Ala naagey mindhaa kuma soo dhaweysto waxay doonto ha ahaato waligey waan ka feegjignaa xitaa saaxiibtay ha ahaato banaamaha lee isku qaabilikarnaa Qalbi xanuun iyo qaar an tabar uma haayo walaashey qalbiga allah kuu qaboojiyo Nimanka qayaanadood ma dhamaato guragaaga dhexdiisa hadan roux aadaamintay reer kaaga ha u Soo gabado allah xaasidsanaa oo damiir xumaa naagtu
😢😢Sorry apayo Somali Axsan loma galo...Qof adag ba thy wlhi Alle ha ku siyo Qof ku naxarista ku dar yela. Jecel wyn ku siiyo😢Ddka wangsan oo dhan ba Dunida Lagu dhipa😢Ha u bixin go a head sis
Dadku damiirki aadmiga aha goorme lumiyen how side qof wanaag ku sameenayo isago kurbeesan waxba heysan harsh life kushaqenayo qayaano intaan la'eg very sorry sister😢
Narobi waa meeshii aan ku soo qaxnay 1991 waxa dadkeen ku dhacay lagma sheeken karo oo dad ku isku sameeyeen aniga markaan soo xasuusto waxaan ku soo maray inaan tago xata ma jeceli dalkeen hooyo waxa ka fiican malah dad badan ayaa dhibaatooyin isgu geystay oo lago dilay oo lagu dhacay
Nimankaa ka daran oon beer reebeyn miduu guur ku khaa, ino iyo miduu kufsado ka dhigey dadkii oo dhan... Imisa nin baa crur ay kufsadeen u xiran hda xitaa.😢😢
Walaalayaalow dumarka ilaahey wuxuu nagu abuurey dareen ka duwan kan ugu fiican oo aan ku dareemno nimanka na qabo lkn dhegahaan ka xiranaaye wlshey sorry aniga waxaan idinkaga digayaa nimankiina walaashiis hooyadiis iyo aabihii naag kale oo ka duwan hayska soo xareysan plzzzz sis 😢😢😢😢
Gabadhaan waa la imtaxamayaah nabar xaqdaro alaaha kagadhigo amiin
gabadhaan waan aqaan lkn aqoon aan ninka qaba ayadoo lasocota baan arka then wilka iqaba ayuu salaama ninkeeda waxuuna igu dhaha qaraban nahy ana waan arki jiray asagoo boson yinka meshoda kashaqeeya oo mar walba wilka iqaba isasalaban marka xanun wlhi
Waxay ku tusaysaa Bini, aadamka qof aad Kabtiisa tolayso ayaa Kafantaada Tola 😢 Qofna Ha aamin Xataa Kan hooyadaa iyo aabahaa dhaleen
iyaaa😮Wxs Majirn kn aabaha ha,Aminin lkn kn hoyadaa waa amineysa wxsna kuguma Sameen kro
@@Sumeya-lf1lg Sidaas maaha qoraalka fahan
Bravo wll intaan dhihi rabey ayaad tiri ❤ Run badnidaa afku kuma go, o.... Dad hanti ii haya oon saaxiib uun nahy ayaan xitaa hda ka shakisan nahy😢
@@fouzianuura2327 qofna yaanu kuu hayn aduunkaga sababta oo ah wuxuu kaa dhigi qof aan waxba haysan karin all noloshaada private Ka dhigo Dadkan waa danaysi socda waa mid kugu mucaarid ah iyo dantiisa kaa eeganaya
@@Sumeya-lf1lg sax dadka isku mid ma ahan aniga kan abahey dalay xita lagama yabo wax yar oo dhib eh igu dacan alx
Kusaliya rasuulkeyna muxamed scw scw scw scw ❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw
Ala naagey mindhaa kuma soo dhaweysto waxay doonto ha ahaato waligey waan ka feegjignaa xitaa saaxiibtay ha ahaato banaamaha lee isku qaabilikarnaa Qalbi xanuun iyo qaar an tabar uma haayo walaashey qalbiga allah kuu qaboojiyo Nimanka qayaanadood ma dhamaato guragaaga dhexdiisa hadan roux aadaamintay reer kaaga ha u Soo gabado allah xaasidsanaa oo damiir xumaa naagtu
Bila adanka qaar waxad is ledahy ma shaydanba xasidnimodada ninka ayaba cil IGA haya 😭
Abyo nin keeda so dhegeyso bal wa ku wareerey sheekatan wa beeniyy ninku
Igula saliya nabiga scw ❤
Sallaahu Calayhi Wasalam ❤️
@@ayaanyar8724❤
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam ❤️🥰😍😍🥰🥰🥰
that is why diinteenu uleedahay qof ajinabi kaa ah gurigaaga ha keenin oo reerkaaga ha dhaxkeenin😢
Gabdhaha qalbiga wanagsan lee maxaa loo xumeeyaa😢😢😢😢
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😭
Scw
Scw
Scw,scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤scw scw❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤scw scw❤❤❤
SCW
Salalahu calayhi wasalam
😢😢😢😢naag lagula qabaa laguu hoos galiyey inaad biisho cadawsanaa ninku acuudu billah
Wax garad ba tahy ninku wa nin cadowa
HAA WLLHI 😢@@LovelyBlockGame-yo8fv
Cadwna wa dhafy alla xasdsana 😢
R😢🎉 aseerrr4rep@@LovelyBlockGame-yo8fv
Ilaahey inta dhibaateysan dhibaatada Allah Haa ka dulqaado
Amiin Amiin
ManshaAllah ridhwan may Allah protect you from enemies..
❤❤😢😢
"Nin aad kabihiisa tolayso ayaa kafankaaga tolaya " 😮😢
Gabadhaan qalpi jab weyn ayaa ku dhacay allow ugargaar oo faraj kheyr qaba u fur
Amiin yaarabi🥺🤲
Mahadsanid ustaad ridhwaan isaaq shaqo wacan ayaad qabatay ❤❤❤❤
ridwan isaak qofkii ugu horeeyay like saaro ahay 😊
Neyrobi musiibo caadiya oo socoto waye duni kale jokaan 😂😂😂😂
Ilaahay hasoo hanuuniyo.
Nairobi musibo kama socoto naagti naag wll modo sas le ku dici
Nairobi kaliya mahe waaa aduunka dhn
@@UgaasMohamed-m9ksaax💯
Waligay maba tagiin Kenya 😁
Ridhwan always with a sensitive story ❤❤
maasga hjko
Wow our Somali Millennials are breaking barriers and sharing their truth.
What mean Millennials ?
😊😊
@@HELLO-b1p daka dhashay 1981 ilaa 1996
Gabadhaan waa dulqaadki oo Qofti ah Rabbi haugargaaro ❤❤
War niyaw waxan layaabay dumarkan Nairobi joogee walahi waa wadà karti iska shaqaysta lakiin waa la khiyaamaynayaaa
Gabdhan aduunka waa lagu dhib ilahyow u gar gar rabiyow😢
Waaaaw Ridhwan issack wallaahi maanta waa sheekadii ugu adkayd uguna caanayd icant wait part 2 waaw
اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ)
😢😢abaayo walhi,wan qarac may dhipaatadi aad soomartay baan ogaa hadana qiso kale oo xanuun badan😢yaarabi adomahaga kafeeyd kurbada
Maxay so aragtty
Xage ka daawada
@@bahjobilan3482isla channelkan kadawa xijab pink iyo indha sharer qof qabta radi
@@bahjobilan3482 ridwan Lee ku jirta hoos youtubekisa ka fiiri
Abyo so dhegeyso ninkeeda waxaan wu beeniyy ma aqaan cid run sheekeyso
Aduun imtixaan badnaa, iska samir haniyeey ninkaagii wanaagsanaa allahii kaa qaatay ayaa kana nolol kuugu daraye. Alllaha kula koriyo ubadkaada dhamaantoodba.
Qofki u horeyey🥰 from Djibouti love you ridwanow❤❤
Wax Wanaagsan Ood Waligaa Arag Allaha Kuugubadalo i.A Wll
Neyrobi meel hooogtay waye walhi😂😂waa halka ugu qisada badn sanadksn 2024
Xamar aya kaDaran
@@sumeyahusseinibrahim4624xamar kama darnah
Haa walhi 😢
Xmr ayaa ka daran waxaa Laga la yahay ridwan isakh o kle o meel intuu u fariisto war ka dhuro😢😂😂
@@KunkaronDakane haa walhi
Naag abaal malahan damiir la aantaas ha iga dhigin 😢😢😢😢
Abyo ninkeeda so dhegeyso bal waku wareerey ninkana maskiin u egyhy waxaana wu beeniyy
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu
Sallahu caleyhi wasalam ♥️
😢😢Sorry apayo Somali Axsan loma galo...Qof adag ba thy wlhi Alle ha ku siyo Qof ku naxarista ku dar yela. Jecel wyn ku siiyo😢Ddka wangsan oo dhan ba Dunida Lagu dhipa😢Ha u bixin go a head sis
Filin ban ka sameneya qisaadan🎉🎉 alle ha xfido gabadhan❤
Naag cadowgeda wa naag un subxanallah 2024 aya naag laso dhweysta ya idin dhahay bal firi maskinti wll moday wexey ku sameysay
Lkn tarikhda wa 2018
Dadku damiirki aadmiga aha goorme lumiyen how side qof wanaag ku sameenayo isago kurbeesan waxba heysan harsh life kushaqenayo qayaano intaan la'eg very sorry sister😢
Ridwan isack naga so badi daqso😅😅❤
Aad ayaan uga xumahay dhibka gabadhaan kudhacay
Adkeyso abayo allah hakuu dhib dhaamo😢😢😢
Qiiro jabaanta iska dhaaf waa adoo kale waxaa saas u galay
@@MarioSuleiman😂see yeesheh
@@Sumeya-lf1lg😂😂😂😂, 😭😭😂
700K coming soon inzha Allah ❤❤
wan ka naxay gabadha qalbiga fican😭
Qofkasta meeshan waa in aad utimaado si aad qof wllka oo somali ah ula qaybsatid muragada nolosha ka haysata ... Qofkasta qisaa haysata ee isku naxariista .. markasta
Move on sister don't worry waxalka adunka
Narobi waa meeshii aan ku soo qaxnay 1991 waxa dadkeen ku dhacay lagma sheeken karo oo dad ku isku sameeyeen aniga markaan soo xasuusto waxaan ku soo maray inaan tago xata ma jeceli dalkeen hooyo waxa ka fiican malah dad badan ayaa dhibaatooyin isgu geystay oo lago dilay oo lagu dhacay
Wlh waaa gabadh dagan masha allah naaguhuna amin malaha haysku sooo dhawaysan gabadh danbe
Xasbiya Allaah Allaah umada ha inoo hagaajiyo
Amiin amiin wan kusaray wll@islowman1999
Subxaana laah Ilaahow umada soo hanuuni ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
700k coming soon l.a ❤❤❤❤
Gacmaha alle haku barakeeyo e iso booqo janalkeyga hami ban leyahy please walalo ❤❤
Xaasinimadu waa mida darbiga reerka seexisay
😢😢😢 wan rabaa ridawn labarkiis aad urabaa 😢😢😢😢
Meshaan Nairobi la yidhaa maxaa ka qaladan dadka kunool waa wada khaayimiin nolosha ka dhacay subxanllaha 😢😢 wll allaha kuu gargaaro
Abyo ninkeeda so dhegeyso bal 😢waku wareere waxaan wu beeniyy
Bisinka wa naag cirfid ah asxan usamey subhanallah
She is intelligent ❤🧠
Ilhwo ugaargaar yaarbih gabdhan waa lasilciyay 😢😢😢
Ridwaan isack bro naga soo badi these true stories
Dumarka Soomaaliyeed 100% way isu daranyihiin. Inta ay wada joogaan waxay isleyihin xppti iyo mcney, markay dhabarka is aadiyaana waxad maqashaan ayay isku falan
Nimankaa ka daran oon beer reebeyn miduu guur ku khaa, ino iyo miduu kufsado ka dhigey dadkii oo dhan... Imisa nin baa crur ay kufsadeen u xiran hda xitaa.😢😢
Soory mamo Raga Somalida waye Dagar Badanyihin😢😢😢😢😢
Raga dhan ha isku qadin nayhe raga isku mid mahan
I cried with her at the end😭
Maskiin ilahay haku gar Garo abayo wlh dhibato badan Ayaa kamuqata ilahay hasacido🕋☝️😓😓😓😓🤲🤲
Ceeb Alle ha asturo 😢😢 ridwaan plz jooji. Barnaamij yada noocan ah
Maxaa loo qarinaa dadka ha caburin
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
wan ka xumahay walal😢😢😢😢
Subxanalaah Ilaahoow noo gar gaar
Wllo amiira qisadeediih final kedii meeday 😭😫markay ka wareeso xapadeedii hore iyo ninkii soqabay😭😭😭
Subxanalaah ninkan iyo naagaha fadarada ah waxay ku soo heshiiyeen alaha umada ha kaqabto😢
Adiga fiirsanaaya aa fadaro ah uga bax meeshiisa . Nooca nimanka xado oo lasheegaayo aya tahay
@@Honey_iyo_chocolate hhhhhhhh
Walee waa yaab bal qiyaanada intaa laeg eega subxaanallaah illaah ayaan ka magan galey waxaasi gabadhana qalbigeeda allaha u qaboojiyo.
Omg xanuun wayna 😮 so sorry abayo uma qalanto in xanuunkaas lagu gaysto 😢 iso celiya part 2
Subxanallha nag sodha wayene magasho 😢😢
Gabarta mxa ugu qoron UA-cam keda
Walaashey Allah haku garab galo
Ax xanuun badana walhi waxan oo kale melna kuma araag
Ridwanoow wlhi ragii bad ba na nac sii.say sad balo madaxayaga ka wan noogu so gud binay say yaan aaminaa wa yabe😢😢
Xalimo caadi iska dhig 😂😂
Ani saan negative u dhagysayan kuma haminaayo faarax qasaare
Asc dhaman Riidwaan wan idiin salamey
Nin asxaan hada usameyo naarta alla iga liyo adi neh qalbiga alla ku qabojiyo❤❤❤
bani aadamka Wax la aamina karo maha Apayo xag rabi bay ka helayan lapaduba 😢
Very heart breaking 💔
Subaxanallha 😢
Hoogaa, war heedhaha Nairobi-du xay aheed, inkaar badanaa
Wan yabe ma yabten subaxanallah 😂😂😂
Allahu akbar adun waxwalbo wala arkaa bal inkartan firiyo😒😒😒😒
Ala ilahoow u gar gaar dumarka somaliyeed mar walbo gabar ay soo dhaweytaan aa xumeyso maskiintaan ilaheey garab hasiiyo caruurta alaha la.koriyo😢
Walaalayaalow dumarka ilaahey wuxuu nagu abuurey dareen ka duwan kan ugu fiican oo aan ku dareemno nimanka na qabo lkn dhegahaan ka xiranaaye wlshey sorry aniga waxaan idinkaga digayaa nimankiina walaashiis hooyadiis iyo aabihii naag kale oo ka duwan hayska soo xareysan plzzzz sis 😢😢😢😢
Hoyo karti bdn tahy abyo waxn wad ka gudbey insha allah 😢you ♥️
Wlhi caloshaa ihurtey😢😢😢
Redwan qisadi hani noso dhamestir plz
UA-cam Maxaa ugu qoran Gabadhan
Wadna xanuun weyi wlh
انا الله وانا اليه راجعون
Salalahu calayhi wassalam 🥰
Subxaanallahi illahayoow naag somaliyeed yaaa
Subxana allah naag waa cadaw nina waa baastar ey ah
Abaha io wllka baa ka kow ah bastariinta 😂😂
Dunida Wlhy Wax inga qarsoon ayaa ka badn inta yre wangye anu arkeeno
Khyrpa ha farin sharba kuma yimade wle inaan naag aminaynin axsana ugalayn shubada allaha ha ku bagoyo dhayo wllo adigana😢😂❤
Neyrobi meel hoogto waye wlhi 😂😂
Ridwaanow somalia inaaa tagay kufaraxsanahay dad badan aaa barnaamijkaan ilaahey faraj ugu furay shaqa culusaa heysaaa xagaaa kasii haay
Gawadan dibki horey ogashekese ayaa xanun badna...hada ne midan ayaan heysata walahi wa mitixaan aduun sorry abayo 😢😢😢
Walhi wayab anninjoga waxdhexa wa arka ilaahow na astur gabadhan dhibkiihore somartan ogaa hadana tan abayo qalbiga zllh kuxafido
Inaalilah waa qof aad kabihisa tolaysid oo kafankaga tolaya 🥲🥲🥲🥲
: ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂❤❤❤❤😮😅🎉❤
waa adiga❤❤❤😂😂
😂
😂😂😂😂😂😂😂😂 lololololol 🎉
Nairobi waa meel halagan. Naguhu meesha kaliyay isku wanjalaan
Dad ba jirah wanaagu oga daro sikasta oo aad u wanaajiso😢😭
Mar waxay tiri ugadhiis baa ihaya ciyaalka marna waxay tiri dariska u dhiiibta okey dhib maleh welcom caaanimo wllw
Gabadha magaalada ku cusub sidee ugaratay ninkaaga iyo fartuun
Xawaalada taaj lacagta qofka asagoo soo doonan bay udirtaa