15-KAAN, HADDII AAD LANOOSHAHAY TIMAHAADA KASABAR AAD AYAY KUU DAADANAYAAN!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 45

  • @rodaabdile2730
    @rodaabdile2730 4 місяці тому +4

    Wcs Abaayo Naciimo soo noqod wanagsan Abaayo Naciimo aan ku dayano illaahay haku barakeeyo

  • @deeqadarajo8877
    @deeqadarajo8877 4 місяці тому +1

    Mahadsanid habo

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 3 місяці тому +1

    A naa saas ahaa jil ciso iyo fooneeyo iyo kalar hada mar hore waa jooojiyey hada waaroonahay mash kuurah abaayo🥰😍😍

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 місяці тому +2

    Asc nacimo manshaallah and thanks 😊

  • @user-un6lc6yj1w
    @user-un6lc6yj1w 4 місяці тому +2

    Keepgoing ❤❤❤❤❤❤❤alle haku xifdiyo

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 4 місяці тому +1

    Welcome back walaal Naima madarasada maalmahan fasaxii ciidda ayaa nala dheeraaday alx hadaa noosoo laabatay .

  • @AaminocabdiIbraahim-fs3xf
    @AaminocabdiIbraahim-fs3xf 4 місяці тому +1

    Asc nacimo

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 4 місяці тому +1

    Waan kuu xiisanay Markasta waan eegi jiray inaad soo gashay

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 4 місяці тому +1

    MashAllah Allaha naxifdiyo

  • @khatraali2647
    @khatraali2647 4 місяці тому +1

    Asc n alle ha ku barkeeyo faa iddooyinkaan ajar alle ha ka see yo

  • @ikranmohamed8110
    @ikranmohamed8110 4 місяці тому +1

    masha allah naciima wll qaliya oo waxtar uleh umada

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad 4 місяці тому +1

    Asc abayo thanks dhiirigalintaada

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 4 місяці тому +1

    Wlh waaan ku tabay naciimaaay alaha ku xafido abyo

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 4 місяці тому +1

    Wel come wallshy qaali

  • @hodanahmed9360
    @hodanahmed9360 4 місяці тому +1

    Welcome walaashay naima

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 4 місяці тому +1

    Masha allha abayo shukarn

  • @farxaanahmed7530
    @farxaanahmed7530 4 місяці тому +1

    Mashallaah abaayo macan

  • @user-un6lc6yj1w
    @user-un6lc6yj1w 4 місяці тому +1

    Maclimadeena waan kugu faanaa m.a alle haku barakeeyo

  • @zahruuja3754
    @zahruuja3754 4 місяці тому +1

    Wcs wwbr maasha alaah jsklhu qeyran

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 4 місяці тому +1

    Ustaad naima waalagu waayee xagee kabaxdey

  • @amaalali4623
    @amaalali4623 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunawaraMaxmood
    @MunawaraMaxmood 3 місяці тому +1

    Habo tihima said uu qunqunaayo kadib markaan xoqona Oo daadanaayo maxaa sabaabay

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 4 місяці тому +1

    Asc abayo inan kulahadlo rabay, lkn isma helno, kaydka iron ka igu yar

  • @yayahaji1174
    @yayahaji1174 4 місяці тому +1

    Asc abayo berks side loo nadiya

  • @najmoaxmed6124
    @najmoaxmed6124 4 місяці тому +1

    Abyo nacimo hooyada nuujiso 2sano caadana kudheceenin timahane kagurmayo mexe isku xali kartaa

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  3 місяці тому +1

      Najma walaal muuqaal ayaan kasoo sameen doonaa inshaaAllaah!

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 4 місяці тому +1

    Washy qaali waxankuwaydiitay folic acidka hooyo aan uurlahayn may ubaahantahay

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  3 місяці тому +1

      Haa aad ayay ugu baahan tahay!

    • @bahjazheekh2530
      @bahjazheekh2530 3 місяці тому

      @@adigaisahaaw thanks naciima ilaahy hakusharfo

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 4 місяці тому +1

    Wcs aniga Chanel uma aqaani channelkaga ,ee waxaan u bixiyey Important Classes
    Sababtoo ah gudbintaada waa hagar la'aan ,
    Mahmaah carbeed aya ah ( Al cilaaju qeyru minal tabiib ) i hope inaan saxay mahmahda
    Qeyr badan kugu duceeyey

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  3 місяці тому +2

      Mahadsanid walaal!

    • @fatmahmohamed5068
      @fatmahmohamed5068 3 місяці тому

      @@adigaisahaaw Adigaa mudan walaashey qeyr badan Kuu rajeynaa

  • @hamdiburyar4001
    @hamdiburyar4001 4 місяці тому +1

    Soo dhaweed

  • @user-yt3kc8bx8n
    @user-yt3kc8bx8n 4 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @amaalali4623
    @amaalali4623 2 місяці тому

    ❤❤

  • @amaalali4623
    @amaalali4623 2 місяці тому

    ❤❤

  • @amaalali4623
    @amaalali4623 2 місяці тому

    ❤❤

  • @amaalali4623
    @amaalali4623 2 місяці тому

    ❤❤