Dad wada muslim ah buu qaar ka mida ku sheegayaa islaamiyiin!!!! Islaam xukunkiina daalimiintu diide ,xalkale oo aan qabyaalad wax ku qaybsi ka dibna isku dil ahayna ma hayaan!!!!!!
Adi maskaxdada wxba kalama aqonsan karto miya wll xaqa waa inuu kuu muqda hadu alle kuidmo lkn maha ina magaca culumo eed uradisa wll duceso allah aya laga barya iman sadiqa de hadey munafaqad katahay waa kugu kaliga inaga waxa isagama keen darsana alxamdulillah ogowna in galada si ey ucebeso diintena lkn anaga nalagaraba ina xaqa barano oo diidno insha allah inaga saren dono allah banala jira🤚
Asc. In culumo ama qof muslim ah la dil illaahay sw agtiisa denbiyada waaweyn ayuu ka mid yahay oo taasi muran kama taagna, laakiin M siyaad barre gadaashiis meeqa ama immisa culumo , dad muslim ah ayaa la dilay? Wax ka daran tii s.barre ayaa dhacay oo weliba ka sii xun. Hadaba maxaa s.barre kaligiis eedda saaray oo loo sheegi la'yahay masiibada maalin walba dhacaysa ee ka xun tii hore?
dilkii Culimadu waa masiibadii 2aad ee uu ku kacay Taliskii Soomaaliya! waxa ka horreeyay taas markii Barlamaanku diiday in: Shareecada islamka la isku xukumo!! wallee ila aynu Diinteena u noqono waxba hagaagi maayan ee kolba meel hala isku qaado
M/ siyaad wixii uu geestay wax millyan jeer ka xun beey geesteen raga Somaliyeed wadaadkooda iyo waranlahoodaba, qoyska Somaliyeed markii uu nolaa buu qoys ahaa maanta silic baaba udhamaaday.
Sxb qarni joog runti wa no Hagar baxday sxb guleyso 🎉❤
Qarnijoog wll cimri dheer iyo cibaado suuban ilahey haku siiyo❤thanks 👍
Amin
😊
😊
Guul ba ku rajayn cabdisalaam nin ku dayasho mudan ba tahy❤
Zxp waan la socdaa barmaamijydaada wd ku mhdsnthy zoona badi thnkis 🇸🇴❤🇸🇴❤🦁🦁🙏🙏
Magacygu waa cabdijibaar xuseen cali 😮😮❤
Good job abdisalan
Waa lagucadaabayaa kuwalaayey wadaadada iyo kuwa aayada quraanka qilaafkakusameeyey😊
Wxn dhgysty warysiyo kle duwan Maxmed siyaadna dilkaas culimda waa lgu rixay rag ka agdhawaana baa fuliyey wxyr buna ka ogaa qaabkay wx usocdeen lkn culimo isku shega qybtood wx manta wdanka kharibay kow bay kayihiin 👍
Aabe iyo hooyo asaga ayey ledahy waxa aan lawareersanahay ilaa hada waa cuqubadas
Raga iyo dumarka ilaahay ayaa kala saraysiiyay ee culimo haku ordin adigoo difaacaya gaalkii siyaad bare
Arin tariikhi oo muhim aa ka hadashe qarni joog ilaahey kheir ha ku siiyo
M a guuleys zami
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks qarnijoog
Xeerkii laga shalaayey
Waxaa maanta qaba shalayto
Ragii laayey ragaas
Ka waran 34 kuwa Somaali silica iyo dacdarada baday iyaga.
Mxaad u sheegii weyday oo aad warbixin ugu diyaarin weeysay shacabkii soomaaliyeed ee daaroodka ahaa min gaalkacyo ilaa xuduudaha keenya hawiya kugumaaday iyagoo maato iyo dumar caruur iyo waayeel u kala aabo yeelin kadib eryidii siyaad barre 1991 wixii hanti ay lahaayeen ku dhacay halkaa .
Dad wada muslim ah buu qaar ka mida ku sheegayaa islaamiyiin!!!!
Islaam xukunkiina daalimiintu diide ,xalkale oo aan qabyaalad wax ku qaybsi ka dibna isku dil ahayna ma hayaan!!!!!!
❤❤❤❤❤❤ liibaax
Wlh wa xanun waye culimada ladilay aya nahesato😢
Sxp think you
Waxaan kaaga mahad
Cilinaa sida ad noogo soogudbiso
Taariikhda
Oo kuwa dadka qarxinayaa waxay leeyihiin culimo nahay.
Adi maskaxdada wxba kalama aqonsan karto miya wll xaqa waa inuu kuu muqda hadu alle kuidmo lkn maha ina magaca culumo eed uradisa wll duceso allah aya laga barya iman sadiqa de hadey munafaqad katahay waa kugu kaliga inaga waxa isagama keen darsana alxamdulillah ogowna in galada si ey ucebeso diintena lkn anaga nalagaraba ina xaqa barano oo diidno insha allah inaga saren dono allah banala jira🤚
Luqada gaalada ayuu ku hadlayaa Mar hadii uu isticmaalo kelmeda islaamiyiin!!!!!!
Ina siyaad bare waa iska cadahay gaalbuu ahaa waxba yaan hadalka lala ganban
Cabdiqaasimna doqon buu ahaa waxmatara ah runtii.
Ninkiise qabiil ku difacaa bay u taalaa😢😢😢😢😢😢
Masjidka Sheikh Abdulkadir dheh ninyahw
Af Somaali Ayaan Aqrinaya Wall
Asc. In culumo ama qof muslim ah la dil illaahay sw agtiisa denbiyada waaweyn ayuu ka mid yahay oo taasi muran kama taagna, laakiin M siyaad barre gadaashiis meeqa ama immisa culumo , dad muslim ah ayaa la dilay?
Wax ka daran tii s.barre ayaa dhacay oo weliba ka sii xun.
Hadaba maxaa s.barre kaligiis eedda saaray oo loo sheegi la'yahay masiibada maalin walba dhacaysa ee ka xun tii hore?
Allahumaa akbar caaqil afkeeygaad kala baxday, misaajidaa dadka lagu dhax goowracayay inta kitaabada quraanka lagu tunto!
Masiibadi maanta dhacday waata ilaa imika haysata somaliya
Ilahay waxan ka baryaya inuu jahanama geeyo ilahaw Ada Wayne iga aqbal🤲🏼
dilkii Culimadu waa masiibadii 2aad ee uu ku kacay Taliskii Soomaaliya! waxa ka horreeyay taas markii Barlamaanku diiday in: Shareecada islamka la isku xukumo!!
wallee ila aynu Diinteena u noqono waxba hagaagi maayan ee kolba meel hala isku qaado
34 sanee kadambeeysay dambiyadii lagalay Ma meeldayday?
Islaamiyiin kulaha Somalia maanay Muslim islaam ahayn Gadhuubta kahor Argagixiso dheh
Waa islamiyin Maafio ah o dhiig muslim u fakanayey wa kuwas manta Khawarijta dalki&dadki Leynayan 😮.
@@mahadabdirashid7783 khaniis khaniis dhalay, oo ridoobey baa tahay, Muslimkana waxba kama qaadi kartid
Siyaad barre ay Soomaalidu wali ku meeraysanaysa, war siyaad barre wa dhintay 34 ka hor, caqli kale ma haysan, an ka ahayn siyaad saas buu yeelay ,
Fidnadii oo abuuray baa ila maanta socoto walibo somalia ineey kala go do asigaa u sabab ah ogoow
tariikh ma tirmato.
waa tarikhd wanaagsan lkn waxaa cajiiba kuwa badan uu qurunka qabiilka aqligooda badalay oo kala garan shaqsiga xun iyo midka wanaagsan oo Dhiigyacabkii MSBare ku amaanaya danbiyadii uu ka galay Dalka Diinta iyo Dadka oo liaa iyo hada dhaqankii uu somali 21sano ku xukumaayay dhibane u tahay lkn ilaa kuwa qurunka qabiilka laxanuunsan xal looga helaaya somali gunimada kama baxeyso
Wlh waxuu doono haba ahaadee
Wax ka fiican ama usoo dhaw lama arag gadaashiis waxaa soo baxy rag dhaqan islaam&mid gaalo midna heysan
LKN WAX U NASTEEXEYO MAHELIN MAAHEE KUWAN JIRA WUU DHAAMAY
Qarni joog
MARKAN INLA KACO EY AHEED
Dhibaatdaas Mid Ka Ag Dhow Ayaa Hada Jirto Wax Kacaayo Malahan