LABADAAN KAABE HADUU JIRKAADA HAYSANIN XANUUNADAAN AYAA KUGU SOO DAGDAGI KARA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 чер 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 22

  • @mohamedmohamoud9028
    @mohamedmohamoud9028 Місяць тому

    Abaayo ani subixii ban qaata oo hal keli ba igamaqan oo waxan isdhahaa dawo haku seexan wana raba si gaara in aad i cawiso teyrod na wan leyahay ee kabayaashe ufiican qof labadaleh

  • @user-to4ko6nn4y
    @user-to4ko6nn4y Місяць тому

    Wallalo mashallah tabarakallah allah ha ku cafiido ❤❤❤❤ waad no fahidayse

  • @rahimoomar1754
    @rahimoomar1754 Місяць тому

    Wa runta wallalay wa inay xusan ciday kuso xigteen

  • @kamaalbaanaam2276
    @kamaalbaanaam2276 Місяць тому

    Aamiin jumco mubarak

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj Місяць тому

    Nimco Fariid Fiicaney warunta wainey dhahaan waxan kasoo xiganay Nimco ❤❤❤❤

  • @haawahussein622
    @haawahussein622 Місяць тому

    Masha allaah abayo adan kamaqlay magnisium ajir alle haka siiyo dad badana oo fmilkeyga iyo asaxaba waa u diray vedio gaga wana lagaga ducerye

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl Місяць тому

    masha allaah❤

  • @bilanmoalin9504
    @bilanmoalin9504 Місяць тому

    Kiitos paljon abaayo Naciima

  • @hanefa283
    @hanefa283 Місяць тому

    Waa kaabashaa oo kamaqan xoogaas iyo dilkaas kaaba yaalka waa in uu raadsadaa si laagu qoro😮

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 Місяць тому +1

    Talow vitamin saxsan malaga hela somaliya gaar ahaan muqdisho

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 Місяць тому

    Nacimo waa runte angu adiga ayaa kabarata walaha

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому

    Masha Allah jazak allah khayra Xabibti ❤

  • @HamdiSiyaad-ug3jn
    @HamdiSiyaad-ug3jn Місяць тому

    Asc aad ayaa ugu mahadsan tahay sida aad noogu sharaxdey su aashaan dadka aadka u Rabey jawaabteeda ka mid ahay ajir allaha Kaa siiyo sida marwalbo waqtigaaga iyo cilmigaaga nooga faaiideysid kaliya ilaahey ayaa abaalkaaga kuu gudi Karo sister

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 Місяць тому +1

    Naciimo milyan iyo ka badan u qalanta

  • @AishanormohamedMohamed
    @AishanormohamedMohamed Місяць тому

    Abaayo Group iscaateeska ayaan rabay ma icaawin kartaa mahadsanid

  • @fariyaahmed5054
    @fariyaahmed5054 Місяць тому

    Asc walaashey nimco jasaakuma laah waauntaa fitamino badan aan kaabartay iyo macdan aad iyo aad ayaan ugu faaiiday waana kaga mahad celinaa ruta aad ka hada shidna waan kugu taageer sanahay xaq ayaad kahashay dad a kugu haystana runta ayey ka xunyihiin mahad sanid sister aduunka aa walaal lagu yahay www

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому

    Manshaallah mahadsanid nacimo waa ka faidnay

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 Місяць тому

    ❤❤❤

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 Місяць тому

    Wcs wr wb amiin dhaman abayo nacimo ❤

  • @maxamedyusuf5679
    @maxamedyusuf5679 Місяць тому +1

    Asc wll naima guuxa gudaha dabada laga dareemo rectal bleeding ma ehe waxyabo kle sbabi karo i dhahday ma ii sheegi kartaa pls?

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj Місяць тому

    Wanoo faaideysa kheyr Allaha kusiiye

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Місяць тому

    Macank qawo side ucunaa