10 BILOOD KADIB WAJIGEYGA SIDAAN AYUU NOQDAY || KOREAN SKINCARE RESULT🔥

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 552

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +120

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤💞🤲🙏☝

  • @aminaahmed5065
    @aminaahmed5065 Рік тому +36

    aabayo Nasra waad mahadsan tahay hbbt
    natural skin ayaan ahay weysada waxba u dheereen waan doonan inshaa Allaah
    body creamska aad isticmaashid noso raaci qaali
    جزاك الله خيري الدنياوالآخرة

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Рік тому +66

    Dadka kartida leh kama wahsadaan in ay noloshooda isbedal ku sameeyaan haddii loo baahdo. Kama cabsaan in ay iska daayaan dabeecadaha xumaanta leh oo ay raacaan wixii wanaagsan.❤️🙏🥀

  • @jawhara4154
    @jawhara4154 Рік тому +10

    Abayo wajiga markaa wax mar sanaysid gacanta daanka hoos ha u soo jiidin maqaarka ayaa kaa dib caayo hadaad mar walba saas u mar satid kor kor loo mariyaa wajiga creamada❤

  • @aminaahmed5065
    @aminaahmed5065 Рік тому +16

    weight loss processna inoso raaci waan ogahay inaad mashquul badan tahay balse waxaan rajeynayaa inaad noo sameen doontid

  • @nimcoqaali3560
    @nimcoqaali3560 Рік тому +3

    walashay qaali allah ha kubarakeeyo akhiro iyo aduunkaba abayo caremada laysku cadeeyo miaad marsataa wajiga iyo gacmaha mid naba

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Рік тому +55

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 Рік тому +1

    Thank you so much sister ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💎🧕🫂

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Рік тому +12

    ABAYO NULASHA GUUL BADAN INSHA INSHA ♥️

  • @leilaahmed.6944
    @leilaahmed.6944 Рік тому +1

    MashaAllah tabarakallah Nasra habiibti ilahe kher hakusiyo Hadith aa jiro oo dahayo Ahibba linnasi matuhibu linafsik 👉🏼waxa naftada ujeceshahay walaalkadha lajeclaw shukran ilahe haka awal gudho hayati shukran uk aa joga Amazon ayan kahela shukran once more ❤❤❤I love you for the sake of Allah ilahe dartisa

  • @fartundiriye4167
    @fartundiriye4167 Рік тому +2

    mansha allah sister ❤️

  • @lalatabi5134
    @lalatabi5134 Рік тому +23

    M.Allah sister n thank you. You’re absolutely right about how you have explained everything. Speaking in English is not vital. Well done. I just came across this channel

  • @hiboabdo2330
    @hiboabdo2330 4 місяці тому

    Jazaki allah kheir macanto

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 Рік тому +1

    Mashaa Allaah ilaaheey ha ku barakeyo xabiibti

  • @ugbaadsidiiq5937
    @ugbaadsidiiq5937 Рік тому +1

    Waan ku soo ducaynayna xppti ilahay cimriga iyo caqliga kuu barakee
    Isha bani adamkuna kuma qabato idamka alle ♡♡

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Рік тому +6

    Hbo snailka waxaan umalayn Afsomaliga waa Caroog ama Aleel saasbaan umalayn in loo yaqaano Badda Beach ayaa laga helaa 👍👍

  • @hamdiosman2540
    @hamdiosman2540 Рік тому

    ما شاء الله تبارك الله أختي
    Shukran wax badan ayaan kafaaidy

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 Рік тому +1

    Wll nasriina qalbiga ku salamay I have respect full 🥰😘🙏Allah yaxfidka guuleyso

  • @user-bm5zf7bf3u
    @user-bm5zf7bf3u Рік тому +7

    ماشاءالله جميل، الله يبارك فيك أختي نصره، شكراجزيلا،abayo 🥰🥰

  • @filsanibrahim3103
    @filsanibrahim3103 Рік тому

    Nasrooy hppti Mahadsanid wax aan inbadan raadinaayey kaa faaidey alle khayr haku siiyo

  • @iqraabdirashid4597
    @iqraabdirashid4597 Рік тому +2

    Mahadsanid xbbti gamcaha iyo lugahana noo soo samee❤

  • @hibaaqcabdijaamac7196
    @hibaaqcabdijaamac7196 Рік тому

    Masha allah Allah yahfidakum xppti

  • @amalsalat2372
    @amalsalat2372 Рік тому

    Mashalaah ukhtii qaaliyah jazaakulaah khayran allah yabaarik fiik wali ahliik

  • @iqroaxmed611
    @iqroaxmed611 Рік тому +2

    Mahadsanid abyo nasro ❤❤ abyo qiimaha aad kusoo gaday kwrn qaali miyaa

  • @ashley7073
    @ashley7073 Рік тому

    MaashAllah allahuma barrik glass skin ❤

  • @qamarqali577
    @qamarqali577 Рік тому +1

    Masha allah my queen 😊❤💋

  • @fardowsacrahmaan9795
    @fardowsacrahmaan9795 Рік тому

    mahadsanid xbbti Rabbi hakaa raali noqodo jasakallah ukhtii

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 Рік тому +1

    Masha allah ku barakeeyo walashey wad noo faaiideysaa

  • @laylaibraahim6967
    @laylaibraahim6967 Рік тому

    Masha allh shukran cddy ❤️❤️

  • @user-fo5im5ds3k
    @user-fo5im5ds3k Рік тому

    Masha allah xbbti allaah ku xifdiyo qiimaha naga iloowday abyo mcnto

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud Рік тому

    Masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Nasra Abtidoon 🥰 ❤

  • @kaafiyaahmedahmed8841
    @kaafiyaahmedahmed8841 Рік тому +2

    M.a abyo mcn role Model baad ii tahy allah haku dhowro qof nursing bartay master degree maka diyan karyaa cunta karinta

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Рік тому

    Mansha allh thank you wllo qli nasra❤

  • @ubaxdiriye1482
    @ubaxdiriye1482 Рік тому

    Mash Allah nasro alle ha ku barakeyo waxa tahy gabadha kaliya ee si dacad ah dadka wax ugu fah fahiso

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому +4

    M.a apyo illhy hku xfido gabdhaha chemicalka isticmlow wax parta dunida natural ay usticmashaa iska dya bomatoyinkn la isku dardaryo next apyo gacmha io lugaha noca u isticmasho nola soo orod😍🙏

  • @nasrohassan9441
    @nasrohassan9441 Рік тому

    Masllh mcn thnks nasra abtidoon

  • @amuunabas
    @amuunabas Рік тому

    Masha Allah abaayo jizakalaahu kheeyran

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 Рік тому +1

    Masha Allah thank you sister keep going 💖 ❤️

    • @Xaawo2
      @Xaawo2 Рік тому

      Maasha allh xbbti horay usoco

  • @fardozawwarsame8391
    @fardozawwarsame8391 Рік тому +1

    Gaar ahaan gabdhaha soaliya jooga ama meel kulayl ah ,Sun cream..is must

  • @rodajameyusuf9539
    @rodajameyusuf9539 Рік тому +1

    Masha allah 🥰

  • @saynababdi8187
    @saynababdi8187 Рік тому

    Thank you Abyo

  • @FardowsaindhaQalbi
    @FardowsaindhaQalbi Рік тому

    Xabibti mahadsanid wan ku farxay muqalkan wan jeclahay daryelka wajiga iyo jirkaba mana helin waxyalo dabiciah mhdsnid mrkle

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Рік тому

    Mansha allah tabarakallah

  • @ifrahmohamed751
    @ifrahmohamed751 Рік тому +7

    Asc udgoon bdn qaaali wali video ma daawan lkn waaxaanba ogahay ina abdiqaadir ahmed wax ay isku hooshay oo xunba waligey maba arkin my second mom alle hanoo kaa daayo xabbt marka an mom ku dhahaayana ma ahan inaa adiga i dhali karta ee waxaa ii gashay oo an kaa bartay ayaaa maama igu noqotay may wll intaba qaaali alle hanoo kaaa deysto abaaayo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤🥰❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰

  • @balqiizmohamedfarah4413
    @balqiizmohamedfarah4413 Рік тому +1

    Shukrn xbbt nasra maadama aa codsigeena tixgalisay💖🥰

  • @zultantube
    @zultantube Рік тому

    Maaaaaaaaaasha Allah Nuuuuuur calaa nuur

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Masha Allah❤

  • @micramohaz5879
    @micramohaz5879 Рік тому +1

    Mashaa Allah

  • @ramlayerow1035
    @ramlayerow1035 Рік тому

    Maashaa allaah qeyr allahkusiiyo abyo

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому +1

    Wcs abayo nasra masha allha tabarikllha mahad sanid xabti hor usoc ❤❤❤❤

  • @munoqali826
    @munoqali826 Рік тому

    Masha Allaah xabibti guul insha Allaah

  • @aminaismail5849
    @aminaismail5849 Рік тому

    Allahuma barik

  • @mohaking7521
    @mohaking7521 Рік тому

    Mansha Allah ilahay haa ku barakeeyo

  • @naciimohassein6623
    @naciimohassein6623 Рік тому +2

    routinkaga ifka u jclhy plz na xushmeey noso badi xbbti😭😍😍

  • @ayanmohamud3229
    @ayanmohamud3229 Рік тому +22

    Mashallah abayo routine fiican waye lakiin waxan kugula talinayaa ordinary caffeine serum ka marakad marsanaysid wajiga mari before moisturiser ka I mean after toner all serum than moisturiser must be last kadib serum yada two drops only isticmaal even moisturiser ka small amount ka isticmal hadaad saas sameyso dhaso ayaa natijada arkeysaa specially serum yada mashallah your face brighting and glowing

    • @ashley7073
      @ashley7073 Рік тому

      I thought the ordinary caffeine serum is like eye cream/solution

    • @polatalemdar829
      @polatalemdar829 Рік тому

      Thanks for sharing this, as I know your moisturiser should before the last and last should be sunscreen

    • @maahirzain1595
      @maahirzain1595 Рік тому +1

      Thnks

    • @batuulasaid6921
      @batuulasaid6921 Рік тому

      Abyo anaa ku faaidy

    • @fatimamohamud7555
      @fatimamohamud7555 8 місяців тому

      Jasakalah kher ❤

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 Рік тому

    Mash allah nasra ❤❤❤❤

  • @fadumoahmed7557
    @fadumoahmed7557 Рік тому +1

    Mansha Allah gabadhba gabadhay ka daryeel badantahay way ka qurxuun yahay maansha allah nasto

  • @rahmamahmuud-ns7br
    @rahmamahmuud-ns7br 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤mhdsanid wll

  • @anfacabdalla6413
    @anfacabdalla6413 Рік тому

    Mansha Allah hore usoco xabbti

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 Рік тому

    Waaa! Masha Allah

  • @Luul5580
    @Luul5580 Рік тому +1

    Masha Allah abayo alle haku xifdiyo number aposta somaliya ma igu cawin kartaa adoo mahadsan

  • @samiraadam9736
    @samiraadam9736 Рік тому

    Mansh Allah abayo

  • @munomaxamuud2372
    @munomaxamuud2372 Рік тому

    Maashallah qaali laakiin waad igqadisay qaaliyeey

  • @hafsaowfaarax9967
    @hafsaowfaarax9967 Рік тому

    Thanks 🙏👍 mcnto

  • @zihaamhfarah
    @zihaamhfarah 5 місяців тому +1

    Maansha Allh❤ Abaayo Thanks ,Siada Wax walba wanaagsan noola wadaagtid 😊
    Waan ka hellay Its Naturall.maansha Allh.

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 10 місяців тому

    جزاك الله خير

  • @ikraanali208
    @ikraanali208 Рік тому

    Maaasha allaah mahdsanid qaali

  • @faadumoqueen6589
    @faadumoqueen6589 Рік тому

    mansha allah

  • @hibaqhashi4649
    @hibaqhashi4649 Рік тому

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah ❤️🌹💓❤️🌹🥰

  • @anisohassan8988
    @anisohassan8988 Рік тому

    Masha allah ❤❤

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 Рік тому

    Masha Allah

  • @ikhlaasbeutychannel8484
    @ikhlaasbeutychannel8484 Рік тому +1

    Hore usoco abaayo

  • @aishamaher7787
    @aishamaher7787 Рік тому +2

    masaha Allah

  • @fardowsaabdullahi1382
    @fardowsaabdullahi1382 Рік тому

    masha,allah tabarkllh

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Рік тому +1

    Masha Allah 👌👍🤩😍💟👑😚

  • @Maaido740
    @Maaido740 Рік тому +1

    Thanks walal lkn Vitamin c serum maalintii in la marsado ku fiicanyahay loogu tala galay say ii sheegtay doctarad skinka ah.

  • @mimik2959
    @mimik2959 Рік тому

    I use same as these products in Somalia masha allah

  • @xawosiciid8962
    @xawosiciid8962 Рік тому

    Nazra abtidoon my role model guileyso baayoh macaan

  • @fadumozahrahasan3925
    @fadumozahrahasan3925 Рік тому

    Maansha Alaah habo
    Jzkm laahu qayr

  • @abdullahialitv276
    @abdullahialitv276 Рік тому

    gabartena codkeeda lee fahmy❤❤❤

  • @Xuralcayn
    @Xuralcayn Рік тому +3

    Dumashi bilaney wanku salamay 🥰

  • @fadumodadow9042
    @fadumodadow9042 Рік тому

    Masha allah

  • @sundusnuura418
    @sundusnuura418 Рік тому

    Mansha allh waalashy cimri iyo cafimad cibadosuban.ilahayhakusiyo
    M shall.mshall 💖🥰💖🥰💖🥰💖🥰💖

  • @shukri1395
    @shukri1395 Рік тому

    Masha alaha 💚 Very nice 👍👍

  • @HereHehe
    @HereHehe Рік тому

    ماشاءالله تبارك الله ربنا يحفظك

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Рік тому

    Asc mansha alah nasra cadey ❤❤❤carem lee marsada Amazon ma ka hela khaali ina tijabiya raba isoo jawab adoo mahasan

  • @amiinoaadam3581
    @amiinoaadam3581 Рік тому

    Thanks qali ❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +1

    Maasha allaha 😍 ♥

  • @haniahmed1332
    @haniahmed1332 Рік тому

    m.a Jizakillaah

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 Рік тому

    Cotton pads lagu marsada ku fiicanhy

  • @nadiaquruxchannel794
    @nadiaquruxchannel794 Рік тому +12

    Hada iso boqataan wan ku farxi lahaa walalheyga somaliyed ❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому

    Maashaa allaah shugran abaayo

  • @MumtazAlahi-km3gq
    @MumtazAlahi-km3gq Рік тому

    Xabbtii marakd argtid iso wajab allh ha ku xifdiyo xabbtii

  • @ikhlaasbeutychannel8484
    @ikhlaasbeutychannel8484 Рік тому +2

    Asc sthy abaayo nasro

  • @nimcocllahi989
    @nimcocllahi989 Рік тому

    Masha allah ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @zamzammohamud4420
    @zamzammohamud4420 Рік тому +18

    Abaayo nasro guuleyso😊wxan kaa codsaneyna in vlog io routine ka aad noo so sameyso mhdsanid🥰😊

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 Рік тому

    Masha allaah Nasro qaali

  • @asmaamfaarax4915
    @asmaamfaarax4915 Рік тому

    Jah masha aallah

  • @fathianour855
    @fathianour855 Рік тому

    Masha allah🤩🤩🤩❤❤

  • @aaminahashia9285
    @aaminahashia9285 Рік тому +1

    Mshallah tabarakallah abayo lkn skin care wa yacni jirko dhn gabdhaha somalida wajiga le miyey yaqann