@@havertz2945Daarood ma joogee halkane ee waxa lagu yiri dhageeso 20kii Sano ee Ugu Dambeesay Waxa Taageerayey 25 ka Milyan ee Somali ka kooban tahay ❤
Axmaq in Xasan la mucaarado kamadhigna in Farmaajo uu ka fiicnaa. Farmaajo aa shacab u damqanjiray ma keentay, ma ogtahay inta qof ee shacab ah ee kudhiman jirtay maalintii muqdisho?
Waa nasiib darro in lala soo istaago farmaajo ayaa shacabka u dhimriyay!!! Qabuuro ku yaal dhul dowladeed hadii lagu waynaayo taageero shacab’ ogow magaalada muqdisho, school lada isbitaalada iyo wadooyinka dhinacooda waa wada qabuuro, school bolisiyo maka duwan yahay kuwaas!!!!!!
Dariiqda wax ma ilowdo Insha allah malin un waa laka so celi donaa qoska xasan shiiq iyo tiimka ee isla jogaan wixi ee boobeen maxkamada sare malinta la dhiso waa lala xisatami donaa
You are dhiigo .President Hassan Sheekh Xafidullaah Good and Best Man of the World. The Government Dal Xureeye Heroes Allaha ka dhigo Allahuma Amiin Wbt.
Waligey intaan kudhagysanaaayey maantaa like kuusaarey waayo dhexdhexd baa cawa umuuqataa shoodhe from borma cadey 🎉
Wlhi Blhi Tlhi Kula Mid Ayaan Ahay Sxbow
Xaqa haddi AFKA la qabto ofuhu ka dilaca
Bal Kuwaa waxey Moodaan Farmaajo In Daarood keliya Taagero Bal eeg Boorama Awdal adigo kasocda ayaa taagereysa dowladii Hore ee Farmaajo Cajiib 25milyan Somali Ah Ayaa Doonayo 1000 Siyaasi iney indhaha ka Xiraan yaa yeelayo Cajiib faalo inaba Aan Caadi Eheen Ayuu kabixiyey Aduunka tv walahi
Nin ixtraam mudan ayaad waxaa agtiisa keeneesaa nin tuug ah bakhtiga u sujuuda xabaalaha qota ciidamadii somaliyeed dhameeyey xasan waa baahanyahay dalkii wuxuu keenaa daroogo
aduunka tv hada ayaa runta sheegtay
Maal mahaanba waa dhax dhaxaad ninkaan hambalyosxb
daaroodow cabaadka joojiya qabyaalad idin dishay
@@havertz2945Daarood ma joogee halkane ee waxa lagu yiri dhageeso 20kii Sano ee Ugu Dambeesay Waxa Taageerayey 25 ka Milyan ee Somali ka kooban tahay ❤
Siyaaasiinta tuugada ah ayaa farmaajo haystay lkn wadani dadkisa jecel buu uturo buu ahaa farmaajo
aduuuya xaal qaado
Xabibul malayin iyo xabala qotee inad isbar bar dhigto ayaba qalad ah, anyway good job for you’re analysis
maxamed farmaajo shacabka wato❤
Faramajo wuxu aha madaxwayne
Umada somaliyed❤ alaaw soceli
Guul farmaajo
Farmajo guul addunka tv mahadaasanidd
Farmajo the most popular and bold president of entire Somalia nations
Very good analyst, waxa manata ku siyay like after 2 years waxad ahayd nin uraran xarash qaran ❤
Aduunka qabyaaladi baad maanta ka leexatay 😂😂😂😂😂
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Wax wanaagsan kusoo biri bulshada
Farmajo is da best❤
Waaad isasoo dhintay maanta. Soodhawoow
Farmaajo waa la tabay
Abdullahi Osman Farah iyo Dahir Alasow. Waligey like uma saarin Bi'idnillah 🎤🤲🏻☝️ hadana kadibna idinma saari doono in sha allah
Like ta guriga hooyo la joog
Ninyow waagii hore a xasan tageri jirtay waxan ku haystay nimay qabilaystaa oo an dalkisa iyo dadkisa waxa u wcn iyo qimahooda garanayn lkn warbixintan waxay ka turjumaysaa shaqsiyadada dhabta
Horay usoco bro qabil an meel iska dhigno dalkeena ilashano
Somalinimaa ina deeqda
From djibouti 🇩🇯 ♥
🥰🥰🩸
Ader gacaliye Adiga hadii lagu gatay oo aad ilowday wixi farmajo Xamar kageystay rer Mogadishu ma ilobeyno Xasan skeekhna wa guleysanayaa insha allah
Noo sheeg muqdisho waan kula joogna😂😂
Waa asiibtay maanta bro horay usoco
Farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤ nadiif buu ahaaa
Farmaajo guuleysa 2026 insha Allah
XASAN SHEKH WLHI WAAN KU QASAARNAY
Manta Aduunka tv
runtad ka hadashayi 🙏🙏🇸🇴🇸🇴
Farmaajo waa siyasiga ugu shacbiyada badan 20kii sanoo😂 lasoo dhaafe NABAD IYO NOLOL GUUL INSHA
Manta xaqiiqda ayad asibty
An dacad ka wada noqono u adegida shacabka somaliyeed
Farmaajo waa nin shacabkisa somaliyed u tudho laakin XSM maaha mid xitaa dhiig somaliyed ku jiro
Maanta runta sheegty
Habeen you maalin lama simi karo
Farmaajo in la rido waxaa iska kaashaday siyaasiyiin qabiileysan iyo dowlada shisheeye
Lacag muu kuu qoray already farmajo😂😂. Jir jiroolow
DowladA go'amada masiiriga ah Ay qaadato in lataageero waa muqdas siaday CULUMADU utaageertaY silamid ah, dadka kama cilmi badni.
Adunka tv wandageysta lakin manta like ayaa usaaray😂😂😂 xabibul malayin iyo odey daqamed halakalasaro
Nabad iyi Nolol GUUL INSHA ALLAH 💯💯🇸🇴👍✅
Illaaahay baakasoofur taay wll
Xaqiiqada waa lama huraan ❤
TEAM FARMAAJO
Not team qabiil
Waa ruun anagu faramje❤like 2:03 namadhibo waxaTara mooye
PLEASE COME BACK XABIIBUL MALAAYIIN INSHA ALLAH.
Masha alah thanks my brother caawa qabyaalad waatuudhay daacad baa uhahashay
Farmaajo🙏🫡🇸🇴❤️😭😭🤲🤲🤲ilahow noso celi
Hassan waa dealer, not leader.😅😅😅😅😅
Xasan sheikh Tusaale waxaa u ah Nabadgelyada Muqadisho.
Midakale dadku meydkooda maxay ugu aaseen dhul dowladeed.
Yaa dowlada dhulka siiye hadeysan shacabku dhulka laheyn dowladu ma cirka ayey kasoo dhacde soo shacabka kama soo dhex bixin?
Adiga maxa nabd galyada ku dide awal dowlda kashego so dad malhaa
Shacabka soomaaliyeed ban ka mid ahay mana rabo xoolaha danta guud ee soomaaliyeed dadka ha kala barteen waxooda iyo waxaan dowlada xasan sh guul
Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
Wllhy inan ku dawado videoga iska daaye xitaa wxn dhibsan jiray markan maqlo warkaaga oo mobil kle laga dawanayo wxd ahayd.xiligi dorashada mid dhuuni raaca . danyste ..wxd ogty xaqiiqda dhabta ah ...farmaajo guuuul ..from Burco.❤❤❤❤
farmaajo wadani puu ahaa ale haa soceliyo xabiibul malayiin👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲
Waa hadal sax ah
First time o aad like iga hesho ✌️ runta sidan u sheeg libaax qofkasta wax khalda runta ka sheeg .
Mudane Xasan Sheekh Mohamud iyo Farmajo ha simin
Maanta sheegtay sidee ila tahay 😂 sidaan ku soco dhexdhexaad ahoow waligaa Like ne iga hoo
Manta wajigii qabilka wad ka gudubty mase lacagtii ayaa laguu diiiday anyway manta wadistaahisha wax walbo ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤ xabibul malayin waa madaxweyne shacab wana nin amanada qaranka iyo adegida shacabka dacad aye kaa ahayd xasana waa xarash qaran dadku gata waa gawad gabdhu sucudiga kaa gadanaye allaha dalka iyo dadkaba hanoga qabto
Run ayaaf sheegtay haddaad 1 milyan gaadhi ood dhex dhexaad thy
Waxaad is barbar dhigeysaa shiikh iyo madaan tukan war xishoo dulliyahow istaxyaha aan lahayni
Kkkkkk Qabyaaladii ku Qaaday kuma dhigto midaan tukanin iyo seekh kulahaa sheekhoow xaalqaado sheekhaa yaabayoo wax arkay
@@mahmudabdiali7877 hadaba maadigaa masaajid ka adimaya xasan shiikh waa nin diinta inbadan ka yaqaana hadii aad isku qabiil tihiina habeen iyo maalin waad Amaani ahayd waliba waxaad dhihilahayd waa geedi
Axmaq in Xasan la mucaarado kamadhigna in Farmaajo uu ka fiicnaa. Farmaajo aa shacab u damqanjiray ma keentay, ma ogtahay inta qof ee shacab ah ee kudhiman jirtay maalintii muqdisho?
Asaga Miya dili jiree qain hdaba meqa kudimataa gobaladaa rabiga kabaq hoy
Manta xaqiiq daa ka hadashay
❤❤❤❤ aaad iyo aad
Walahi sxb hadaleyba ruunta sheeq tey thanks 🙏 for your ❤
Abdullahi osman farah ooo ka haray tareenkiiii xasan sheekh
Waxay ila tahay in la fashilmay
Guul farmaajo ❤ soo noqo adoo nabada
Labadodaba wa.caburis iyo dil mid qerqaba allaha umada somaliyed ha ukeno amiin
Xaq ayaadku adintay
Farmaajo shacabka ayaa u baahan
Dhabta sideedaba waa lama huraan sikastoo aad isaga indha tirto mudo oo aad uga warwareegto, xaqiqada kuu runsheegeysa aakhirka
Kistii ba laga jaray ninkan markaasu miir yeeshay ogada xaqiiqda
Maanta cid kaa fcn ma jirto wlle xasan iyo dhul maxaa kale haysta 😮😅
We ❤ Farmajo xabiibul malayiin
Xasan Sheikh iyo farmaajo wax lays bar bar dhigo. Waa Habeen iyo maalin ayay isu yihiin
Waad mahadsantahay hada manata farmaajo o hiilisay
War run ah ayaa sheektay weligaa runta ha ka baqin ayada ayaa baaqi ahaato ilahayna na amray
Inaad nolashaadaba maanta RUNTA utimi oo qabiyaaladii shalay aad Farmaajo kaga Soo horjeeday kusoo hungowday
Ayey ilatahay maanta
Meydadka lasoo fagay waxa kamid ah dadkii ku dhintay soobe 1 iyo soobe 2
Benta waxaa ran😢
😢😢😢 Lakala gobsan wale 😢 Lakala dheere oradse maaha
MW Xasan waxaa ka maqan xiriirka dadweynaha.
Waa nasiib darro in lala soo istaago farmaajo ayaa shacabka u dhimriyay!!!
Qabuuro ku yaal dhul dowladeed hadii lagu waynaayo taageero shacab’ ogow magaalada muqdisho, school lada isbitaalada iyo wadooyinka dhinacooda waa wada qabuuro, school bolisiyo maka duwan yahay kuwaas!!!!!!
Qainu wadan sheg hal siyasi oo damcay dad dintay meley kujiran
Wlhi XAQU WAA BALO CID KASTA FARMAAJO DHIBTE XAQA KASO HADAL SIIYE
mantaa miyaa ogataaa bro
Saanaa larabaa xabiibul malayin ❤
A.lahi osman farah
Noqo saxafi dhexdhexaad ah oo aan xaqiiqada ka gaban sid tan mnta oo kle
Gulayso saxafi
muxaafadki shalay waa mucaaradka maanta.😂
Aniga wexeey ilatahy farmajo igeeya inaad kawadoo
Si wanaagsan
Taas waa beentaa farmajo shacabka qarax ayuu ku laayey siyaadiyiinta wuu weraray lkn xasan shiikh siyasiin iyo shacab maweeririn shabaab wuu xoreyay marka xayeysinta farmajo naga yarey
Dhuuuso barararaq
Qabriyaha dinte sofaga tiri rabiga kabaq adero rag waxbo Kuma taraynee
Adga farmajo wd kudhagned waagi hore lkn hasan ayd hda wx kawayse
Waligaa manta aya wah macqul eh shegte oo farmajo nacebkii kisto iskayareyse oo runta udawate
MAJNUN WAYE FARMAJO XASANNA WAA DALXUREYE
Manta dhexdhexad u hadashay
Seexo Nio dadka naftaa u keentee😂
waxaan ku xusuusan doonaa HSM:
1- CXDS oo uu laayey
2- Musuq-maasuqa oo gaaray 100%
2- inuu Ajaaniibta jecel yahay Somalidana Attoore u yahay
Welcome to the reality, my friend
Ugu dambayntii waxad qirtay in farmaajo uu yahay mid ka ugu taageeraha badan arliga somalida
Been haddaan afkeyga ka dhowro muqdisho gaajo eber waaye runti
ilaahayow noo gargaar yaa rabbi
Adduunka Tv ma majnuunkii farmaajo ayaa la wareegay wakaas ka dhex hadlayee😂
Dariiqda wax ma ilowdo Insha allah malin un waa laka so celi donaa qoska xasan shiiq iyo tiimka ee isla jogaan wixi ee boobeen maxkamada sare malinta la dhiso waa lala xisatami donaa
Abdullahi Faraxow Hada Miyaaad Ogaaatay In Farmaajo Ka wanaagsan Yahah Xasan sheeq
Waxay ila tahay waa maalintii ugu hareysay oo aad xaqiiqda ka hadasho oo aad sheegto wajiyada dhabta ah ee labada madaxweyne waana shaqada ugu saxsan ee wariyaha looga baahan yahay
Vraiment ta bien dite et n'est comparer pas president formajo à hassan dhiiiiiqo
You are dhiigo .President Hassan Sheekh Xafidullaah Good and Best Man of the World. The Government Dal Xureeye Heroes Allaha ka dhigo Allahuma Amiin Wbt.
Labadoodaba si nabad ah hanagu dhaafaan