Shiikh khishki waxaan oran lahaa naftaadda u baq. Musig iyo heesaha dhaqan kale ayaa ku hoos jira marka ka taxadar inaad dadkan u baneyso. musig iyo heeso msrkaad baneyso ogow ciyaalladda xafladaha qabsada ee qaarka danbe isku ruxa ayaad jideyneysaa ficilladda ay ku kacayaan.
Cajiib! MaşAllah
sheeq cabdulqadir kashki iyo wariye mahat aat iyo aad ayaan u mahatsantihiin jasakul qeeyr qeerbadan allah insiiyo
Sheekhan ilaahey dartis aya ujeclahay.
Sheikh waxaan ku jeclaadey cilmi ayuu ku difacaa doodisa
Illahey haku barakeyo sheeqo kashki sheeqka fiican waligey ma arak Illahey anoga kahaayo abidka xasitkaagana cagta hoostiis insha allah
اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا محمد وعلى آله وصحبه
الله يهديك
Ilahey hakuhanuuniyo waxķale onkudhoho magaranaye
Shiikh khishki waxaan oran lahaa naftaadda u baq. Musig iyo heesaha dhaqan kale ayaa ku hoos jira marka ka taxadar inaad dadkan u baneyso.
musig iyo heeso msrkaad baneyso ogow ciyaalladda xafladaha qabsada ee qaarka danbe isku ruxa ayaad jideyneysaa ficilladda ay ku kacayaan.
Kkkk beenta aduunka saacad oo qasaaro ayaa iska dayacay
Kan waa mulxid ayaa u malaynaa