Kalaguur Hees Somalia Iyo Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 чер 2020
  • Kalaguurkii Mahe Kalagurasho Weyan
    Erayadii Abwaan Cali Seenyo
    Laxanka Qoomaal Fanaajinta Qoomaal Fuad Cumar Saynab Cige iyo Nimco Yasiin Carale
    Subscribe For more Videos Thanks

КОМЕНТАРІ • 173

  • @saadaqabdullahi2931
    @saadaqabdullahi2931 4 роки тому +39

    Wow Mashallah wlhi waa hees macaan oo la dhaho hees daawo u ah soomalida cadowga soo dhax galay noolow qoomaal

    • @ibraahimmohaned7176
      @ibraahimmohaned7176 2 роки тому +3

      Abwaan cali seenyo
      Abwaan balaadhan weye walhy
      Heeshaa somaliland qaar badanbuu sameyay
      1:::calan yahw ha dhicin,hadhicin ha dheeliin waligaa dhisnow
      2:::dalkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socdaa
      3:gacal iyo xigaal somaliyay garo
      4:::heesta ictiraamku,ictiraafku uu iman ee uu qadayo fananka wayn ee NUUR DAALACAY❣❤🖤

    • @abubakerfaysal572
      @abubakerfaysal572 15 днів тому

      😊​@@ibraahimmohaned7176

  • @adanaxmed9919
    @adanaxmed9919 4 роки тому +41

    Abwaan Cali seenyo mid kamida tiirarka somaliland cimri Dheer iyo caafimaad

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 роки тому +40

    LONG LIVE SOMALILAND💚⚪❤️

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 4 роки тому +41

    Guul iyo gobonimo REER Somaliland hore u socoda waligiin guusho waa hortiina 👏🏽😘

  • @user-no8jk8bi5n
    @user-no8jk8bi5n 2 місяці тому +4

    Maaanta oo mTariikhdu tahy 2024 18 my halkaan waxaan Alle wayne uga baryaya inu somaliland kor uqaado guuulna ay gaaadho wanan ku faraxsanhy maliteena lk aniga wayaa aduun ayaa iyara haysta isoo duceeya wixi iga danbeeya markaan kabaxo dhibatadan dareemayo maanta malintaan kaboxo wansoboqan😢 insha Allah 😢

  • @mali7297
    @mali7297 4 роки тому +79

    Hadaan lays hafreyn
    Aniga waxaan qirayaa
    In reer sland yihiin labeenta
    Inta af somalia ku hadasha
    Dawladii sayaad bare
    Iyagaa indho iyo baalal u ahaa
    dawladii kacaanka iyagaana
    Kor u qaadey
    Waxaana daliil udinku filan
    intey nala joogeen halkuynu
    joogney iyo meeqaamkeynu laheyn
    Iyo 30 sano ee aynaga maqan yihiin
    Halkeynu hada joogno iyo marxaalada uu wadanka somalia ku sugan yahay
    Sida muuqata amse caalamka wadaan sland waa la aqoonsanayaa
    Aduunkuna meeshuu danahiisa ka arko cidna uma daba fadhiisto
    Xerarkan iyo axdiga qarameedka
    Qaramada midoobey waxey ilaaliyaan oo qudha xuquuqda reer galbeedka.
    Xuquuqda.amerika ayagaana sameystey UN mushaharaadkana ayagaa bixiya
    Imikana aduunka xiriir adag oo sareeya ayey la leeyihiin sland
    Waana dad ayahooda iyo mustaqbalka caruurtooda u tashadey
    Waan ineynu habalyeynayaa
    Waxa hubaal ah iney wax weyn
    Inoo qaban doonaan

    • @abdixakiim1819
      @abdixakiim1819 4 роки тому +6

      Madax sare inader somalina sidaa ma noqoteen hadii waxna laysu qiraayo
      Somalinimaduna maaha somalia iyo somaliland

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 4 роки тому +7

      Waa hubaal taasi In aanu si hagar la’aana Oo amisom idiin dhaanta wax idiin la qaban lahayn, nasiib daro lkn xaasidnimo uun bay soomaalia awoodeedee saartay

    • @juweriyaabdillahi22
      @juweriyaabdillahi22 3 роки тому +7

      Respect full
      Anga cid wxba umanu geysan ayado cid wlba o somalinimo shegata ay garnyso sidi anu ujecleyn somali odhan hdana abalkaygi u noqdo mid langu xasuqey 🙏🏼 Aargosina anu saneynin kaliya anu ufakirney inanu gosano mustqbal ficn kensano wayo hadnu dagal qadi laheyn dhibti dhacdey mid kadarn aya iman laheyd lkn qulbtayda kama meydhmeyso Waliged marki horena somali jaceyl iyo wallnimo unba naqadey abal xumadina anu argney lkn midnimo danbe wey nga dhimatey wlhi 👋🏾🤘🏾 imikdana cidksta o somali ah wanu jeclney sona dhaweyna lkn hanalo qiro waxnu aheyn iyo sidan hada nahey 👍🏿

    • @HARGEISAAWI1122
      @HARGEISAAWI1122 3 роки тому +2

      M Ali nin rageed buuxa ayad tahay pro somalina way is jeceshay ee xasadkoda badan kaliya wlltinimodun ha la isku af garato alleh dhibkana hka qado wllday Somalia somaliland na alleh ictirafkisa hku deeqo ameen wsc

    • @faadumofaadumo669
      @faadumofaadumo669 2 роки тому

      👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @barwaqoabdi8392
    @barwaqoabdi8392 3 роки тому +20

    Allow haysku darin mardanbe I love you so much somaliland Allow ii dhawr somali oo dhanba waa walaldy

  • @LISTOFANIME1
    @LISTOFANIME1 3 місяці тому +3

    Dadka caqliga leh unbaan fahmi kara heestan wallahi dib unoqo danbe majirto wallahi somalilandaay illahay ha idin barakeeyo dadkeygiyoo waan idin jeclahay wallahi from Toljeclo to our isaaq kingdom❤️❤️❤️

  • @hodosomaliland8891
    @hodosomaliland8891 3 роки тому +11

    Cidii wx fahmaysa ayuunba lala hdalya abwaanka ereyada sameyay aadabn ugu mahadcelinaya alle maskaxda ha u siyaadiyo fananniinta qiiimaha badan wayku mahadsan yihiin thnks oll somalilandenka

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 4 роки тому +17

    Wow!! Eesh CALAA hees weeyi nutii waa sidaa lagu sheegay heesta warku waa dhanyahay ee ku bushaaraysta sidaa 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽😍😍😍😍😍🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 8 місяців тому +5

    Our nation wil never l die . All isaaqs must understand nothing is better than having your homeland idiin xor ah. We Habarjeclos will always fight for our dignity.

  • @hadal_yare9822
    @hadal_yare9822 3 роки тому +21

    2021 La Dhagaysanaya Ya Iga Dabeeyo Hadii Aad Iga Dambayso Like

  • @saadaali932
    @saadaali932 4 роки тому +19

    Guul weeyey 🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @khaalidwalo1144
    @khaalidwalo1144 Рік тому +12

    2023 yaa ila dhageysana 🥰
    Wllhi wn ciil daawanyaa

    • @nawaalnalka5983
      @nawaalnalka5983 Рік тому +1

      Ani kula daawanaya Somali xaasid waxba ma qaadato Somaliland jir oo joog😍😎

    • @jimcaalecali-cf1yc
      @jimcaalecali-cf1yc 9 місяців тому +1

      Qalas baa kula dhagaysanaya😂😂😂

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 Рік тому +7

    Goob kasto an jogaba
    gobonimada kama tago
    Wlal ku guntanaayiyo
    wxn ahy ma guuran
    Garab adiga ku maqan
    Galab qaylo yeedhiyo
    saxar inu ku gaadho
    Galin qudha dhintootana
    Nafta inan u gooyiyo
    Geeriban ka doorbiday
    Gacal iyo xigaalaw somaliyey garo
    Kala guurki ma ahe kala gurasho weeye garo .
    S/land guul 💪 ❤💭💚
    LONG LIVE Somalilnd 😥💚💭❤

  • @IkramOmar-bq7cd
    @IkramOmar-bq7cd Рік тому +5

    Waxan dawaday heestan habeen jimco ah 28/4/2023 sacada 3:11 we love somaliland 💚🤍❤🥰🥰🥰🥰

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +8

    ABWAAN CALI SEENYO
    waa abwaanka Leh heesaha ugu mcn.
    1 Heesta calanka
    2 Heesta kala guur kii maahee
    3 Heesta dhadhami waayihii daraa IWM.

    • @HamiishAdeh
      @HamiishAdeh 4 місяці тому +1

      Iyo heesta garnaqsi ee ah dalkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socdaa

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari 4 місяці тому

      @@HamiishAdeh Aad iyo Aad.

  • @sharifahmed7346
    @sharifahmed7346 2 роки тому +8

    Hambalyo walaleehena Somaliland good luck

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 4 роки тому +21

    Waarun cidna eed kamaan galin taladaydaan goostee idina waa tiina 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️👏🏽👍👍👍🙌🙌🙌🙌🤚

  • @abdilaahixirsi4953
    @abdilaahixirsi4953 4 роки тому +18

    Ma dhegaysanaa Kuwii wanaaga Somaliland xanuunka ka qaadi jiray waa sidaasoo abada ah

  • @nimcohaybe1181
    @nimcohaybe1181 4 роки тому +23

    Qadaadyo wayneey heestani imika maaha comments ka ayaan akhriyay maxaa oohin idinka dhacaysa waar walaalayaal cawrida nagala hadha soomaaliyeey garo kala guurkii maahee kala gurasho weeye

  • @hafsasaleeban6965
    @hafsasaleeban6965 4 роки тому +23

    Guul somaliland

  • @wolloseniors3973
    @wolloseniors3973 3 роки тому +26

    Somaliland peace and love 😍

  • @sucaadcali2575
    @sucaadcali2575 3 роки тому +7

    Gacal iyo xigaalow
    Somaliyeey garo
    Kala guurkii maahee
    Kala gurasho weye garo

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 роки тому +19

    Viva Republic of Somaliland

  • @GBal-bd4de
    @GBal-bd4de 4 роки тому +16

    Somali haday tan maqli waayaan, dib gacal iyo xigaal midna uma nihin, waxa cad inay doorbideen cunfi iyo cadaawad. Ciddii wax ka hesha ha la arko

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 роки тому

      kala guurkii waaye somaliya iyo somaliland

    • @mustafeahmed4274
      @mustafeahmed4274 2 роки тому

      Maxad samayn karta xoolayow

    • @savamokhtar
      @savamokhtar Рік тому +1

      Mad na liqi wllo 😂 horta jiraba wx naga qaadi wyay dawladi dhmeyd ee quwadi africa dadki dumiyay banu nhy Somalia na anaga kala jrny inty somaliland Republic jirtana wlhi bilahi talahi banay somali midobyn niyada Ku hay taas ord dalkaga Ku mshqul sidad amni u galin lhyd intad somaliland isha kuso yuubeysan idinkana meel kla isha lydinkaga gubaya teeda kle mxd no tartan een xasidnimo ahyn dadkaga dhimanaya e qarxaya wx utar anagu kgama bahnin gacal e

  • @cabdicazizog2001
    @cabdicazizog2001 3 роки тому +6

    Wa kale quur f qadaadweynia !!! Ha ollashu !!!

  • @sahrohassanmaah4564
    @sahrohassanmaah4564 4 роки тому +20

    ale ha dhooro fananiinta .somaliyeey garo

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Рік тому +1

    Our country ❤️❤️❤️ we proud my favorite 🤩 from 🇩🇯

  • @barwaqoabdi8392
    @barwaqoabdi8392 3 роки тому +12

    Somaliland gull wakhti ga gunanady Alle haku dhawro somaliland ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ia5159
    @ia5159 4 роки тому +14

    SOMALILAND GUUL

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 4 роки тому +15

    GUUL Qaran JBSLD

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 роки тому +7

    Brother colombo thanks

  • @khaalidsaleebaan7727
    @khaalidsaleebaan7727 3 роки тому +9

    soomaaliland Guuuuuuul

  • @munamohameth9722
    @munamohameth9722 3 роки тому +6

    Somaliland guuuuul 💚💬❤

  • @abdilaahixirsi4953
    @abdilaahixirsi4953 4 роки тому +21

    Somaliland ha noolaato

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py 4 місяці тому +1

    DIR suere mahadi DIR ❤cabdele quweys ❤

  • @farxaanmuse2226
    @farxaanmuse2226 2 роки тому +1

    SOMALIND My County KEEP GOING

  • @user-ec3mm8zm4n
    @user-ec3mm8zm4n Рік тому +2

    Hesta iyado gosgosa marba mid keen tigtoga sogali wll biles❤❤❤

  • @thesilencevevo9839
    @thesilencevevo9839 3 роки тому +12

    Somalia will copy Somaliland people. It's only natural. They have followed our lead always but pretended to lead with no vision. JUNE 26 1960 Somaliland independence 5days later
    JULY 1 1960
    Somalia independence.
    Long story short. Somaliland waaxyaabaha samayaan ka baartaa 😂😂

  • @NajiibMustafa
    @NajiibMustafa 2 місяці тому +2

    Long live somaliland ❤❤

  • @hamseabdizalan3330
    @hamseabdizalan3330 Місяць тому

    26.06.2024 maalin weyn oo badali doono shucuurta shacbi weynaha jsl. Allah swt ha ina garabgalo❤

  • @saynabmaxamed5151
    @saynabmaxamed5151 4 роки тому +7

    Haye allow waa taada

  • @estahiladam958
    @estahiladam958 Рік тому +1

    Somaliland in la aqoon sado taxaa somalia waxba ma yeesheel sida jabuuti iyo dawlad degaanka somalida ayay noqon lahayeen dad is caawiya hadiii mid gubto ka kale u gurmado markii aad somalia khilaaftay aya reer somaliland naceen qofna qof neceb ma jeclaa do Allah wanaaga ha garan siiyo somalia 🇸🇴

  • @hibocali2030
    @hibocali2030 4 роки тому +9

    Abwaan

  • @princessofjanah829
    @princessofjanah829 Рік тому +2

    Kala guran meyne wanu wada dhimanena un 🇸🇴 3 da maqan ban doni rabnaa inte

  • @jazmiinhassan8066
    @jazmiinhassan8066 3 роки тому +6

    Somaliland

  • @nimoomar15
    @nimoomar15 4 роки тому +6

    Gees lagamaran jirin

  • @sucaadcali2575
    @sucaadcali2575 3 роки тому +5

    Siyaasaha gobolkana
    Sadex gole ku kullantoo
    Gudbanoo Walaalo ah
    Goob Ay ku sugan yihiin
    Miyaan lagaa game roo naan

  • @najmasiciidnajmasicid3361
    @najmasiciidnajmasicid3361 4 місяці тому +1

    Yaa 2024 dhagaysanaya

  • @fadxxiiid1185
    @fadxxiiid1185 2 роки тому +5

    Cidii fahanty uun baa garanaya waxa laga hadalayo

  • @apthidiamond6810
    @apthidiamond6810 Рік тому +2

    Heestan marka maqlo dareenkeyga wu is bedela😢 3:36

  • @faadumoabdi4506
    @faadumoabdi4506 11 місяців тому +5

    Allow Somaliland la aqoonsadaa wllhi waaa dad qalad laga galay kamasoo jeedo lkn wan jeclahay dadkaas in la aqoonsado bal maxaa lagu haystaa 😢

  • @Amina-tq7cr
    @Amina-tq7cr 4 роки тому +7

    🥰

  • @xamsedayax342
    @xamsedayax342 3 роки тому +6

    Somaliland guul iyo gobniimo kuwr

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 роки тому +5

    Blablaaaaaaaaaaa

  • @user-tm6ms2fr8z
    @user-tm6ms2fr8z 3 місяці тому +1

    Somalilnd guul💚🤍❤️

  • @khaalidkhadar3984
    @khaalidkhadar3984 Рік тому +1

    Wale waa hees

  • @suadabdirahman7456
    @suadabdirahman7456 Рік тому +1

    aamin

  • @user-ec3mm8zm4n
    @user-ec3mm8zm4n Рік тому +1

    Hees murtixanbarsaan ❤❤❤❤

  • @user-ws7yf3yv7p
    @user-ws7yf3yv7p 8 місяців тому

    Guul dowlada Somalia, waa hees cadowgu kanaxayo , Allow somali midee

  • @ashwaqmohamed3356
    @ashwaqmohamed3356 5 місяців тому

    dadkayga iyo dalkaygaba allow dhowr dharaaro badan ❤❤❤

  • @Oneofakind49
    @Oneofakind49 2 роки тому +5

    Still bangs m’A

  • @sucaadcannel3688
    @sucaadcannel3688 Рік тому +1

    Kala guurkii maahee kala gurasho weeye garo

  • @user-uv6yh1sk5h
    @user-uv6yh1sk5h 9 місяців тому

    ❤❤❤

  • @hiponoura9960
    @hiponoura9960 Рік тому

    Alx ilhyba naga saaray guul somaliland my country

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 місяці тому +1

    Goob kastoo aan joogaba
    Gobanimada kama tago
    Walaal kuu guntanayiyo
    Waxan ahay ma guuraan
    Garab adiga kuu maqan

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 2 місяці тому

    2024 weeye

  • @maanamir9704
    @maanamir9704 Рік тому +2

    Somaliya kala Go,meyso

  • @user-is1jw3eh6e
    @user-is1jw3eh6e 3 роки тому +4

    Aar anaga iyo Somalia maxaa iska kaaya galay niyow?

  • @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
    @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 2 місяці тому

    Abwaan cali senyo❤❤❤

  • @QadanMuuse-fc2qh
    @QadanMuuse-fc2qh Місяць тому

    Somaliyey garo kala guurkii maaha kala gurashayo weeyo garo somaliyeey garo dadkeyga somaliyed andbn idinjecelnahy se waa guraan go aankayaga gooni isutaag badaxbananida somaliland yaynan isku nicin qaranimadayda

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 4 роки тому +8

    Dad Waaweyn Oo isa Soo garabsaday iga Dheh lakin qoomaal Halkee kasocoyaaa?

    • @user-ec3mm8zm4n
      @user-ec3mm8zm4n Рік тому

      Qomal waafanan swayn somalibadna kacodmcn hesta intisa ayaugu mcn iyagonkaladhicn saynb cige kuxigta nimco yasin fuuad cumr wawada toob❤❤❤❤

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd Рік тому +1

    Fatima

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 роки тому +3

    Somaliland 💚💚🤍🤍❤❤💪💪💪allaha kaso kow

  • @sspower5019
    @sspower5019 4 роки тому +4

    Shaydaan qooomaal.
    Maxan Garab iyo walal ku muuday.

  • @ahmedzulup4984
    @ahmedzulup4984 10 місяців тому +1

    Goojacade weeye garo

  • @zakariyemudey9323
    @zakariyemudey9323 4 роки тому +8

    Soow Tuu #Qoomaal fankii kabxay dhahaayay🙄🙄

    • @BrotherColombo
      @BrotherColombo  4 роки тому

      Wa Hees Hore Sxb

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 роки тому +3

      Hhhhh qadaadweyn caqli xun baad tanay heestu waa 2011

    • @zakariyemudey9323
      @zakariyemudey9323 3 роки тому

      @@qacqacosman5716 Qoorweyn hyeh😂😂 ninka so galshay bawa i shege adga sow iskama aamusi ktid xad umad dhan u aafeynee Ina Shuubo

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 роки тому +1

      @@zakariyemudey9323
      Wa yamyam isagu mala kolay wuxu wa isku mid uune yamyam iyo qadaadweyn 😂😂

  • @cimraanmohamed3693
    @cimraanmohamed3693 7 місяців тому

    taladan gorfeeyiyo
    inaan gaar ufaashado
    gadaafooyin dhacayiyo
    waayaha gardadshoo
    wakhtigaa gunaanaday
    ana wxaaan gudiyo garaado iyo midan soo gudbinayoo
    gooni usutaagani waa go,aan dadwanoo gees lagamaraan jirin

  • @maxameddhoolawaaaadan2555
    @maxameddhoolawaaaadan2555 4 роки тому +3

    Cidii somali kala goysa taariikhday ku qornaan

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 4 роки тому +6

      Taariikhda 2ba ka dhig ileen anagaa isu keenay, hadana kala goynay taarikhdana mar horaabanu ku far waawayn kuugu qornay ee malaa casharada history-gaanad ku fiicnayn

  • @mutazaadan3988
    @mutazaadan3988 3 роки тому +4

    😍🇮🇹😍🎆🎇

  • @suldaanshaafici5000
    @suldaanshaafici5000 4 роки тому +2

    Ssss

  • @sopmaliya4381
    @sopmaliya4381 Рік тому

    Geeribaan kadoorbiday

  • @AbdirahanOmarAli
    @AbdirahanOmarAli 8 місяців тому

    💚🤍❤️ somaliland peace and love

  • @zackdollarchannel2321
    @zackdollarchannel2321 4 роки тому +5

    Qoomaal wee nga ad duubteen😂😂

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 4 роки тому +5

    Saddex fannan oo waaweyn waxan ma heesba kama fiirsanin

    • @abdilaahixirsi4953
      @abdilaahixirsi4953 4 роки тому +5

      Ma dhegeysano kuwa xanuunka ka qaada wanaaga iyo horumarka Somaliland.

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 4 роки тому +3

      Shut up faqashyay

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 4 роки тому +2

      Shaydaanka markuu quraanka maqlo ma xamilo idina somaliland farxadeedu olol iyo dhamac bay idinku noqotaa oo ibliis baad is shabahdaan, markaad calanka tawxiidka aragtaan ayaad xajiimootaan

    • @user-bp6vk1nh8u
      @user-bp6vk1nh8u 2 роки тому +1

      @@bustaale6554 kkkkkkk wllhi wad iga qoslisay wllo 👏👏👏👏👏💋💋💋🌹🌹🌹🌹viva somaliland

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 2 роки тому

      @@user-bp6vk1nh8u kkkkk inagaa ba waalan oo shayaadiin la murana, maaha kkkk

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 4 роки тому +4

    wuxu ma heesbaa calisenyo gabowgii galgalashuu ku bedey maskin sool iyo sanaag ma rabto iney go do de caliseynyo adigu go yaa kuu diidan

    • @axmedindho737
      @axmedindho737 4 роки тому +1

      😇😇😇😇 hees cusubad uhaysata miya

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 4 роки тому +1

      Sool iyo Sanaag nabad baynu ku wada maalaa; maan sheegin hadaanad belaayo inoo dhawayn iyo dhiig daata debnaha la ruugayn mooye.

    • @Bidixo14
      @Bidixo14 3 роки тому

      Anaa sool io sanaag ba jooge hdana go'is doonayee k wrn

    • @hafsaxidiigofficiale305
      @hafsaxidiigofficiale305 3 роки тому +2

      Sanag wa guri duriyada shizixaaq iyaga leh ceeerigamo ceeelafwayn garadag ilaa xiiis hal tuuulo ayaad leedahiin oo badhan la tuulo sanag kk maku qadan sool na kalabadh ilaaa cynaba ilaa dagamo yiin badan isaaq dageee

  • @toni____almaaniyo5659
    @toni____almaaniyo5659 2 роки тому +3

    Soomalinimo Soomaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪

  • @jimcaalecali-cf1yc
    @jimcaalecali-cf1yc 4 місяці тому

    Wacas iska ilaawa😂

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 4 роки тому +4

    Balaayo idinkalagurtay sagaaro labo tun oo lakala qalo maleh somali gabigedaba waa hal qoys waa gacal iyo xigaal

    • @mustafemaxamud4135
      @mustafemaxamud4135 4 роки тому +6

      Anaga markii hore samlilander la dhaha adana somali iska hayyso meel aad leedahy ma joogo

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 4 роки тому +2

      Calool xumadiinu waataanuu ku caano maalay, tan iyo intaynu kala calaf qaadnay maalinkaliya wax dhiba ood naga tirsataan ma jirto lkn xaga Allah ayay belaayadaad sheegaysaa idin daashatay ee Allah ha indinka demiyo

    • @savamokhtar
      @savamokhtar Рік тому

      Intad igu so maqan tahay adna alshbab ba kugu so mqn inshlh Xamar wxy noqn xarunta alshabab xasidnimad Ka bixi weydene calool xumo iyo talo xumo ayad isku darsaten akh na somaliland nabada taala maka ma taalo alx alihi nasiyay hano siyadiyo Ku mshqul is xoreyntada fadaln adunku argagixisu Ku yqanaye anaga hanagu daba lumine

  • @waakee7630
    @waakee7630 4 роки тому +3

    Farkaliya fool ma dhaqdo soomaalina waa hal mana kala maarmaan

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 роки тому

      futada hal gacan baa dhaqdaa maah maaha si qalda inaad u itcmaasho waa af somliga kugu yar koonfur waa umad badan waooyina waa umamda baran waay kala marmaan jabuti oo yarba waa dalwad

    • @waakee7630
      @waakee7630 4 роки тому

      @@abdullahiomarali5241 walaal jabuti wau jeda dhinaatda haysata wali faransaaguumaysta afkiay wax ku brtan anakana hadaa kala go'no cadawgeena na ga faaidaysana oo heekdii saca cad saca madow iyo saca cas waad maqashaan filya

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 4 роки тому +2

      @@waakee7630
      Waa waxa aad qayrkiin uga hadheen in aad bilaa kalsooni uwada tihiin jabuuti oo xaafada Ayaa Hada ciidan ku kala laaliya kuu soo dirtay Adna somaliland ood ka badantahay oo tashatay baad kawada daba ooyaysaan waaaaq yar iyo Wayn somali kalama maaranto ma kala go Ikarto ayaad ku waalateen isla yaaba oo wax noqda

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 4 роки тому +1

      Way kala maarantay waanay kala roonatay indhahaagaa ka markhaatiya

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 4 роки тому

      Waa Kee afka yuhuudaanu ku hadlaynaa sanadka soo socda

  • @aminabdisalem3401
    @aminabdisalem3401 4 роки тому +4

    Reer isaaq goitaan bay uu waasheen hadda waa qabiil ama reer ku dhuumanay magac la yidhaahdo somaliland.

    • @HARGEISAAWI1122
      @HARGEISAAWI1122 3 роки тому +4

      Doqon samaroon ah baad tahay hdlkagan garanya qabilku hooyada was doq war isaaq waa raga labka u ah Somali ee adigu meel sheego isaaq magac iyo dal iyo dad ku filanba wuu hyztayeh adigu is cadee reer koonfur wlldy wyeh adigu is cadee koonfur markii la ahaana isaaq xinyuhu ku lahaa waa la oga ee is cadee oramo

  • @alustaadmaaliki5258
    @alustaadmaaliki5258 8 місяців тому

    Waxaan kuu daba socdaa
    Hadaan raggu dumar lahayn
    Dibjirbuu noqon lahaa.

  • @dhimbildragon1736
    @dhimbildragon1736 Рік тому +2

    Hhhhh idoor mxy been isgu shekeyna qaranki darawiiish baa qawiisey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @keydsan
      @keydsan Рік тому

      keep crying idoor is your master 😅

    • @hamseabdizalan3330
      @hamseabdizalan3330 Місяць тому

      ​@@keydsanabtow af ay kula fahmayan kula hadal Hader hadalkaga haday fahmen way kuso jawaabi lahayen lkn ma .....😂

  • @zackdollarchannel2321
    @zackdollarchannel2321 4 роки тому +3

    Ceeb bdnaa😂😂😂

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 роки тому +4

      Hoyada cep dhilow

    • @zackdollarchannel2321
      @zackdollarchannel2321 4 роки тому

      @@wardakorontooo8449
      Naag ayaa thy ayaa hooyo caayee
      Kufsi aa rbtaa 😂😂

    • @waakee7630
      @waakee7630 4 роки тому

      @@wardakorontooo8449 abyo mcn hooyo wax haka sheegin alle haku sharfee😢

    • @waakee7630
      @waakee7630 4 роки тому +1

      @@zackdollarchannel2321 sxb mcne gabara somaliyed inad wax ka shegto waa wax ceeb ah waliba islaam aha

    • @thesilencevevo9839
      @thesilencevevo9839 3 роки тому

      @@zackdollarchannel2321 ruunti waaye hooyada waa laa fuula. Fuulasho ayee ku ficnthay

  • @somaliyahanoolato7113
    @somaliyahanoolato7113 4 роки тому +6

    Fanaanin waa wayn oo ceeboobey iga dheh

    • @asyia9444
      @asyia9444 4 роки тому +13

      Somalida manta ma waxa idin dhibaya runta waxa ay ka hadleen waa xaqiiqada

    • @abdallaanshaxofficial2429
      @abdallaanshaxofficial2429 4 роки тому +1

      Somali waa waxaan jirin wllhi aduunka waad ka harteen somaliland iyo somalia sidaad u leedihiin buu aduugka idinku dhamanayaa wllhi اللهم ارحم أمة محمد اللهم اغفر أمة محمد

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 роки тому +2

      @@abdallaanshaxofficial2429 ilaahay faraj ha noo furo waxaan deganahay hargaysa hadii aan maqaaxida shaaha imaado waa dood ma nihin Somalia ee waxan nahay Somaliland aniga waa isugu kaymid yaan iraa markaas baa laysoo wada eega iyadoo lawada xiiqsanyahay yaa war naxaw ahay kani?????????
      Yaab oo talaw maxaan qalday mar hadii aan iri intaas yaab waaba la ila dagaali gaaray

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 4 роки тому +8

      @@jaamackaasimkaasim7696 waxanad ahayn somaliland dhaba ee waxad tahay kuwa nabada somaliland ku dhex koray. Because dadkii janasaadhka ku sameyay somaliland dadkeda maad tidhaden waa iskukay mid.

    • @abdiqanimohamed5305
      @abdiqanimohamed5305 4 роки тому +2

      If you don't like it don't watch it.
      Well done our heroes,Somaliland guul.