SANADGUURADII LIXAAD EE GALMUDUG, HEES CABDI QEYBDIID

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • hees loo sameeyay cabdi qaybdiid,erayadii Sahra Dahir Mire, laxankii qoomaal, codadkii Qoomaal, amina dhool, jihaan, farxiya fiska, iyo cabdi Holland.

КОМЕНТАРІ • 456

  • @big-show-g8w
    @big-show-g8w Місяць тому +9

    Sacad caadi ma,ahn ileen somaliya wakii mugdiga ku jirtay ileen ilbax ayeey eheed guleesta walaalayal from saleeban 2024🎉

  • @nasriinamagan5738
    @nasriinamagan5738 3 роки тому +79

    Habargidir kor alle ha yeelo 💉❤
    Geesiyaasha soomaaliyed reer galmudug 💉

  • @talosame4122
    @talosame4122 3 роки тому +38

    From Puntland Galkacyo waan qiireysnahay walalahayo rer Galmudug Alsheydaan baa isku kaayo diri jirey. Raali ahaada cimaamad baa idin saarney, isma hureynee OODI AB KA DHAW ee aan cadawga Shabaab u istaagno magaladena Galmacyo Sacad,Laylkase iyo MJ baa wada leh ee aan gacmaha is qabsano oo aan cadowgeena aan meel oga so wada jeesano.

    • @diijakhaliif6156
      @diijakhaliif6156 3 роки тому +3

      Saas weye wllo dad anaga isugu xigna hadana anaga is cunyno. Wil iyo abtigis baynunhy ee halisku samro cadowkana hal mel an uga wada sojesano

    • @xafsaabdirazak5830
      @xafsaabdirazak5830 2 роки тому +1

      @@diijakhaliif6156
      ؤ3

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 11 років тому +63

    viva sacad iyo shekhal

  • @yazinhussein9404
    @yazinhussein9404 7 років тому +116

    viva galmudug full respect haddanu nahay shicibka Reer somailand marka wadanka idinka madaxweyne kanoqotaan waaa laga yaaba inaa midh noqono sawabto waxa tihiin dad waxtar leh

    • @farhiyosaciid4639
      @farhiyosaciid4639 7 років тому +1

      Yaasiin Hussein ❤️❤️❤️❤️💋👌✌🏻

    • @farhiyosaciid4639
      @farhiyosaciid4639 7 років тому +1

      Yaasiin Hussein ❤️❤️❤️💋👌✌️viva somali land

    • @TheLIKKLE12
      @TheLIKKLE12 7 років тому

      Goorma wayee saanad guradaa galmudug

    • @melaninqueen5344
      @melaninqueen5344 6 років тому +3

      Naj_ arag hawiye xornimada somaliland oo wax ka qaatay iyo ani hadaa waan rabaa inaad go tiin markaas nabad ayaa la noqanaa

    • @sakariyekanafaro165
      @sakariyekanafaro165 6 років тому +1

      aniga waaan idin jecelnahy

  • @ayanlecade6752
    @ayanlecade6752 4 роки тому +62

    Qofkii ila dhageysanyo 2020 like iisar

  • @hamdiabdirahman5311
    @hamdiabdirahman5311 5 років тому +111

    Still watching 2k19 😱Sacadnimo❤😘🙏

    • @naimaaxmed1248
      @naimaaxmed1248 5 років тому +4

      Hamdi Abdirahman lol so do I

    • @khadranorali1025
      @khadranorali1025 4 роки тому +3

      2020😊😊😊 cabdi raali baan kanahy still❤️♥️🇸🇴

    • @kingabdullahi8367
      @kingabdullahi8367 3 роки тому +6

      Ina Adeertey Guuleyso waligaa dhiigu biya maaha sacadnimo.❤👏

    • @ahlaamsaeed72
      @ahlaamsaeed72 3 роки тому +4

      Dhiiigu biyo maha 2021 baan ana dawanaya😂❤❤

    • @bashiirguulleed282
      @bashiirguulleed282 3 роки тому +1

      Sacad bal meel kutak hooyadaana wase nin ceyr baan ahey .
      Meeshaad kahadleysana anigu garaad keygu waa kaweyn yahay .
      Galmudug lasheegana 2 sano ayaan arkey .
      Galmug gaalkalyo aan dhaafsaneyn ayaad waxaad utaqanaa gal mudug .
      Guricel iyo dhusamereen maxaad u imaan weydeyn nacas tii kudhashay wase

  • @anshaxfannypoi9438
    @anshaxfannypoi9438 2 роки тому +16

    Still wlhi wan dhagesTaaa SacadNiMo 🥺❤️🤟

  • @farhanwadani4583
    @farhanwadani4583 2 роки тому +12

    Adeer Cabdi Qaybdiid Ilaahay ha inoo kaa xafido waxaad ka mid tahay tiirarka aan ilaalshano intee cadow naga difaacday doonahyay in aay nadabar jaraan. Inshallah waqtigu iyo waayuhubo hakuu wacnaada Adeer Cabdi.
    Fanaanintuna waa mahad sanyihiin dhamaan.

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 років тому +29

    ABDI QEYBDIID LEGEND SACAD SICIID 💞💥💥

  • @duqacodey5052
    @duqacodey5052 2 місяці тому +4

    2024 Still listening, Blood🩸 isn't water. Sacadnimo 👑❤️

  • @user-wd1db8ps8g
    @user-wd1db8ps8g Рік тому +4

    Sacad sicid niimo 2023 😢❤ ala idin jecliyaa Tolkeygiii Allow isha Xasadka idinka Haay 🤲🤲🥺🥺❤️❤️❤️❤️

  • @khadriaosman9735
    @khadriaosman9735 11 років тому +161

    `Anuu reer somaliland ayaan ahey ,laakiin waxaan aamin sanahey xornimadii somaliland iney qayb weyn ka qaateen reer galmudug ,VIVA GALMUD,cadowgood ha dhaco Ameen

  • @YasminMahad-km6mh
    @YasminMahad-km6mh 9 місяців тому +5

    Hestan sa ujeclahay lee sanadkasta wa soradiya 19/11/2023soboqday cabdi qaydid gesi talow wilal ma dhalay govrno sacad siciid

  • @mfarah07
    @mfarah07 2 роки тому +9

    Heestan marki igu horaysay aan maqlo waxay ahayd habeen anagoo safar u wisil kana nimid Galkacyo🚗 wiilka gaariga no waday ba no shiday sanadka wuxu aha hadanan qaldaneen 2013 bilowgeed markaasna cabdi qaybdiid inu Galmudug madaxwayne ka aha ban umaleenaya🦁 hadana wa senator igu matala aqalka sare e barlamaanka guulayso abti waligaa❤❤❤🔥🔥✊

  • @ayanbadan333
    @ayanbadan333 2 роки тому +48

    Still watching. 2022 😱 sacadnimo❤️🥰

    • @hibakeif7528
      @hibakeif7528 Рік тому

      2023 😂 hg cayriyah😅

    • @user-yd6ye2ui3z
      @user-yd6ye2ui3z Рік тому

      ​@@hibakeif75282023 murusade nimo hbo Ana ceyr abtiyal ii ah galmudug iska dhal ah marna samideyda tahay my name hibak😂❤

    • @MomyBaba-yz9vo
      @MomyBaba-yz9vo 11 місяців тому +1

      2023 mj awowanimo hg❤

    • @duqacodey5052
      @duqacodey5052 11 місяців тому +2

      ​@@MomyBaba-yz9vorespect awoowe from sacad 🫡💕

    • @MomyBaba-yz9vo
      @MomyBaba-yz9vo 11 місяців тому

      @@duqacodey5052 gulasta awowayal

  • @hibaaqabdifitah8396
    @hibaaqabdifitah8396 5 років тому +14

    Mustaqbalka nin habar gidir ina gursada aya rajeynaa insha allah

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 5 років тому +37

    Viva Habargidir ninkiii Naceb dhulka ka hoose

  • @GabileyGreenland
    @GabileyGreenland 11 років тому +35

    hambalyo galmudug state of somalia BY: REPUBLIC OF SOMALILAND

  • @hibaan746
    @hibaan746 7 місяців тому +3

    Cabdi raali ba ka nahay 11 sano kadib 2024 allah noodeesto abdi qaybdiid❤❤

  • @munamohamed2972
    @munamohamed2972 2 роки тому +7

    Still watching 2021 libaax soo rogaal celi cabdiqeybdiid geesi cadowga ka rooran still raali ban ka nahay❤️💯✅

  • @dilaagasariirta9327
    @dilaagasariirta9327 Рік тому +8

    2022 I'm watching cabdi raali baa ka nahnay 💔🙏
    Ilaahay cimri dheer haku siiyoh maxa cadow meel nagah saartay 🥰

  • @ahmedlaqanyo7877
    @ahmedlaqanyo7877 8 років тому +14

    masha allh cabdi qaybdiid wan in istaahilo inuu gAlmu dug hogaamiyo ookala garanaayo dada wanaagsan iyo kuwa qabyaalada do on aya wax kumaamulaan

  • @hilaacfaarax4431
    @hilaacfaarax4431 8 років тому +10

    wwwwwww waa heees qaymobadan kufadhida khabiil laisku raaciyo beeentiii waan reebnay ruuxa laiskusiibaaa wlhy waa cajab i spt galmudug viva all somaliwayn xushmad buuxda nagagidooma galmudug oo idin kaaga timid somaliwayn noolaada reer galmudug

  • @user-wd1db8ps8g
    @user-wd1db8ps8g Рік тому +2

    Wlhi wan Jiriricoday Sacad Sicid ❤️❤️ Dadki laiga beray Wan idin jeclhy Adunka waxa ujeclhy Cabdi qeybdiid General ceydid Sacadow Inolada Dhigeygiyow

  • @wartacadde2307
    @wartacadde2307 9 років тому +28

    Nolow galmudug Ilove you glkcyo and galmudug

  • @qosoliyoqaraaxo7387
    @qosoliyoqaraaxo7387 6 років тому +55

    From puntland viiiva galmudug ❤❤❤❤❤❤

  • @anshax____________fanny___2487
    @anshax____________fanny___2487 3 роки тому +10

    Still SacadniMo________❤💪🏾👑🙏🏿

  • @user-xy1bo5su9n
    @user-xy1bo5su9n Рік тому +7

    Still watching 2023❤😢

  • @alimdualeh
    @alimdualeh 9 місяців тому +4

    Maamulka ugu heesaha wacan galmudug❤️

  • @abdinasirksa9363
    @abdinasirksa9363 5 років тому +8

    Galmudug waxa ay ku caan thy gabdho shidan ay ku caan thy galmudug waxa ay ku caan thy geesi caabiyee ku caan thy

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 років тому +10

    i Love sacad siciid 💞💞💝

  • @shabeelmudug4677
    @shabeelmudug4677 4 роки тому +9

    Still watching 2020 reer mudugnimo viva Galmudug

  • @fatushhassan4459
    @fatushhassan4459 Рік тому +3

    Galmudugeey waliga jiroo joog still wan fiirsda 2023 baa bilaw ah dudublenimo😂

  • @caygaboy
    @caygaboy 8 років тому +12

    C/qeydiid waa libaax alle ha dhawro
    galmudug waligaa jir oo joog

  • @samiqurux9692
    @samiqurux9692 8 років тому +35

    full respect adeerkey cabdi qaybdiid waa cabdi qeyr cadow gaada cagta hose ilaahow cimrigaada dheeree

    • @bossthedjdjjd2890
      @bossthedjdjjd2890 8 років тому

      fuck adeerka

    • @cabdilwahabahmed8958
      @cabdilwahabahmed8958 8 років тому +3

      +Mohammed Mohammed doqon xabashti ku dhashay was fuck you too hadii aad kaxuntahay mesha iskaga carar

    • @shuqulaxmed4983
      @shuqulaxmed4983 7 років тому

      Cabdilwahab Ahmed ê2v

    • @dhagnasmohamed2890
      @dhagnasmohamed2890 6 років тому

      Cabdilwahab Ahmed Hoyadaa cun ee Abdiqaydiid maxuu ku yahay Adiga ?

    • @dhagnasmohamed2890
      @dhagnasmohamed2890 6 років тому

      Cabdilwahab Ahmed Ani waaye Mohamed mohamd ee Ii jawaab cabdiqaydiid maxuu ku yahay isku qabil maatihin?

  • @salmanmohamedhassan6612
    @salmanmohamedhassan6612 9 років тому +10

    Erayada aa si hagar la.aan ah igu dilay cabdi raali baan kanahay gobanimada ruux jecel wow kuwa kale waan so wadnaaa

  • @jibrilmohamed7365
    @jibrilmohamed7365 6 років тому +5

    Wooow best song abdi hasan awale qeybdiid halyey lagu faano😍

  • @husseinsalaadnuur9677
    @husseinsalaadnuur9677 4 роки тому +6

    Waxaan kasoo jeedaa punland garoowe ayaan deganahay waxaan aamin sanahay reer galmugud ineey pitland kahor marikan hadii eey isku tanaa sulaan hor mar wacan waxaad daris latihiin dad aan niyada inka jecleeyn lkn weey daali doonaan

  • @moharammo7985
    @moharammo7985 8 років тому +92

    cabdi raali baan ka nahay gobanida ruux jecel viva galmudug and habar gidir alaw dhawr

    • @socdalchannel9824
      @socdalchannel9824 8 років тому +1

      dabaal

    • @ubahfarah8448
      @ubahfarah8448 8 років тому +2

      ncy wllkey wa runta

    • @hanadabdi3166
      @hanadabdi3166 8 років тому +1

      NICE

    • @TheLIKKLE12
      @TheLIKKLE12 7 років тому +2

      Moha Rammo mareexan habar gidir murursade Iyo duduble aa degan

    • @moharammo7985
      @moharammo7985 7 років тому +3

      Waa dad lagu hayo mesha degmo degmo ayay ku leyihiin murrusade iyo mareexan

  • @xurmeyoxasan1546
    @xurmeyoxasan1546 4 роки тому +7

    Heeestan qali guuuul guuul galmudug ♥️💞❤️💯❤️💯❤️ yadawanayo 2020bishi labad2

  • @Starkman30
    @Starkman30 11 років тому +4

    ala codmacaana ilhaan masha alaah wow great song too VIVA abdi holland woof woof

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 7 років тому +36

    halyeygii noola ee boqortooyada sacad siciid 💕💜💚

    • @dhagnasmohamed2890
      @dhagnasmohamed2890 6 років тому

      abshir mohamed salad War cabdiqydiid Waa moryaan

    • @user-dp2rw1tq2s
      @user-dp2rw1tq2s 5 років тому

      @@dhagnasmohamed2890 hhhhhhhh muxuu kaa qaatay

  • @naasirabdirisaaq6140
    @naasirabdirisaaq6140 6 років тому +6

    guuleysta geesiyaasha galmudug waxad thn qaran Quad leh hore u sida dawladyhy balanteenu waa cadaalad sinaan midnimo

  • @mohamedabdirisakmohamed7362
    @mohamedabdirisakmohamed7362 5 місяців тому +2

    Haddaan arkay heesta titok 2024 waaga galmudug 2012 miyey jirtay😂😊

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 8 років тому +48

    cabdi ilahay kasakow mamulka gobalada dhexe in la dhiso asaga u istagay
    tarikh ayuu ka tagay
    legend

  • @lullahabdy5795
    @lullahabdy5795 2 місяці тому +1

    Wlhi waa neefsan waaye wan ficanahy Alx fiican bro Adine sido kle ku heystaa and happy mother’s birthday wishes to come back home today

  • @hamdahfiqi5670
    @hamdahfiqi5670 4 роки тому +6

    Uroonaaw Galmudugoo 💚💭💭💎 one love for my family Galmudug

  • @abdallahdahir
    @abdallahdahir 11 років тому +4

    hanoolaado Cabdi raali baan ka nahay Geesi loo riyaaqo nabadan ku reeyo nabdan ku reeyo noqon reerihii lakala rarey rajadooda sooceli geesigii gacantiso adagtahay baad tahay guulguul Aamiin Aamiin cadagiisa hoos noqoda baan leenahay khaybdiid.GUUL GUUL GALMUDUG IYO SAHRA DAAHIR MIRE AFKAAGA CAANO LAGU KHABAY AAMIIN

  • @caishocuud442
    @caishocuud442 5 років тому +4

    Allh meshan kadhshy hesaheda kurxysta allow dhowr glmudug boqortoyo hg isaaq nolada💕💕💕💪💪💪

    • @farhanwadani4583
      @farhanwadani4583 3 роки тому

      Isaaq waa walaalaha kaliyah ee aan is dugsano alle ha inoo kiin xafido walaalaheenow

    • @sadiriyaaally2539
      @sadiriyaaally2539 2 роки тому

      Isaaq waa dadkeena hawiye ahaan way nooga dhawyihiin dadka allaha idin xafido walaalahena isaaq

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 2 роки тому +1

    Labeentii fankii jiilka danbe ee cajiibka ahaa baa meesha iskugu yimid. Koreeya oo sareeya ilaahay idamkii.😍

  • @MSQARANIMO
    @MSQARANIMO  11 років тому +9

    kuwa beenta raatiba, rasuulkii ilaahay reer maray kitaabkii, kuwa raacdo ugu jira raafka inay ku gooyaan, kuwa riimayoo wali dadkii inay is raaceen riyo ay la tahay wali.

  • @jibrilmohamed7365
    @jibrilmohamed7365 8 років тому +10

    www Maasha Allah the best song

  • @libinhajji
    @libinhajji 27 днів тому +2

    2024 ya dawanayo Nolow Cabdi xasan cawale(qaybdiid)

  • @krishbwoi2390
    @krishbwoi2390 8 років тому +38

    galmudug hanolato wixii kaxun dulka hadarbahen

  • @rahmaali8146
    @rahmaali8146 4 роки тому +8

    Cabdi raali baan ka nahay sacadnimo❤

  • @mofarah5689
    @mofarah5689 5 років тому +5

    I love my pple Habargidir and Duduble
    Nd the rest Hawiye Clans

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 9 років тому +22

    viva galmudug maskaxda Somaliyeed

  • @saamiyadagan7133
    @saamiyadagan7133 11 років тому +2

    woooooooooooooow Cabdi Qatbdiid wuu mudan yahay masha allah waxan umahad celinay fananinta dhan O Cabdi Siidan Uaamane

  • @shafinhodaimond9062
    @shafinhodaimond9062 7 років тому +16

    My life hgdir

  • @MudugNet
    @MudugNet 11 років тому +2

    Maashaa Allah Abwaanadda Weyn ee Sahra Daahir Noolow , adiga iyo Fanaaniinta Heestan Qaadaya , Maalin walba waxaan ka dhageystaa Wisil Iyo Daafaheeda Anacam Cabdi Raali Baan ka nahay Cadawgiisana Ha jabo

  • @ayaanabdulkadir5942
    @ayaanabdulkadir5942 4 роки тому +2

    M.a m.a Galmudug dadkeega waan jeclahay heesahaan waan dhagaysan jiray anoo yar 💖💖

  • @mdirie1874
    @mdirie1874 10 років тому +20

    cool inspirational Song..Viva Galmudug

  • @iqruushbea5950
    @iqruushbea5950 2 роки тому +4

    ♥️♥️♥️♥️2022 daawanoyaa sacadnimo dhiiga

  • @muhammedysus5063
    @muhammedysus5063 8 років тому +21

    reer gal mudug wey qurux badanyihiin runtii

  • @FariidFariid-xd5ww
    @FariidFariid-xd5ww 3 роки тому +4

    Fiska meelwalba codkeeda kamuuqda
    Boqorada codka reer galmudug

  • @khalifkpp419
    @khalifkpp419 6 років тому +2

    Allah Ku xafido Halyey qaran Abdi qeybdiid cimri dheer iyo cfmad cibaado suuban

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 9 років тому +14

    galmudug 💖 👌 👑 wwww 😆 😭 😍 viva faananita

  • @jimcaalejamac609
    @jimcaalejamac609 Місяць тому +3

    Qofka 2024 dhagaysanaya like saar

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 років тому +7

    Soomaaliya.markaan.joogey.sodonsano.ka.hor
    Habeenkii kofi.gaduud.askar.la.dhihi.jirey.wexey.guryaha.kala.bixi.jireen.rer.hargeysa.dadka.difaacey.oo.badbaadiyey.wexey.ahayeen.ret.galmudug.waa.dadka.keliya.oo.hor.istaagey.askar.qoryo.wadato.qaarkood.waa.la.diley.dhiigoodii.wexey.i.hureen.rer.hargeysa

  • @TheMatyahu
    @TheMatyahu 10 років тому +3

    Reggae music and its dancing with Sanaduuraii lixaad ee galmudug hees cabdi Q without her aknowlage it as reggae, make it even better that way. Great voice and very deliver.

  • @amiiramohamed8716
    @amiiramohamed8716 8 років тому +12

    ilaaheey raali haka noqdo insha allah

  • @Cartan7
    @Cartan7 11 років тому +7

    sadex qof ayaa meesha uugu cod macaan oo i cajabiyay saay uugu luuqeenayaan heesta
    1. Farxiya
    2. Amina Kuluc
    3. Cabdi Holland

  • @maxamedcali7865
    @maxamedcali7865 2 роки тому +4

    Cajiib wallalhi galmudug ❤❤🤙🏾🤙🏾

  • @KingXamaadaOfficial
    @KingXamaadaOfficial Рік тому

    2023 heestan waxan jeclaan jiray 2013 anigoo ciyaal ahaa.. Imikana wxn dhagaysanaya anoo fanaan ah

  • @muqtarmuqtarmacalin12-yn5bm
    @muqtarmuqtarmacalin12-yn5bm Рік тому +1

    Ayy mudane abdi hassan cawale qaybdiid cimri dheer adeer and awoowe💉💊🩸😘🤲

  • @tkey...1307
    @tkey...1307 10 років тому +11

    I lv u Galmudug!
    U r my indho, my naf,
    My waji, my waxkaste!!! Lol!.
    Xoxo-::/Gossip-Guy!!!...

  • @djibrawaxwalan2985
    @djibrawaxwalan2985 7 років тому +13

    still watching 2017

  • @xamdimaxamed7163
    @xamdimaxamed7163 4 роки тому +2

    Awoowgey cabdi qaybdiid allow kudhowr cadowgaga hoos unolow cadowgaga awoowe 💋💋rali Ban kanhy reer galmudug hadan nhy

  • @QEYLIYE_MEDIA
    @QEYLIYE_MEDIA 2 роки тому +4

    still 2022 cabdiqeybdiid noolow masul

  • @queenfaadumo4262
    @queenfaadumo4262 5 років тому +5

    ilove you galmudug ❤❤❤❤

  • @mahadahmedofficial3629
    @mahadahmedofficial3629 10 років тому +8

    VIVA GALMUDUG AND XIMAN AND HEEB ALL CENTRAL SOMALIA

  • @cksomali
    @cksomali 3 роки тому +3

    2021 sacadnimo 🥰🥰

  • @mohasuufi7651
    @mohasuufi7651 12 років тому +4

    viva galmudug cadowkooda ilaah jabiyo caadi mahan heesta dareenka ayey kicinisa

  • @qadroqaliif5641
    @qadroqaliif5641 6 років тому +1

    geesi geesi dhalay awoowe cimri dheer Baan rabikaaga baryayaa cadowgaaga unoolow😍😍

  • @farhiyamusafardar3663
    @farhiyamusafardar3663 7 років тому +4

    halyey cabdi geesi inolow ader macane wle wad astahisha nolow gulayso waliga gusha nabada lagugu gartaye. geesi an gabin wali ga jir o joog ader macane

  • @firstview3550
    @firstview3550 9 місяців тому +2

    2024 still watching ❤

  • @mesutahmett6490
    @mesutahmett6490 8 років тому +7

    heestan caadi maahan👌

  • @mohamedshire7298
    @mohamedshire7298 5 років тому +8

    I love this song

  • @abuyaiu
    @abuyaiu 11 років тому +3

    layal fanaanta soomaaliyeed runta ayaad kahadashayn cabdi waa nin qaran ah

  • @ahmedjamac8421
    @ahmedjamac8421 2 роки тому +2

    Viva galmudug from khatumo state ❤❤❤❤

  • @abdullfantastic88
    @abdullfantastic88 Рік тому

    Markii cabdiqaybdiid la doortay baa heestan loo qaaday sanad guuradii 6aad ee galmudug 2012
    Ruug caadaa aqoonliyo
    Cadowgu ka rooroo
    Gobanimada ruux jecel
    Ra'yigiyo hugaan kaba
    Cabdi raali baan ka nahay.🎤👏

  • @sharma8206
    @sharma8206 9 років тому +11

    Viva glmudug cadowgoda hoos

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 9 років тому +4

      Masha allah mudane qeybdiidna heestaan waa kadhabeeyey waxaa moodaa wuxuu soo wadey in ay kadleysey, guul mudug+galgaduud=galmudug.

    • @TheLIKKLE12
      @TheLIKKLE12 7 років тому

      GH boy walaal goormaa wayee sanaad guuradii galmudug

  • @qadraqali1916
    @qadraqali1916 7 років тому +1

    mashalah dadkygiyow allaha idin xafido viiiva galmudug nolaada fanaaniintena

  • @krishbwoi2390
    @krishbwoi2390 8 років тому +4

    wooow masha allah nowal

  • @farhiyamusafardar3663
    @farhiyamusafardar3663 7 років тому +2

    masha alah. viva galmudug iloveyou habargidir

  • @ahmedhafiissanidool2410
    @ahmedhafiissanidool2410 8 років тому +4

    masha allah nolow raali baan kaanahay abdi

  • @abdikarimmaalinguur5318
    @abdikarimmaalinguur5318 5 років тому +7

    Respect ❤

  • @muniraomar8188
    @muniraomar8188 11 років тому +4

    viva galmudug one love,,GALMUDUG HANOOLAATO

  • @riyaanabdi6622
    @riyaanabdi6622 8 років тому +5

    Wwww Rajadii galmudugow dadku raali weeyaan