Hees || Dalkaygu hadu tashaday Maxaa loo daba Socdaa ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 121

  • @qalbisame143
    @qalbisame143 Рік тому +30

    Muhimadu waa inay laas caanood iyo sanaag iyo cayn somaliland ka tirsan yahay ayna ku nool yihiin somalilanders😤
    Dhiiga ❤🤍💚

    • @abdallamohamed3532
      @abdallamohamed3532 Рік тому +1

      Hoyada baa leh

    • @ZEKIMAXAMED
      @ZEKIMAXAMED 5 місяців тому +2

      Aduu waxaa tahay isaaq dantaada kahadashay dhulkaan madagtaan dhulkiinu ha idinku ekaado english lamajoogo hadeer

    • @CmajiidMohammed
      @CmajiidMohammed 3 місяці тому

      ​@@ZEKIMAXAMED waa runtaa ano isaaqa kugu garabaya taa qof waliba dhulkisa isaga u xora

  • @queenzuzan3307
    @queenzuzan3307 Рік тому +5

    🔥🔥🔥🔥🔥💖💖💖💖❤❤❤viv my homeland cadawgiin ah jabo💋💖❤

  • @clraxmaanmaxamuud451
    @clraxmaanmaxamuud451 Рік тому +7

    Dawlada somaliland iyo shacbiga somaliland mucaarad iyo muxaafidba Cadawga dhinac baanu ugasoo wadajeed sanaynaa

  • @Xxxtentacion_12134
    @Xxxtentacion_12134 Рік тому +5

    Warkiiyoo cad FiFa SooMaaLiLaNd💚🤍❤

  • @axmediid6903
    @axmediid6903 Рік тому +4

    Somaliland guuul guul mnsha allh 🥰🥰🥰🥰🥰👊👊👊👊👊💪🤛🤛💪💪💪💪💪

  • @cabdishakuurxasannuur719
    @cabdishakuurxasannuur719 Рік тому +8

    Somaliland horay utashatay 💚🤍❤

  • @fatuumohamout8872
    @fatuumohamout8872 Рік тому +7

    Allow dhowr somaliland ❤🥰🤲

  • @maxamuudaxmed955
    @maxamuudaxmed955 11 місяців тому +2

    Dagaalka sukeeye iyo colaadu inay dantoo dabkaa darani bakhtiyo anaa Dunida ugu jecel 😢

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 Рік тому +9

    Mnshallah ilajayow ada wayno waaxide somaliland dhankasta ka barake yaa rabal caalamin🤲😭❤️

  • @MohamethHusien
    @MohamethHusien Місяць тому

    Guuul soomaliDa ❤

  • @YahyeZulup
    @YahyeZulup 4 місяці тому +1

    Hees aan ka caajisin dhagaysigeeda❤

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 Рік тому +1

    Dalkaygu hadu tashaday maxa loo daba soocda viva somaliland from Djibouti

  • @ahmedjamac8421
    @ahmedjamac8421 Рік тому +2

    Khatumo state ❤

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 Рік тому +2

    ilaahow wixii shar nala rababa naga qabo viva somaliland

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 Рік тому +6

    Ilhayow somaliland dhankasta ka barakee Ameen🤲😭❤️

  • @rashiidsamatar8254
    @rashiidsamatar8254 Рік тому +2

    Gul somaliland

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 6 місяців тому +1

    Hambalyo hambalyo qaranka somaaliland Dawn somalia by by by by somaalia

  • @Lander02
    @Lander02 Рік тому +1

    Love it

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 Рік тому +5

    Waar heestu macaanaa. Heesahana nagu gaadhi maayaan waayo waxaanubnahay dadkii soomaalida baray fanka iyo suugaanta wax walba haynaga barteen soomaalidaas injirta weyni

    • @AbdishakurSaed-yu8kl
      @AbdishakurSaed-yu8kl Рік тому

      DhamaantooD isaaq maaha lkn dhamntood waa irir samaale 🙋

    • @cagaetyon8849
      @cagaetyon8849 Рік тому

      ​@@AbdishakurSaed-yu8kl waad ciyaaraysaa pro waxan lagu hadlayoo dhan abwaanka sameeyay waa isaaq kuwan heesayana midbaan ka garanaya waana nuurdaalacay waana isaaq 😅

    • @abdallamohamed3532
      @abdallamohamed3532 Рік тому

      Ma adaa suugaan cid baray iidooor baa leh somali baan sugaan baray

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 Рік тому

      @@abdallamohamed3532 kollay beenta iyo dafiraada ab iyo isir baad u leedihiine hadaanad adigu ogayn orod dadka kale soo waraysa cida aasaastay fanka iyo suugaanta soomaaliyeed iyo magaaladii lagu aasaasay ee Somali oo dhan ay utaqaan ( caasimadii fanka iyo suugaanta soomaaliyeed) ..markaad dadka soo waraysatid ha baxsane waxay ku tidhaahdaan ii soo sheeg

  • @xariircirro6357
    @xariircirro6357 Рік тому

    Filinkaaah hore ayaa loo daawaday

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 Рік тому +4

    Soomaalinad guuuul guuuul

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 Рік тому +2

    Hctv maanta yaa kuduceeyey hees qaranimadda somaliland ayaad saartay kkkk

  • @AbdishakurSaed-yu8kl
    @AbdishakurSaed-yu8kl Рік тому

    DhamaantooD waa irir samaale🙋

  • @ckofficial8389
    @ckofficial8389 Рік тому

    I love somalipand🥰

  • @khadardhanbaal3653
    @khadardhanbaal3653 9 місяців тому

    Mansha alaah aqoosiga

  • @mataanpogba1940
    @mataanpogba1940 Рік тому

    LIVE IN HARGIESA 17/8/2023 iam somalilander 🟢⚪️🔴🫡

  • @jamelidris2686
    @jamelidris2686 Рік тому +8

    waxaan ka mid ahay geesiyaasha somaliland ee jooga qurbaha ,,,,
    dalkagoow hadhii dhib aad dareento wan soo bixi doona

    • @Rghtman308
      @Rghtman308 8 місяців тому

      Hhhhh maskiin maxaad u qaban kartaa maanta reerkaaga

    • @CmajiidMohammed
      @CmajiidMohammed Місяць тому

      ​@@Rghtman308 oo maxey qabaan reerkisu ee uu qaban naaceeey

  • @iamzackyy__4339
    @iamzackyy__4339 6 місяців тому

    2024 😢❤❤❤

  • @yahyeabdi50
    @yahyeabdi50 5 місяців тому

    Somaliland ❤🎉d

  • @MohamedHassanqolombi
    @MohamedHassanqolombi 5 місяців тому

    Wa.gushi.s.n.m.dhashaye

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Рік тому +2

    Diga rogasho wa ereyadi awaan cali seenyo ereygasu waxuu ka mid yahay kumanaanka erey ee reer somalilnd ay ledahay ee ay somalida bareen diga rogasho kkkk taagerayadha xisbi hebel oo ka soo diga rigtay xisbiga hebel reer somalilnd ba ereygan ku soo kordhiyay siyasda

  • @zalmanomar18856
    @zalmanomar18856 3 місяці тому

    Heesaha soomaliland looqaado maskaxda ayay ka iman jireen kuwa imika latiriyaana caloosha ayay ka yimaadaan farqiga u dhexeeyaa waa intaas uun

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому

    Waa./ku/dhowney/5☆☆☆☆☆>>>>》》》》》>>>>~~~~~~~~~weynu/kudhowney/aan/iskaraaameyo

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Рік тому +3

    QARANIMADA SOMALILAND HALA ILAALIYO

  • @adnanhaji7072
    @adnanhaji7072 Рік тому

    Waanu kufilanay dalkayga wlhi

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 Рік тому

    Waxaan maqli jirey cimrigaagoo raaga geel dhalayuu ku tusaa taas waxaan u jeedaa reerku waxey 33 soo akhrinayeen ayagaa isku markhaati furey waayo waa laga tashadey ayaguna waa daba cararayaan xasuuq bey dhagaha nagu jabsheen tabtii reer laascaanood ku hayeen

  • @KhadarAbdulahi-tk7gz
    @KhadarAbdulahi-tk7gz 5 місяців тому

    Waa mihiib isku tashi ka timid andhi ogaden jigjiga

  • @MUKHTARGAADE-l6j
    @MUKHTARGAADE-l6j 6 місяців тому

    Muhiimadu waa 32 sanno nabad ku noolayn waxba igama gelin kuwa 30 sanno tashan kari waayey

  • @barkhad9018
    @barkhad9018 Рік тому

    Erayadii siyasii jamal cali xuseen

  • @AbdirahmanMahad-hh3yf
    @AbdirahmanMahad-hh3yf Рік тому

    Ssc maxad ku diidan tahay adiga haday tashadeen maxa loo daba socda

  • @togdheer-man8588
    @togdheer-man8588 Рік тому

    Berigii aynu la dagaalamayney Siyad Barre daroodku 100% ayey tageeri jireen Kacaanka iyagoo somalida kale ka sheeganaya dalka iyo dawladaba.Maanta waxa sida ka dhigan Habar Awal iyo Habar jeclo iyo Arab oo Garxajis iyo muwaadiniinta kale u arka cadaw ka xun Kacaankii Siyaad Barre. Dulli alle idin bed gunyahay.

    • @zaedinaoomaar4104
      @zaedinaoomaar4104 Рік тому

      Oo mar kaa ma waxaad leeday garxajis baa cadaw lagu wada yahay ee waxay rabaan haloo yelo miyaa adeer garxajis laga haybaday san maayo wuxuuna xaq ulahayna yeelan maayo ee haday fadhiyi wayaana iyagana sidoodi baa futada xabad lagala dhacaya ee garaxajis ba lawasaye meesha niicda kala fadhiiso

    • @togdheer-man8588
      @togdheer-man8588 Рік тому

      @@zaedinaoomaar4104 Nacas dumar ku afbartay ayad tahay.sida u dhantin weydinkii raaf ka riixii waaye garxajis marya aloolow. garxajis .iminkana albaabka waanu ka baydhayna bal iska daafaca Darood. Anigu sidaada uu hadli maayo sida Anderson Cooper ka aad tahay daboolayahow raga guska u jaqa.koley hooyadaadi dhilada ahayd ee kusoo korisay ayaad ku afbarate.😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅.

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому

    Maaha/in/marna/kala/fogney/5soomaali/ma/foga/balse/hada/khilaaafka/dhexdeeena/ka/gudba

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 Рік тому

    Tv. Gaa. Gormu. Noqday. Afhayeen. Kkkkkkkk

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому

    5aduuunyo/hadba/waxbaaa/yimaada/walaalkaa/haduui/doorbidey/sikale/lama/fogaaaan/wadajirkiii/dhul/gudun/kuma/goyen/waaaabti/awoow/ayeyy/soomaali/.sug/maaalin?/iman5☆☆☆☆☆/

  • @abaamuradmahamad
    @abaamuradmahamad Рік тому

    Haaa

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Рік тому

    HORNCABLE MAANTAAN NACAY, WAXAY NOQOTEY XIDIGTII OKTOOBAR.

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Рік тому

      HHHHHHH YAA IBNU FAQASH
      MA DIDEE HARGOOLAW HA IGU TUMIN DURBAANADA IYO DAASADAHA MADHAN FAQASHEY

  • @mohayusuf4225
    @mohayusuf4225 Рік тому

    Wa beentiiin waxa dunida ugu jeceshihiin maleh adinkaaba qarax iyo balaaya naguwadoo Alshabab nagu dhexbeeray kuwaara tan iyo buunka qiyaama seeking independence. Guul Somali weyn.

    • @CmajiidMohammed
      @CmajiidMohammed Місяць тому

      Alshabaab adey kula jogtaaye dee iska qabo ma cid somaliland lagso kexeyo konfur la geyad aragtey

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 Рік тому +2

    Tv iga sacad muuse heestan maxaad usoo galiseen yaad gubaabinaysan 😂😂

    • @clraxmaanmaxamuud451
      @clraxmaanmaxamuud451 Рік тому +1

      Maxaad kawadaa ugajeedaa bal ii fah faahi

    • @stelyfashionchannel6218
      @stelyfashionchannel6218 Рік тому +1

      Malaa wuxuu ka wada tv ayay leyahay nin sacad muuse ah

    • @Abdisalan22
      @Abdisalan22 Рік тому

      @@clraxmaanmaxamuud451 tvigan reerka sacad muse leeyihin maxay wakhtigan UA-cam usoo galiyeen maxay kawadan

    • @zaedinaoomaar4104
      @zaedinaoomaar4104 Рік тому +1

      @@Abdisalan22 adeer sacad muuse waa dad muwaa diniina oo umada heer somaliland kamida kii si xun u arkayaa isagay u taala cidna la rali galin mayo wax khalada na may samayn

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 Рік тому +2

      Dadka cadaw reer somaliland Weeye dadka waxa qoraya waxay isleeyiin wax kale qaybiye kkkkl

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi Рік тому +1

    Dalkaagu haduu tashadey maxuu dadka uxasuuqayaa???

  • @samiwilsomaliyed35
    @samiwilsomaliyed35 Рік тому +4

    Muuse handarab meesha marku ka baxo ayaa ayay heestan macno yelanaysa

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 Рік тому +1

      Muuse ✊️

    • @clraxmaanmaxamuud451
      @clraxmaanmaxamuud451 Рік тому +1

      Ma faqashtii uu muse kasaray somaliland ayaa tahay ? Maxad kula colow day muse ?

    • @zaedinaoomaar4104
      @zaedinaoomaar4104 Рік тому

      Ka bixi maayo ilaa uu keeno muuse rag dalka lagu amini karo oo waliba heeraha darafyada ah dadka wadanka nala leh nin danbe oo isaqa oo muse ka dabaynaya majiro xiligan taas ku biyo cab adeer did u fadhiisda shaxda maydinkaaba famayba

  • @TAREESO
    @TAREESO Рік тому

    Unsubscribed dhaha Tvgan tv reerood ayuu noqday
    Fg:qofkii subscribta kala noqdan ani haysaara subscribta mahadsanidiin

    • @hodomoh1225
      @hodomoh1225 Рік тому

      🤣🤣🤣doqonima ku haysa

    • @TAREESO
      @TAREESO Рік тому

      @@hodomoh1225 adi xitaa xoolonima kuhaysa🤣🤣🤣🤣

  • @rashiidsamatar8254
    @rashiidsamatar8254 Рік тому +1

    Soo daa

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 Рік тому +1

    Waa dad rawa in ay suuliyaan isirka somalinimo waxay xasuuq ugaysanayan matada tashi oo dowlada faderalka La hoos fadhiyo Ani ma fahmin kuwan Aabe siyaad bare sidu u galay in loo galo mahino Arxan kle maleh

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Рік тому

      HHHHHHH YAA FAQASH WEY HADRAYSAA KKKKKK FULEYNIMO AYAA KAA HADLINEYSA SOO DAA WAXAAD NAGA HAYSO

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi Рік тому +1

    ARGAGAXISANIMADA ayaa lagugu DIIDEY.

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Рік тому

      HHHHHHH YAA IBNU FAQASH NACAS BADANA WUXU KKKKKK YAAA M TIDHI

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Рік тому +1

    daanyeernimo iyo xaarinnimo is barkaday weeye. Bal waydii Iiiddoorka maxay u daba socdaan Laacaanood haddii dadkooda tashadaan. GAW

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 Рік тому

      Laascanood waa dhul ka mid ah jamhuuriyada varakaysan. Taas baan ku xasuusinaya

    • @hodomoh1225
      @hodomoh1225 Рік тому

      🤣🤣🤣🤣waliginba musa idin maamulaya

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 Рік тому

      @@hodomoh1225 oo Yaad imooday aniga horta hubso waxaan soo qoray waa hadaad af soomaaliga akhriyitaqaanid

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Рік тому +1

    IDAACADD SACAD MUUSE IGA DHEH..

    • @clraxmaanmaxamuud451
      @clraxmaanmaxamuud451 Рік тому +2

      Sacad muuse kaliyaha maaha somaliland oo dhami mucarad iyo muxafid mid baanu nahay markay noqoto ilaalinta qaranka S/land

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Рік тому

      HHHHHHH YAA IBNU HAAD INA FAQASH
      DHILADII XAARTEY EE AMIZOM WASI JIRTEY IDAACAD U SAME TAN RAG BAA SAMEYSTEE REER MIYI UURLE BAD TAHE WEYNU SHEEKEYSAN DOONA

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 Рік тому

      Waar adigu hadaanad somalilayn ahayn orod ka dhex Bax oo cadowgeeda soo raac

  • @cawilbashiir642
    @cawilbashiir642 Рік тому +1

    Qofka hogeliyey hestan hooyadis ana qabo

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Рік тому +1

    HORCABLE MA RADIO RUWAANDHAAA,... GOORMAY HALKANI NOQOTEY IDAACADDII MUUSE BIIXI

    • @jamelidris2686
      @jamelidris2686 Рік тому

      ninka hctv iska leh maha qadaad weyn waa reer binu hashim ha iloobin sxp

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Рік тому

      HHHHHHH YAA IBNU HAAD INA FAQASH
      MA DIDEE HARGOOLAW HA IGU TUMIN DURBAANADA IYO DAASADAHA MADHAN FAQASHEY

  • @ridwanbirre8310
    @ridwanbirre8310 Рік тому +1

    tashiga dadkinu ma dadka islamed dariska la ah xasuqo miya cadow tinimo qabil ayago ka buuxa war dadkiinu hadu tashaday burco iyo hargeysa dagtaane ku ekaada dadka xafadahodu xog laguma joogi karo

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of Рік тому

      Qadaadweyney. Dalku. Waa Somaliland Yaa. Xayawaan. Bila. Caqli

  • @King_BEEZANI_11
    @King_BEEZANI_11 Рік тому

    Dalkina hdu tashaday luqadena mxaa nii daba dhigay🤣🤣

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 Рік тому +1

      Hooyada miya dhaxal u heshay luuqada

    • @hamzybulxan3511
      @hamzybulxan3511 Рік тому

      Luuqada ma hooyadaa ba leh stupid 😠😡

    • @iidwarfaa9936
      @iidwarfaa9936 Рік тому

      Luuqada ma hooyada ba leh anaga leh afsomaliga oo ku gabayna ma afsomali ba taqanin afsomaliga reer somalilnd ba leh murtida iyo gabayga iyo sugaabta ereyadana anaga leh maha af ad idinku kedahin wa afkayagi isku afsomali ma nihin kiinu wax la fahmayo maha murtina ma lihidin afsomaliga reer somalilnd ba leh

    • @iidwarfaa9936
      @iidwarfaa9936 Рік тому

      Afsomaliga rerr somalind ba leh oo ku gabya oo murtida leh marka idinku afsomali ba kuma hadadhan afsomaliga hoyada ma leh waxa leh reer somal8lnd idinku gudhuuuu ba tihin afsomali ma lihidin kumana hadadhan afsomaliga reer waqooyi ba leh ku gabya ku heesa ku mahmaha ku garnaqasada ku geraara maansooyinka ku tiriya leh afsomali wawaqooyi murti wa waqooyi mahmah iyo xigmad iyo gabay wa waqooyi

    • @King_BEEZANI_11
      @King_BEEZANI_11 Рік тому

      @@iidwarfaa9936 Af somaliland mxaa u labixiweysen shuba idin dhashe wadan matihidine somalia ku laabata reer isaaq No passport No Aqoonsi

  • @elmielmi4397
    @elmielmi4397 Рік тому

    ISAAQ Hargaysa &Burco balse hal Qof ka nolol yahey DAAROOD XABAD LAASCAANOOD.

    • @mataanpogba1940
      @mataanpogba1940 Рік тому

      HHH SOMALILAND WAXY KA TALIN DOONTAA ALL MEEL KASTA AY SOMALI DAGTO

  • @cawilbashiir642
    @cawilbashiir642 Рік тому +3

    No more ictiraaf siilaand

    • @clraxmaanmaxamuud451
      @clraxmaanmaxamuud451 Рік тому +1

      Qarax amisom no stability muqdisho

    • @zaedinaoomaar4104
      @zaedinaoomaar4104 Рік тому

      Adigu noma haysid hadaad no hayso ayuun baad wax naga qadi layd ilahay bay gacantiisa ku jirtaa isaguun baa nasiin kara

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 Рік тому

      @@clraxmaanmaxamuud451 wallee oo ictiraafka Somaliland ma adigaa macawista qadhmuun ee aad xidhantahay hoosteeda ku haya xaasid xaasid dhalay oo nejis ah