Maashaa alllah shiikheyga Allah a ku dhowro allene ku xafido dad badan oo Mas 'aladaha diinta kusaabsan qabiil ku dabaqaa jira allaha kaa dhowro ku waa..........حفظك الله
Gabayada geraarka iyo maansooyinku way banaan yihiin waa hadii ay ka madhan yihiin cay aflagaado iyo in qabiil ama dad lagu duro oo lagu caayo dhanka kale waxa jira gabayo diin akhlaaq iyo dhaqan wanaagsan xambaarsan way cad yihiin kuwaasi waa loo baahan yahay hadii la helayo cid diintii gabay ahaan u taxda waana la soo dhawaynayaaa waanay jiraan abwaano somaliyeed oo gabayadoodu wnaagsan yihiin diin iyo wanaagna ku qotomaan
يشترط لمن يتصى للإفاتاء شروط : فالصوماليون يستفتون من هو مشهور فى القنوات الفضائية ولا يعتبرون الورع وغيره من شروط الفتوى. فالذين في الساحة الصومالية أكثرهم يتحكمون والتحكم في دين الله ضلال وتضليل نسأل الله السلامة والعافية والتوفيق
Waligey shekh wahabi ah ma dhageysan Sh xasaan waxa i gashay wax ka faideyso Lkn Been bis ooba ii shegay Kulahaa... Masajidaha Al xaq iyo tatka iyo 12 ka Durban aa lagu tumaaa Beeen kaadaaib
MoHameD AshraF Imaam Ghazali adiga iyo Wadaadkan oo kale wuxuu ka yiri (من لم يهزه الربيع وأزهاره والعود وأوتاره فاسد المزاج ليس له علاج) Qof aan ku raaxaysan gu’ga iyo ubaxiisa, ama kabanka iyo codadka waa loox - yacni waa qof xaalad nafsiyan u xanuusan oo la dawayn karin. 😂 Illaahay fanka iyo muusiga ha idinku hanuuniyo ya Rabb si aad u caafimaadaan kulligiin 😍 Diinta islaamka oo dhammi waa fan iyo quruxda nolosha ee wahabiya qarax iyo gowrac ka dhigay 😢
Abdirizak Sirat diinta iyo islaamka been haka sheegina! Illaahay quraankiisa ayuu si toos ah wax ugu xarimaa, Illaahay hadalka lama baqo! Darajada waxa lagu xaaraameeyo waayad quraan oo cad sida waxwalba Illaahay u xaaraaneeyo ma ahan sheekh hebel baa sidaa ku fasiray! Diinta nacayb bey wahaabiyo ka buuxiyeen halka quruxda nolosha ay ka QARAX! Illaahay umaddiisa u daayo iyo xirfadooda haddii idinka aynaan quruxda nolosha ka helin
Alle umada ha ka qabto adiga hassan ah iyo inta kula fakarka ah alle cadabkisa abal marin ha idinka dhigo wahabiyo walle Somali badan waa dhumisen oo jah warerisen oo fidnaysen alle ayase malin adayn waxba ahayn idin xisabin dono adunyo jecel dolar iyo dhal dhalal ba diin Tini sisaten
Masha Allah,
Warku waa iska cadyahay,qofkii kheyr doon ah warka sheekha uu fahmi karaa.
Jazaka Allahu kheyr Sheekh
ua-cam.com/video/HJF8_oy1-Yo/v-deo.html
Sh xasaan Xuseen Wanjeclahy Asaga iyo inta jecel 👌 👌 👌 pls "like saaara" inta ilajecel!!!!!
abdirahman garaad caqliga alle ka qaad maxad Ku jeceshahy waa fidna walle diinta si khaldan u fahmay
ma shydaanka ka tagy dariiqii saxnaa ee salafka ayaad jeceshy
Maanso hawleed
جزاك الله خير
Jazaka Allah kheeyr ya Sheekh
ما شاء الله تبارك الله اللهم لا تحرمنا اهل العلم فينا ولا تسلط اهل الباطل علينا
شكر الله لشيخ بما افادنا والامة كلها يا رب
Baraka Allahu fiyk Sheekh,
Ilaahay heesaha iyo musigaba hanaga madaabeeyo
Masha allh waa caalim xalal miirad ah sh xassaan xusseyn abu salmaan
Maashaa alllah shiikheyga Allah a ku dhowro allene ku xafido dad badan oo Mas 'aladaha diinta kusaabsan qabiil ku dabaqaa jira allaha kaa dhowro ku waa..........حفظك الله
Rabi hanoo xifdiyo sheekhunaa caalim alcalaamah sh xasaan xuseen abuu salmaan cadow kiina alaa hajabiyo in shaa alaah
Haaa
Baarakallahu fiika shiikh xassaan.
Maashaa Allaah waa hadal wax kala saaraya. JAZAAKALLAAHU KHAYRAN
ua-cam.com/video/HJF8_oy1-Yo/v-deo.html
جزاك الله خيرا يا شيخنا
Ragnimo sh xasaaan ayey kudamaatay Allahayow cadowgaaga jabi cimri deer oo barakeeysan kusi
Jizakumulahu
Kheyran
I
Ilaahay habarakeeyo Ummadana haku anfaco
جزاك الله خيرا شيخي.
Jazaakallahu kheyr jazaa
ua-cam.com/video/HJF8_oy1-Yo/v-deo.html
جزاك الله خيرا شيخ حسان )ابو سلمان
Masha Allah shekh Xasan Xusen Adam Ilah haku hafido
AMIIN❤
Sh wuu ii faaiideeyey. Ilhay ha u faaiideeyo war cusb Dhaanto waa xaaraan waa igu kow maanta
@@kafiwarfa cafwa walaal Dhaanto baan kawadaa.
@@kafiwarfa waa sax barakalhufik wa axsanalahu ilayk akhi
ma sha Allah sheik hassan barakalahuu laka
بارك الله فيك
ماشااللہ
Jazaaka Allahu kheyran
Masha allah sheikh barakalah
MashaAllah jazaka Allahu kheyr Sheekh Xassaan,
Ilaahay haku barakeeyo Ummadana hakugu anfaco Cadowgaadana ilaahay hajabiyo dhanwalba
Msha allh shekh xassan Xussen wan ka hela Allah culumada noo dayo
Ma sha allah nin culus
Ilaahy hakaa abaal mariyo Sheekh, anagana ilaahy hanugu anfaco
Sh hasani Allaha kudhowro
We love you sheeqey
caku wadaadaha markay hadlayaaan refrence iyo marjic la'aan war noo daldala sheikh xassaan wxn kujclaaday 1000 kabadan wxaa kamida masalada wixii Laga qoray qadiiman waxadiithan waa ow kaadhisaaaa allow kuxifdi
@Korbyn Eduardo what do you mean bro
@Manie Sims what you are talking about
Mashalaah shiiq xasaan xuseen aadam abu salmaan alah kudhowro yaarabi
Ilaahay shiikh xasaan ha xifdiyo
Jzlkh khyr sh abu Salman gesinimo iyo cilmi ayu alle siiyy Allah hku xfdiyo
Masha Allaaah, هو عالم
Maasha allaah ❤️❤️❤️❤️
Shukran shiikh
Sheekhu waa ragii raga ahaa illaahaw ku janee
Kkkkkkkk
Masha allah
Sheikha xasaan xuseen abuu Salmaan Caalimka ummdda💯
jazakalah
Yaa shekhanaa faadil ilahay ha kaa abaaliyo hana ku xifdiyo
Jaandheer tu sheikhow ayadu ma leh music waana cayar dhaqameed marka sow Kuma jirto kuwa banaan. Wallahu aclam.
❤❤❤❤ sh. Has San. ❤❤❤❤❤❤❤
Thanks for the best
ilaahow dadkoo dhan sh xasaan kadhig yacni xalaal miiradkiisa
ماشاءالله
Mashallah shaikh xasan wlh aad ayaan kuu jeclahay
Maxamuud xasan
Mn sha allh shiiq hassan
ماشااللہ
ماشاالله
نحن في زمان يستفتى من المشهورين، سواء كان أهلا للفتوى أم لا
@The last Hour تتحكم أوتقول ذلك عن علم وعدل.
@The last Hour thanks my dea brather
The last Hour تحلف لعمرك يا اخي حرام عليك اذا حلفت بهذا
ما رايت احد من علماء الصومال اعلم من حسان ايها الغبي
Nin raga shiikhaan SAA ufahamo culimada kale umafahmo wayo xaqa kama xishoodo seeftisa banaanka
sبلال العصر
Waalhi warun allh nodayo
Jasakalaahu qeer sheq xasaan
Allow ku dhowr sheekhana inshaallaah
sheikh aniga wlhi bilahi wan kujeclahay sual ayn jeclaa inan kuwarsado oo ad imurjisay
Barakalaah shekh xasan
Hafidullah shk xassan...ALLE HA BARAKEYEE.
الكتاب
الريح القاصف على أهل الغناء والمعازف
المؤلف
ذياب بن سعد آل حمدان الغامدي
@
ua-cam.com/video/HJF8_oy1-Yo/v-deo.html
asc sh xasan rag baaleh heestu waxay qeyb katahay nooleynta qalbiga waana firqadiiniya ee maxaad kaleedahay wsc
Masha alah
Heesaha waa garty iyaga iyo muusiga .
Gabayada , maasooyinka , iyo wixii la mida ka waran yaanay xaaraan kaaga dhagin iyo carab ayaa yidhiye
Gabayada geraarka iyo maansooyinku way banaan yihiin waa hadii ay ka madhan yihiin cay aflagaado iyo in qabiil ama dad lagu duro oo lagu caayo
dhanka kale waxa jira gabayo diin akhlaaq iyo dhaqan wanaagsan xambaarsan way cad yihiin kuwaasi waa loo baahan yahay hadii la helayo cid diintii gabay ahaan u taxda waana la soo dhawaynayaaa waanay jiraan abwaano somaliyeed oo gabayadoodu wnaagsan yihiin diin iyo wanaagna ku qotomaan
الله اكبر
It's True Store
Kitaabka waxaa layiraahdaa:
الريح القاصف على أهل الغناء والمعازف
المؤلف. ذياب بن سعد آل حمدان الغامدي.
Asc
Mnzha allh ilaahow xafid
Allow kuxifdi
Nin aan runta ka gamban
Sheikh abuu zalmaan
Asc sheikh durbaankaasi wakeee makanasrada ah baa oo lagu xadreeyo mise Kan Muusigu lasocdo
xasaaanow masalada heeestu aaadbay uga xeeldheertahay sida aaad uga jawaabtay hada culimada xaaarantimaysey ayad noo sheegtay lkn waxa jirta culimo banaynaysa
يشترط لمن يتصى للإفاتاء شروط :
فالصوماليون يستفتون من هو مشهور فى القنوات الفضائية
ولا يعتبرون الورع وغيره من شروط الفتوى.
فالذين في الساحة الصومالية أكثرهم يتحكمون والتحكم في دين الله ضلال وتضليل
نسأل الله السلامة والعافية والتوفيق
Ajruumiga soo laqbeeyso horta
التحكم في دين الله ضلال كيف! سبحان الله
Asxaabta subscribe igu soo dhaweeya cml 🙏🙏🙏🙏🙏
Adigaba wax cad kama heeno nin ilaah jecel uahaa maxabo hele
Hadalkaada qurxi
Iahay ha kas abaaliyo
Asalamucalaykum jichii u danbeeyey AYAAN heeso. Waxtar ah o.o ciyaalka lagu seexiyo bareyn. Ajir ma ka helaynaa.?
M.A
Maansa hawleedka nimanka qaadaan waa danbi waxay caayaan gabdhaha waxay dhahaan
Gabar xaaji dhalay
Oo xamar ka timid
Xeebtay tagtaa
Ku xamaalataa
Lugu xaabiyaa
Bay dhahaan niman guryaha dhisaayo
أي إجماع هذا ؟!!
اذكر لنا مستند الإحماع
ولو اخبرك هل تفهم اصلاً....يا مشائخ يوتيوب
@@قويةبمعيةالله sxb hadii cilman ad rabto anaa kuso guurin karo inshllh lkn hadii howlo kale ad uwaydiday hay daalinin leee pleass
@@acazaam انا اصلا كلامي على الذي سأل الشيخ وليس على الشيخ ذاته.
@@قويةبمعيةالله ha wn kugu gafay asaan aniba hdlka urabay adaw kuso koray cafwn akhii
Walalo ijmac hada urabto cilmi ahan wn kuso guurina inshllh 31 kbdn lkn hada dan kale kalehed hay daalinin iisheeg please
الريح القاسف
الريح القاصف
M.a m.a
Hhhh wuu istuuray kulahaa markaasuu cabaaday ileen ma marqaansanee
Hhhhhhhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣 qosol iguma harin hhhhhhhhhhhhh
Shiiq xasaan xadrada diin mashin lkn hilib iyo caano aa lgahelaa
Yaaaaaaahuuuuuuuuu
Sheekh dawaco xaasid ahi kuma cunto nin rageed
sheekhu daliilo muxuu usoo qaadan waayay
Shiikhow buraanburkanh
هذاهوالصواب ولا اراه بتكفير
Waligey shekh wahabi ah ma dhageysan
Sh xasaan waxa i gashay wax ka faideyso
Lkn
Been bis ooba ii shegay
Kulahaa...
Masajidaha
Al xaq iyo tatka iyo 12 ka
Durban aa lagu tumaaa
Beeen kaadaaib
Qasiidadu maaha hees
Walee waa idin naqqana wahaabiyiin maxaa been noo sheegteen
Heestu way banaantahay allaahu yaclam
Adiguba takfiir ayaad ku
Aa faysan tahay waa in lagaa fogaado
8:00
Get out of here you hyena
Waraabe dhaqan xumida wa lagugu yaqaanay
Odogaan wali maladhageystaaa horta
Xoolahaa xataa dhegaysta oo biyaha ku cabba ama ku xasila taas
Wuuufogaday
Shekh dadka benta kadaa
Hush waryaa
7:20 “Wadaadka wuxuu ku fitnaysan yahay fatwa lagama waydiiyo” waa hadal qiima badan oo adiga hadda ku quseeyo Imaam Ghazali baad ku dureysaa balse adiga ayuu hadda hadalkaa ku qabanayaa maadaama aad ku fitnaysan tahay nacaybka fanka iyo muusiga suuban, waxba lagaama waydiin karo soo mahan!? Sababtoo ah wax walba sidaad ugu yara roontahay baa marka fanka iyo farshaxanka la gaaro hunqaaco ka wareergtaa sheekh Xasaanow! 😂😂
Fiira gaara ah: diinta islaamka iyo fanka wax colaad ah kama dhaxayso balse wadaad aan ka helin baa marwalba colaadiyo!
Maxa tiri
fanka iyo diinta wax colaado kama dhaxaysaa? Allaha ku naxariisto jaahilyahow
MoHameD AshraF Imaam Ghazali adiga iyo Wadaadkan oo kale wuxuu ka yiri (من لم يهزه الربيع وأزهاره والعود وأوتاره فاسد المزاج ليس له علاج)
Qof aan ku raaxaysan gu’ga iyo ubaxiisa, ama kabanka iyo codadka waa loox - yacni waa qof xaalad nafsiyan u xanuusan oo la dawayn karin. 😂
Illaahay fanka iyo muusiga ha idinku hanuuniyo ya Rabb si aad u caafimaadaan kulligiin 😍
Diinta islaamka oo dhammi waa fan iyo quruxda nolosha ee wahabiya qarax iyo gowrac ka dhigay 😢
Balwad bay ii noqotayoo sheekhow way idhibaysaa
Maad iska odhatid, ragga iyo dumarka heesa ee muslimiinta ah dood kama qabaan inay xaaram tahay lkn waxay kudhahayan balwad bay noo noqotay iyo wax nalagu imtixanay. Raganimo ma'aha waxaad ogtahay inuu qashin yahay inaad lasoo istaagto waa xariir.
Abdirizak Sirat diinta iyo islaamka been haka sheegina! Illaahay quraankiisa ayuu si toos ah wax ugu xarimaa, Illaahay hadalka lama baqo!
Darajada waxa lagu xaaraameeyo waayad quraan oo cad sida waxwalba Illaahay u xaaraaneeyo ma ahan sheekh hebel baa sidaa ku fasiray!
Diinta nacayb bey wahaabiyo ka buuxiyeen halka quruxda nolosha ay ka QARAX!
Illaahay umaddiisa u daayo iyo xirfadooda haddii idinka aynaan quruxda nolosha ka helin
Aniga kaala doodi maayo ma xaaraanba misa waa xalaal warku wuu cadyahaye ruux soo jeedoo (is gamaasuurinhayan) latoosin karin. Hor usoco haduu ilah hanuun kuu qoray sida kuwii kaa horeeyay markaad kudaasho adiga dhihi doona hadda waan waynaaday oo awalki hore dhalinyaranimaa iqaadaye tawba yaa Allah.
Hhhhhhhhh balaayo ayaa layska dhigayaa
Alle umada ha ka qabto adiga hassan ah iyo inta kula fakarka ah alle cadabkisa abal marin ha idinka dhigo wahabiyo walle Somali badan waa dhumisen oo jah warerisen oo fidnaysen alle ayase malin adayn waxba ahayn idin xisabin dono adunyo jecel dolar iyo dhal dhalal ba diin Tini sisaten
Adigu maxaa kaa dhex qeylinayaa ma heesaha ayaad u doodeysa
Aalle adiga umadda hakaa qabto jaahil yohow
Malaa kani isagaa suufiyo ah, waa layaab
Beenta iyo rabitaankaaga yareey
Allahu Akbar cid xaqa cadaysa Lama waayo
Yacquub siciid kumee
Bidcikastaaa wuuu soxadraynjiray
Yacni ciyaartu waa danbi ayaad u jeeda
*Lkn dadka uu dhibyaraanta ku gaalaysiinayo muu iska daayo*
Meshan hees ayaa looga hadlayaa walal,
Ee iney xaaraan tahay heesahan music wato ma shiki aya kaga jiro adon ciwaanka ka bixin.