Wax. Badan kaa maqan Aaway Axmed sdafle xagla toosiye cali dhuux xaabsade cabdulaahi m mire faarax. m suguulle. Xasan daahir sakhraan. Cambaro Nuux. Deeqa colujoog
Adigu maxa samynaysa marka Dhulbahante qabil dhan iskugu tagyio Isaq o dhan ba so warreray adiguna waku dawanyasa adiga ceebta leh isku xishood adigu marka hore markasa waliba is la fiicanthay oo coment so qoraysa.
Ninkan wax badan baa ka maqan nin da yar o aan taarikh hore wax badan ka akhriyin tariidh dhexena aan waxb ka ogeyn taariijhda hada la joogano aan wax badan tilmaamim Waa dadaalay illahay ha barakeeyo Inkastooybju ficanayd qof taarikhda wax badan ka akhristay siuba taariikhdii hore iyo mida dhexe waxa kake ku fiicnayd inuu ku gaabsado taariikhda keliya somaliya qarigii 19 iyo kii 20 oo qanrigii u bilowday in caalamku is guumeysto islmarkaana wadamdii islaamka laga awood roonday intoodabadana maanta wadankasta laga helayo kala badh kitistaan ah wadankasta wadamo dhana la qabsaday o aan maanta gaalo ka taliso illahay fadligii awoodii burburisay gaaladii iyo xulafafii markaa caalamka ugu awooda badanaa sida mareykanka qarnigan oo 27 sano iyo ka badan halgalnkii biliwday e wadanka lagaga difacayey waxa rabi ku jebiyey waxay ahayd daraawish beelo kale o weliba beelaha qaar shaqaad lagu tilmaamo karo oo aan beelo lagu tilmamin laakijn awoodaas waxay ahayd beelweynta dhulbahante ilaahayna waa ku guulryey wadankii somaliyeed iyo shacabka diintooda waa ku badbadeen intii ka danbeysay ee laga xog roonaadayna ragbaa sii waday kofurta iyi waqoyigab xaga waqoyi sh bashiir iyo ragii codkooda iyo Caligoodaba ku bixiyey codkaan layaabo e cajibka ah waa kii farax oomar illahay dhamantooda jannadisa ha ugu naxariisteen gobinimadaas rag baa maanta raba inay xoiga lacag ah shilimaan qaataan oo gaalo gacanta iyo mammulkooda ina hoos geeye illahay baa awood leh illahayoow naga kaafi adaa qadire wabilaahi towfiiq
M.a Aniga oo dhulbahante ah waxaan aaminsanahay in nin walba oo gumeysiga far ku taagay uu ahaa daraawiish. Waqooyiga rag sharaf leh baa ka soo jeedda oo gumeysiga nebcaa sida cumar isteeliyo.ingiriis hortiisana ka tiriyey gabaygiisii ahaa ( lixdan ka ayaa noo balama ) koonfurna la mid. Ha ina kala saarina waanu bilownay soomaalina waa dhammaystirtaye.
Guuleeyso inshaa allaah hadaad nooshahay Kuna adkeysta gobanimadiina uu maanta alle SWT idinsiiyay Ducadaadiina alle wuu aqbalay wallo Inshaa allaah Dabadhilifka shisheeye gar gaarka ah ee jabhada Snm wey jabeen Guushuna waa QAATUMO STATE OF SOOMAALIA From puntland
Isaaq ma ceerabo u leeyahin wa beelo bad daga wagsan dhulphatin habar yoonsa iyo habar jecelo 2 labo harti iyo labo isaaq did ba ceebgabo dago ya kula ku siiye 🙏👑🙏
Beel Weyn Taarikh Mugweyn Ku Leh Somalia 🇸🇴💪😍
0:58
Masha Allah Tabaraka Allah
Reer abtigey adunka aya ugu jeclahy ❤
We love dhulbahante
DHULBAHANTE darwiish
Laanleeye axmed
Reer hagar
Jaamac siyaad
Cali gari
Hayag
Maxamed muuse
wacaysaadan
xasan ugaas
Maxamuud ugaas
YaXYE
KHAALId
baharsame
Reer bare
Sool sanag cayn
Khatumo
lascanood
ceerigaabo
Taleex
buuhoodle
Waow gob weyan
alla yacisak
Thanks legan
Khaalid
Abayo cigaal naaleeye aaway 😭🤣🤣
Beesha ugu taariikhda dheer soomaalida dhulbahante waa gob
😂 maxay taarikh leeyihin waligood askar bay ahaayen
@@losname2166 askarnimada wanu kufanaa e kama faano xoolow askari waka dunida lagu joogo xoolo cayay badtahye
@@losname2166 lanhab kaa thy wsse maka xuntahay 🩴
90 Sano miya dheer lol 😆
@@losname2166 taariikh du way qoran tahay wax boob kaaga baahan maaha
Jecliyaaa markaa maqlo dhulbhante rer abtigay cadawgoodu ha jabo inshalh from galkacyo Somalia guul
Dhulbahante Qaran jira😍
Dhulbahante Somali oo dhan iyo caalmkoo dhan baa yaqaane waa maxay sheekadani
Dhulbahante. Ethiopian iyo tigrey iyo isaaq iyo majerteen isugu tageen iyo. Madaxweene oooo. Fully ahh ooo marexaan ahhh. Wallleheen. Dhulbahante. Ogaada. Kelingiin baad tihiiin iskashada. ISU hiliyaah. Iska celiyaah. majerteen iyo isaaq wa. Somali neceb. Ogaada. Ka. Ogaada daroodnimadoodavhacwasaan. Majerteen iyo. Isaaaq wa. Wasaq. Dabo dilif. Badan.
Waryaa inaga xishood
Walalo Inaga xishow
@@zamzamabdulrashid9515 ooo ya tahay maxaad rabta ooo yaa ka xishodaaa
Dad Somalia 🇸🇴 ❤️ gobanimo iyo taariikh ku leh
Dhulbahante guuleysta abtiyaashey aan jeclahey
Masha allah dhulbahante nimo dhulbahante nin an ka dhalan ba cilan 🩸🩸🩸🐎🐎🐎💪💪💪🥰🥰🥰
dhulbahante waa mid ka.mida beelaha harti daarood
Dhulbahante waxaa ka dhashy 2 qof oo aan u jecalahayu.. PRFO. Galadh iyo Saado cali warsame
❤DHULBAHANTE ❤
FAARAX GARAAD
GULEED GARAAD
ALLAH IGA DHIGAY DHULBAHANTE
Dhulbahante wuxu ishor tagay ingiriiska
Somali in la gaaleyo lana gumaysto
Somali oo dhan abaal bayku leeyihiin
Mnsha Allah
😂waa anigo soo oagady inan ahy dhulbahante manta
Ewel maogeen miya
Anoo cabudwaaq waaq kasoo jeeda waan jeclahay dolkay dhulbanate darawiish
Barashadan wa wax ann ubahnay
Thks
Iidoor ba'yayoo isbi'iyeyoo isboorboorayayoo isasoo bandhigyayoo buuryada buqsayayoo isku baashaalyayoo markuu isbaahi tiri waayey qoomuluutka iyo dhilaystayaasha iyo boonaystayaasha iyo gaalada aduunka u yeerayayoo oo baryayoo u booy-yayoo boga u garaacayayoo u balanbalyayoo oo cajuusadii qoomuluutka ahayd iyo boonaysatada iyo dhilaysatada iyo gaalada oo gurigooda u aadi jirtay madaxda gani, gaambiya, naajeeriya, kenya iwm ee ahayd edna aadan sawtaas maanta iidoor oo dhan dabadeeda unuunufahayaan yaajuu yaahuu yaahuu oo somalaay ma og tihiin in iidoor maanta taagan yahay waxba dhawrsan maayee Allaahayow dhaxayo soo daadi oo cajuusadaan sanad 90aad ku asaasaqday in magaceeda lagu qoray dugsiyada abaarso iyo barwaaqo iyo kaniisada hargaysaad iyo guriga hidaha iyo dhaqanka hargaysaad ee muuse biixi cabdi hore uga iibsaday qoomuuluutka iyo dhilaystayaasha iyo boonaystayaasha iyo gaalada aduun weynaha oo isaga iyo xulatadiisu ka siisteen 37 milyan oo american dollar ah taasoo ah warcad oo shaki uusan ku jirin oo isagu afkiisa ka sheegtay taasoo ahayd sababtii wadaadii reer shiikh isaxaaq ka gadooday arinkan lagu xiray markii loo qaadan kari waayey wixii la arkay oo la maqlay lala fajacay oo culimadaas waliyada ah ee u xirxiran guurto hoogta waayeelowbay oo xun mooyaane aan sax aqoon ee muse biixi cabdi horboodaha u yahay oo waxaa ka mid ahaa culimadaas cirfiidyadu xaraysteen cabdimaalik muuse coldoon oo inta Allaah Xaqqiisa jeceli ay habeen iyo maalinba somalidu ducadooda u taagan yihiin in Allaah uu ka soo daayo waxshiyiinta iidoor oo ka xoreeyo in sha Allaah. B
Dhulbahante ayaan ahay lakiin waxaan wax ankafahmayo malahan
Aniga xitaa saas oodhan uma aqaano waana ahay😍
@@shukriabdirizak6368maad dadkaaga baratid Shukriyeey
Maasha ALAAH Gob gob dhazhy
REERKII DHULBAHANTE UGU BADNAA UGU TAARIIKHDA WEYNAA EE AXMED GARAAD SHEEKADA MAXAAD UGU REEBTAY?
u Sheeeg...
War waa sidee???? Xishooda.
Dhulbahante imminka cid barimaysaane
War waa iska taariikhe, wax fahan, muranka jooji
Wax. Badan kaa maqan Aaway Axmed sdafle xagla toosiye cali dhuux xaabsade cabdulaahi m mire faarax. m suguulle. Xasan daahir sakhraan. Cambaro Nuux. Deeqa colujoog
Beesha dhulbahante wey dagtaa kenya waxaana degaan isiolo oo Nairobi u jirta ilaa 100 km
Hinjiile iyo Tuuryar maaha dhulbahante.
Dhulbahante waa gob geesiyaal. Laakiin hadda waa kaa taal. Doqon ayaa dhaxashay. Boqortooddi reerka. Dhulbahante waa dhimatay dhulka iska qaad waa ku dhaartaa harti Waa na ceebayseen. Bahadii iga yaraa maxaa kugu dholalaa walaalkay dhabeed
😂😂wllo somalidii oo dhan nooc kle noqotay anaga kaliya maaha
Adigu maxa samynaysa marka Dhulbahante qabil dhan iskugu tagyio Isaq o dhan ba so warreray adiguna waku dawanyasa adiga ceebta leh isku xishood adigu marka hore markasa waliba is la fiicanthay oo coment so qoraysa.
ii wad sheekada sxb. waa ceebtee? amey sidaas noogu badisaa??
Haddana Miyaan ku ceebeynay 😅
Viva dhulbantee
Cabdi bile cabi.. Orad yahan. 1800 mitir koobka qaaday . waa dhulbahnte
dhulbahante
Habarwaa cabdale
Khaalid
Cabdille
Awkhayre
ilaahaybaa iga beeray ❤
Ninkan waa ciyaaal yar oo waraaq akhrinaya ma yaqaano taariikhda qabiilka dhulbahante.. ha la yaabina
WERIYE AAD IYO AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY 👍🇲🇵
Ali dhuux miyaa fanan ah hus abwaan dheh
Aweys cabdalle maahee waa wacays cabdille
laascaanoodbuuhoodle ceerigaabo
hulbahante
reer hagar Jamaca sayid maxamed siyaad
reer bari maxamed muuse
hayag cali gari mohamud Ugas
xasan Ugas lneeey axmed
Intaa wuuka badan yahay wallo
Saado cali warsame... Fanaanadii waynayd waa dhulbahante
War faraax garaad maxa si fiican
Nogu sharaxi waydy
no cadeeyo baha same calii khaliif galaydh ismaciil mire saado cali yay ka ahaayeen
@@fuadguute555 baharsame anaa kadhashay cali khaliif galaydh awowgey ayuu ahaa allah hawnaxariistee
@@fuadguute555 o mxaa igu caydy akhas
@@fuadguute555 Ismaaciil mire waa cali gari saado cali na Waa xaalid wllo
@@fuadguute555 Ismaaciil Mire Waa Cali Gari Saado Cali Waa Khaalid Habarwaa
Tarikh hirgashy darwish nimo❤
❤DHULBANTE❤
XUSEEN CALI
NALAYE AXMED
Thank you for y time
Aabaha iyo dhulbahantii ka waase waa faqashiin oo ingriiska baariis uu karisinjaray
Somaliland waa Qaran.
Waxba kama fahmin
Bal nin kii fahamay iishega naaleye axmed iyo bihidareys maxaa kadhexeeyo
m.a
Is taqfurullaah
Wlhi waxbadan oo anan aqon ayan cawa jilibyada ka bartay
Ninkan wax badan baa ka maqan nin da yar o aan taarikh hore wax badan ka akhriyin tariidh dhexena aan waxb ka ogeyn taariijhda hada la joogano aan wax badan tilmaamim
Waa dadaalay illahay ha barakeeyo
Inkastooybju ficanayd qof taarikhda wax badan ka akhristay siuba taariikhdii hore iyo mida dhexe waxa kake ku fiicnayd inuu ku gaabsado taariikhda keliya somaliya qarigii 19 iyo kii 20 oo qanrigii u bilowday in caalamku is guumeysto islmarkaana wadamdii islaamka laga awood roonday intoodabadana maanta wadankasta laga helayo kala badh kitistaan ah wadankasta wadamo dhana la qabsaday o aan maanta gaalo ka taliso illahay fadligii awoodii burburisay gaaladii iyo xulafafii markaa caalamka ugu awooda badanaa sida mareykanka qarnigan oo 27 sano iyo ka badan halgalnkii biliwday e wadanka lagaga difacayey waxa rabi ku jebiyey waxay ahayd daraawish beelo kale o weliba beelaha qaar shaqaad lagu tilmaamo karo oo aan beelo lagu tilmamin
laakijn awoodaas waxay ahayd beelweynta dhulbahante ilaahayna waa ku guulryey wadankii somaliyeed iyo shacabka diintooda waa ku badbadeen intii ka danbeysay ee laga xog roonaadayna ragbaa sii waday kofurta iyi waqoyigab xaga waqoyi sh bashiir iyo ragii codkooda iyo Caligoodaba ku bixiyey codkaan layaabo e cajibka ah waa kii farax oomar illahay dhamantooda jannadisa ha ugu naxariisteen gobinimadaas rag baa maanta raba inay xoiga lacag ah shilimaan qaataan oo gaalo gacanta iyo mammulkooda ina hoos geeye illahay baa awood leh illahayoow naga kaafi adaa qadire
wabilaahi towfiiq
M.a
Aniga oo dhulbahante ah waxaan aaminsanahay in nin walba oo gumeysiga far ku taagay uu ahaa daraawiish.
Waqooyiga rag sharaf leh baa ka soo jeedda oo gumeysiga nebcaa sida cumar isteeliyo.ingiriis hortiisana ka tiriyey gabaygiisii ahaa ( lixdan ka ayaa noo balama ) koonfurna la mid.
Ha ina kala saarina waanu bilownay soomaalina waa dhammaystirtaye.
Guuleeyso inshaa allaah hadaad nooshahay
Kuna adkeysta gobanimadiina uu maanta alle SWT idinsiiyay
Ducadaadiina alle wuu aqbalay wallo
Inshaa allaah
Dabadhilifka shisheeye gar gaarka ah ee jabhada Snm wey jabeen
Guushuna waa QAATUMO STATE OF SOOMAALIA From puntland
Dadka sawiradooda meesha uga saara!
Miyaad idan weydiisateen??????
Waxaa jira dad hadeer utafo xaytey iney burush xaar leh mariyaan taariikhdii daraawiishta iyo dhulbahante
Beesha waxey kaloo degaan Djibouti, Kenya.
Zxp Kenya waan og nhy lkn jabuuti gorme garanaya
@@Ishawararkamedia zxp JABUUTI jilib dhan baaba degan. Xitaa xildhibaano ayey ku leeyihiin iyo wasiir kuxigeeno
Zxp nio jilibkas magaciisa ma taqana sidkle wxn jira warsangali aygana dega
@@Ishawararkamedia waxaa la yiraahdaa Daaljire hadaad kalataqaan Dhulbahante
Wlhi magacayada layaqano maha sida farax garaad iyo mohamud garaad
Garaadlaaweha ku baaqaya colaad qabiil, leh Gala dagaalka is qarxiya waa dhulbahnte.
Viva dhulbahante
Abtirsagani waa qalad shirshoore iyo ugaasyo waa walaalo ee ugaasyo maaha shirshoore
ASC SCW THEN. M.TABAARIK.THEN I FROM COPENHAGEN .🇲🇵🇩🇰BY.M.JANAN.😉👍
Wll kasoo hadaal beesha warsangali
GUUL SSC GUUL SSC GUUL SSC GUUL SSC SSC SSC
Dhulbahante gobolada bari iyo nugaal na way dagaan!!
Nasab weeye
Siyaasiyiin aan si fiican loo aqoon ayaad soo taxday halka maxamed cali samatarna aad ka tagtay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ASC WALAL RUNTA BASD SHEEGTA .M.TABAARIK
Dhulmahante 😂😅🤣🤣🤣😅😅
laangab ciilan 😂😂darwiishnimo
Haraadigii Mujrimkii Afweyne Dhulmahante finally isku dhiivay Iidoor.
Hhhhhh midgaha isaaq gumaysto togdheer dhul isaaq hairgeza dhul isaaq boroma dhul isaq iyo samaroon sanaag dhul isaaq sool dhul isaaq wax yar aaya kuuleedihiin intaana wanu idiinka sarayna qudhuun xum oo daarood ah
bal nacaskan eeg waa lagu gumaystaa intaas waa lagugu yaqaan
Dadkii leeyga beeray cadowgiina cagta hoos
Kenyana waxey dagan isiolo taas baroo
Gala dagaalka.. is qarxiya , waa dhulbahante.
Cumar wacays intee galan
Waxba ka garan maysid beesha waadna qaladay abtiriska ka kuuqoreyna waxba badan kama aqoon dib ugu noqo oo sosax
War anagu aways lama baxno
kkk
Darawiish noolada
Somaliland sii wanaagsan u karbashey waa daroodka igu badowsaan
Hhhh, nacnacda jooji, hada soo Lama jabin jabhadii snm ee Dalimada ahayd
Waxa katagtey gibalka cayn
Cismaan siciid ba ilowday
Ceerigaabo magaalo isaaq ayaan u aqaanaye goormay dhulbahante yeeshay kani been badanaa
Isaaq ma ceerabo u leeyahin wa beelo bad daga wagsan dhulphatin habar yoonsa iyo habar jecelo 2 labo harti iyo labo isaaq did ba ceebgabo dago ya kula ku siiye 🙏👑🙏
Soil iyo sanah hada xageedku ogtihiin tolkayow
Abti sool iyo sanaag isaaq baa leh ingiriis baana na siiyey ee xagay ka dagaan
@@hassansuudshukri8716 iska hadloow ina igarre
@@hassansuudshukri8716inguriis ma kii aan kaa xireeyey ee aad dapada u dhaqijirtay
Sheek been badan
Dhulmahante.? 😆😆 Dhulmahante dunida waay iskadhexjoogan, marba Xaafadii Baris kakarsan yahay ayeey udaaq tagan. Waa qabiilka kaliya Somalia sida Dhilooyinka ufakara. 🤦
Somaliland waa Qaran.
Khatumo state wa qaranka qarankagii burburiyay
Khatumo state wa qarankii qarankagii burburiyay 😢