Iimaanka Reer Awdal ee Somaliland Xaguu Taagan Yahay?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @AbdiAalen
    @AbdiAalen 2 місяці тому +5

    Wa jawaab wacan Xildhiban Mustafe, intanad qof kale qiimayn adigu is qiime waddabiyadadu balse suasha sii kale uu dhigi laha.

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 місяці тому +1

    Guuuuuul awdal state of Somalia 🇸🇴 Idoorka vadiinii. Gatay dhulkiina ja saara nijaasta.

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 2 місяці тому +2

    Awdal waa birtish Somaliland guul guul insha Allah Somaliland guul

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 місяці тому +1

    Boorame samaroon baa leh idoor shuqul kuma leh

  • @Maxamedsaleebaan-r5u
    @Maxamedsaleebaan-r5u 2 місяці тому +1

    INANKA REER HARGEYSA IIMAANKIISA SOMALIALND HALKUU JOOGO AYUU INANKA BORAME JOOGA WAAN U BOGAY KELMEDAHAS

  • @Clcasiiscumar
    @Clcasiiscumar 2 місяці тому

    Xil.maydhane waxalayaabaa in adeerkii ugacan haadiyay

  • @MedDhere
    @MedDhere 2 місяці тому

    Sifiiicn buu uhaly

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 місяці тому

    Wariyahan ma waxa dhalay ............?

  • @SamarooncaliSam
    @SamarooncaliSam 2 місяці тому

    Waxaan cadaynayaa in raga bada iibiyay ee awdal horu markeeda ka soo horjeeda raga mijinaha la siiyo odayaasha iibaanka beelay ee ay kamidyihiin in wanaagsan waan leenahay inyar oo naga weejaqday hadaan nahay jibriil yoonis waar taariikhda hanoogu qaadina mijino aad cunteen muqtaar isagu waa geesi midna ha ogaado saajin haduu kula wareegay anaga waxaan ku hadhnay maayir maydhane cidlo ha is dhigin kulmiye waxba uma hayneeeeeee

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 2 місяці тому

    Odaygii waakan caqligii kusoonoqonaya markuu kabaxay wadanigii bilaajahada ahaa

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 2 місяці тому

    Reer awdal iska jira Reer kan jibrir yonis

    • @xasansubagle3586
      @xasansubagle3586 2 місяці тому +1

      Danahaaga ku toos, reer awdalna uma baahna cid kala qaad qaadda maanta.

  • @banadir5032
    @banadir5032 2 місяці тому +1

    Ala xildhibaanku waa fariid wariyuhuna waa naar afuuf yaa dhafoorka ka toogta