DAG_ CIIDANKA KAGUDBAY XADKA ERITREA MASAR IYO KUWA LAQARIYAY OO LOOLAN ADAG GEESKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 2 години тому +1

    DFS Way ku Saxantahay inay Axmed Madoobe keliya Aragto Xasan Shiikhna waa Geesiga Somaliya BadbaadiyeyGuul Xasan Shiikh Dal Xoreeye ❤

  • @RbleFiicane
    @RbleFiicane 6 годин тому +3

    BEENAALE,BEENAALE ,BEENAALE

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 5 годин тому +1

    Afkii Xabaashida ayaad hadlaysa.

  • @hassanabdikhalif8359
    @hassanabdikhalif8359 5 годин тому +1

    Aniga oo ahaa dadka idinku xirnaa laakiin idinka soohojeeday inbadan maanta aad baan idiinla dhacsanahay iskudareena kanahay sida itoobiya udooneyso inay qaadato somaaliya ooliqdo iyo heshiis kusheegii turkiga uunagaga eexday itoobiya iyagoo dantooda eeganaya hada iyo dan somaaliyey kaca ooitoobiya iskadhiciya hàday tahay somalida itobiya iyo somaliyadajamhurida ah.

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 5 годин тому

    Ethiopia allaah naga qabto

  • @Sarta100
    @Sarta100 4 години тому

    Heshiiska waa qiyaano qaran wax ku cad maleh waa in soomaaliya la qabsado sida gedo baay bakool iyo jubbada hoose waxaa u yeertay axmed madoobe marka la ofaaday in xasan ka baxay heshiiska difaaca soomaaliya masar iyo eratareeya ayuu rabaa in 31 disamber ka hor in goboladaas la qabto si aysan u iman masar eratareeya iyo kuwa kale waa qiyano zasana Turki aaminay waa qiyaano loo maleegay in lagu qabsado koo firta iyo eaqooyiga dalja heshiiskaas waxa uu ahaa doqonimo iyo ka fiirsa la asn aayihiusa dambe xabashi aami. Maleh kuwa u shaqeeyana waa xabadhi soomaali ju hadlaya aan leheyn damiur xabadhi u shaqeeya oo aan dadnimo laheyn askari gumaysta ayuu u dhimanaa wuxu miyaysan diin laheyn.

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 5 годин тому

    Asc warkasi waa mid xaqiiq ciidankasi wali kama gudbin xadka ayey joogaan waxayna diyaar u yihiin inay galan

  • @CosabMobamedhirey
    @CosabMobamedhirey 4 години тому

    Shidoowo haa naga nixinin

  • @CfitaahCrahmaan
    @CfitaahCrahmaan 6 годин тому

    alahaa naga qabta wexii dulmi wada

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 6 годин тому

    Ha sop galaano hana naqabsadaano maxaan ku heeysanaa almiino aan sinaano

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 Годину тому

    ciyaal caqdheer oo warersan awow giini lagubi

  • @aminazahra3337
    @aminazahra3337 3 години тому

    ❤hanbalyo gaadhsiiya ummada Soomaaliyeed waxani waa oromo ee ka qaata waxay wataanba waa diiqo ay inoo keeneen

    • @hasandiriyeabdifarah6379
      @hasandiriyeabdifarah6379 8 хвилин тому

      Waryaa waa Samali Abow waa Dawladdii ugu fiicned Qarnigaan kii diidan waa Cadawga Samali waa u ushaqeeya isticmaarkii awoowayaasheen laayey. Alcaaqil asagaa fahmin dabaalna Oromada Muslimiinta ah ha ku dambaabo oo ha u hiiliyo Faano oo Amxaaro kirishtaanka alantaleh. Oo ha dhegeeyso wararka Jaahiliintta Ushaqeeyah kirishtaanka. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq

  • @ahmedbashiir6786
    @ahmedbashiir6786 6 годин тому

    Ogaadeen waa dabadhilif isagaa itoobiyo wato beenta naga dhaafo

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 5 годин тому

      I am Ogaden and I’m 💯 with Somalia 🇸🇴 ❤ not all Ogaden supporters Ethiopia how about Hassen who sale Somalia 🇸🇴 to Ethiopia very sad but don’t forget when it comes Somali it’s different we all one ☝️ don’t worry about mustafa blood 🩸 is not water 💦 but Hassen is the one who treble maker no respect for Somali people united all Somali people please 🙏 safe your beautiful country ❤☝️❤️🇸🇴❤️

  • @CosabMobamedhirey
    @CosabMobamedhirey 4 години тому

    .oromada waan waseynaah

  • @hassanabdikhalif8359
    @hassanabdikhalif8359 5 годин тому +1

    Runtii waa wax laga xumaado in itobiya somaligalbeed inta ciidan itobiya lagu daro layiraahdo inakeena somaaliya aan weerarnee!!!?

    • @hasandiriyeabdifarah6379
      @hasandiriyeabdifarah6379 48 секунд тому

      Waryaa dhaqanka hakategin dadkaan ciidanka ah waa Samali-Abow iyo Samali-beni-Noah( as) Samaliweyn waa ciidamadii Ahmed Gurey EE afkaaga qoloftaleh kajeedi oo habaarka Muslimiinta caalamku uusan kugu habsan Allah ha kuu dembidhaafo jaahil aan taariikhdii lasoomaray ayaa tahay. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Yaa Allah Yaa Raxmaan Yaa Raxiim yaa Noorul Haadiu Yaa Xayyu yaa Allah Aamiin Wabillahi Tawfiiq

  • @guleed6690
    @guleed6690 Годину тому

    Beenaale