga umuu qaban,
SANADKA HAKU GUJIN BARI DHAWEEYD BUU GUURSADAY AHAHHAH
19 bari hore
Dadkii Soomaaliyeed ee sidaa isu jeclaa waxaa ka dambeeyay qabiilo dowlado sheeganaya kkk....Ma qabiilbaa dowlad noqda!
Iska neefso togba tagti bu rogmadaaye
Sooran jecyl xuma
idin taageraa dhamaantin wada sheekaysi fcn