Alx Allahu ag bar run badanaa manshallah wallaahi waa runtiis sahal dadka isla wayn rabi kama dhigin illahay baa isla wayni u sugnaatay gulayso wall ad ban u dhuuxay halkaas thanks
Masha allah horumar badan ku rajeynaya abwaan, anigu waxa kala socda ingiriiska Sanadka cusub Seattle vlog nooga so diyaari halkaas isleyhy uso guur insha allah family qayb kamida joogan 🎉
OK aniga bishii hore ban helay kanalkaga adigoo sida diyarada hee haabaya sahlow iyo suulka kor u tag iyo God Hal hayskaas iyo gabayada manshalah adi iyo xaska soo dhawada from Canda
ASC. isku mar ayeynu imanay US Siday ila tahay. Almost one year ayaa joogaa hada I live in st cloud. Keep going You're doing great job Markasta waan daawadaa muuqaladaada
Muqalkii nolosha maraykanka ad kaga hadlaysay baa iigu horeeyay oo aan daawaday, From Hargaysa. Aad baan ku salaamayaaa abwaan ka soomaaliyeed ee sahal.
sahal wan kusalamay wll wana kufaraxsanhy dawashadada oonan kashelyn kana shaleyn doonin wxana thy nin wax bdn laga fa ido karo sidaa darteed wxaa ubaahnay ina wx yar xatta iiga sheegto ugu yaraan daqliga laga sameyn karo USA si general ah qofka kucusub adoo khibradada kashanaya wll mahadsanid👍
Isku waqti ayeeynu Sweden galaxy gaar Ahaan waxaan joogey Gàvle, waxaan xasuustaa waqtigaas waxaa ku jirey habeenkii la oran jirey ibrhimovij 3 England 1
You're the best youtuber I've ever seen, Sir Sahal. Stay more and more
Thank you so much my friend ❤️
Calankena Ayan ku fanaa somali waa mid alle hanoo nabdeyo wadankeena soomaliya ❤❤❤❤❤❤
Keep hustling brother wish you all the best for you from Sweden
Alx Allahu ag bar run badanaa manshallah wallaahi waa runtiis sahal dadka isla wayn rabi kama dhigin illahay baa isla wayni u sugnaatay gulayso wall ad ban u dhuuxay halkaas thanks
I have been following your program for almost 11 months. Thx...
From Danmark 🇩🇰
Haderslev City
Thank you my friend ❤️
Yes, thank you too, my friend.❤
👍👌
I am sahal walaalkay qaali iga wayn aad baan kuu salaamay ❤❤❤❤
From badhan sanaag kaala aocdaa waana kugu xirnahay ❤❤❤❤
Guulayso walaal ❤️🤗
Masha allah horumar badan ku rajeynaya abwaan, anigu waxa kala socda ingiriiska
Sanadka cusub Seattle vlog nooga so diyaari halkaas isleyhy uso guur insha allah family qayb kamida joogan 🎉
Mahadsanid sxb waa hagaag ❤️
Faanoole fare kamaqodne / Mahadsanid Aw:Sahal
Masha allah abwaan ilaahay haku xafido meelkasta joogto, abwaan mararka qaar waxaad noo soo galisa barnaamijyo kusaabsan afkeena hodanka ah barashadiisa, haday noqoto barashada suugaanta, maahmaahyada , hadal hayska, noocyada dhirta , xoolaha,xilliyada, dhinaca afka naga dhis, luuqadeenii way sii dhimanaysaaye mahdsanid.
Haye walaal mahadsanid ❤️ Guulayso
from galkacyo ustaad wan ku salamaya kama caajiso daawashada muuqaladaada xaqiiqdii keep moving forward
Mahadsanid sxb soo dhowoow ❤️
OK aniga bishii hore ban helay kanalkaga adigoo sida diyarada hee haabaya sahlow iyo suulka kor u tag iyo God Hal hayskaas iyo gabayada manshalah adi iyo xaska soo dhawada from Canda
ASC. isku mar ayeynu imanay US
Siday ila tahay. Almost one year ayaa joogaa hada
I live in st cloud. Keep going You're doing great job
Markasta waan daawadaa muuqaladaada
Wcs sxb haa sax Guulayso walaal ❤️
Masha alah
From badhan sanaagta wayn
Sxb horey uso
Mahadsanid walaal ❤️
Muqalkii nolosha maraykanka ad kaga hadlaysay baa iigu horeeyay oo aan daawaday,
From Hargaysa.
Aad baan ku salaamayaaa abwaan ka soomaaliyeed ee sahal.
Mahadsanid sxb waan kaa qaaday salaanta ❤️
sahal wan kusalamay wll wana kufaraxsanhy dawashadada oonan kashelyn kana shaleyn doonin wxana thy nin wax bdn laga fa ido karo sidaa darteed wxaa ubaahnay ina wx yar xatta iiga sheegto ugu yaraan daqliga laga sameyn karo USA si general ah qofka kucusub adoo khibradada kashanaya wll mahadsanid👍
Waa hagaag sxb ❤️
UA-cam ka Xayeeysinta u furo si inagana aan waxkaga faaidno adigana wax uu ad u faaido. horay usoco waan ku wataa ✌️
Sxb waa ufuran tahay xayeysiinta waxna waa iga soo galaan mahadsanid
sweden wll
Heja Sverige 🇸🇪
Saxilby qoys climate ah ka soo jeedaa mise soomalidu intabadan Allah umayyad mahad celiyaan❤
Soo dhowoow sxb ❤️
first comment
Guulayso
Saxib sahal from ethiopia
Soo dhowoow sxb ❤️
Sxp qoys culima ah ka soojeeda
Isku waqti ayeeynu Sweden galaxy gaar Ahaan waxaan joogey Gàvle, waxaan xasuustaa waqtigaas waxaa ku jirey habeenkii la oran jirey ibrhimovij 3 England 1
waxaan kaala socdaa somalia gaar ahaa magaalada GAROWE wxn kusoo raacay bishii 7aad
Mahadsanid igu salaan Garoowe waan u xiisay sxb ❤️
@@Iamsahal143 waayhy sxb maalin uun wn rajaynynaa inaa kugu soo dhaweyno magaladadii sxb mhdsnid
Abwan Sahal❤
Mahadsanid ❤️
Sahal iska jir kuwas dhinacyada firi sweden jogtay kadawan north Uk Kai salamay
Haye boowe Mahadsanid ❤️
Abwaan eber baan kaala soo bilaabay
Geedaha waxaa kaa dambeeyey Geed yuhuud
Waxaadse ilowday geedkii aan ugu jeclaa waa caanomaceys/caanomaco 😂😂
Sanad lamida 🎉🎉abwaan guuleyso
Hhh walaalkay inagu isku koox beenu u ciyaarnaa Guulayso aad baan kuu salaamay
bro somaliga ka wareeg oo luuqada Englishka ka dhigo youtube ka that way is good
Sxb barnaamijyada lottery & group 5 ayeee soomalidu aad u jecel yihiin bal barnaamijyadaas xogohooda wax kasoo ogoow kadib lawadaag bulshada madaama aad tahay nin hadal yaqaan ah.
Masha Allah abwan Alaha sanad khayrqaba haka yelo
Aamiin sxb
Dhulka fursadaha America. Yurub meel maaha
Waa runtaa sxb 👍
Abwaan Sahal Qardhood aad baan kuu salaamayaa
Sida buushadoo kale , Baal baashan maayoo , hadba baal matagayee, birta culus ayaan ahay . Inaba caadi ma ahan maansadaas
Aad baan kaaga qaaday walaashay ❤️
Var försiktig bror , riskera inte ditt liv . Titta alltid bakom dina axlar . Ha gott ,
Tack så jättemycket bror ❤️
Taladan ku siinaayo waligaa ha badalin europian passkaaga bro
Mahadsanid sxb waa balan
Maaalhh allh❤❤❤❤🎉🎉
Guulayso ❤️
Inta subax Hore dawanysa iygoo shaqdooda ku jira waa saalmaya ❤
Aniguna waan ku salaamay sxb ❤️
Waxaan kaala socdaa. Dalka Angola 🇦🇴
Waliba magaada HUAMBO
Soo dhowoow sxb ❤️
🇺🇬
Uganda ❤️