KOKO ANIGA KING CEYDA MAXAA NAKALA QABSADAY CHALLAGE ADAG /Qosolka aduunka😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 чер 2023

КОМЕНТАРІ • 507

  • @Zakaria_Roy
    @Zakaria_Roy Рік тому +102

    wll hadaa nabiga jeceshahay ku sali nabiga (scw)

  • @aasiyoxasan5504
    @aasiyoxasan5504 Рік тому +23

    Amiira adi iyo ceyda qab qab maxaa ka wadaan noo soo duuba noo waa idinka codasanayaa waana salamander tihiin❤❤

  • @sacdiyomaxamed7578
    @sacdiyomaxamed7578 Рік тому +40

    Ceyda naxariistii oo qof ah ❤🥺

  • @ApokorAbdirisaaq-fn9if
    @ApokorAbdirisaaq-fn9if Рік тому +21

    Koko ayaa wllhi barnamijka xiiso u yeeleysa😂😂

  • @libin7426
    @libin7426 Рік тому +25

    Koko iyo Amira gabdho an jeclahay iyo ceyda 🎉👏🏽

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Рік тому +14

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰❤️❤️🤩😍🎉

  • @Rayaa_7
    @Rayaa_7 Рік тому +31

    Amiira+ceyda+ koko = very funny wlhi😂😂

  • @brfoot289
    @brfoot289 Рік тому +20

    The best parson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw ❤️❤️❤️👍🏻👍🏻

  • @maryandahirqueen
    @maryandahirqueen Рік тому +34

    Ceyda maskin wa gadan yhy🥺😩 gabdho Ahaano ugu Naxarisanoya lkn Ayaga 😂😅bacdaa iga yersisay bakaara lga maqlay kulahaa 😂kooko funny waye wlhi bacda saa kugu wado bidara kugaleyso 😅😅

  • @fartaxasan9177
    @fartaxasan9177 Рік тому +35

    Yaa ila arky cayda iyo koko wax jiraan siba cayda ayaa laga daremaa qfkii ilaqaba love saar

  • @mss.canada
    @mss.canada Рік тому +22

    Amira koko prank kuso smaee😭😀😀

  • @adenmohamed3850
    @adenmohamed3850 Рік тому +9

    Koko caadi ma ahan quruxleyda ❤❤

  • @Suweysmaxamed-zj3ke
    @Suweysmaxamed-zj3ke Рік тому +14

    Masha allh Koko waa gabar qalbi❤saafi ah mash allh ❤

  • @saabiriininafarah6839
    @saabiriininafarah6839 Рік тому +19

    Part 2 soo samey cayda iyo cumeer ja soo dhig ❤😂

  • @hafsacaydiid6235
    @hafsacaydiid6235 Рік тому +7

    Maliysiya amiiro lee Ka tagere video yadeda wllhi😂love Ku ahay

  • @Mr.muscab
    @Mr.muscab Рік тому +32

    Prank soo samee 😂❤

  • @FaisalGaiye
    @FaisalGaiye Рік тому +22

    Keep going Koko❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IkhlasAadab-xh7cj
    @IkhlasAadab-xh7cj Рік тому +3

    Amiira Masha Allah
    Ilaahay hakudaayo hno

  • @user-tj1jl1hg9f
    @user-tj1jl1hg9f Рік тому +17

    Ceyda dhacad waa wlh gabadha wilkaan wadhilen😂😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +20

    Amira ❤ keep going ❤

  • @zaynabnuur7147
    @zaynabnuur7147 Рік тому +12

    Part two soo samee funny waaye😂😂

  • @yaris10
    @yaris10 Рік тому +17

    Very funny video 🤣😂😂 ceyda iyo fatma soo qabo amiira

  • @user-le2zp2dv9d
    @user-le2zp2dv9d Рік тому +10

    walaahi wan idin taageera habo amiira iyo habo koko iyo abtiyo kingi ceyda walaahi inaga oon wax isku aheyn ini taageera 🥰🥰

  • @AMIIRCwali-yk7ic
    @AMIIRCwali-yk7ic Рік тому +152

    koko is Not easy 😎🇬🇲

  • @ismaaciil1239
    @ismaaciil1239 Рік тому +1

    Hay caydA maanta nasiibkii maa guriga ayuu kaga soo tagey wlhi cayda waa naxariistii oo qofa ayar ayuu ayaga ugu dhufanaayay amiiro abaayo challenge soo badi cumeer asad cayda ku soo cali ♥ sei you baay

  • @Xabiibah
    @Xabiibah Рік тому +8

    Halaeysku naxriisto Soo alle noogu naxriisto ❤❤

  • @maryanmuhumed1556
    @maryanmuhumed1556 Рік тому +5

    Waad qiyaanteen ceyda isagoo xaq ulehbaa dhafiseen dhowr mar😮😮

  • @NasiimHaji
    @NasiimHaji Рік тому +3

    Walalayaal muraad yar baa leeyehee ii soo duceeya blz

  • @kalthoumegal3720
    @kalthoumegal3720 Рік тому +5

    King ceyda iyo koko ♥️

  • @alinuur3121
    @alinuur3121 Рік тому +17

    Koko iyo ceyda way is jecel yihiin yaa ila arka😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤

  • @nasrihassan6933
    @nasrihassan6933 Рік тому +3

    Amiira qurux coming soon 6000 hampliyo 😊 wllshy

  • @NajmaMuse-st2ho
    @NajmaMuse-st2ho Рік тому +1

    Amiira abaa part two soo qabo cumeer cayda iyo asad pls codsigaygu waa muhiim pls amiira

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Рік тому +14

    Ceyda waa lagaaday waana laqiyaanay lkn habeen danbe cumeer iyo Asad Soo qabo plz plz plz plz plz plz 😢😢😢❤❤❤🎉❤🎉

  • @XabiibokaahiyeXabiibokaa-ml2ob

    Koko is not easy walaahi.waalagugaraacay❤❤

  • @suhaybabdi-bl8nl
    @suhaybabdi-bl8nl 4 місяці тому +1

    Meashs hadan Koko jogin madwada lkn waan xiisy whi abyo mcn ❤❤❤❤

  • @rosenor2202
    @rosenor2202 Рік тому +4

    Game kan qosol waye wlh part 2 asad iyo cumeer keen😂😂😂

  • @IhzanIdirismohamoud
    @IhzanIdirismohamoud Рік тому +2

    part two lagaa rawaa amiro plz 😅😅😅😅

  • @shukriabdi1523
    @shukriabdi1523 Рік тому +8

    Ceyda very funny waaye wallahi 😂❤❤

  • @ibrahimmohan-zk3su
    @ibrahimmohan-zk3su Рік тому

    My sister Wish you all the best

  • @samiirasaleebaan3803
    @samiirasaleebaan3803 Рік тому +12

    Koko is not easy ❤😂

  • @MaxamedIbraahim-gz3yk
    @MaxamedIbraahim-gz3yk Рік тому +2

    Qofkii ugu horeeyey ee daawado😊

  • @DaahirhussenAlifood-ip2bm
    @DaahirhussenAlifood-ip2bm Рік тому +4

    Sida saxda ah waa inaad sadexdiina samaysaan marka hore kadib hadii laba qof sameyaan qofna uu gafo qofka gafay lee lagu dhufanaa. Haday ay laba gafaana qofka sameyay baa labada kudhufanaya sidaas buu kuficanyahay waa ra'yigayga.

  • @Queen-Hani
    @Queen-Hani Рік тому +4

    King ceyda koko waa u naxariisatay😅

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Рік тому +15

    Amiira qurux keep going sister 🙏

  • @queenmmtzzqueenmmtzz5500
    @queenmmtzzqueenmmtzz5500 Рік тому +3

    qosol baa u dhintey😂😂 soo badiya

  • @cabdalediicey8060
    @cabdalediicey8060 Рік тому +5

    Ceyda io koko maxay iskugu naxariisoyan sorry amiira adaa lamanayasha mustaqbalka dhax galle Mrs qab qab adna amee wax jiran

  • @DeeqoMaxamed-is5rd
    @DeeqoMaxamed-is5rd Рік тому +4

    Iamk io kooko io cumeer saddexdaas soo qabo amiira quruxey plz ❤❤❤

  • @maahircumar6077
    @maahircumar6077 Рік тому +10

    Walaal kusali nabigena muxamed❤

  • @FoziyoAbdifatah-gb2hg
    @FoziyoAbdifatah-gb2hg Рік тому +5

    Ceyda caadi loo gadeee maskiinka 3ciyqaar maciyaarin wlh😂😂

  • @safiyomacalin5518
    @safiyomacalin5518 Рік тому +1

    Alla manooli caawa maskiin cayda way kuu tashteen amiira io koko 🤣🤣🤣🤣😂😂😹

  • @Mohamedomer-dz5nm
    @Mohamedomer-dz5nm 10 місяців тому

    Keep going all the way 💯🥰 we love you always and forever

  • @nasromoalim7576
    @nasromoalim7576 Рік тому +4

    Amiiro ceyda waa gaadeen caawa 😂😂😂

  • @aishamoh3991
    @aishamoh3991 Рік тому +5

    Fanny chanllenge prt two so samy amiira😂😂

  • @SuhuurSh.muxumed-mz3qo
    @SuhuurSh.muxumed-mz3qo Рік тому +3

    Koko and cayda waa iskuso baxayan

  • @user-rq8sm9nk7v
    @user-rq8sm9nk7v Рік тому +2

    Kooko is not easy 😮😮 wayang ku jecelahay ma is guursanaa
    😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Рік тому +2

    Ceyda and koko baaraka laah😂😂

  • @hamdimaxamad2346
    @hamdimaxamad2346 Рік тому

    Amira keep going sister

  • @user-gm8zb6wx1p
    @user-gm8zb6wx1p Рік тому +14

    Part 2 Kusosemey Cumeer iyo Zaki soomaali iyo Ceyda iyo Amiir😊😂

  • @sabariinmohamed4108
    @sabariinmohamed4108 Рік тому +1

    Amiir keep going

  • @user-fy7um9vt6w
    @user-fy7um9vt6w Рік тому +14

    Part 2 cumeer iyo ceyda😂😂 hore usoco amiira

  • @maxamedwarsame8214
    @maxamedwarsame8214 Рік тому +1

    Kanaa fiican soosamee adi cumeer Asad koko ceyda❤

  • @zakibiniamofficial1519
    @zakibiniamofficial1519 Рік тому +3

    Amira qurux waanku tageraa wlhi ❤

  • @shukriabdi1523
    @shukriabdi1523 Рік тому +1

    Keep going amiiro qurux ❤❤❤❤

  • @XasanAbshir-of3zh
    @XasanAbshir-of3zh Рік тому +2

    Bart 2 soo sameey amiira 😄😄😀😆

  • @farhiyaabdi8538
    @farhiyaabdi8538 Рік тому

    Amira qurux keep going

  • @kingabuu129
    @kingabuu129 Рік тому +1

    Part 2 Koko iyo adnaa

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Рік тому +3

    Cumeer iyo zaki soo.aali soo qabo❤❤❤😂😂

  • @Gaaldile123
    @Gaaldile123 6 місяців тому +2

    Amiiro dhuuso is not easy 😂😅

  • @user-ii4bo1wg3c
    @user-ii4bo1wg3c 10 місяців тому

    Shb koko hala ii raadsho biliil waan jecla

  • @hodanali921
    @hodanali921 Рік тому +1

    Amiira please part 2

  • @osmansokorey-yv7mu
    @osmansokorey-yv7mu Рік тому +3

    Koko amiira ceyda qosolka aduunka 🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🤗💝💖💞💕👍

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 Рік тому

    Wcs 😂😂😂😂😂masha allha keep going ❤❤❤

  • @Ubaxiina_
    @Ubaxiina_ 7 місяців тому

    Amiiroy game kaan soo celi adi ,koko,ceyda iyo asad 😂😊

  • @yasinibrahimabdi4924
    @yasinibrahimabdi4924 Рік тому +55

    5:38 when koko try to swap her tarxad ceyda's reaction seems to wise nd respected man

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому +3

    Qosol igumaharin 🎉😂😂❤❤

  • @Hiiiiiiiiii.i
    @Hiiiiiiiiii.i 7 місяців тому

    Horta ..koko ...darood sow maha😮😂❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому

    Keep going amiira so badi😂😂😂

  • @ayancabdi888
    @ayancabdi888 Рік тому

    Koko funny waye wllhi😮😂😂😂

  • @user-wh3wm7rd1v
    @user-wh3wm7rd1v Рік тому

    Amiira Qurux
    Koko
    CayTa
    Asad Xajiyaaw
    Armaan Xajiyaaw
    arimeheena Xajiyaw
    Cumeer
    Faadil
    ibro Kadrba
    AMKEE
    Koox Aan Jecelhay Wlhi l Love You dhamaantiin ❤❤

  • @Maviogirl123
    @Maviogirl123 Рік тому +3

    Koko is not easy wllhi 😂😂

  • @ayaanxusen4551
    @ayaanxusen4551 Рік тому

    Part 2soo samee amiiro Waxaana ka dhigtaa faatmo iyo cayda qab qab😂😂

  • @SalmaCaday-rb4ef
    @SalmaCaday-rb4ef Рік тому +1

    Cayda amiro wuu unaxarisanaya ❤

  • @user-oq9lb3lo8b
    @user-oq9lb3lo8b 6 місяців тому

    Beerkay katumeen wallahi miskiin❤❤❤❤❤❤❤

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Рік тому

    Cumeer iyo Iamk soo qawo Amiira quruxey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaliimocabdi7665
    @xaliimocabdi7665 4 місяці тому +1

    Koko is Not easy 👸🏻👸🏻🎉

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Рік тому

    M.a dear sister horay usoco

  • @user-tg8ih9op8z
    @user-tg8ih9op8z Рік тому +11

    Amiira qiyano ciyarta 😂 maskin ceyda 😞😂

  • @yusracabdiraxmaan9964
    @yusracabdiraxmaan9964 Рік тому

    Best challenge ayu aha kn wa mid kliya ad smesy on dawady chlengiydada qosolk kliya waye

  • @AsadSaid01
    @AsadSaid01 Рік тому +8

    My sis koko bulle the queen
    My bro king ceyda the king
    Amira qurux the youtuber ♥️

  • @user-et6uy3kn2u
    @user-et6uy3kn2u 10 місяців тому

    Masha Allah ciyartu wayficantahay ❤❤❤😂

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 Рік тому

    Xanuun wyee bee 😅😅😅 part to soo samee

  • @ciilanecawaane-fx3gd
    @ciilanecawaane-fx3gd Рік тому +1

    Qab qab video kaso samee sister😅

  • @PoQorkiiH
    @PoQorkiiH Рік тому +3

    Wlhi CeyDa RagaNimada Wax Ka YaQaaNaa😊

  • @user-mu8ex9ov9u
    @user-mu8ex9ov9u Рік тому +2

    Ceyda is not ' easy ❤❤

  • @user-lj9ky3oz2v
    @user-lj9ky3oz2v Рік тому +1

    Cayda walaaloow waadilantahay waana qiyaaman tahay😮😮

  • @abdoshariif5166
    @abdoshariif5166 Рік тому +2

    maskiinkaan waa u tashateen qosol beerka na fuuray kusoo celiya game kale 😂😂😂

  • @naaniyare4931
    @naaniyare4931 Рік тому

    Part two ceyda iyo cumeer pls

  • @SihamSicid
    @SihamSicid Місяць тому

    Amiiro soo bada mcn😊😊

  • @naimcoahmed4150
    @naimcoahmed4150 Рік тому +1

    Waxaa kasoo dhigee Asad cumeer arimaheena😊