Qosol halkuu yaala. Walle Illahy wu la xisaabtami nimankan. Ilahay Rag cadaalad ka shaqeeya noo keen. Halkee lagu arkey niman dad diley ama amrey in shacab la laaya oo dowladda lagu soo daro oo mansab la siiyo
Shabaab inta xil loo dhiibo sacab neh loogu daraayo dhalinyaradii wax soo baratay oo xil mudnaa neh la xasuuqaayo qarax iyo wax la'aan magalada ku disho wadan ma dhawo
Mukhtaar Rooboow Hogaamiyaha ruuxiga ee mayland Waa kan. Maxkamadihii islaamigaa ee u dalacay Al shabaab Maantana Al shabaab baa u dalacday khawasriij, Khawaariij haday sii jirtana maxay u Dalai doonaan?
Maxaa shabaab loola dagaalaa, Hadiiba ay madaxdoodii xil ka hayaan soomaliya. Shabaab waa sidii doofaarkii oo kale marnaba ma daahirsamaan waana cadow Allaha cadaabee.
Waa Runtiii waa. Amiirkiiisiii hore
qosol ma ubananyahay 😢😥🤲
🎉🎉
Imisaa god ugu jirto gacantooda oo soomali ah wlh wax lagu qoslo ma aha
Qosol halkuu yaala. Walle Illahy wu la xisaabtami nimankan. Ilahay Rag cadaalad ka shaqeeya noo keen. Halkee lagu arkey niman dad diley ama amrey in shacab la laaya oo dowladda lagu soo daro oo mansab la siiyo
Waxaa majirran bro ninka malsoqasbay hee
LAANDHERE AXMAD MAXAMAD ISLAAM💪🇬🇲
reer ahaan ogaadeen kunoqday laandheere
AAKHIRO laandheere ma jirto, Axmed madoobe waa dambiile Argagaixso ah inta qof ee qabriga ku sugaysa ma yara.
Libax libax ❤ daley❤❤❤❤
Kuligood waa gacan ku dhiiglayaal masaakiinta dhiigooda soo baxay
❤
Ileen ari qulux ka ma ilbaxo somaliyey maanta waxaan mareynaa qosol shacab laxasuuqey
Ma maantay haleeleen shir. Iyagoo dadkoodii sidaa argagaxa leh boqolaal qarax loogu laayay waxaasaa waa dad la leeyahay. Nimanka halkaa qoslayaa magaaladoodii holcaysaa oo dadkoodii maydkoodii la kala guri kari la’yahay ehelu naariin weeyaan
Shabaab inta xil loo dhiibo sacab neh loogu daraayo dhalinyaradii wax soo baratay oo xil mudnaa neh la xasuuqaayo qarax iyo wax la'aan magalada ku disho wadan ma dhawo
S.c.w ku sali xabibka umada, ardaalyahow umada dhigoda banensaday
Waxaa mesha fadhiyo waa wada al shabaab xassan sheikh ne waa hogaamiyahooda qarsoon.
Mash Allah keep going bro
Robow run sheg waye walhi amiirkisa in ow yahay ahmed madow ayu cadeye
Wuu yahay Lalamana hadli karo
Alshabaab ayaa halkaas iskugu yimid
Masiibooyin
Mukhtaar Rooboow
Hogaamiyaha ruuxiga ee mayland Waa kan.
Maxkamadihii islaamigaa ee u dalacay Al shabaab
Maantana Al shabaab baa u dalacday khawasriij,
Khawaariij haday sii jirtana maxay u Dalai doonaan?
Ahmed madowe iyo robow wa niman rag ah shabab Mel sarey manta waxa fcned inu adan ceyrow Nolan laha
Kalabax kitab ayu kuyala
Robow
Ceyrow
Madowe
Afkhan
Rag ayey ahayen
ceyrow iyado gogiri tahy ayu dhintey hadi uso gari laha ŵaqtigi shabab adked ee 2010 intu sh kaso horjesto ayu ladagalihala wayo ninkas iyo robow isku fikir ayey ahayen hadafkoda wuxu aha maslaxida umada ee mahen in umad laqarxiyo
Halka shacabka dhibka looga yarayn lahaa ayay isk qos woslyaan
Wee wada qoslaayaan dhiiga shacabka ee qabaan
Kkkkkk
They all laughing while the nation is burning. maalintii la qoslayey lama joogo.
Kanu wamur tad
Dowladda dan QARAN caadi maahan😂😂😂😂🤣🤣🤣
Caacda jooji Axmad markuu kujiray alshab lama dhihi jirin awoodna mee lahan ataxad baa ladhihi jiray 4xabana wey ahaayeen
Iyaaaah😂😂😂😂
Kkkk
Maxaa shabaab loola dagaalaa, Hadiiba ay madaxdoodii xil ka hayaan soomaliya. Shabaab waa sidii doofaarkii oo kale marnaba ma daahirsamaan waana cadow Allaha cadaabee.