Ustaad wad mahadsanthy marka hore . Aniga go'aan markaan qaadanayo waxan sameya 1) mida koowad talasarashada allah (sw) 2) hadii laba go'aan ama waxa kabadan yihiin halmid ayaaan ku dhaga marakas ani ahan aan u arko waxtar 3) go'aankaas aaan ku dhagay kadib tashi ayaan kasameeya hadi ugu badato waxa waydiiya 2qof 4) hadii go'aankas ay igu racaan hore ayaan kaga dhaqaaqa micnha wan sameeya sida ugu macquulsan 5)hadii igu diidana waan ka joogsada islamarkaaba go'aankas oo waxa ku dhaqaaqa go'aanada kale ee markaas ugu macquulsan Fg. Hadii go'aanka ani ahaan ila adkaado sameentiisa uma aan kabaqo waxa go'aankas aan ku dhaqaaaqayo waxa kadhalan doono ayaaan qodobadas aan soo sheege mariya Hadii go'aanka ay fudutahay sameentisana waan sameeya asoo waqti iiga bixin qodobadas Ugu danbeen videogan waxan ka faaide qodob iga maqnaaa muhiimna aha waana slada labada rakco ee إستخاره aad ayaa umahadsanthy ustaaad
M.a tabarakallah jazakallah ustaad goaan qaadashada waa muhiim hada iyo jeer aniga hooyo baa la tashadaa markaan goaan qaato ustaad sidoo kale ii duceey baan ku yiraahdaa sii goaankeyga u noqdo mid wax ka ool ah aduun iyo aakhiro In anfaco fahdigaan maanta waxa aan ka faaiday ayaa goaan qaadashada in ee qeyb ka tahay horumarinta nafaheena aad baa u mahad san tahay allah ka abaal mariyo amiin yaa rabi 🤲🤲
In bdn waxaa dawanayay muqaladada waxaa daremay ina u bahantahay qof video editor ah uu kala shaqeya qeybta muqaal qurxinta si professional ah marka ayaa diyaar kugu ah xili walba
Ustaad Salmaan Waan ku salaamay aad iyo aad baan kugu mahadcelinayaa runti dhalinyarada somaliyeed Ayaad u Hagar baxdaa Ma aaminsani in uu jiro Nin Soomali ah oo sidaada oo Kale Wax usoo baadho oo Xog Lataaban Karo dadka Lawadaago haday jiraana way Yaryihiin waxaan Hayaa wadadi UA-camrnimada Sharaf Korkaga Ha ahaato ustaad ❤️
Ustaad wad mahadsanthy marka hore
. Aniga go'aan markaan qaadanayo waxan sameya
1) mida koowad talasarashada allah (sw)
2) hadii laba go'aan ama waxa kabadan yihiin halmid ayaaan ku dhaga marakas ani ahan aan u arko waxtar
3) go'aankaas aaan ku dhagay kadib tashi ayaan kasameeya hadi ugu badato waxa waydiiya 2qof
4) hadii go'aankas ay igu racaan hore ayaan kaga dhaqaaqa micnha wan sameeya sida ugu macquulsan
5)hadii igu diidana waan ka joogsada islamarkaaba go'aankas oo waxa ku dhaqaaqa go'aanada kale ee markaas ugu macquulsan
Fg. Hadii go'aanka ani ahaan ila adkaado sameentiisa uma aan kabaqo waxa go'aankas aan ku dhaqaaaqayo waxa kadhalan doono ayaaan qodobadas aan soo sheege mariya
Hadii go'aanka ay fudutahay sameentisana waan sameeya asoo waqti iiga bixin qodobadas
Ugu danbeen videogan waxan ka faaide qodob iga maqnaaa muhiimna aha waana slada labada rakco ee إستخاره aad ayaa umahadsanthy ustaaad
M.a tabarakallah jazakallah ustaad goaan qaadashada waa muhiim hada iyo jeer aniga hooyo baa la tashadaa markaan goaan qaato ustaad sidoo kale ii duceey baan ku yiraahdaa sii goaankeyga u noqdo mid wax ka ool ah aduun iyo aakhiro In anfaco fahdigaan maanta waxa aan ka faaiday ayaa goaan qaadashada in ee qeyb ka tahay horumarinta nafaheena aad baa u mahad san tahay allah ka abaal mariyo amiin yaa rabi 🤲🤲
Alle hka abaal mariyo ustaad barnaamijyada wax tarka leh ee aad noo soo gudbiso❤
Thanks Teacher ❤
Legend waa mahadsantahay
Keep going,teachar❤
Wcm jazaka allah
Ustad salman madow aad ayaad umahadsanthy sida nogu xagar baxdo❤
ustaad wey ila tahay dhamaan waxyabaha aad shegtay.
aniga waxaan sameyaa:-
salaad istaqaara ayan dugtaa.
alxamdullilaah allaahna wuu iwaafajiyaa go'aanka saxda ah.❤
Masha! Mahadsanid
Mahadsanid qayr Allah hakusiyo
Ustaad Salman maadow Waad maxsantahy sida aad noo dhiirigeliso guuleyso mudane
Haa ustaad ❤❤
Jazaka Allaah ustadii juhdigaaga💗
Macalin seelosameyaa afoogy
Talaabooyinka Aan Qaado
Aminka Aan Qaadanayo
Go'aano Masiiri Ah.
1:Waxaan Lawadaagaa Rabigey Oo Aan Ka Baryaa in Go'aanka Aan Qaadanayo Uu igu Sugo
in Uu Alle iiga Dhigo Go'aan isbadal Wanaag Muuqda Kusoo Kordhiya Nolosheda in Uu Alle iiga Dhigo .
2:Waan Qortaa Go'aanka Oo Waan Note Gareeyaa .
3:Waxaan Sameeyaa Latashi Oo Aan Lasameeyaa ilaa Ugu Badnaan Seddex qof ii Dhow .
4:Waan Ukacaa Sida Aan Ugu Dhabeyn Lahaa Go'aanka.
Thanks ustaad❤
M.a ustaad Maadow
Mhad ustaad maadow .
Keep going aqoonyahan .💕
Thanks Ustaade ❤
Masha Allah
Wacalaykum Alssalaam Waraxmatu ALLAAHI Wabrakaatuh
Thanks ustaad ❤
First one comment
Ustaadii waxan ka codsanyaa qaybaha physics inaad muqaal ka soo sameeyo ,madaama aad adigu macalin physics tahy .
Xafida’Allah ustaad
Thanks ustad
Scw
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته استاذ سليمان
Af-soomaali kusoo qor ama iska Aamus.
@@KONAAL.Salaanta ayuu kaqaaday wax ceeb ahna kuma jiro luuqada uu kaga qaadayo isagaa ikhtiyaar uleh dib isku noqo 🤔
@@KONAAL.Maxaa ka fiican afka carabiga walaalkayoow
Salman afoogy malaga hela xirfad somali loga shaqaysto aad igula talin lahayd inan iskadiwan galyo?
Hadalkaagu waa hadal wanaagsan talooyinkaaguna waa dhaxalgal. Eebbe ha nagu anfaco adna ha kaa abaaliyo walaal.
aniga marwalbo go aan qaadashada waa ku dhibana lkn hada talaaboyinka aa iishegtey ayaan qaadaya ustaad ilaahy go aamida saxan hanagu toosiyo
Macalin salman wanku salamay
Why salman dont replay one of the comments 🎉
Salmaanow abka atoogy kusoo dara maybe quraanka lagu barto waa ku baryaa ❤❤❤❤❤
bishaarayso, insha'Allah wa kusoo darynaa
Ustaad talo wax ku ool ah weeye
Soobadi
Guuleyso wall aad baan u la socdaa barnamijyadada
Ustad madow......❤❤
Mashaallha
Mahadsaid ustaad salmaan maadow
Mahad sanid ustaad 🙌🏿
go'aan qaadasho malin walbo go'aan ayaan qaataa mana aqaano meel aan kabilaabo go'aankan aad nagu waasheen
❤
In bdn waxaa dawanayay muqaladada waxaa daremay ina u bahantahay qof video editor ah uu kala shaqeya qeybta muqaal qurxinta si professional ah marka ayaa diyaar kugu ah xili walba
9:43 af soomaali maka dhigi karaa
Sharaf iyo karaamo korkaada ha,ahaato.