Kismayo shalay iyo Maanta Magaalada sadexaad ee somalia ugu wayn ee dhowr jeer lakala furtey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • ★ ★ Channel-ka Wardheer Media ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕

КОМЕНТАРІ • 96

  • @AxmedAdanali
    @AxmedAdanali Місяць тому +4

    Ilaahow idin siyaadi nabadda iyo hormarka aamiin aamiin

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 8 місяців тому +4

    yaraanteydii xeebtii Quruxda badney ee calanley ee aan fuudboolka caga cadaanta ku ciyaarijirey ❤ xafadeydii Calanley Masaajidka baajuunta baa dariskeyga ahaa Waxaana kismaayo iigu danbeysey oo aan dibadaha ooga Soo dhoofey 1985 kismaayo Allah ha xafido ❤kismaayo ❤ one day I will go back Inshaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @waryaamaanta168
    @waryaamaanta168 Місяць тому

    Maan Allah alle ha kula garb galo

  • @mos1954
    @mos1954 28 днів тому

    Odaygan Ma Aqaan Laakin dhoormeel oo wareysi ah Baan ku arkay, waa ina Rageed Camqari ah !
    Allaha Dhooro Waxbadan buu Ogyahay.
    Salaan Kal iyo Laab From Muqdisho

  • @MA-rf6sg
    @MA-rf6sg 8 місяців тому +5

    deey bentaa adeer waa tuulo, boaso , galgacyo, jowhar magaloyin badaan ba ka waan somalia haha waa magalaoo yaar maybe number 22

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 8 місяців тому +1

      Bosaso Xamar Aye Kaweyn Walal Unuuga Imaanso😂 Tuulo Xamar😂😂

    • @MA-rf6sg
      @MA-rf6sg 8 місяців тому

      @@abdullahifarahmohamed7736 adeer Ana reer Bari ah , xamar waa magal weyn Lakin meshaa waa tuloo kismayoo

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 8 місяців тому

      @@MA-rf6sg Xamar Vs Bari Yaa Weyn Sual MJ Leflefka Naagadafa 😂😂😂😜😜15may Deni Meel Cidla laidinka Tagaay

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 6 місяців тому

    Maasha Allaha. Waa wax lagu farxo. Allaha idiin barakeeyo. Walaalo jira. Warkiina aad baan u farxay. Gacmaha isqabsada oo dhaqaalihiina iyo gobolkiina dhisa.

  • @mohamedosmanfarah2147
    @mohamedosmanfarah2147 8 місяців тому +3

    Way ahaan jirtay imikase magaalooyin badan baa ka wayn

  • @ismailmuse9839
    @ismailmuse9839 8 місяців тому +1

    Muqdisho , Hargeisa, bosaso, burco , intaasba wey ka weyn yihiin inta aqoonteyda ah .
    Ilahy ha barakeyo kismayo io dadkedapa.

  • @abdiadennn
    @abdiadennn 8 місяців тому +1

    Kismanyo waa magaalada aan mustaqbalka usoo guuri dono insha'Allah, waa inaan guri iyo ganacsi ka dhisaa si aan horumarka uga qayb qaato

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 місяці тому

      Waa Markay noqoto kismaayadi hore ee la wada dagana ay ku soo noqdaan dadkii Ilbaxa ahaa

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 8 місяців тому +2

    War kheyr leh
    Noogu Bisbee
    ❤❤❤❤❤.

  • @user-dt2iy7px2j
    @user-dt2iy7px2j 6 місяців тому

    ماشاء الله مدينه جميله جدا وهادئة وسكانها طيبون عشت فيها وانا احبها جدا

  • @מוחמד45
    @מוחמד45 8 місяців тому +2

    Guriga,, harti waamo kismayo ❤❤

    • @KhadarwaleeD5
      @KhadarwaleeD5 Місяць тому

      Harti kulaha afar Galgala ah oo harti sheegta ayaa Kaluunka Ku iibisa kismayo Harti Waama ah xagee lagu arkey Yaan lagu maqlin eee dhuumo

  • @AxmedAdanali
    @AxmedAdanali Місяць тому

    Masha allah

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 16 днів тому

    Magaaladi caruurnimadayda iyo xaafada Farjanno. Badi quruxda badneed iyo aseendadeeni goob wayn iyo warshadi Inkas ee nooska dhoofin jirtay.
    Dariskeeni shaf sagasro, jaamac buluug, Daahir suge, wasiirki ciyaartoyda iyo daris kale qiimo badan magacooda iloobay.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 16 днів тому

      Talow dhulkeeni waynaa ee ma dhamaato noogu yaalay yaa dhistay kolay way ogyihiin in xoolo dhaxal inay xaaraan ku haystaanee?

  • @nevergiveupallahwithyou9646
    @nevergiveupallahwithyou9646 11 днів тому

    Magaalada seddexad hdda ma ahan waabay ahaan jirtay magaalada saddexaad wa Bosaso,Afraad waa galkacyo ,shanaad waaa baydhabo,lixaad waa baladweyne ,7aad waa burco ,8aad waa kismaayo

  • @KhadarwaleeD5
    @KhadarwaleeD5 Місяць тому

    Goof Ogaden

  • @kadar-gindhiir
    @kadar-gindhiir 8 місяців тому +1

    Ilaahow Khayr na Maqashii

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 8 місяців тому +1

    mansha ALLAH
    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому

    Kismaayo shalay maadan mana aadan arag wiilow maantana wixii aad Ku arakto Ka hadal

  • @Raho339
    @Raho339 5 місяців тому

    Maansha Allaah Tabaarakallaah 🇸🇴🔥💪
    Allaahu AkbaR ☝️
    Scw Scw Scw💕💕💕

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 7 місяців тому

    Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin nabadu waa qaali wallaahi ilaaliya qaxu waa dhib 💯🕋💎🌺🐎❣️🇸🇴💙 Somaliyey dulmiga joojiya xumaanta joojiya dalka dhisa ❣️🇸🇴💙🐎🌺🌺🕋💯💕❤💐❤️😭🤲❓🏵️🚗🚙🚨🛻🏃

  • @notreallyaisha
    @notreallyaisha 8 місяців тому

    Masha Allah ilaahow magaladeena no barakee o no xafiid cadowga inoga ilaaliya ilmo Daroodow idinkon is kala guriin❤

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 6 місяців тому

      Wax darrood layidha majiran.

    • @notreallyaisha
      @notreallyaisha 6 місяців тому

      ​@@koorabelayo4035ya adiga iyo cayayanka la midka ah wax ka weydinaya 😏

    • @falischika6221
      @falischika6221 5 місяців тому

      @@koorabelayo4035wax Somali la dhaho majirto.

  • @user-jb4wo7vs3c
    @user-jb4wo7vs3c Місяць тому

    Wlhi waa run taas been mahan ilaahy hanosiyaadiyo nabada taasa nadeeqdee

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 8 місяців тому

    Mashallah waa magaalo qurux badan

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Місяць тому

    Kismaayo laba waddo laami oo keliya bay lahaan jirtay, weli midka dekadda kala dhagax buu ka suubisanaa. Maanta intaas oo wadda laami bay leedahay

    • @hajiihassan4803
      @hajiihassan4803 3 дні тому

      But the roads are narrow from the movement of vehicles as per the video. But the city is well planned and clean. Bravo my people.

  • @warsamehamsa9408
    @warsamehamsa9408 5 місяців тому

    Kismaayo waayo waayo Baay somartay

  • @Raho339
    @Raho339 5 місяців тому

    Allaah Is One☝️♥️❣️

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 8 місяців тому +5

    Magaaladan waxay soo martey xaalado adga, blse marma dadkeedu isma bedelin ee waa magaalo daarood, Absame, Mareexaan, & Harti, Ha lagu kala bato oo daaroodka laftigiisu haku sii kala bataan blse waa magaalo Daarood.
    Mayorka magaaladanina waa Harti/MJ.

    • @buraale134
      @buraale134 8 місяців тому +1

      Kismayo harti baleh laakin gobolka ogaaden mareexan wa dagaan

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 8 місяців тому

      ​@@buraale134Usheeg Harti Dhulka Tuulo Kumalahaan Been aye Rabaan wax Qeybsi😂😂

    • @abdirahinmahamed2173
      @abdirahinmahamed2173 8 місяців тому +1

      Harti baalehe kaalay imoow😂

    • @buraale134
      @buraale134 8 місяців тому

      @@abdirahinmahamed2173 kkkk Haye

    • @asiyafiican7206
      @asiyafiican7206 8 місяців тому

      harti ayaa leh oo ugubadan@@abdullahifarahmohamed7736

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 8 місяців тому

    Masha Allah ilahay ha barkayo

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 8 місяців тому +1

    Maan shaa alaah walaal
    Ilkacase magaaladaan
    anigaa ku dhashay iyo hooyoday iyo 6 caruur ah
    oo iladhalatay aad baan
    ugu xiisay wali matagin
    ilaa iyo1991 bishii labaad
    baan ka imi jazaaka laah
    walaal👍👍👍❤️❤️❤️

  • @Sakiimo
    @Sakiimo 8 місяців тому

    Kismaayo waa caadimada labaad ee soomaaliya

  • @mahadsheikh2107
    @mahadsheikh2107 3 місяці тому

    Master plan ay u baahantahay. Waa un guryo is dhaxyaalo. Wadooyin maleh.

  • @ihabdi4051
    @ihabdi4051 8 місяців тому +1

    Nooooooo
    Ha odhan taas maanta tan shanaad maaha xitaa

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 8 місяців тому

    Mashaallaah laa quwata ilaa bilaah

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 4 місяці тому

    Casimada 3 Somalia ❤

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Місяць тому

    Soomaali oodhan Hadeey kulansatay Magaaladu, Axmed Madoobe uun Maxaa meesha ku dhajiyay, Yaa Kenya Keensaday Sow ahmed Madoobe maaha..... Doorasho shacab cid ku timid ma jirtee maalinta la helo dheh waa Magaalo soomaali oodhan usiman tahay

  • @aadanyusufhassan
    @aadanyusufhassan 6 місяців тому

    Halkan ku dhashey ku bar barey ilahey ku barakeh

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 6 місяців тому

    Masha Allah qurux ❤❤❤

  • @Fays2010
    @Fays2010 2 місяці тому

    Kolkuu ka yimid ugaasku waddankiisii hore uun buu dhisay dee😅😅😅😅😅😅

  • @AbdisalamMohamed-wj6vj
    @AbdisalamMohamed-wj6vj 8 місяців тому +1

    Maha magalada 3.xaad
    Beenlow
    Bosaso. Ayaa ah magalada 3xaad
    Kismaayo waa magalada
    5 naad. Sxb hhhh

  • @user-sh2li8th1v
    @user-sh2li8th1v 4 місяці тому

    Somaliya wadooyinkey ka babasan tahey aduunka intiisa kale eega

  • @user-cm9sd2fu4g
    @user-cm9sd2fu4g 8 місяців тому

    Maasha Allah

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 8 місяців тому

    Man sha alah

  • @cawilnuur25
    @cawilnuur25 8 місяців тому +3

    BOSASO KAWAYN

  • @Raho339
    @Raho339 5 місяців тому

    Allaahu AkbaR ☝️
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 14 днів тому

    Galkacyo kawayn kana dad.badan

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 6 місяців тому

    Kismaayo majeerteen Ganacsigeeda iyo niman Hyonisa mse care, iskuxiran 1960 1970kii
    1980 cidkastoo somalia Joogtey
    Maanta ogadeen Ayaa Ku kaajey
    Waana Goobtii goobweyn kutaalo Iskudarkuna 3 webi Faracyadoodii kama foga cajiib Muhiimaday leedey Somalidu ma oga

  • @user-np3pn6ok6c
    @user-np3pn6ok6c 5 місяців тому

    Wlk mark dishee max magta mxubxiweesen

  • @Raho339
    @Raho339 5 місяців тому

    ♥️❣️🥀🥀♥️❣️🥀🥀♥️❣️🥀🥀♥️❣️🥀🥀

  • @sainabwarsame9112
    @sainabwarsame9112 8 місяців тому

    Qaaimiin cagdheer Aaway lamiga dhisan & nolasha taal inta as baa nopal i diin ah wa kale iskadaa aaway cowlyahan

    • @hodanmohamud6923
      @hodanmohamud6923 Місяць тому

      Aaway cowliyahan?
      Ugaas xiirayga hadlaayo maad garanaysaa?

  • @mudiali719
    @mudiali719 6 місяців тому

    Jubaland iyo wardheer UA-cam dhaanto maxaa keney sxb Nin Ethiopia ka yimid tahy miyaa ?

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 8 місяців тому

    FADLAN MAYORKOOW. FUR DHULKA KISMAAYO WAXAY U BAAHANYAHAY SHACAB BADAN. .MA LEH MAYOR SOMALI AH .DHULKA. SII DADKA ...

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 6 місяців тому

    Magalada kismanyo iyo juboyinkaba ,waa degano xoog laguhaysto ,kinyaan iyo gaalo ayaa haysata iyo basaasiin u shaqaysa , waa laga xorayndoona insha allaa

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 8 місяців тому

    (MASHA’LLAH 🌹🌹🌹💯💯💯🌹TABARAKA’LLAH)💕💕💕🎊🎊💘🙏💓🌹💙💚💜🤍💔💖💝💝💘💓💓💓💗💞💞💞💞❣️😘😘❣️♥️💕🌹🌹🎊Kismaayo💘💘💕💕KISTAADA ❣️❣️❣️💞💕iyo KASKAAGA♥️💝💘💞💞💘💘💞💞💞💞💝💝💝

  • @Ilyas-zd4rv
    @Ilyas-zd4rv 8 місяців тому

    Naqshadii w. laBADELEy miyAA,🤔 WAxBA w'n K 🥴GARAN waayaye Maad soo Qortaaniin,4ta aanu ka naqiinay😮kismaayo XAAFADAHEEDA mee -shaad kaDuLka BuuBey saan ✍️🧠

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 8 місяців тому

    Shaly iyo manta maxay tahay mesha danba hal madaxwayen ayeye ladahay 😅

  • @Abdiyare17
    @Abdiyare17 8 місяців тому +1

    Kismayo darood baleh hadi lawada leyahay hoyadana wala wada leyahay

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal 7 місяців тому

      Kismaayo waa magaalo irirsamaale ina gumeed yahaw wlhi waan kaa saaraya daarood garoowe buu leeyahay orod tag

    • @zt3kr
      @zt3kr 6 місяців тому

      @@Abdirisakfaisalcawaaan baa tihiin, wixii magala burburiyay baa wali wadaan. 68 IQ baa tihiin wallahi wax akhriya oo wax barta, soomaaliya wixiino kale way ka tagtay, cid inii joojinaysa ma leh internet saas ugu dhex qayliya

  • @rocky4066
    @rocky4066 Місяць тому

    odey beenaale ah

  • @Ilyas-zd4rv
    @Ilyas-zd4rv 8 місяців тому

    wr, QALBIGU iLma ADEERA- yaaL⁰w w'xBADAN buu TABAyAA. ⁰⁰Hadey MacquuL t'hay wx inooga🥴🤔🙂m'xuu ahaayeyt⁰, YAAAH😁🤔🙂

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 8 місяців тому

    Iskudarsiga madax weyne iyo reesalwasare oo badalmay qaxotiga yaa loomagacaabay qaxoti qaxoti qarsoon cakis wax walba qarsan

    • @abdiweli7269
      @abdiweli7269 8 місяців тому

      Kula yaabi maayo abtirkaaguba wsxa uu galaa ina jaahil caaligaaguba waa zeero koley sidan inaad dhimatid baa kuu dhaanta maangaabow

  • @Ilyas-zd4rv
    @Ilyas-zd4rv 8 місяців тому

    QoraX uDHaC👈👉 ama k s⁰⁰BAx, Xagey k Xigtaa👉iskLkii GaNaaNe k waq. ama k'K⁰⁰nfurna ki farjan⁰ kanaAhaa halkeer isg'ys -kii kulminay'y jidadka furdada&W Hilibka,

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 8 місяців тому

    Been waynaa 1991 $1 bilyan mid kaad doonto ayaad maraysaa dadkan la soo ururiyey .aaha reer kismaanyo cidwalba way degtaa been weeye

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 8 місяців тому +1

    Ogaadeen Beenaale Male kismaanyo qaxoonti jecel kiiniyaatiga ayaad raaci

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 8 місяців тому

      Usheeg Cagdheer waa Qaxooti Ethiopian iyo Kenyanka aya Shaaaqa Jajuus u yihiin Lakin Marexaan Kismaayo iskaleh😂

  • @Ilyas-zd4rv
    @Ilyas-zd4rv 8 місяців тому

    Shineema🫱AyAAN, ama jAMAAL C/naa. k. Xagee, k.dhankee Xabiskii g'r⁰⁰nkii kubadda👉 Basketb'ka&&& MAMnuuc miyaa waLi wixi✍️🧠