AABO SIYAAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • WAX QABADKII KACAANKA

КОМЕНТАРІ • 304

  • @fadumoadan948
    @fadumoadan948 5 років тому +68

    Waagi qaaxotigan aan aahen oo uu noo imaan jiiray waxan dhiihi jiirnay siyad barow
    Basto iyo baaris waadaw
    Allaw dhaawr magacada
    Dhaawr. Qoxotiyasha waxa uu u qaybin jiiray
    Basto
    Baaris
    Suubag saxin aah ama saafi ah
    Timir
    Caano iyo dhaar iintas yaa heeli kaaro allow ku raaxmo aabihi umaada somaliyed

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 роки тому +37

    Aabe siyad allaha kuu naxariisto ameen, waxaanu xasuustaa anoo 7 jira 12/3/1985. Dhakhtar aabahay iigu qaaday oman 🇴🇲, anagoo somali air raacnay passbort somali ahna wadana

  • @nuradiinabukar2407
    @nuradiinabukar2407 5 років тому +44

    Wallahi waan ilmeyey markii Aan dawaday videogan Qiirada xamasada & xususta Badan waxan soo xasuustay Waxyaabo badan oo aan Goob joog u ahaa xiliyadii ay Dhacayeen & goobihii ay ka Dhacayeen & manta sida xaalkku yahay waa murugo & qoomamo aad u aad u Weyn waxan ka baryeynaa Allaha raxmanka ah In uu deg deg inoogu soo celiyo wanagenii xirnimadenii & Horumarkenii & nabadenii Beri samaadkii aamiin yaa Allaaaah.

    • @soomalicadowgeduwakayga5774
      @soomalicadowgeduwakayga5774 5 років тому +4

      Ilaahay hanosoceliyo sharaftii iyo karamadi anlahayn

    • @abdiazizmahamed5485
      @abdiazizmahamed5485 2 роки тому

      Wʟʟᴋᴇɪ ᴀɴᴀʙᴀ ᴡᴀɴ ᴋᴜʟᴀ ɪʟᴍᴀʏɴᴀʏ ɪʟʟʜᴀʏ ʜᴀɴᴏ ɢᴀʀɢᴀʀᴇ🇸🇴🇸🇴

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 Рік тому

      Weligey gajo arkay kuma fikirin xabad maqlay Qarax aragnay have wali galnay sodon sano abar iyo colad proplem

  • @ambiyomaalim3817
    @ambiyomaalim3817 4 роки тому +13

    Nolodeeyda ima soo marin xukun & caddaalad la mida tii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre Fardowso Alle haka Waraabiyee Geesigaas Soomaaliyeed Aaaamiin Yaa Allah

  • @maxamedamiin4789
    @maxamedamiin4789 5 років тому +92

    Aabe siaad aabihii Garashada inta Jecel Allaha jeclado Allow unaxariiso wxan dawnya 4/15/2019

  • @soomalicadowgeduwakayga5774
    @soomalicadowgeduwakayga5774 5 років тому +27

    Wankaxumhy aabo wllhi wan isoyay marka arkay vedogan Ilaahay hakuu naxariisto aabo manta cadow ayaa nootashaday

    • @nuradiinabukar2407
      @nuradiinabukar2407 5 років тому +2

      Waan ka guuleysaneynaa Cadowgena wuxuu doonoo & midabkuu doono halahaadee inshaa aiiah.

  • @bahjabahja-8805
    @bahjabahja-8805 Рік тому +11

    Abba siad bare mid adigo kale Allah hanokeno

  • @wiseman2748
    @wiseman2748 3 роки тому +7

    Waxaasoo wanaag iyo sharaf ahaa Hawiyaa ku xaaray Nacallaa futadiina madow ku yaaalla

  • @ciiselovechelseaciise4632
    @ciiselovechelseaciise4632 7 років тому +50

    Aabo siyaaad aabe adi kaaa wanaagsan weeynay alle ha ku naxriisto

  • @Babygirl-re6re
    @Babygirl-re6re 6 років тому +34

    Aabe macaane waan kuuxiisay walle gadaasha wax badhan baa dacay aabow garani maayo si aan kuugushego Somalia midaaad ogeyd maahan Alle kitaabkaaga midigta hakaasiyo

  • @azizahassan9308
    @azizahassan9308 4 роки тому +18

    Hadaa tarikhda aabbo siyaad baranayaa anigu 2020 Jan 💙

    • @yusrohashi4724
      @yusrohashi4724 16 днів тому

      Meel ku sheeg taariikhdiista aan aqriye

  • @deposkaofficial6760
    @deposkaofficial6760 2 роки тому +23

    You will be remembered forever aabe siyaad❣️💯

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 5 років тому +11

    *21 October 2019 yaa hlkaaan joga 😂😂😱😂🇸🇴👈🌹💋💯👈 allah unaxaristo abihi umada somaliyed hormarka garsiye*

    • @yusrohashi4724
      @yusrohashi4724 3 місяці тому

      2 july 2024 baana arakaya aamiin ya rabbii😢

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 років тому +14

    ducada umada somaaliyeed ba garabtaagan insha allah yaarabi u naxariiso madaxweyne siyaad

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 7 років тому +101

    Waa ciidan kii Ethiopia beerka kala baxay dagaalkii faraha loga gubtay 1977 kii .

    • @nuradiinabukar2407
      @nuradiinabukar2407 5 років тому +4

      Wallahi Waa xasuus aan Marnaba ka go`ayn Quluubta wadaniyiinta Soomaaliyeed waa Libaaxyadii Africa ee casharkii layaabka lahaa u Dhigay ciidamadii xabashida Ee cadowga ahaa allaha Raxmanka ah ha Inoo soo Celiyo dadnimadenii sharaftedii karamadenii aynu ku laheyn caalamka & Ciidamadenii libaaxyadii Africa aamiin yaa allaaaah.

    • @xasanxasan7688
      @xasanxasan7688 5 років тому

      Dhaanto

    • @medhayanmed4883
      @medhayanmed4883 4 роки тому +1

      Caqli xumo nabad way kaa kaxaysaa colna kaama celiso ?

  • @engineerabdirahmanmohamed9476
    @engineerabdirahmanmohamed9476 4 роки тому +7

    walina waan daawadaa kama xiiso dhaco.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 років тому +27

    Ninka Neceb Jaalle Cudurka Ku Hayo U dhimo

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 4 роки тому +20

    Allaha.haku na xariisto abba siyaad bare👏👏💯😭😭😭 like saar

  • @faisalabdiabdullahi6363
    @faisalabdiabdullahi6363 4 роки тому +5

    Allah u naxariisto Abe siyaad markaan arkay videogaan waan qirooday illahaw dalkeena sidiisii kusoo celi amiin

  • @sharifadan5683
    @sharifadan5683 5 років тому +15

    How develop somali those days imagine it has air strike with branded somali flag what a country best of all Africa those days it was a time somali Invaded Ethiopia and the tiny Kenya hide herself

  • @lamiizmaxamed9092
    @lamiizmaxamed9092 5 років тому +3

    Baabe siyaad allah ku naxariisto wax badan ayaa nooqawatee ku dasho ayaa naga mudan tahay markaan arko taariikhdii hore iyo hada sidaa nahay xaada ayaa i istaagto aabe siyaad janatul firtowza

  • @laylohabonofficial6222
    @laylohabonofficial6222 3 роки тому +4

    Aaaaabee ilow ha ku naxaristo alow qabriga ha ku nuuriyo😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Рік тому +2

    Marnaba ma ilaawi doono Aabe Siyaad waxaan lahaa himilo markuu wadankeena soomaaliya madaxweyna ka’ahaa lkn waxaa lagu bedeley caada qaatayaal ❤❤❤❤

  • @mhmdtaher6688
    @mhmdtaher6688 5 років тому +6

    Ilaahaw janada kawaraabiyo madaxweynaheenii hore iyokuligood intii dhimatey iyoaabayaasheen

  • @abdinasir3950
    @abdinasir3950 4 роки тому +13

    Still watching Aabe siyaad ❤❤

  • @محمدعبدي-خ3ه
    @محمدعبدي-خ3ه 8 років тому +47

    Aaaaabe siyaad ❤️

  • @geeljirgeeljir2552
    @geeljirgeeljir2552 8 років тому +83

    Aabo soomaaliyeed ilow ku naxariso

    • @salatali1214
      @salatali1214 5 років тому

      Geeljir Geeljir vuklue

    • @nuradiinabukar2407
      @nuradiinabukar2407 5 років тому +4

      Aamiin yaa allaaaah Janatulfardow allaha geeyo Aamiin yaa rabi yaa raxman Yaa raxiim.

    • @sportschannel6987
      @sportschannel6987 5 років тому +1

      Am I

    • @sportschannel6987
      @sportschannel6987 5 років тому +1

      Amiin

    • @issi19
      @issi19 5 років тому +1

      Ahmed Kheyr ma ninka carur iyo dad Annan wax uu geysan xasuuqay

  • @abdirizakomar8290
    @abdirizakomar8290 5 років тому +21

    Aabo aan la iloobayn
    waan ku tabnay aabo
    wax badan ayaan ka ogoomoonay markaad naga tagty
    allaha kuu naxariisto aabo

  • @ayaanachinese3132
    @ayaanachinese3132 Рік тому +2

    He was great leader of somalia may Allah have mercy on him mohammed s

  • @nawaalabdi1922
    @nawaalabdi1922 5 років тому +12

    Abe siyaaaad Alaha kuunaxariiisto

  • @noah3760
    @noah3760 2 роки тому +2

    Illahay haku naxariisto aabe siyaad,adiga kadib yeey baa nacuntay,

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 7 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂Aun Abe siyad

  • @faisaladen2000
    @faisaladen2000 8 років тому +1

    g vremen apprecier cet chanson... k allah acceuill ds son paradi eternel. malgré ts k on di sur lui il rest l un des heros le plu reputé du monde. les occidentaux ne reconaisen cela mai mw g avoue e g admet c un HEROS

  • @abdihashi1445
    @abdihashi1445 6 років тому +9

    Aabe siyaad naxariistii jano Ayaan ilaahey kaaga baryay

  • @barafleabdi4319
    @barafleabdi4319 2 роки тому +4

    Came here after Sonalia 🇸🇴 2022 election farmajo didn’t win but Aapo siyad you will forever be remembered

  • @mahamoodyasiin342
    @mahamoodyasiin342 5 років тому +20

    Abe ilhay ha ko naxristo

  • @husseinroble6750
    @husseinroble6750 Рік тому +1

    WALL·E nabsigii laga galay Siyad Barre Somali wu haya canqow is ku dhufte asaga u dhutiya

  • @fartacalimx8577
    @fartacalimx8577 8 років тому +54

    aabo siyaad illaahow kuu naxariiso

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms Рік тому +1

    great leader from Somalia east Africa..

  • @niciimafaarax4293
    @niciimafaarax4293 5 років тому +5

    Allow kuu naxariiso sharafti somalia ku racde

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 7 місяців тому

    Aabe Ziyaad sidaan ku jecel nahay Allah ku jeclaado
    Aniga waxaan ahay wiil.yar o 25 jir ah mana arag Dowladaadi lkn Qalbiga waxaan ka dareemaya in Aad aheyd madaxweyne Dalkiisa iyo Dadkiisa jecel aabe ziyaad Allah ya Raxma 😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yuusufakooza992
    @yuusufakooza992 5 років тому +4

    30/10/2019 ilaahey hakuu naxariisto aabe siyaaad

  • @ayaanahmed5246
    @ayaanahmed5246 5 років тому +6

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭allow noosoo cali nabdii iyo awoodi an laheen halkan manta joogno kala dheeeraaa

  • @josh4424
    @josh4424 11 місяців тому

    alaw kuu naxariiso aabe siyaad from zaylac-awdal state of somaliya al samaroniya

  • @noorculusowmahmud2797
    @noorculusowmahmud2797 5 років тому +4

    Xasuus aan iga goeyn runtii waxaan ahaay ubaxii kacaabka 1991

  • @omarnuh
    @omarnuh 5 років тому +21

    Jannadii Udgoonayd Idam Alle dhex Dabaalo Baaba M.S.Barre. 08:45pm.vri.28dec.2018.nl.

  • @francisotai7599
    @francisotai7599 8 місяців тому

    Yaa ila daawanaaya 2024❤❤

  • @Hw15243
    @Hw15243 2 роки тому +1

    Masha allah, that’s when somalia was somalia . Alloow kuu naxariiso adiyo intii wanaagssneyd oo dhan ee kula shaqeeyneysay.🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴
    احيا وطني. احيا وطني
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @obsiyem272
    @obsiyem272 5 років тому +4

    Alle ha u naxariisto waxa uu ahaa somali dhab ah

  • @bilanahmeddheere1631
    @bilanahmeddheere1631 5 років тому +3

    aabe siyaad janadii allaha kugeeyo AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 2 місяці тому

    Alaha unaxariisto mwsiyaad iyo dhamaan mwnayaashii dalka soo maray inta nool iyo inta dhimatayba

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 3 місяці тому

    Intaad dadkale caawineysay waxeey aheeyd inaad dadkeena adkeeyso laakiin waa da daashay insha Allah qeer wadani guul geesi 🌸🌺🌸💙💙🇸🇴🌸💙💙🌺🌺🎊🌺🎊🎊🫶✌️👋👋👋👋👍💪

  • @warfamine9069
    @warfamine9069 2 роки тому +1

    Wow Somalia. Army was number 1 in east africa at that time 100%

  • @Bineeye
    @Bineeye 5 років тому +1

    AABA SIYAAD taliikhdaad baal badhaba kga taala adiyo intii kula mid ahyd
    Allaw dowlada sidano kle noogu soceli
    Siyasiyiinga siyasada si qaldan u fahmayna noosahadee

  • @tahersafwan7466
    @tahersafwan7466 4 роки тому +3

    Aabe siyaad Allah Ku naxristo 😘😍🇩🇯🇸🇴

  • @asiya4204
    @asiya4204 4 роки тому +1

    Jaale maxamed siyaad Barre Allah hakuu naxriisto

  • @FarhiyabilowmohamedFarhiya
    @FarhiyabilowmohamedFarhiya 2 місяці тому

    Alaha kunaxrsto aabe siyad,,, aamiin ya rabi

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 2 роки тому +1

    Illaahoow kuunaxariiso💙🇸🇴💙💪🌹✌️👍👏👏

  • @abdilahiwllmananyhorgalela1223
    @abdilahiwllmananyhorgalela1223 5 років тому +6

    alle ha unaxaristo aabe siyad bare

    • @nuradiinabukar2407
      @nuradiinabukar2407 5 років тому

      Aamiin yaa rabi

    • @ahmedelmi9606
      @ahmedelmi9606 5 років тому

      Ilaahay NAXARIISTII ka fogee gaalkii ayadaha ILAAHAY badaley ayaad leedahay ilaahay ha uu naxariisto waar qabyalada ha kaga foogan ilaahay syaad Gaal ilaahay ayaay uu talaa hadii uu cadabo

    • @liibanliban5078
      @liibanliban5078 5 років тому

      abdilahi wll manan y horgale laga dhigeen Abdiasis

  • @abdirahmanmohamedalawi6682
    @abdirahmanmohamedalawi6682 Місяць тому

    Allah ha unaxaristo Madaxweyne kuula mid ah ama kuusoo dhaw dalka sooma marin

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 11 місяців тому

    Illaahay ha ku Naxariisto inta Garanayso waxi aad Qabatay kuma iloobi Doonaan.

  • @dareenkashacabkamedia2048
    @dareenkashacabkamedia2048 5 років тому +1

    Alle haw naxrizto wuxnban odhan kraa gen. Caydid from hargyza

  • @fatmaomar1711
    @fatmaomar1711 5 років тому +4

    I wish u were alive caabe siyaad .. Somalia wouldn't be like this today

  • @15310011
    @15310011 2 роки тому +1

    Those we the days..that we were somebody... hees qiiro leh..the video clips are great 👍

  • @sulaymanfarah2023
    @sulaymanfarah2023 5 років тому +5

    Aabo siyaad❤🇸🇴

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 5 років тому +2

    Ilaahay how naxariisto janadii fardowsa allah geeyo amiin ya allah

  • @bilanemfa6197
    @bilanemfa6197 5 років тому +2

    Wlhy markaan commentiga eego dareenkayga oo dhan isbadalaya sida dadku dowlad u jecel yihiin allaha dowlad quwad leh ha nasiiyo😭😭😭

  • @sheekeeye16
    @sheekeeye16 5 років тому +2

    Aabe siyad Allow kunaxariso

  • @Queenphvlogs
    @Queenphvlogs 4 роки тому +3

    Allah haku naxaristo

  • @sportschannel6987
    @sportschannel6987 5 років тому +3

    Illhow uu naxariso gisiga sadkisa gumaystaha ka doorshow

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 Рік тому

    Allah ha u naxariisto Aabihi garashada geeska afrika

  • @jinniekercheval3845
    @jinniekercheval3845 4 роки тому +6

    AABBE SIYAAD FOREVER LIVES IN OUR SOUL MIND AND FUTURE. NOV 10TH, 2019

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 3 місяці тому

    Erayada iyo laxanka abwaan cabdi kariin faarax qaarey jiir aabihii laxanka

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 5 років тому +1

    Alloow kuu naxariiso m siyaad

  • @engineerabdirahmanmohamed9476
    @engineerabdirahmanmohamed9476 4 роки тому +3

    malaa sagaal bilood ayaan daawanayey heestan.

  • @Missmile2
    @Missmile2 5 років тому +1

    Sadrig iyo laabtaan kaa salaanay aabe siyaad subax walbo saacad walbo saadirkaan u barinaa janada inaad ku waarto jaliiil keena nana kula jiro aabe siyaad 😢😢😢😢

  • @somalirunsheek1886
    @somalirunsheek1886 2 роки тому

    ahhhh ya zaman Umadan Somalinimada ayaa ad iyo ad ula weyned Umada hada jirto waxa ad ula ween qabiilka iyo jinsiyad kala ama jinsiyad anan Somali eheen wa intu Cadowga doonaayo

  • @qoodaarmedia3468
    @qoodaarmedia3468 6 років тому +3

    EreyadiiiI Iyo Laxankiii Abwaan Mulaxan CabdiKariim Faarax Qaareey [ Jiir ]

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 5 років тому

      Erayada waxaa leh cabdi bashiir indhabuur sxb cabdikarin jiir mulaxan ayuu ahaa erayada masamayn jirin

  • @ismaciilcumar5544
    @ismaciilcumar5544 5 років тому +1

    ilaahow kuu naxariiso somalia oo idil kii sare u qaadow sinaantiyo garsoorkiyo kii nabada sidayow!

  • @zakariemohamedisak1162
    @zakariemohamedisak1162 4 роки тому +4

    Aabe siyad 😍

  • @abdullahimohameddore4131
    @abdullahimohameddore4131 8 місяців тому

    Allow kunaxariso aba siyat

  • @gureyisaaq3272
    @gureyisaaq3272 5 років тому +2

    Alla jecliyaa Aane SIYAAD ALLAH YARXAMKA.Allaah qabriga hakuunuuriyo.from lascaanood.

  • @bahjabahja-8805
    @bahjabahja-8805 Рік тому

    Daroodku wa nasaab nasaab dalay tugadhi taladi sayidka iyo diyaradi somali air line ibsaden aya baqbaqleynayan siyad bare lahaysta maehen daba dilif maahayn calaqate sidhi kuwi ingiriska iyo talyaniga dabada udaqayen rer somaliland kamid ahayen gesi goob ayu ahay wanalodarsadey naar iyo jano Allaha uhaya gacanta hawiye ogumahayo darod viva guul iyo gobonimo wanigufanaa ahmed gurey iyo said cabdule xasan m s bare aya kadashen darodku wanigufanaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ cadowgina cagta hosted

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +1

    Aun Abe siyad

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 5 років тому +2

    Somali waa dad wanaagsan love you all

  • @abdiazizmahamed5485
    @abdiazizmahamed5485 2 роки тому +1

    ɪʟʟᴀʜᴀʏᴏᴡ sᴏᴏᴍᴀᴀʟɪʏᴀ sɪᴅɪ ʜᴏʀᴇ ᴏᴏɢᴜ sᴏᴄᴇʟɪ🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @updiraqiibproduction4553
    @updiraqiibproduction4553 4 роки тому +3

    Ilahay dambigiisa ha dhavo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Aun Abe siyad great aha alaha jano geliyo amiin ya alah

  • @KM_963
    @KM_963 4 місяці тому

    Allaah yarxamo aabo Siyaad AMIIN 😭😭😭😭😭

  • @jinniekercheval3845
    @jinniekercheval3845 4 роки тому +1

    ON MY WAY BACK TO NEVER LEAVE YOU AGAIN MAMA AFRIKKA

  • @careyscade6188
    @careyscade6188 4 роки тому +1

    Waqtigaasna diyaaradaheena buuxay maantana Somali airline baa shaki nooga jiraa inay mar so laban doon aduun 18feb2020

  • @fowsiabdiraashid662
    @fowsiabdiraashid662 5 років тому +8

    😢😢😢💕😍

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818

    Aabbe siyaad alle hakuu raxmado dawlad kaama danbayn oo dalkaama dambayn😢

  • @yamyam585
    @yamyam585 8 місяців тому

    Aabe siyaad Rabi kuma cadaabo 🤲🤲

  • @cabdulahimaxed9710
    @cabdulahimaxed9710 5 років тому +5

    muqdisho waagaysay quruxbadnayde

    • @fariidkaofficial9124
      @fariidkaofficial9124 5 років тому

      Aabe adi ka fcn gadaashada mana soo marin wlhi wan kuu xiisnay aabe waxan illah ka baryayaa inuu janatul fardows ku galiyo

  • @dharaflandkghafdaahircalas8185
    @dharaflandkghafdaahircalas8185 7 років тому +14

    aabe siyaat allaha u naxariisto

  • @anthonywest4173
    @anthonywest4173 5 років тому +7

    BEAUTIFUL.

  • @sugullejr6441
    @sugullejr6441 4 роки тому +1

    Aabe siyaad Alle haku naxariisto😭😭

  • @mohallie
    @mohallie 3 місяці тому

    Saadirkaa kuu barinaa janada inaa ku waarto aabe siyaad

  • @Isbatooraha
    @Isbatooraha 2 роки тому +1

    Aabe siyaad 🇸🇴

  • @kingpasquale9486
    @kingpasquale9486 9 днів тому

    Still watching 21 October 2024