Hadaad ma adeerkaa dawarsiga ku caanbaxay ee garguuete baa ummad wanaag uhaya marka kkkkk War jubland waa goof daarood ee goofafkiina iimaansada dawlad layne
Kasoo jeeda jubaland kulahay jubaoand ma aya iska leh kgs aya iska leh in diyarado la isku keeno dhol lagoma lahanayo lkn markii alshaba wadanka laga sifiyo aya war idin yaala markaas ciid kasoo jeeda hadifacato
Ilyaas waa ina adeerkey waa nin laga soo gumay Villa Somalia. Madoobe taageero buuxdo ayuu ka heystaa beelweynta Kuumade. Dhacdadan yarna waa la xalinayaa. Hada ka hor 2013 kii Dagaalkii Kismaayo ee Xasan & C/kariin soo abaabuleen ayagoo adeegsanaya Hiiraale 230 ruux ayaa ku dhintey dhaawacuna aad buu ooga badnaa. Waana la xaliyey tanina waa laxalin.
Waxba kama badali karto dowlada Xasan iyo xirtiisa caqli ha keenan Hdii ay rpaan ahmed madobe in ay mesha ka buriyaan Somalia qabiil qabiil ka awood bdn majiro
Waxay aniga ila tahay shakhsi somali ah oo la garanaayo degaanka asal ahaan uu ka soo jeedo oo xoog ku haysta kuwii jubaland u dhashay waa waxa somali wax u noqon laadahay axmed madoobe waa nin dds oo godey ka soo jeeda umana ogola ogadeenkii asal ahaan ka soo jeeday afmodaw ee cawl yahan magac somali ayaa laysu qalday waa waxa reer somaliland ka shikiyeen nin alshabaab ahaa oo urur diimed ku soo galay oo shadhla bedeshay oo ciidankii leyupolice ee cabdi ilay dds intii ka gostay ku haystaa meesha xoog buu ku joog xoog ayuun baa loiga saari karaa
Allah ha u naxariisto wilka dhintay axmed madoobe iyo kan kale dhibka ha dhaafan gaboose
VIVA Reer Jubaland Madaxweene Ahmed Madoobe 5 D From SSC KH Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🦁🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kismaayo waxa haysta ahmed madobe waa all shaabab weye wuxuna dilaya boqolal qof uu kafekardona wana la ogyahay
Ummada Allaha ka qabto Ahmed oo ah macangag dhiig mirador ah ,waa Rajiim ku gaamyrey jaqida dhiiga dadweynaha reer Kismaayo.
Hadaad ma adeerkaa dawarsiga ku caanbaxay ee garguuete baa ummad wanaag uhaya marka kkkkk War jubland waa goof daarood ee goofafkiina iimaansada dawlad layne
Madoobe wuxuu fahmaa waa Xabbada iyo Qoriga
First comment 🎉
Axmad madoobe kismaanyo makuumadaaleh
I knew it was coming 😂
Xassan dhiiqo😂
Dawuulada xasan shiikh baadishay
Axmed madowe qaacin wye dadka malaga qabto dadka allh kahor warejiye
Allah unaxaristo
AUN 😢😢😢
Axmad duxul kismaanyo ma dhaxal aabihiisaa shaluuba luuq jeeloow qoxooti ku ahaauye
Shaydaan madoobe alle vilada kismaayo kadamiyo dhiigyacab
Allah ha kala qaboojiyo reer Jubaland. Waa dagaal laga soo abaabulay Xamar.
axmed madoobe darood ba difaacanaya kuwu badana wa aydhimanayaan oo lalushqaatayaala sidaas u ogaada hawiyow
D
Villa Somalia waxay ku caan baxday fidno musuqmaasuq burbur iyo sharci ku tumasho kalitalis. 😢😢😢
Xasan dhiiqaduu laraadinaayo umada somaaliyaad waa helaayaa
Haddaan la.rabin muu iska tago . Is ba shalay baa la siiyey oo looguceshay weliba
Shar wadayasha waa in mamulka jubaland tilaba waa faqsan sharciga
Kasoo jeeda jubaland kulahay jubaoand ma aya iska leh kgs aya iska leh in diyarado la isku keeno dhol lagoma lahanayo lkn markii alshaba wadanka laga sifiyo aya war idin yaala markaas ciid kasoo jeeda hadifacato
Aad baan uga xumay dilka iyo dhiga
Ilyaas waa ina adeerkey waa nin laga soo gumay Villa Somalia. Madoobe taageero buuxdo ayuu ka heystaa beelweynta Kuumade.
Dhacdadan yarna waa la xalinayaa. Hada ka hor 2013 kii Dagaalkii Kismaayo ee Xasan & C/kariin soo abaabuleen ayagoo adeegsanaya Hiiraale 230 ruux ayaa ku dhintey dhaawacuna aad buu ooga badnaa. Waana la xaliyey tanina waa laxalin.
Vaxaa. Kabev dead. An. Jelena. Nabaga. Mata. Loma. Baa. Dagal
Waxay ila tahay axmed madoobe in madaxweyne looga dhigo Somalia kismaayuu ka fuqiwaayee villa Soomaaliya haloogu badali 😅😅😅
Waxba kama badali karto dowlada
Xasan iyo xirtiisa caqli ha keenan
Hdii ay rpaan ahmed madobe in ay mesha ka buriyaan
Somalia qabiil qabiil ka awood bdn majiro
Raga nabada diidan ee loosoo diray inay kismaayo khal khal ka abuuraan xabad hala dhadhansiiyo...meesha baryo mataalo,
Weerarkan waxaa fuliyay 3sadexnin oo alshabaab ah waxayna water gaadh markaydagalkabi laaben waxaakasoo gaadhay ciidanka
Jubalan 3 sadediba goobtiibaalagudily,maykoodina
Kalkaa ayaalagu jidjiidayay
warkaagu Yara horty ilaa 8min gadhsiii
Fartaag horgal jilicsan adeer mareexaan waa kuna margaa xasan madiidin u noqotay ogaadeena is kuma diri kartid mareexaana maanta ayagaa jubaland ka sifaacaya qabyaaladeystaha xaab qaadka xasan sheekh
Axmed madowe waa hogaamiye kooxeed 😂😂
Xassan shikh na😂
Midakle dowlad nimo ma jirto
Mamulka qabriyaha fagidoda lamagac bexey ee musuq qaran kusuntan
Waxay aniga ila tahay shakhsi somali ah oo la garanaayo degaanka asal ahaan uu ka soo jeedo oo xoog ku haysta kuwii jubaland u dhashay waa waxa somali wax u noqon laadahay axmed madoobe waa nin dds oo godey ka soo jeeda umana ogola ogadeenkii asal ahaan ka soo jeeday afmodaw ee cawl yahan magac somali ayaa laysu qalday waa waxa reer somaliland ka shikiyeen nin alshabaab ahaa oo urur diimed ku soo galay oo shadhla bedeshay oo ciidankii leyupolice ee cabdi ilay dds intii ka gostay ku haystaa meesha xoog buu ku joog xoog ayuun baa loiga saari karaa
What a nonsense. Did you get paid?
Kkkkkk jubaland iyo Madaxwaynaha cusub Axmed maxamad islaan 20230
Kormu jarnal noqday fortag hadi cidi koraranayso ahmed ha ku rarto ilen damer ayad tahay
Maxa been ah war beenta islaamka ka dhaafa kismaayo anaga joogneee
Ass