Manshallah kilbiyo ad u qurxbadan cawa wa sand cusub illahay khayriisa hayno keno shartisa hayna harer mariyo Abwanka wad u jedan qobow baa jiree An sulkakor u wada tagno dhamanten asxabeey
Sxb sahal meel kasta oo booqatid cuntadeeda ka sheekee haddii aysan adiga ku qancin waxaa suurtagal ah in walaalkaa ay qanciso, adiga cuntadda dhadhankeeda ka sheekee iyo waxa aad ku diiday Dadku isku dookh maaha ee ilaali shacabka kugu xiran iyo kuwo ku daawade ee si guud familkeena uga mida
Aad baan kuu salaamayaa Abwaankeena Sahal Qardhood
Waan kaa qaaday soo dhowoow ❤️
Jumaica food is the best food in the world
Yeah 👍
Top vlogger
Wait I hear you
👍
Manshallah kilbiyo ad u qurxbadan cawa wa sand cusub illahay khayriisa hayno keno shartisa hayna harer mariyo Abwanka wad u jedan qobow baa jiree An sulkakor u wada tagno dhamanten asxabeey
Mahadsanid Xaawo bashiir ❤️🙏❤️
You are professional good
Welcome to Others the one guys l first Tonight Happy you bro😂❤😊
❤️❤️
Sxb nosobadi muuqalada keeb going
Mahadsanid walaal waa hagaag ✌️
Try Syrian food
There is no syrian food, there is arab food
Jamaican🇯🇲 food is good😊
Asc zhb❤ sahal
Wcs Mahadsanid sxb ❤️🙏❤️
Wakhtiga noo badi
Abwaan muqaLada noodhere xiLiga quracda kugu suga😂❤
Meeqaa UA-cam leedahay dhowr baan arka ay ku qoran tahay sahal
$22? Cuntada Maraykan waa qaali compared to UK. Is that normal or is this a special place?
It is special place brother ❤️🥳❤️
Sxb sahal meel kasta oo booqatid cuntadeeda ka sheekee haddii aysan adiga ku qancin waxaa suurtagal ah in walaalkaa ay qanciso, adiga cuntadda dhadhankeeda ka sheekee iyo waxa aad ku diiday
Dadku isku dookh maaha ee ilaali shacabka kugu xiran iyo kuwo ku daawade ee si guud familkeena uga mida
Sahalow xaga social media ma iga caawin karta haday macquul tahay
Camera 📷 fiican uun gado sxp kadib UA-cam furo waaba intas Lacag waa ka samene
Waa diyaar sxb
Xagee kala soo xidhaadha
Xalaal inoo yaahay ugaas umaa maleenaayo madaamo aay u badaan yihin dad ilaahey aamin saneeyn… adiga neh kaama haayo adigoo weydisaay if it’s xalaal or not.
Bro waxaa tahay reer magaal furfuran
Mahadsanid walaashay ❤️
Cunto chineese ku xeji abwaan 😂
Noodle 🍜 iyo qashin beey cunaan kuwaasu 😂😂😂😂
😂😂😂 looma geli kro dheh abwaan si fcn bn ugu xiranhy barnaamijyadada
From Galdogob Mudug Somalia
cuntada qiimaheeda maadan noo sheegin ustaad sahal
$22. Miyaad dhego beeshay?
@@fdama i will eat you if you say to me again