Sheekh abdikadir kishki ❤❤ waan jeclnahay fadlan Ha Isku ceebayn caruurtaan cilmi badan ma leh waa taqliidi Waxii loo soo sheegay ayuu meesha la yimid yuusan kugu soo caan bixin
Wlh blh tlh waa caamay kishki soo copy gateeya caamay kale o cadnan ibrahim la yiraahdo😂😂 qosol waxa ah in leyahay nasqadci haloo keeno waajibnimada ku dhaqanka shareecada islamka wlh inuusan fahmin islamnimo ama waa zindiiq gaala taas danbe ayeeyna u egtahay
Shiiq kishki waa wax yaqaan ruugcaddaa ah Diin iyo maadiba ilaahow cimriga iyo camlkaba kuu barakeee adiga iyo walaalka kale!
Ma Kisha ayaa sheekh ku ah
La xoowla wala quwata ilaa bilaah
Aqoon darida diinta kaa heysaa weeynaa.
Ma xukun sharci ah oo alle iyo rasuul jideeynee oo aayad iyo xadiis is wata ayaa leedahay xukun ma ahan.
Suratul maaidah, suuratul nuur miyaan xukun alle lagu sheegin
Suratul nisaa miyaan xukun lagu sheegin.
Dhaxal,qisaas, zako .
Cilmaani bakhtiyay baa taageereeysaa
Abdukadir kishki ❤❤ilaahay cimri dheer iyo caafimaad hasiiyo
Shiiq cabdul Ayado Quraan kenay kitabka Quraanka masalo kuqorneen majirto ninki ogoleen diinta islamka lagu xukumo dalka allah ladagàlamay💯💯💯وكلمةالله هي العليا
Allah haku barakeyo sh kishki CILMIGANA ALLAH HAKU SIYADIYO
Kishka ❤
Sh kishki ilaaheey saan kuu jeclahay hakuu jeclaado❤❤❤❤❤
Alle habarakeeyo kishki.
Waasandiiq gaala ushaqeeya
Waa gaal qofkii diida in diinta islaamka la isku xukumo
Waxa ayna kucaday diinta islaamka
sidee looga dhaqma ma boqortooyo mise madaxwayne iyo baarlamaan mise culumada suufida aa na maamulayso mise kuwa waahabida. mahadsanid
sheekh maahan ee waa sheydaan kishki
CAALIM SHEEKH KISHKI ❤❤
WE love you 😍 ♥️ 💋 ❤️ 💜 💕
Barnaaamij fiican ba samaysay Somcan Media
Abdulkadir Warsame, Aqoon kaama Muuqato, Daliil Saxa Oo Ama Aaayad ah Ama Hadith Saxiixa Keen.. Maanta Dhan Hadith Aan La Hubin Inaad Ku wareegto Maaha ..
Sheekh abdikadir kishki ❤❤ waan jeclnahay fadlan Ha Isku ceebayn caruurtaan cilmi badan ma leh waa taqliidi Waxii loo soo sheegay ayuu meesha la yimid yuusan kugu soo caan bixin
SHEEKH ABDIKADIR KISHKI ❤
WAA QOF DIINTA FAHANSAN.
ABDUL. WAA QOF TAQLIID AH
Marka in ay doodaan ayaaba khalad ah SHEEKH KISHKI Waa Caalim Wayn Oo MUJTAHID Ah
Lkiin Abdul Waa Nin Dhalin yaro ah Oo Shibili iyo umal Daba dhaqe u ah
walaal kaa maha ee waa sheydaan
Sh.kishki si aqon leh ayuu u dodayaa
Kk kishki wa xilmaani zukun ilaam majiro kulahaa.gaal weeye
Kishki hada ma waxa uu diidan yahay zaxabada iyo culimadii ka dambaysay warkooda oo dhan 😮😮😮
labadan nin isku level maaha maxaa isugu keenteen.
Kishki culumada waaba gaaleysiisey waa nin rabo inuu diinta burburiyo allaha umada hakaa qabto
Kishki waa nin aad cilmiga u fahamsan
Aayadda waxa aad ka tagtay(booddey) : عالم الغيب والشهادة..؟
Calmaa ni weeye diintakatagay
Abdul waxa isaga daran Xukun iyo Mamul. Waxa laga hadlaya wa Mamul.
Mamul xerar ubahanyahy xerarkasna waa in kitabka quraankalaga qataa maha jeebkena kakensano
Mamul iyo xukun wa laba shey o kala ah hadana an kala harin marki mamul la hela aya xukun imana hadan mamul jirin xukunba ma jire
Xukunka waa In uu uusan ka hor imaan kitaabka.
Laakiin in aayadaha iyo nusuusta waa asal.
Kishka waa caniid , aqoona loo leeyahay.
Manahawkin kishli waxa uu leeyahay ijmaaxi taabiciyiinta fikirbay ahayee ok.waa kuwii laing yiri raaca.marka sheekada kishki waa diinta hala casriyeeyo fikeerkena an ijmac kadhigano.kuwa inaga fambeeyan siday u arkaan diintaba hala bedelo
Kishki waa ninkii hada kahor qowmuluudka xitaa uraadiyey qiil inuu transgender isku sameen karaa waliba ninka labeebka ah inuu sameesan karo naaso iyo xubinta taranka dumarka isagoo yiri madaama uu technologyga hormarey
Wlh blh tlh waa caamay kishki soo copy gateeya caamay kale o cadnan ibrahim la yiraahdo😂😂 qosol waxa ah in leyahay nasqadci haloo keeno waajibnimada ku dhaqanka shareecada islamka wlh inuusan fahmin islamnimo ama waa zindiiq gaala taas danbe ayeeyna u egtahay
Kashki culumo muslim kumajiro
Jaaahinkaan fiiriya aayadaha loo soo jeediya mafahansano