Maashaa allaah Aleylehe mahad been ma sheegin adoo kale baa loo baahan yahay ayagoo beeran kara fruit kala duwan inay soo qaataan fruit kale maba aheyn run baa u sheegtay somali waa loo tashaday in ay u dhamaadaan beer xanuun, sonkor, kansar iyo xanuuno badan aniga waa share gareeyay mahad sanid wall waa kudaawadaa aqoon yahan aan la ogeyn ayaa tahay maashaa allaah alaha ku xafido Aamin
xasbiyalah wanicmal wakiil ganac satada dhor mar aa loga digay ine kenin wax dalkena ka baxo waxa kasto meshey ku arkan Kenan allaha Naga qabto shartoda
Wllo wa sax inaad na wacyi galisid lkn waxan kaga digayaa culumada inadan afkaaga ku taagin ileen lugteeda in laga sheekeeyo wa xijaabo xijaabkana rabiba ina amraye dadka xaqa alle ha tuso
Toon Somalia ma laga berto waa fiicanaan lahayd in la dhiiri geliiyo. Barnaamijkaagan waa xiiseynayaa lkn keliya hadal ayaad ku. dhamaysay ee sawirada aad soo qaadatay si waafi ah u muuji. Mahadsanid
Thank U so much walalo but do U think that those business men care about the health of somali people, nooooo, walalo The mean thing they want is how to get more money So sad to know that😢😢😢 Thx from 🇩🇯
Wx wax laga xumaaado ah in ay ganacsatadu iyagu ay wx kala badalaan intay kiiska ama jawaanka badalaan bay taariikhdana ku qoraan jawaanka bay badalaan 😢😢😢😢 wx ugu raqiiisan bay iibsadaan ma eegaan kuwaalatiga .lkn fake baa dadka lagu qaaliyeeyaa
Wllo aadbaad u mahadsantahay waayo waxaa kaa hadashiiyey dareen iyo Jacayl aad jeceshahay umadaada Soomaaliyeed. Lknse wllo hadal waanu ka daalnay ficil baanu u baahanahay. Ee ka qayb qaado dhaqdhaqaaqyada ficilka ah. Iga xaal qaado qoraalkaygan uga ma jeedo ku xumayn ee dhiiri galin bay iga tahay 🙏🏾🙏🏾🌿
Mahadow baraarujintaada waa mid muhiim ah dhibka na heystaa waa kuwa madaxda dalka sheeganaaya ayaan dalka waxa soo galaaya kaba war warqabin Somali waxay noqotay badeeda iyo barigeeda wixii sun ah in lagu daadiyo
😭😭😭Laaxowla walaquwwatti illaa billaah.Tan wey ii dhineyd,Sideen u cuni doona? Waxan isheyda ku arkayo.Hilibka wnba maqlaye Ukunta iyo Qudaarta an ad uga naxay.Aloow na badbaadi.
Mahadsanid mahadow
Bulshada indha u fur waaba hadey wax maqlayaane
Wadaadkana waxa uu ka hadlayo waa runtiis
Wuxuu ilaalinyaa diinteena qiimaha badan
Mahadow waxa aad ka hadashay waa wax dhibaato u ah qof kasta oo bani aadam ah
Aduunyadana waad og tahay in laga tegayo
Marka aakhiro wax u diyaarso dhibaata aduun waxa ka daran waa dhibaato aakhiro
Sxb bulshadena cid wax ushegta way u bahan tahay adigoo kale.
Aad ban kaaga mahad naqayaa gubaabada iyo wacyi galinta dadkeena.
Thank you so much
👍
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
Walaalo jizakalahu Khayran you doing very well keep going
Mahadsanid mahad ilaahey ha ku daayo indhahaad noo furtay ilaahey kheer haku siiyo
Jazakalah khayr, walaal
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay you are right my brother
Waxani waa dhib jirta oo umada haysata Ilaahayna umadan how gargaaro laakiin wadaada durista kadaa in xijaabka hadii la tuuro iyo heesaha faaduqiinta leh waxaanu heesay naa lehwaa la laridi nayaawixii khaladoo dhan noocuu doono ha.ahaadee waa laga hadlayaa waadna ku mahad santahay macluumaadkan qaaliga ah Soomaaliyana ala howgargaaro waxaa dhaba inay dadkii xanuusanayaan oo qashinkaasay ka dhargeen ❤❤❤❤❤❤
Ad iyo ad
Mahad j’ai appris bcp de toi merci pour tes recettes magnifique que dieu te beni
Asc keep going bro guulayso
Mansha'allaah jizaa kallaah khayr
Maashaa Allaah walaal wax fiica. Baad soo bandhigtay oo mihima
Allaha qayr ku siiyo abowe dadka waani waa runtaa dadka Somalia joogtaa wax kale ma cunaayaan waxna ma maqlaan
Dadkeenna beeraleeyda ah waxaa niyada kadilay beecmushtarka soomaaliyeed ee dadkeenna ilaaheey hakubaraarujiyo ganacsatadaan khiyaanada miiran ah ciribtooda allaha gooyo allaaya qarribakum kullukum ,,,,,,,, walaalkeey Mahad cabdille jannada firdoowsa allaha kugeeyo 🎉🎉🎉🎉❤
Masha Allah Mahad Abdulle ❤
Waa jaceelow cr7 ustaadi madaxda iyo siyaasiyinta kuwa hada joogo kuwa ka fiican alle Hana siiyo inshallah
Masha Allah bless you walaalo dadkeenu way hurdaan wadankana cid lexejeclo uhaysa majirto ilaahay hasoo hadeeyo
Legend Mahad mahadsanid ❤
THANKS MAHAD KHAYR ALLAH HAKU SIIYO
Wa mowduc wanagsan jasakalahu khayr
Waa wadaada ictisam ee tijaarta noqdey kuwa waxaa keenay cuntada dhacdey.
Masha Allah wa kalam saxiixa misanka xasanadka allaha ku saro
Mahadsanid mahadoow
Mansh Allah walaal mahadsanid mahad dadkeeni somaliyeeda illahay baan lenahay😢
Mahadsanid wllo waa barnaamij loo baahnaa in laga hadlo
masha allah torobashash waa ku salamay waa naasir madaxey
Salaamullah walaalkeey Nasir.
mahadsanid mahad o gudbinta hagardamada shacbiga masaakiinta ah loo heshiyay
Jazzakalah khyr
Wafaadadu way kahadlaan cidbaan maqlin walaal berberaawi iyo sheekh dirirba waan arkay iyagpp kahadlay
Mahadsanid Mahad manoola dadkeenii
Maasha allah guuleeso waa Arin in Loo soo jeesto u baahan
السلام عليكم Adeer adigaba xilbaakasaaran ee kagaabso Culumadeena lagaamaxigo wadankeena kaalintaada kasodhalaal Mashaaiqda tooda udaa
Mansha allaah jizaa allaah khayr
Wad mahad santahay wll.allah ha ku sharfo
Asc.maashaa Allah Illaahay khayr aan kaa dhamaan haku siiyo. meel fog ayaa wax ka aragtay.caafimaadka waa shey muhiima. Thanks a lot. from Canada 🇨🇦.
Walaal aadbaad umahadsanthy mahadoow walaal jasaaka alaah
War gabadh yar madaxeeda ha iska soo odhan adeere gabdhuhu waa sharafta umadeee, wax fican baad sheegaysaaye deelqaafka kadaaa. Alle haku barakeeye
Kkkkkkkkķk
Is daji tusaale usoo qaataye gabdho uma u jeedee
Mnsha allah bro warbixintaada aad baan ula socdaa
Walahi waa dhibaato dadka somalida iyo dalkaba somali qatar cad ayuu kujiraa subxanallah ilaahow Naga qabo
30 baan ahay farna mataaggi karro wn garan la,aa meesha layga hayo allow sahal😢
Ad iyo ad dr mahasanid
Waa sax wlhi waa saas teeda kale waxa dabadda nooga yimaado baynu xiiseynaa
Waa runtii walhay cuntada aad bay wax oga qaldanyihin wayo bariska iyo bastada iyo salida wa wax weyn ba ka qaldan wllo waliba siidhka labeero in leyska eego
Alahuma Sali Ala Muhamed Alaw nagu Cafi WAN Cunaaaa. Xitaaa Bariiis Wala kenaaa Yurubb Ka Hindiya Xasbunullahi Wanimall akiiil
Legend 🤦🏾🤦🏾💪🏾💪🏾
MashaAllaah walalkiis Allaha ku barakeyo kheyr Allaha kusiiyo walal ha ka dalin wacyigalinta plz ganacsatada waa in lala shira ganacsatada siminaar loosameyaa runtana loosheega cidwalboo arintaan kahortagi karto hakahor tagta Dowlada kali yaan lasugin mas'uulkas waxaa leh oo Alle weydiin Dowlada iyo dadka kenayo Allaha naga qabto wixi dhibka wato waxaad kahadashey oo dhan waa sax Allaha Ajer kasiiyo somaliduna kuwii wax maqlo Allaha ka dhigo
Mahadsanid wll 👍
Walal wa khaladaka ugu badan
Thank you very much brother.
Mahadsanid Walal
Mahad waad mahadsantahay wacyi galin baanu u baahanahay wadaada iyagaa ganacsatada kamid ah
Khery Allaha ku siiyo
wa runta halaga hadlo madaxweyme ka hadlaya arki maysid😊
Mahadsanid Adeer Waxbadan baad noo iftiimisay
Ascwrb jazakallaahu qeyr wacyagelintada lkn waxaad kuqal danthy culamada illhey in aad eed sartid ama aad kahadashid culamada allaah ha inoo barakeeyo ❤❤❤❤rabi ha inoo xifdiyo☝️❤️❤️❤️❤️❤️😔
Mahad guulayso
Maasha alaah ilaahay khayr haku siiyo waxa aan la yaabay marki china laiiga soo dirsaday toon iyo basal anigoo Joogo ayaaba iska ilaaliyo raashinkooda Somali ma dhawo ilaahow dowlad caadil ah noo keen
ilaahay ajar allah kaasiiyo
Masha aah
Mahadsanid Wlalal Waa Runtaa, Kaalintan baa U Baahan In lagaga Hadlo, Jimcaha,
Wax barashada cafimadka iyo cuntada wa digada wana wax laga shaqeyay somaliduna qabyalad asaagod ka reebtay mahadsanid wll
Waa sax wadaada marka ay u sheegan waa loo soo itaagaa markaa labadaba waa inay hadlaan culimadu
Allaha kubarakeyo
Well said! 🖐️
Sumxanalaah Sumxanalaah Sumxanalaah Sumxanalaah Sumxanalaah 😢😢😢😢😢😢😢😢
Culumada hakufogaan waxjiray kahadleen waa waana xaq wadse kumahadsantahay warbixinta qaaliga
Maashaa allaah Aleylehe mahad been ma sheegin adoo kale baa loo baahan yahay ayagoo beeran kara fruit kala duwan inay soo qaataan fruit kale maba aheyn run baa u sheegtay somali waa loo tashaday in ay u dhamaadaan beer xanuun, sonkor, kansar iyo xanuuno badan aniga waa share gareeyay mahad sanid wall waa kudaawadaa aqoon yahan aan la ogeyn ayaa tahay maashaa allaah alaha ku xafido Aamin
Marbadan baan jaahikoobay oo garan waayay wax aan noloshayda kuhormariyo iyo meel aan masdar arsaaqadeed ka raadsado
Hase yeeshee inbadan dhiirigelin ayay iinoqotay dadka dadka dhiirigeliya oo kuhaga 8nay wadankooda waxkasiisaartaan
Alxmdllh waan kafaaiideystay qorsheyaal ayaana samaystay aan gacantakuhayo fulintoodii
Fiicnaan lahaydaa in dadku kuwada maqlaan oo sunta iska daayaan. Dadkii waa wada bukaan Ethiopia iyo hindia baa lacagtii ka dhamaystay
Xasbunalah wanimcal wa nimcal wakil walhi Adban uga damqaday waxan An Arkayo 😢😢😢
I love Michael Jackson😅😅
Waxa laga hadlayo iyo waxa aad soo qortay isma lahan. Dhiman dhiman miyaa tahay subxanallaah😅
Qofkii wax soo saarleh waa la dilayaa khabiil dhac dil ayey soomaali rabraa
Asc aad iyo aad ayad u mahadsantahay ajar Allaha kaa siyo dadkena waxay xiseyan waxa dibada ka yimado
xasbiyalah wanicmal wakiil ganac satada dhor mar aa loga digay ine kenin wax dalkena ka baxo waxa kasto meshey ku arkan Kenan allaha Naga qabto shartoda
Awey muski somaliy ela oran jirey somalita e adunka talega sarnah 80 to 90skii beertah
Wllo wa sax inaad na wacyi galisid lkn waxan kaga digayaa culumada inadan afkaaga ku taagin ileen lugteeda in laga sheekeeyo wa xijaabo xijaabkana rabiba ina amraye dadka xaqa alle ha tuso
Walaal ad&ad ayad umahadsantahay
Salaam alaykuma waadku mahdsn tahay mahd inaalilaah Bariiska caaga ah Ee samayska Ah iyo waliba caano powders ka ha Ee dhacay waa waxa Dalka iyo dadkii xanuuno da inoogu wacan ilaahayoow Noo sahal 😢
Toon Somalia ma laga berto waa fiicanaan lahayd in la dhiiri geliiyo. Barnaamijkaagan waa xiiseynayaa lkn keliya hadal ayaad ku. dhamaysay ee sawirada aad soo qaadatay si waafi ah u muuji. Mahadsanid
usheeg dadkeena badowga ah allaha wax nafahmasiiyo
Waad ku mahadsanyahay
barakalaah fiik
Hafara galin xijaabka waa nolol diintu iyo caqiidada cunto kaliya qofku uma baahna
Well appreciated
Wallah wadankan allow unacaristo
Wall soomaalia dadkii oodhan way xanuunsanayaan
Fadlan hajojin faafi wadmahdsantahy
Thank U so much walalo but do U think that those business men care about the health of somali people, nooooo, walalo
The mean thing they want is how to get more money
So sad to know that😢😢😢
Thx from 🇩🇯
Mister WADAAD = MISTER DOLLAR
Wx wax laga xumaaado ah in ay ganacsatadu iyagu ay wx kala badalaan intay kiiska ama jawaanka badalaan bay taariikhdana ku qoraan jawaanka bay badalaan 😢😢😢😢 wx ugu raqiiisan bay iibsadaan ma eegaan kuwaalatiga .lkn fake baa dadka lagu qaaliyeeyaa
Mashaa Allaah
Wllo aadbaad u mahadsantahay waayo waxaa kaa hadashiiyey dareen iyo Jacayl aad jeceshahay umadaada Soomaaliyeed. Lknse wllo hadal waanu ka daalnay ficil baanu u baahanahay. Ee ka qayb qaado dhaqdhaqaaqyada ficilka ah. Iga xaal qaado qoraalkaygan uga ma jeedo ku xumayn ee dhiiri galin bay iga tahay 🙏🏾🙏🏾🌿
Mahadow baraarujintaada waa mid muhiim ah dhibka na heystaa waa kuwa madaxda dalka sheeganaaya ayaan dalka waxa soo galaaya kaba war warqabin Somali waxay noqotay badeeda iyo barigeeda wixii sun ah in lagu daadiyo
Hambalyoo wll
Kusoco walaal waan ku taageersannahay
Wadada maxa lsgu haysta subxanallah
Halkad ka dhahi lahayd dhalimyaro intad tiktok iyo dance kashqulsantihin iyo qabil wax fahma dhalinta aya ubahan in aad wax u sheegtan
illaahay waxaan kaag baryaa in uu khar badan ku siiyo,waxaa loogu talagal in labaabiyo,taasin waa run
Mahad sanid jazaaka Allah Qeer.
Ilaahay baan u mahadnaqayaa digaaga maba cuno
Asc mahad wan kusalme muhuga qof macn le ma unikar wll ii sojawab❤
😭😭😭Laaxowla walaquwwatti illaa billaah.Tan wey ii dhineyd,Sideen u cuni doona? Waxan isheyda ku arkayo.Hilibka wnba maqlaye Ukunta iyo Qudaarta an ad uga naxay.Aloow na badbaadi.