Alaha u naxariisto janatul firdows alaha geeyo ilaahay baa jeclaatay janadiisa alaha ku casumo Aamin familka qalbiga alaha u qaboojiyo Aamin cadowgii dilay alaha soo qabto Aamin sidii inaan aqaan ayaan ooyay markay maamadu ka sheekeysay history Ahmed yaarabi ilaahay qabrigiisa ha u nuuriyo maamo Samir badan maashaa allaah
Ilaahey ha u naxariisto😭😭😭Wa qiso aad qalbigayga u xanuunjisey,Sabar iyo Iimaan Ilaahey ha ka siiyo Qoyskiisa oo dhan.Qof fiican ma raagto an maqli jirey😭Ilaahayow naga xafid Shar oo dhan meelkastoon joogno. AAMIIN YAA RABBI.
Wiilka yar ayey adunka ka wadan mamo iyo gabdhaha ladhashay ilahay qaboojiyo khalbiga samiir iyo iiman sadaaq la ha ka siiyo kuwa gacanta ka xaqadaran dishay alle ha si qabto qoyska qaraabada siba hooyo ilahay caloosha u dejiyo Wiilyar dadaal badan reerka samiir iyo iiman insha
Asc wllow qalbi adkidaa subxanalah sidan waa qalad wareysi ma aha waa damqin xanuun badan inaalilah wa inaa ileyhi raajicuun allaha u naxariisto familkana samir iyo iimaan allaha ka siiyo
Gabadh waxan garanaya inankeega marku iskulka tagaayo ama ka imanaayo iyo meelaha ciyaarta waxadili jiray inamo yaryar oo somaliya iyo kuwa carab ah marka xatAA NABURU AYA a lagu dhuftay kayar 13 jir ayuu ahaa marka hada kiiyara waa laga kaxeeyay intan ladilin
Mudane adban ku daawana waxad bulshada u haysaa howl muhiim Allaha ku barakeeyo waxaana talo ahaan kugu soo jeedin laha in qalabka aad ku dhaqayso wax ka badasho Camairada aan dawanayno caweer caweer ama shucaac ayay leedahay clourkana ma qurxoona qaabka duubista wax ka badala oo jag jag ayuu filimka leeyahay Tripod isticmlaa mahadsanid
Why are u repeating this program you published in the past. This is only reminding the poor mother and sisters their pain and grief 😢 Hooyada Um Axmed iyo Gabdhaha yar yar ee Axmed la dhashay Waxa aan idin wada leeyahay dhamaan samir iyo iimaan janada kula kulma Axmed yare waxana ugaataan qofka geerida noocan ah wa shahiid waana Ahlol al Jannah Insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alaha u naxariisto janatul firdows alaha geeyo ilaahay baa jeclaatay janadiisa alaha ku casumo Aamin familka qalbiga alaha u qaboojiyo Aamin cadowgii dilay alaha soo qabto Aamin sidii inaan aqaan ayaan ooyay markay maamadu ka sheekeysay history Ahmed yaarabi ilaahay qabrigiisa ha u nuuriyo maamo Samir badan maashaa allaah
Allaha u naxariisto janada allaha ka waraabiyo aamin yaa allah sabar iyo iimaan allaha idinka siiyo aamin yaa allah
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Ilaahay hawnaxariisto Aamin yaa Rabi 😢😢
Allaah swt xaqooda ha siiyo hooyo samir iyo iimaan I A
Hooyo macaan qalbiga allaha kuu qaboojiyo samra oo qadarta alle ku qanca samir iyo iimaan
I wish him the highest jannah amen
Inaalilaahi wa inna ileyhi raajicun Illaahow u naxariiso waa hooyo karti badan 😢wan ka ooyey
Ilaahey ha u naxariisto😭😭😭Wa qiso aad qalbigayga u xanuunjisey,Sabar iyo Iimaan Ilaahey ha ka siiyo Qoyskiisa oo dhan.Qof fiican ma raagto an maqli jirey😭Ilaahayow naga xafid Shar oo dhan meelkastoon joogno. AAMIIN YAA RABBI.
Sheekadaan waa mar hore ilaaheey ha u naxariisto wiilkaas yar hooyadana hasabarsiiyo
Exactly long time ago
Subxanallaha Allaha u naxariisto Aamiin samir Allaha naga siiyo aamin
Fasabrun JAMIIL Abaayo Allah ayaa Kugu Arzuqay Allah ayaana idinka jeclaaday gacan kaxaq daran ayaa dishay waana sabab kmgeeridu waa xaq
Wiilka yar ayey adunka ka wadan mamo iyo gabdhaha ladhashay ilahay qaboojiyo khalbiga samiir iyo iiman sadaaq la ha ka siiyo kuwa gacanta ka xaqadaran dishay alle ha si qabto qoyska qaraabada siba hooyo ilahay caloosha u dejiyo Wiilyar dadaal badan reerka samiir iyo iiman insha
ilahayoow u naxirso ilaahay qabriga how nuuro idinkan qalbiga alle haydinka reebo AAMIIN, AAMIIN , AAMIIN
Very sad walaahi My allah swt. Give the family sabar Qabriga allaha u waasciyo. Ahmed
Subxaanallah walahi wa calool xanuun 😢😢😢😢
allow u naxariiso anagana kuweena allow noo ilaali adiga weyn oo waaxida Aamin Allahu akhbar
Alla xanuun badanaa ilaahyow qoyska qalbiga u qabooji xaqa iyo raxmadaada sii kacantii ka gardarneyd iyo kuwii shirqooley aaqiro iyo aduunba uga jeeseey.
Inaa lilaahi wa Inaa ILeyhi raajicuun,ILAAHAY ha unaxariisto Ahmed,hooyodii & walaalihii samir & iimaan Allaha kasiiyo.
Subxaanallah allaha samir ka siiyo famiilka
😢😢😢😢 Allah yarahma rahimiin hooyo samir iyo iman Allah ha idinka siyo
Soo sad Wlhi 😢allaha unaxariisto
Alaha u naxariisto aamiin
Subhanalah walale Allah qalbiyadina haani qaabojiyo
Ilaahay ha u naxariisto adigana samir iyo iimaan ha ka siiyo qalbiga ilaahay ha ku qaboojiyo abaayo
Walahay waa geeri xanuun badan Ahmed ilahaay ha ku naxariisto habo hooyadaa iyo walalhaana samir ha siiyo
Allayaa raxma aamiin
Alle qalbiga ha u qaboojiyo Familga
Subxanalaah
Aallaah.unaxariisto samiir iyo imaan allaah kasiyoo walashee
May Allah grant him the highest Jannah, and the heart of his family. Amiin
Allow u naxariiso ayagana qalbiga u qabooji
Sabir iyo iman Allaha idin ka siiyo dhamaantiin. Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun.
Innalillah waina illeyhi rajecun walahi waa calol xumo iyo xanun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭. Illahey haunaxaresto janatul firdows AL aclaa hoygesa haka digo samir iyo Eman Allah hakasiyo walalades iyo hoyoo macaan
Allah Yarhama. Samir iyo Imaan Allaha idinka siiyo.
Amiin Amiin Amiin.
Allah ha u naxariisto Ahmed, abayo qalbiga Allah haku qaboojiyo. Wallaahi waa i taaabatay qizaadaada. Waan kula xanuunsaday xaqiqdii
Allah u naxariiso wiilka. Hooyo adnah samir Allah ku seeyo
Illahay qalbiyadooda huu deniyo 😭😭😭😭😭😭
Allah ha u naxariisto
Masha allah waa guul hadaa ogtihiin kamerada iyo wixii ka dambeyay gaalada iska ilaaliya balayada sidata pistolad sharci ah gata in isticfaadan waaye .
Hooyo mcnto Allaha unaxariisto samir iyo iiman Allaha idinka siiyo qalbiga Allaha idin qaboojiyo 🤲😭
Ahmed allaha weyn SWT waxaan uga baryeynaa in uu hoygiisa noqdo Jantul Fardowza Aclaa allahuma aamiin.
Allah ha u naxariisto Aamiin
Asc wllow qalbi adkidaa subxanalah sidan waa qalad wareysi ma aha waa damqin xanuun badan inaalilah wa inaa ileyhi raajicuun allaha u naxariisto familkana samir iyo iimaan allaha ka siiyo
Wll cidna ma qasbin familka saas ogow
Allah naxariistee ahmed nuur
Ilaahay ha u naxariisto
Illaah ha unaxariisto allaahumaa aamiin
AAAMIIIIN SAQIIR WAXMA DHAAMIN
ALAAHU AKBAR
Axaxax ilahow unaxariiso illahow hooyo qalbiga uqabooji yarabi
AllahuAkbar AllahuAkbar AllahuAkbar 😭😭😭
Allah ha u naxaristo ammin ❤
Ina lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah unaxariisto marti la jecelyahay Allah ka dhigo Ameen ya Allah
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Alaha inaxarostp wan ladaremayaa xanunka hoyo iyo walasha a axmad wixikadilana ilah hey there Aya kajari dona
Alle yaarama raaximiin
Allaha unaxariisto
Walahay caawa aad ayaan oga murugooday geerida wiilkaa yar wiilkayga ayaay isku magac yahiin Ahmed nuur hooyo kasta oo uk wiil ku haaysat waxaan ku nooshahay cabsi
😭😭😭💔💔
Ilaahay Samir iyo imaan haka siiyo waalidkiisa
Ilaahay ha unaxariisto aamiin
Allaha ha unaxariisto marxumka iyo kuwi ka horeyay ee ladilay.
Gabadh waxan garanaya inankeega marku iskulka tagaayo ama ka imanaayo iyo meelaha ciyaarta waxadili jiray inamo yaryar oo somaliya iyo kuwa carab ah marka xatAA NABURU AYA a lagu dhuftay kayar 13 jir ayuu ahaa marka hada kiiyara waa laga kaxeeyay intan ladilin
😢it's painful😢 Allaha noo xafido caruurta dhamanteen.
Allaha unaxariiiisto. Qalbiyada Allaha Idiiin Qaboojiyo😘
Allha hu naxriisto ameen 🤲🏾🤲🏾💔
Waxa ficned iney ka guran guriga 😢 ilahey ha u naxaristo
Wiilka 18jir
Somaliyey indaha halafuro ,Ingriska ilmahaga 13 jir hadii uu garo ,walaga la waregey walidkoda ,walidka na maoga.waxaa katembeya nimanka madaxda iyo poliska gaar.
Allaw u naxariiso 😢
Inaa lillahi waina illahi rajiciun waa geeri aad uxanuun badan alle subxana watacala hau naxaristo dhaman reerkisa sabar iyo imaan allah haidin kasiiyo qalbiga allah haidin qaboojiyo amiin amiin
Sorry abyo iyo hoyadey labad waan rabi hanaga seyo samir iyo imaan jamil ah
Mudane adban ku daawana waxad bulshada u haysaa howl muhiim Allaha ku barakeeyo waxaana talo ahaan kugu soo jeedin laha in qalabka aad ku dhaqayso wax ka badasho Camairada aan dawanayno caweer caweer ama shucaac ayay leedahay clourkana ma qurxoona qaabka duubista wax ka badala oo jag jag ayuu filimka leeyahay Tripod isticmlaa mahadsanid
Allaha unaxariisto 😢😢😢
Wadankaan Wuuxunaaday Ee Iska Ilaaliya Inaad Meelaha Duurka Inaad Degkaan .
This made me cry wlhi😢😢😢
Abdi xaafid Allah ku sharfo howsha umada u haysid
ADOOGII AAWAY???ILAAHOOW SAMIR IYO IIMAAN KASII DADKIISA أللهم أمين يارب العالمين 😭😭😭😭😭😭
Alaha haunaxaristo yarabi so sad
Wiilasheeni Qurbahaa Lagu Dhameeyay😭😭😭😭🥲
Inalillahi wainaelehirajicuun 🕌
Illah haunaxaristo
Dhalinyarada soomaaliyeed si kas ah qorshana kadanbeyo ayaa meel kastaba logu dhamaynayaa. Xasbunallahi wanicmal wakiil.
England guryo xumaa Ma guridooraa
samir allaha kaa siiyo
Allah sabar imaan hakasiyo
Sxb CabdiXafid, waa khatar in qof la waraysato isago babuur wado.
Why are u repeating this program you published in the past. This is only reminding the poor mother and sisters their pain and grief 😢
Hooyada Um Axmed iyo Gabdhaha yar yar ee Axmed la dhashay Waxa aan idin wada leeyahay dhamaan samir iyo iimaan janada kula kulma Axmed yare waxana ugaataan qofka geerida noocan ah wa shahiid waana Ahlol al Jannah Insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😢
Subxanallah
Iam sorry for your loss your son😢😢😢
Maxad ugu so celisey program horan u dawadey Allah yarxamhu qalbiga Allah ha u qabojiyo xx
Xasan xundubeey
Meeshaan baan halaga guuro
Sorry illaahow unaxariiso Ahmed 😭😭😭
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun
Hooyo Samir iyo Ii.aaan I.A wiil hada kahor nooso gudbisay sowma aha waan naxay sorry
Hadaa umaleeyay laakiin waa geri nawada taabatay😢😢😢
Sorry walahi qalbiga allaha kuudajio wiilkana naxariistii jano allaha geeyo inshallah
Sorry mam we also feel bad situation
39:54 daqiiqa markay marayso sidaan ufeecnaa ayaan ilmada ceshan waayay illahay musiibada idinku dhacday ajar haydinku badalo waa xanuun samir iyo iimaan illahay haydin siiyo
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
I am sorry for your loss 😢 is so sad that you're gone so young.alleha u naxariisto Ahmed.
Very sad
Sorry wllyaal oohin ayaa rabey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sheekadu ma imikay dhacday 2024ka
Well, have mercy him that poor little guy.