- 486
- 2 860 499
UMMADDA PRODUCTION
Приєднався 23 чер 2019
UMMADDA PRODUCTION waa Channel ka hadla taariikho, dhacdooyinka, layaabka-aduunka, Isirka qowmiyadaha. Waxaad ka heli kartaa waxyaabaha caalamka ka dhacay dhanka.
Відео
Waa kuma wiilka adduunka ugu caqliga badan
Переглядів 3882 роки тому
Waa kuma wiilka adduunka ugu caqliga badan
MAXAAD KA OGTAHAY: DAWACADA MEEQA ILKOOD AYEY QABTAA, IMISA CUNUG AYEYNA DHASHAA || #XAYAWAAN
Переглядів 8142 роки тому
MAXAAD KA OGTAHAY: DAWACADA MEEQA ILKOOD AYEY QABTAA, IMISA CUNUG AYEYNA DHASHAA #sheekocusub #qiso #wararka #ummaddaproduction #somalia #cusub #cilmi #soomaali #waxbarasho
NIN HOOYADIIS DILAY OO ISNA LA DALDALAY
Переглядів 2832 роки тому
HOOYADIIS AYUU GURIGEEDA KU DHEX DILAY
Wagner: kooxda dilaaga calooshood u shaqeystayaasha ugu caansan adduunka
Переглядів 5072 роки тому
Wagner: kooxda dilaaga calooshood u shaqeystayaasha ugu caansan adduunka
SHEEKADA AYAAN DARAN 2AAD: QISO DHAB AH
Переглядів 4012 роки тому
SHEEKADA AYAAN DARAN 2AAD: QISO DHAB AH
MUCJIZO : MAGAALO ISU BEDDESHAY LAMA DEGAAN
Переглядів 3032 роки тому
MUCJIZO : MAGAALO ISU BEDDESHAY LAMA DEGAAN
DILAAGII HAWEENKA DILI JIRAY, JACK THE RIPPER || ARXAN LAAWE ||
Переглядів 6022 роки тому
DILAAGII HAWEENKA DILI JIRAY, JACK THE RIPPER || ARXAN LAAWE ||
SHEEKADA AYAAN DARAN: QISO DHAB AH
Переглядів 3942 роки тому
WAA SHEEKO DHAB AH OO KU DHACDAY GABAR SOOMAALIYEED
HAWEENEYDII DILAAGA AHEYD EE TIRADII UGU BADNEYD EE DAD AH DISHA
Переглядів 2492 роки тому
HAWEENEYDII DILAAGA AHEYD EE TIRADII UGU BADNEYD EE DAD AH DISHA
DAMBIILE LA BAADI GOOBAAYEY OO BOOLISKA SHAQO U RAADSADAY
Переглядів 1572 роки тому
DAMBIILE LA BAADI GOOBAAYEY OO BOOLISKA SHAQO U RAADSADAY
Nin ayaa naagtiisi hore u bahdi dilay mid cusub
Переглядів 1712 роки тому
Nin ayaa naagtiisi hore u bahdi dilay mid cusub || Ummaddaproduction
MAGAALADA DADKA MATAANAHA: MAGAALO DADKA KU NOOL AY YIHIIN WADAMATAANO
Переглядів 2002 роки тому
MAGAALO DADKA KU NOOL AY YIHIIN WADAMATAANO
DAGAAL SIRDOONKA IMAARAADKA IYO IIRAAN
Переглядів 1,4 тис.3 роки тому
DAGAAL SIRDOONKA IMAARAADKA IYO IIRAAN
WAA TUMA NAAGTA DHIBAATAYNTA MUSLIMKA KA SHALAYSAY
Переглядів 9293 роки тому
WAA TUMA NAAGTA DHIBAATAYNTA MUSLIMKA KA SHALAYSAY
MASAR IYO SUDAAN OO KU DUULI RABO ETHIOPIA || DAGAAL || COLAAD || Ummadda
Переглядів 4963 роки тому
MASAR IYO SUDAAN OO KU DUULI RABO ETHIOPIA || DAGAAL || COLAAD || Ummadda
Waxay Dishay Labadeeda Gabdhood oo aan waxba ka galabsan
Переглядів 1,1 тис.3 роки тому
Waxay Dishay Labadeeda Gabdhood oo aan waxba ka galabsan
MAXAA KU DHACAYO BAABUURTA 2030-ka || Futurestic || Ummadda|| Mustaqbal
Переглядів 7473 роки тому
MAXAA KU DHACAYO BAABUURTA 2030-ka || Futurestic || Ummadda|| Mustaqbal
MA NOOLAANAYSID HADDII AAD KALA FURTO BUUGAAN || Shadows from the Walls of Death || CABSI
Переглядів 1,5 тис.3 роки тому
MA NOOLAANAYSID HADDII AAD KALA FURTO BUUGAAN || Shadows from the Walls of Death || CABSI
TUULO AY DADKEEDU HAL KILLI LEEYIHIIN || Kidney || Transplant || LACAG
Переглядів 7713 роки тому
TUULO AY DADKEEDU HAL KILLI LEEYIHIIN || Kidney || Transplant || LACAG
DOWLAD DADKEEDA KU QAADAYSO BASAS BILAA DAWARAL AH || self-driving bus || UMMADDA PRODUCTION
Переглядів 5313 роки тому
DOWLAD DADKEEDA KU QAADAYSO BASAS BILAA DAWARAL AH || self-driving bus || UMMADDA PRODUCTION
Imisa wadan oo Afrikan ah ayey Soomaaliya ka xoog badan tahay militari ahaan
Переглядів 1,1 тис.3 роки тому
Imisa wadan oo Afrikan ah ayey Soomaaliya ka xoog badan tahay militari ahaan
MASASKA DADKA U MASAAJEEYO || snake massages || Ummadda
Переглядів 9463 роки тому
MASASKA DADKA U MASAAJEEYO || snake massages || Ummadda
(Part2) - Falkan ayaa sabab u ah guuldarada ciidanka Somalia || Buugga Xogtii ciidanka Hitler ||
Переглядів 1,1 тис.3 роки тому
(Part2) - Falkan ayaa sabab u ah guuldarada ciidanka Somalia || Buugga Xogtii ciidanka Hitler ||
Malaha shababku arrinkan ayey isticmaaan || Buugga Xogtii ciidanka Hitler || Adolf
Переглядів 1,2 тис.3 роки тому
Malaha shababku arrinkan ayey isticmaaan || Buugga Xogtii ciidanka Hitler || Adolf
Buugga Sixirka ee ku la kulansiinayo Jinka || كتاب شمس المعارف || Magic || Sorcery || Jinn|| Jini
Переглядів 35 тис.3 роки тому
Buugga Sixirka ee ku la kulansiinayo Jinka || كتاب شمس المعارف || Magic || Sorcery || Jinn|| Jini
Waa kuma nin malagii dhimashada lagu magacaabay Ciraaq || Angel of Death ||
Переглядів 1,1 тис.3 роки тому
Waa kuma nin malagii dhimashada lagu magacaabay Ciraaq || Angel of Death ||
Dowlad muslim ahayd laakiin hadda gaalo noqotay
Переглядів 6043 роки тому
Dowlad muslim ahayd laakiin hadda gaalo noqotay
Shekooy shekooy sheko xarirto 😂😂😂
War faracna ma lihidine dhulkiina ka ceshada bahalka
Waa Beesha kaliya Ee hawiye dabada u dhaqa Isla-Markaana ugu Fuleysan Beesha Daarood...OG....Sorry.
Yaa iisheegi Karo 9ka Ab-Gaal Ama Ab-Geel ? Mahadsanidiin
(Afsoomaali, Afsoomaaliga) ⬇️ Soomaaliya Burtaqiis, Burtaqiiska
Ahamd ma Doobe Guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ogaadeen maxamad subeer libaxyada Ogaadeen wa maxamad subeer
Ogaadeen maxamad subeer libaxyada Ogaadeen wa maxamad subeer
Ogaadeen
Ma yaqanan yaglelka
Labada reer xamar iyo hargeisa Waa dacad
Masha Allah
9ka ilmo samaale meel fac weyn ayey kaso jeesten leelkase waa walalaha xawadle
War soomaali saxa maahane waalaga dhigay somali
Abgaal ma hadduu dhashay taariikhdu sheegayo ka bacdi 1991
xawaadle iyo saacad waa lagu wareeray meeshay Hawiye ama darood ka gaalan.
war Tanade darood waa nin darood 5 wiil ayuu dhalay gabar maba dhaalin. 1 kablaalax darood 2 sade darood 3 tanade darood 4 yusuf darood 5 ciise darood.
War aniga waxan Amin sanahay in an somali ahay lkn ma aqan qabiil kayga ha la ishego waxan la so jeda galcakyo please ha la ishego
Ajuraan goorma hawiye noqday hawiye waxkasta way sheganayan😂
Waa beesha Umadda Soomaaliyeed ugu wanaagsan. Illaahay ha xafido.
Habar Gidir waa beesha ugu wanaagsan Dadka Soomaaliyeed. Illaahay ha xafido.
Soomaalida inteeeda badan waa dad adoon u ah Itoobiya iyo Kenya. Into Xorta ah waxaa colaad dhex dhigay Siyaasiyiin Jaajuusiinta u ah Itoobiya oo colaad ba’an ka shiday.
Soomaalida waa umaad mid ku ah dhul, Af, Dhaqan iyo Diin. Laakiin Qabiilada iyo abtiriska Soomaaliyeed waa waa wax la isku tolay oo jinsiyo kala duwan ka soo jeeda. Hadii DNA imtaxaan ah laga qaado Qabiilada Soomaaliyeed maanta waxaa soo bixi karta runta.
Wx kafiican maad kahadashid soomali wx dhaamaa ma jiree
Inta badan tarikhda muqalku xambarsan yahy waa sax lkn magaca AWEEYS ee dhowrka mar aad xustay waa qalad oo waa WACAYS magaca saxda ah. Tusaale: Cumar Aweys ❌️ Cumar Wacays ✅️ Aweys Cabdule ❌️ Wacays Cabdule ✅️ IWM
Majirto gobolo ayi ka degaan woqooyi dhulbahante waxa ayi degaan oo keliya tuulada la yidhahado laascaanood buuhoodle waa lala degaa habaryoonis oo muusa ismaaciil muuse care iyo weliba habar jeclo
Faqasheey faqasheey faqasheey
Tanade darood leelkase ma gabadh ayuu ku abtirsadaaa sidee cml xawaadle maxamed mayle samaale iyo leelkase irirsamale miyaaa soo dhawaada darood jacbur caadi weeye
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢
Asc walaal waxaan raba abtarsimada Ibrahim sabti
Udejen mudulod boqortooyo
Boqortooyo Udejen ❤❤🎉🎉❤❤
Reer xaaji saleeban waa arab sh isaaq
Wllo xagee lagasoo diray tolk mudulood aha ayago badna ba sii badise
😂😂😂😂😂😂😂
Been been been .
War Tariikh beena ka daaya Dadk oo Alle ka baqa Subxaanallaah
Asc habarjeclo 2 cumarjibriil iyo abokorjobriil
Ninkan ayamahan buu taariikho been ah dadka u duulinaya dadbase run moodiness doona qabiilo badan bu soo qasay tank kale wa marin habaabin hala iska ilaaliyo subxanalaah 😂😂😂
Ninkaan beenaale is nacay waaye warya taariikhda beenta dadka ka daa oo irsaaqad xalaala raadso tan taariikh ku noqon meyso ee yaa kuso kireystay leelkase dhig warya awalba xawaadle dhumisene leelkase waxu ka mid yahay 5 wiil u daarood dhaley wana tanade daarood
Colonel golaha sare kacamka ee mursade reer sabti
Cr7ronaldo
Alxmd I'm hawiya and bala ade❤
Boqortoyadi nuur cubudhiye ka hadla
Magacaygu wA saleman xuseen ee wnahy gadsan
Laakiin waa in loo dadaal sidii xisaabta aakhiro looga badbaadi lagaa.
Walaal aakhiro qabiil iyo landheere nimo waxba kuma tarayaa. ووفيت كل نفس بماعملت وهو أعلم بما يفعلون. صدق الله العظيم
Habargidir geesiyaal ayaa kadhashay
Away tolomge nacala kuladhalay.
War muxuu ahaa waxaan aan daarood Kala aqoon,ee Isa dhexdhacay taariikhda daarood,.
Soomaalida wexeedu waa qabyaalad waana sidii ay carabtu u dhaqmi jirtay markii ay gaalada ahaayeen . Qabiilka ilaahay baa abuuray ugu talagalay in laysku garto laakiin qabyaaladdu waa fal sheydaan . Qabyaaladdu waa cudurka soomaali dilooday oo dawlad la'aanta dhigay waa abeeso raarta kuugu jirta .