ARIMAHEENA SPELLING DALALKA WAA LIS GAADAY hhhh QOFKA UGU DAMBEEYO 25DOLLAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 бер 2023

КОМЕНТАРІ • 2,3 тис.

  • @anasmacalinabuukar1251
    @anasmacalinabuukar1251 Рік тому +849

    Asad sxp cabdul 25$ xaqoo ulahaa inta ila aragtay please like hala saaro 😢 si uu calaamad ugu noqoto uuna ufahmo qaladka uu galay 😢

  • @Wxt_Cadnan
    @Wxt_Cadnan Рік тому +254

    Ninka Timaha Weyn Phil(lips) Wu Sheegay Asadow Halkas Qalad Ayaad Saamesay. Yaa igu Racsan Yaa Dhamestay Muqalka.🙂

    • @mumtazjama2768
      @mumtazjama2768 Рік тому +1

      Me inuu siiyo xaq u leeyhy

    • @Wxt_Cadnan
      @Wxt_Cadnan Рік тому +4

      ​@@mumtazjama2768 Absolutely isaga Xaq U Laha.

    • @prencesscaishosoodaan7063
      @prencesscaishosoodaan7063 Рік тому +1

      Yes xaq ayuu ulahaa 25 because phal..I arimahena qalday

    • @ibnuroble6393
      @ibnuroble6393 Рік тому +4

      Then Arimahena wuu qalday He said Mauratania badalku dihi laha Mauritania

    • @muhanad9al70
      @muhanad9al70 Рік тому

      waa loo sheegy mala siina mrk yaap😅

  • @mohhapoi4986
    @mohhapoi4986 Рік тому +28

    Waxaas asad cabul 25 dollar waa leeyahay qofkii igu raacsan love ❤ ha saaro

  • @hindicumar7882
    @hindicumar7882 Рік тому +57

    Asad cabdul waad qayaantay wuu sheegi rabay wuu niyad janay wiilka 💔😭😭❤

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 Рік тому +116

    Asad qalad wye sidan cabdul xaqu ulaha 25$ 😢 qaladka xagiina wye ee asiga kama iman ku noqo cabdul xaqiisa👋

  • @Iskuukah
    @Iskuukah Рік тому +169

    Inta ila aragtay Cabdul in laqayaamay sorry wlh asad caawa Waan kaa xanaaqnay anago dhan 😢

  • @ahmedyamani3246
    @ahmedyamani3246 Рік тому +71

    Asad Abdul next gem lacgtiisa sii plz qabyaalada iska dhaaf😢😢

  • @hodanabdirahman9297
    @hodanabdirahman9297 Рік тому +27

    Asad wllka ayaad u dananinaysa wiilka wuu badiyey san cadaladmaha 😢

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys Рік тому +181

    cabdul wuu guuleystay nio ama inaad ugu celiso ayey aheyd 😎🦁

    • @hudohussein6233
      @hudohussein6233 Рік тому +4

      Sax wll lkn woba diiday jaanis kle xta masiinin 😮

    • @ayanmahamuud5664
      @ayanmahamuud5664 Рік тому +1

      Sax wiilka garka leh waa guuleysayey

    • @onelove7853
      @onelove7853 Рік тому

      Ciyaarta waa lugu dheelay oo waa la sheegay

    • @Qureyha
      @Qureyha Рік тому +3

      @@onelove7853 wa in midkale kaligiis lasiiyaa ilee ayaga ka qasaariyeene

    • @kaltuummaxamuudxuseen1828
      @kaltuummaxamuudxuseen1828 Рік тому

      ​@@hudohussein6233 ciyartaa sas ah

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +535

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله اكبر ♥️♥️

    • @sulthanterry7620
      @sulthanterry7620 Рік тому

      Fb

    • @qadra.hena.channel8587
      @qadra.hena.channel8587 Рік тому

      @@sulthanterry7620 subscribe Isaar

    • @xiismaxamed8783
      @xiismaxamed8783 Рік тому +3

      magaca allh waa nagu qali.ceyda

    • @ahmedbobyali9667
      @ahmedbobyali9667 Рік тому

      Sxb sre wn ku slm king cayda

    • @munahassan4155
      @munahassan4155 Рік тому

      Asad iga gaadhsii wl waxaa jirey wiil xaraf loo sheegay hadana la siiyay. Cabdul na inuu dhamaystiro ayaa loo diiday maadama aad ka hoos hadasheen. Cabdul isagaa guuleystay markaa. Maadaama uu in la hadlo Asad hagio soo jeediyay.
      U gudbi wl message kayga hadaad aragtid Asad hagio.
      Mhdsanid

  • @ashrafcadde8360
    @ashrafcadde8360 Рік тому +72

    Arrimaheenna's spelling is top 🎉❤
    But abdul is on another level 😊

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Рік тому +54

    Abdull daganantiza another level ❤

  • @edabsansidihoyadeed704
    @edabsansidihoyadeed704 Рік тому +72

    Cabdulahi xaqiisa ku jiifatay asad
    25$ xaqu lahaa 😢😢😢

    • @najaadosman
      @najaadosman Рік тому +6

      Walkii buu la rabay qli asadku hadu walalkii arko dadka kle waxooda maba siiyo

    • @malyuunail9113
      @malyuunail9113 Рік тому

      @@najaadosman ᴍʏᴀ ᴀʙᴀᴀʏᴏ sᴀᴀs ᴍᴀʜᴀɴ ᴡᴜᴜ ғɪɪᴄɴᴀᴀʏ ʟᴋɴ ᴀʀɪᴍᴀʜᴇᴇɴᴀ ᴡʟʟʜ ᴡᴜᴜᴋᴜ ғɪɪᴄᴀɴ ʏᴀʜᴀʏ ᴡʟʟ ᴄᴇᴇʙ ᴡᴀᴀʏᴇ ᴡᴀx ʏᴀᴀʟᴀʜᴀ ǫᴀᴀʀ😒

  • @fadumobuke6697
    @fadumobuke6697 Рік тому +170

    Spelling practice an cadi hehen waye inta rabto in laguso daro lamk iyo Abeera farta taag🤘🤘🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Рік тому +15

    WALAL KU SALI NABIGEYNA SCW THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MOHAMED SCW ♥️ 💯

  • @sahrogoogaa6714
    @sahrogoogaa6714 Рік тому +9

    Wlh wilka Abdul ladhaho Ana ka naxay 😢 asad markan cmalaa nacaa xaqa iska ilalinenin 😡

  • @marryme4690
    @marryme4690 Рік тому +167

    9:23 Asad Wuu guuleste Abdull Sii Lacagtisa Xaqdarad Ma Fiicne😔
    Cawa Adeeg U Ahaa beh😂 😂
    Salax Umad ma'ahan Wuu Naga Wenyahay ku lagaa😂

  • @mohamedabdullahi6865
    @mohamedabdullahi6865 Рік тому +63

    Suasha Philippines cabdul xaq u leh bro Asad qaladka waa xakiina ee xakiisa muusan ehen waxey ahayd inad u dhames tirto suasha ee halkas iska sax sxb gulesta dhamantin❤

    • @simanabdalla4211
      @simanabdalla4211 Рік тому +2

      Waa sax wuu guuleystay arimaheena dhahay hala Google gareyo inuu asad dhahee eheyd hala aamuso waa qalad jawaabta wado leex ayaa sameeysay asad lacagta xaq waxa uleh wiilka kale suasha danbe arimaheena wuu qalday lacagta malahan kasoo celi mahadsanid

    • @xafsaibraahim8566
      @xafsaibraahim8566 Рік тому +1

      Waa sax

    • @cabdimaxamed6920
      @cabdimaxamed6920 Рік тому

      Asad abdule waad kutiijsatey ee kadaa citaarta fooda

    • @cabdimaxamed6920
      @cabdimaxamed6920 Рік тому +1

      Abdule legen hore usoco never give up

  • @IstarAbdulqadir-tk8ie
    @IstarAbdulqadir-tk8ie Рік тому +21

    Asad maanta gameka waa xaqdaro caawa 😢😢😢

  • @farhanmaalim5820
    @farhanmaalim5820 Рік тому +8

    ARIMAHENA IS THE MOST LEARNED IN THA GROUP congratulations br

  • @MaidaFarax
    @MaidaFarax Рік тому +131

    lkn asad wiilka xooga garka wayn leh wuu guulaysty bee xaa waa cun suriyeenata😢😤💔

    • @ayanmahamuud5664
      @ayanmahamuud5664 Рік тому +1

      Waa gaadyey garabeeshinka dhaaf(A) markale ku celi yiri wiilka garka leh mida kale Soomaaliya waa saxyey saalax

    • @caamir6094
      @caamir6094 Рік тому

      Wll qalad dhacay cunsuri nimo lama dhihi karo waa haduuba jiro

    • @kingupdykanivlogsfilims2896
      @kingupdykanivlogsfilims2896 Рік тому +4

      Maxa kenay cunsurinimo qofka wa ilduufi kara cuqdada adiga ku heyso qof walbo ma heyso xalimo

  • @ajcomparisons1
    @ajcomparisons1 Рік тому +184

    Cabdul deserved 25 Dollar 😢

    • @abdirahman7582
      @abdirahman7582 Рік тому +3

      Really ✅

    • @hudohussein6233
      @hudohussein6233 Рік тому +3

      Abdul 25 oo leyahay lkn woba udiiday 😮

    • @Viral_videos822
      @Viral_videos822 Рік тому +6

      Dadka daawanya Asad waa inay commets ugu sheegan qalad kiisa wuu isla fcn yhy

    • @umeymamohamed4132
      @umeymamohamed4132 Рік тому +3

      Asad weji malahan walhi

    • @hothandegan8622
      @hothandegan8622 Рік тому +2

      Sidaasi waa xaq daro cad wlhi iska dhaaf asad Abdull 25 ayuu leeyay maxa ka galay cida sheegtay isaga sii xaqiisa😮

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 Рік тому +48

    Arimahena is so smart to this game 👍👍😎ha ka reebin 😂

  • @maxamedxuseen9846
    @maxamedxuseen9846 Рік тому +6

    Abdull wuu guulaystey wlhi asad waxa uu ku guulaystey 25$ haa wlhi asad♥️😭

  • @sharmavich9793
    @sharmavich9793 Рік тому +226

    Asadow alle ka cabso ramadan waaye wiilka timaha rastaha leh wllhi waa ku jiifatey ciyaarta inta danbe waa niyad jabey wllhi qof walbo vediokan arkeyne waa fahmi karya 😢

    • @xafsaibraahim8566
      @xafsaibraahim8566 Рік тому +13

      Waa runtaa miskiinka waa qof dagan oo af gaaban in xaqiisa la siiyo waaye😥😥😥
      Waaaaw 10 like caan aa noqday qof sawir ila galeyso diyaar baan u ahay😁

    • @Apeen_maLik1
      @Apeen_maLik1 Рік тому +4

      Deee waa lasheegy oo markii lgu murmurmay , kuwa gadaal kasoo qeeliyy , so taas waa laga gudnay , no problem

    • @hiboyusuf2437
      @hiboyusuf2437 Рік тому +4

      Wa run wlhi niyd umusan hayn inta danbe

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 Рік тому +1

      Wuu dagan yahay waana maskiin aniga xitaa xoogaa wax ayaa dareemay lkn ma uusan dhamaytiri karin abdul ayaa la dhahaa

    • @abdisalamabubakar
      @abdisalamabubakar Рік тому +1

      Waa runtaa asad xaqa iska bixi😢😢😢😢😢

  • @hassanxhaka2819
    @hassanxhaka2819 Рік тому +269

    Inta ila aragtay in wiiilka 25 laga qayaanay😢

  • @Taliyaha123
    @Taliyaha123 Рік тому +5

    Walaahey ciil iga qabtay asad Abdul intuuu ku jiiftay hdana soo bax soo bax kulaha marksta 😢❤

  • @ridhwanmoha1010
    @ridhwanmoha1010 Рік тому +3

    Ramadan mubarak all Muslims keep going bro ❤❤❤❤ one love all my brother team 27

  • @vaizalson186
    @vaizalson186 Рік тому +237

    Inta Jiifka Ku Dawaneysa 😂Like Ku Nafisa😂😂

  • @hidaayaabukar9953
    @hidaayaabukar9953 Рік тому +63

    Asad wiilka waka qiyaanta asa ka guuleystay arimahena❤

    • @mahamudaliahmed2364
      @mahamudaliahmed2364 Рік тому

      Maxa qiyaana wuu maqlay eraga

    • @nasteexamahdi3584
      @nasteexamahdi3584 Рік тому +5

      ​@@mahamudaliahmed2364 fiiri arimahena markii lubnan lama rayay talefan hestay qiyaano cad 25 abdul.wuu lahaaa qalas

    • @2daysago_
      @2daysago_ Рік тому

      Arimaheena Mauritania waa qalday. Dib haloo daawado

  • @umuanwar4563
    @umuanwar4563 Рік тому +11

    Umeer 😂😂😂wajigiisa le arka Cute reaction 😂😂

  • @faizaelmi3556
    @faizaelmi3556 Рік тому +5

    Sida saxda abdull wlh wa gulestay lkn asada ku jiifo😢😢😢😢😢

  • @queenemma3031
    @queenemma3031 Рік тому +141

    Abdull never give up bro next time you will be win 😊

    • @Zeyn-e1w
      @Zeyn-e1w Рік тому

      Walalo subscribe isar😢

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 Рік тому +1

      be ka saar sida kale ok

    • @Mo-yg8iy
      @Mo-yg8iy Рік тому +1

      @@TruthNeverHurt462 mesha ma school aya la jooga wxy be ka Saar
      ... kulaha sida kle was ok 😅......

    • @DG-eg4qi
      @DG-eg4qi Рік тому

      ​@@TruthNeverHurt462 Macalinka Englishka 😂😂😂

  • @sagaldaaud8861
    @sagaldaaud8861 Рік тому +73

    Asad 9:30 Xaq ma simeysid wllka u dananine wiilka asa Laha xita Wuxu ku dhaha wadan kle igu badal an ka jawabe Lkn Cadaalad mesha kuma hysid wale Xasid thy 😏😏😏Sidan iska Badal Danano mesha ma Talo Ilaahey ka Cabso Wa la dhimana sxp😎😎😎

    • @Qureyha
      @Qureyha Рік тому +3

      Wa runtaa wiilka waku jiifaa asna wa maskiin😥😢

    • @jigjigafilms4119
      @jigjigafilms4119 Рік тому +2

      Haa walahi Xiqdi miidhan weeye ninkani sida uu jecelyahay iyo sida xaqa ah ma kala saari karayo. Markasta rabitankiisa raaca

    • @hiboyusuf2437
      @hiboyusuf2437 Рік тому +2

      Sax wilkaas waa wil dagan plz xaqa sin

    • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
      @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +1

      Abdul xaqiisa wuu leeyhy Asad wllhi lacgtiisa sii

    • @mukhtarahmed9924
      @mukhtarahmed9924 Рік тому +2

      Walaga qaldan yahy wilka lkn asad asi xta wax wu qaldi kara bil adam wye mrka dhanka fcn ina wax ka firisid isku day🫡

  • @mariaosman2267
    @mariaosman2267 Рік тому +6

    Abdul wiilka ladhaho 25$ xaq uu lahaa asad😢

  • @nafizaadan6668
    @nafizaadan6668 Рік тому +3

    Azadow Abdul wuu guulaystay hadii laga hoos hadlay inaad u badasho ayay ahayd ax waan ka naxay wlhi 😢😢

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Рік тому +63

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 💥😢

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +247

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @dijc
    @dijc Рік тому +2

    Arimaheeeena is unbelievable person mashaa allaaah mrs unstonabble 🤩🤩🥰

  • @riyaacabdi950
    @riyaacabdi950 Рік тому +4

    Another Level ArimaheNa 😂😂😂😂Thiz iz Unbelievable Congrats 😂😂What a Game Part3 Asado CawGa Ceyda Mxa HeLaay😂😂

  • @zunish6
    @zunish6 Рік тому +61

    Asad maanta qalada samayse wilka fananad madowda dhibicdisa wuu lahaa sii wilkas lacagtisa khiyanada maficna wllka wax walba hala rabin😢

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Рік тому +26

    Arimaheena English ta ayuu sida soomaliga ugu yeedhenkara so taasi waxay ufududaysey in uu yeedhinkaro masha Allah ❤

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Рік тому +1

    The best person ever the most knowledge able and the most shine All allah created prophet Muhammad 🥰❤️ صلي الله عليه وسلم ❤❤

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 Рік тому +4

    Arimaheena waa madkxdii Oo qofa mncha Allah❤

  • @queennajwaat5624
    @queennajwaat5624 Рік тому +143

    Arimaheena is not easy 😂 but ciyaalka isu daa ninyahow bisinkee abdul ila xalay waa ku jiifta asadow isku xishoo bowe 😂😂❤

    • @husseinkheyre2465
      @husseinkheyre2465 Рік тому +2

      Xaqiiq waaye wuu ku jiifaa wilks

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому +9

      Aad Iyo aad ninkaas caadiyuu ugu seexday ma aqaan sababta hadda hal raound uu guulaysan lahaa uu hawada kucunay sidaasoo ay tahay arineheena isagoo top ahaa wax badan guulaystay hadana mar buu gacanta usii daayay Sida mauritania ayuu mourarania usheegay hadana Wuu kusiiyay xalay cayda Djibouti ayuu Djbouti kusiiyay oo I katagay

    • @abdiqaadir7729
      @abdiqaadir7729 Рік тому

      @@wehelashaq3368 xaqiiq

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 Рік тому +1

      Wa aragtay wllh maraxa

    • @super-boy7762
      @super-boy7762 Рік тому +3

      ​@@wehelashaq3368 exactly i was shocked mauritania or mauretania is the correct spelling and djibouti too

  • @ceynisalaad3561
    @ceynisalaad3561 Рік тому +116

    Abdul is not easy
    Arimaheena is not easy 😂✌🤴🤴

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 Рік тому

      Saalax muxu la qeylinaya isagawa ugu damiinsan😀😀

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 Рік тому

    Wcs wll qali masha allha tabarikllha ramadan kariim hambalyo arimahena❤❤❤

  • @zalmaali5371
    @zalmaali5371 Рік тому +5

    Abdula legen never give up ❤❤❤

  • @cabdisalaan5614
    @cabdisalaan5614 Рік тому +182

    Aaway dad jeclaa nabigeyna muxamad scw

  • @abdifitaaxyare1140
    @abdifitaaxyare1140 Рік тому +11

    Asad xaajiyow Abdul wuuu guuleystay taliye 😢

  • @AhmedRahmo-vd7yi
    @AhmedRahmo-vd7yi Рік тому +75

    Abdul is a legend Nin dagan ❤

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Рік тому +13

    Aan ku sallino nabiga scw

  • @C.W.W
    @C.W.W Рік тому +9

    Sidan xaq mahan abdul 25$ ayad ka khiyaantey si ninka lacagtisa

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Рік тому +93

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar ❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxcumar9746
    @ubaxcumar9746 Рік тому

    mnshaa allaaaah hadaa daawahay aniga video shidan alle gacanta haku barakeeeyo asad guuleystana arimaheenana waan u hambalyeen abdulna mnsha allaaaah waaa wiil runtii degan oo edab leh kolay aniga isaga tageero u ahaaa lkiiin asad insha allaaah meelo bdn wax ka fiiiri abowe

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 Рік тому +1

    Wow Arimeheena waa Another level
    Congratulations

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 Рік тому +29

    Yarka cabdul la dhaho maa siisid lacagtiisa asagaa soo haree ilayn asagu khaldka maalahee maskiin😢

    • @nasteexobashka5251
      @nasteexobashka5251 Рік тому +3

      Walaalkisi.lajiray walhi maskimka wareega koowad markuu arimahena guulaystay yes kulaha ciilaa iga qabtay asad wllhi😢

    • @2daysago_
      @2daysago_ Рік тому

      Wareega udambeeyo xitaa fiiriyaa. Mauritania ayaa sax ah arimaheena wuu qalday

  • @jiineyyuusuf1397
    @jiineyyuusuf1397 Рік тому +9

    Abdull 25$ xaq buu uleeyhy tan kle mauritania laga rabaa siqaldan ugu dhawaaqay wuxuu dhhy mauratania💔🙄 ee asad cabdull xaqiisa siii

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Рік тому

    Woooow congratulations arimahena cleaver man keep going asadoow

  • @mohammedova5685
    @mohammedova5685 Рік тому +3

    SAALAX WLHI U SO FUNNY KKK WAAD KU MARKATAA WAX WALBA KEEP GOING MAN

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +119

    Inta barnaamijkan ila jecel ismujiya ❤️😂

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Рік тому

      War nio adiga meel walba ma iga soo horeysaa 😂😂😂😂😅

    • @rahoom-123
      @rahoom-123 Рік тому +1

      Channelada somalida yaa ku nicin uff😂😂

  • @muhammadalamin7916
    @muhammadalamin7916 Рік тому +11

    3:00 Var arimaheena mobile buu eegayay😮

  • @yahyeahmed9313
    @yahyeahmed9313 Рік тому +2

    A Legend never bring shame

  • @ruweydaaxmed6627
    @ruweydaaxmed6627 Рік тому +1

    Asad abdull xaqdaro kusamese asa xaq uleh ina ubadasho ehed sual kle weydiso guulesta dhmntin❤

  • @zunish6
    @zunish6 Рік тому +95

    Abdul never give up🎉😢❤

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 Рік тому

      Ye dey cheat on him once nigga about to win

  • @MuslimahDaci-ou5gu
    @MuslimahDaci-ou5gu Рік тому +4

    Asad sidhan xaq ma ahaa Cabdul xaley iyo cawa Mar uu gulestay ayad udiiday guusha 😢 please wilka xaqisa sii fadlan

  • @khadranuux5467
    @khadranuux5467 Рік тому

    Asadoow xaqiisa siii cabdul wuu guulystye ay
    Waa ramdaane alla ka baqa wll see wx uwadaa

  • @Bella-pu3lb
    @Bella-pu3lb Рік тому +3

    Mashaallah arimaheena He’s so smart ❤

  • @ramloosman2799
    @ramloosman2799 Рік тому +13

    Wilka cabdul ladhaho ilaa xalay waku jiftaa nio sifican xita ulama hadlesid😔

    • @hindasaciidharti463
      @hindasaciidharti463 Рік тому +4

      So ma ahan haa wlhi si yasmo kujirto xita ula hadlaa

    • @ramloosman2799
      @ramloosman2799 Рік тому +2

      @@hindasaciidharti463 aad iyo aad waka yabay

    • @nurhaancdy5977
      @nurhaancdy5977 Рік тому +2

      Haa wlh mrkuu wax wediiyo ciyarta lama socotid miyaa uu dhahaa dadka kale saas uguma jawaabo😢

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 Рік тому +1

      Wuba dhibsanaya 😅🥲

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 Рік тому +89

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw 🥰🥰🥰🥰

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Iguqali Qali Codsi Ayaan Wadnaa Adigo Nadhiiragalinaay Sharafna Ay Tootahay Yutope Booqo Ee Noodhe Subscribes Allah Kusharfe Adiguna❤🎉🎉

    • @faadumaalinoor-hw6yt
      @faadumaalinoor-hw6yt Рік тому +1

      scw

    • @farxaanxasansaney8301
      @farxaanxasansaney8301 Рік тому

      ​@@faadumaalinoor-hw6yt😊

    • @Ma-676
      @Ma-676 Рік тому

      Mashallah scw

  • @dhiiranepro3976
    @dhiiranepro3976 Рік тому +5

    Arimahena is Not easy🏅🔥

  • @tarlininaisack7910
    @tarlininaisack7910 Рік тому +1

    Man sha Allah Arimaheena keep going wllkey

  • @wiilwaal389
    @wiilwaal389 Рік тому +12

    Asad wilka abdul ladhaho wad kujiiftaaa wlhi ila xalay
    🥲

    • @hindasaciidharti463
      @hindasaciidharti463 Рік тому

      Haaa walahi xita haduu gafo si xun bu bax bax u leeyahay yasmo cml

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 Рік тому +22

    Waynan Kuma Xidhna Gamekan Ee Sida Qofku Wax Ubartay Saaqidin Mesha Isugu Yimi 😂😂😂
    Abdul Iyo Ceyda Loogu Qatay
    Arimhena waa Legand Very Smart Wlhi ✅️

  • @namelos2963
    @namelos2963 Рік тому

    👍🏼👍🏼thx👍🏼paysii hadaad naga saartay😂😂kun jeer afka ka sheeg dhib male lakiin miss paysii naga ganbiso dhe😂

  • @ikraanmacalin8317
    @ikraanmacalin8317 Рік тому +3

    Arimaheena the legendary MashaAllah 🎉

  • @ikraamvlogs
    @ikraamvlogs Рік тому +12

    Armaheena wuu ku heysta wlhi legend legend waaye mashallah asad soo baddi.

  • @ZahramohamedYoussouf-vp3uo
    @ZahramohamedYoussouf-vp3uo Рік тому +12

    Asc,Walaal cabdule wu badiyay ee sii abalmarintisa insha allah

  • @apdallamohamedkingapdlla1328
    @apdallamohamedkingapdlla1328 Рік тому +2

    Arimahena what a legend wlahi !🖐🖐🤞

  • @samdasummar501
    @samdasummar501 Рік тому

    Abdull nooooo don’t give up wu leyhy gacantiisa Azad wad qaldanthy Illaheyba runta jecele

  • @sandarellalovebbe7705
    @sandarellalovebbe7705 Рік тому +9

    Updull wala qiyane😢 lcgtisa sii asad

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 Рік тому +172

    Inta ila aragtay Koow: 03:02 arimaheena oo qashaayo😅 Labo: ASAD inuu Cabdul 25$ uu ka qayaanay, maadaama uu PHILIPPINE xaq ulahaa inuu dhameestiro, asaga udambeeyay uuna sheegi lahaa😢

    • @hawaabdi8027
      @hawaabdi8027 Рік тому +7

      Arimeheena xitaa suasha lebnan mobile ayuu heestay😢

    • @kaliforce7130
      @kaliforce7130 Рік тому +4

      ​@@hawaabdi8027 Haa, waan arkay!! This is not FAIR 😢😢😢😢

    • @ifrahabdullahi7917
      @ifrahabdullahi7917 Рік тому +1

      Waan aragna asad wllkisa uu dananiye

    • @rayaansayidcali2102
      @rayaansayidcali2102 Рік тому +3

      3:00 var arimahena mobile uu kafirinoya yaa ila arkay qayaano wey kuso heshiyen asi walalkis kista ina u badbaado qayaana badanaa

    • @saidohalane5942
      @saidohalane5942 Рік тому

      @@hawaabdi8027 aniga kula arkay inuu mobile haystay cadaalad ma ahan saas,

  • @wiilsomali5967
    @wiilsomali5967 Рік тому +2

    Badana UA-cam ma dawado lkn ayantan ayan channel kan iska dawada Asad waxa ku arkay hadalo aan wanagsanen mararka qaar tusale ahaan Abdul sidu ula dhaqmaye part ugu horeya hadalo qalad ah aya ugu jawabaye part gana waxu xaq u lahaba ayu dhafiyay mesha wax uga heyso magaran hade waxas dabecad ka tahayna wa dhaqan aad u xun iska badal🤗

  • @odhaahwanaagsanchannel5235
    @odhaahwanaagsanchannel5235 Рік тому +1

    Abdull wuu guulaystay ee lacagtiisa sii

  • @yusufhassan8612
    @yusufhassan8612 Рік тому +7

    Abdul xaq ayu ulaha lacagtisa 25$😢

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +73

    Legendary Arimahena another's levels congratulations 😍♥️♥️💯💯⚽️❤😮

  • @fatimayusuf3766
    @fatimayusuf3766 Рік тому +1

    Cadaalad majirto abdul xaqiiisa aii ilaahey ka cabso😢 asadooow wlh intaas kabadan waa daawan waaye

  • @cawoayaan9445
    @cawoayaan9445 Рік тому +2

    Walahi inan azad mardanbe daawanayn cadhaa iga haysa chalangr kan walalkiss suu ugu fududaynayo wiilka kale ee dagan si kaluu u la hadlaya uffffff 😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Рік тому +11

    I'm sorry in wiilka iyo Arrimahenna isku hareen maskiinka in la qayaano oo la yiraaho dadkaan aa sheegeen it's not fair is not his fault. 😢😢😢😢😢iyo asaga oo u dambeyay after Arrimahenna Arrimahenna. Arrimahenna

  • @amalomar380
    @amalomar380 Рік тому +16

    Masha Allah
    This shows Arimaheena reads a lots
    Well done to all participants
    ❤❤❤❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ 🙌 ❤

  • @akramwarsame
    @akramwarsame Рік тому

    Abdul waan ku wataa marka danbe bro keep going

  • @ibrahimhassan3534
    @ibrahimhassan3534 Рік тому +129

    That reaction of Umeir when asked to spell Azerbaijan is a top notch 😂😂😂😂

    • @abdikadiralli
      @abdikadiralli Рік тому

      😂auranka

    • @Zihaameyyyy
      @Zihaameyyyy Рік тому +11

      Waxeynu nahay soomaali sidaas darteed wll afkaaga hooyo kufaan✅xumaan haii fahmin maxa yeelay waxa jiraan dad aanan fahmeynin commentigaga👍

    • @yousufibrahim1208
      @yousufibrahim1208 Рік тому +3

      @@Zihaameyyyy 💯boqolkii ba boqol waan kugu raacsanahy

    • @queennajwaat5624
      @queennajwaat5624 Рік тому

      😂😂❤

    • @asmaabeb9305
      @asmaabeb9305 Рік тому +1

      ​@@Zihaameyyyy waxaa yaa ku dirsaday😂😂😂

  • @quickthink2209
    @quickthink2209 Рік тому +4

    Abdul kistiisa hala siiyo asadow xaqa sin ❤

  • @mawale812
    @mawale812 Рік тому +1

    Lubnaaan waa Ku qaldaneed Asad. Lebanon inaa dhahdo eey eheed dhalinyarada waa qastay. Thanks

  • @sacidking6362
    @sacidking6362 Рік тому +1

    One love from San Diego ❤

  • @nasteexobashka5251
    @nasteexobashka5251 Рік тому +25

    Inta ila.fahantay lin.uu asad guusha larabay arimahena😢😂

    • @alimuuse293
      @alimuuse293 Рік тому

      𝚔𝚔𝚔

    • @nasteexobashka5251
      @nasteexobashka5251 Рік тому

      @@alimuuse293 soo saax ma aha

    • @cristianoronaldo-of1ys
      @cristianoronaldo-of1ys Рік тому +1

      abdul ilaa xalay kudhagana 😂😂

    • @maanka_7
      @maanka_7 Рік тому

      Hhh waxba lama rabo wll ee intaba wu garanaya cilmi ahaan iyo da' ahaan buu uga badiyay ragaan badankooda waxba mgaranayan ilaa xalay wad arqgtee.
      Yarka cabdul dhahayan iyo cayda xoga ugu roon inta kale waxba isma dhaman😂

    • @2daysago_
      @2daysago_ Рік тому

      @@maanka_7 Mauritania wuu qalday sxb. Dib udaawo. Asad gamekan waa ku cayaaray xaqiiqdi. Arimaheena ciyaarta udambeyse wuu gafay

  • @SadoLala-qp1tq
    @SadoLala-qp1tq Рік тому +95

    Arimaheena est un homme très cultivé force à lui❤

    • @ahmedjama3301
      @ahmedjama3301 Рік тому +1

      Ta raison il connaît la géographie parce qu'il est plus expérimenté que les autres mais la dernière question ' Mauritania ' il a fait une faute d'orthographe

  • @aminaidle5915
    @aminaidle5915 Рік тому

    I really like u guyz.Another challenge pliz

  • @faizamohamed3321
    @faizamohamed3321 Рік тому +2

    Wiilka cabdul la dhahaayo 25$ uu leeyhy eexashada jooji ee lcgtisa siii😢