Safarkaygii Baraawe 🇸🇴 || My journey to Barawe Somalia

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Waxaan booqday Magaalada Baraawe, Baraawe waa Caasimadda rasmiga ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed, sido kale waxaan booqday Jilaani waana goob uu ku xidhnaan jiray nalka haga maraakiibta ( lighthouse ) .
    Qaasim Faqi : +252615537728
    Mama Ruqiyo Caano Baraawe: +252617908326
    Qassim UA-cam: / @qaasimchannel
    Qaasim Facebook: www.facebook.c...
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 51 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 51 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

КОМЕНТАРІ • 380

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Рік тому +115

    Fadlan 5kun Like iyo Share
    shirkadda Safarati
    - Website: safarati.com/
    - Facebook: facebook.com/safaratiglobal
    Qaasim Faqi : +252615537728
    Mama Ruqiyo Caano Baraawe: +252617908326
    Qassim UA-cam: www.youtube.com/@qaasimchannel
    Qaasim Facebook: facebook.com/profile.php?id=100069312787171
    Abdiqadir Hirabe ( Cameraman and Producer):
    facebook.com/profile.php?id=100064855055736

    • @sheikhmustafhajiismailoffi4331
      @sheikhmustafhajiismailoffi4331 Рік тому

      Lamabarka geedi inte laga hela

    • @Taraagle67
      @Taraagle67 Рік тому

      ​@@sheikhmustafhajiismailoffi4331 wu so qoray kor ka firi okay

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 Рік тому +1

      Inshallah geedi sahan mahasanid filimka quruxda badan

    • @Fartuungeedoo
      @Fartuungeedoo Рік тому

      ❤❤❤❤❤

    • @adenmohammed2065
      @adenmohammed2065 Рік тому +1

      how much was the ticket cost from Barawe To mogadisho.
      Hotel ama Guest house halkii habeen waaa imisa??
      cost of living of this city waa meeqa kufilan as family/
      muuqaal aad dhex wareegeeyso magaalada waan ubaahanay to get snapshot of the city

  • @mohamedbachir1839
    @mohamedbachir1839 11 місяців тому +11

    Like from Djibouti 🇩🇯 I'm really surprised......mashallah......I know more and more about my people......viva Somalia 🇸🇴 viva somaliwane

  • @FouadAhmedAli
    @FouadAhmedAli Рік тому +28

    Waa anigoo idinka Soo Salaamayaa magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Mashallah dalkeena barwaaqaa taala.

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 Рік тому +4

      Waan kaa qaadan sxb masha allaah waa lagu soo dhaween hadaa rabto inaa imaado

  • @sailahussein3366
    @sailahussein3366 Рік тому +20

    caadi mahan, inankan dhalinyarada wuxu na jecleysiyay wadankeena iyo sida uu uqurxoon yahay

  • @Happyqaali
    @Happyqaali Рік тому +31

    Baraawo waa magaalo qadiimiya oo taarikh ah waa in la ilaaliyo somalia waa dad taarikhda udaran waxaan ognahay suu udumay masjidkii qiblateen ee saylac 😢😢

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Рік тому +1

      Horta maxaynu kufiicannahay haddaynu somali nahay?

    • @Amandatrivizas8766
      @Amandatrivizas8766 Рік тому

      Masjidka qiblateyn muxuu ahaay sidee qadiimi ku ahay qiblateyn maxaa loogu bixiyay warar la iisheegay iyo waxa aad sheegeysid aan isku hubiyo

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 Рік тому

      ​@@Amandatrivizas8766Baaritaaan same wll Waa gob taariikhi ah.

    • @buraale134
      @buraale134 Рік тому

      Sooryada iyo qaraba xirir​inta

    • @taxanemediapro7380
      @taxanemediapro7380 Рік тому

      ​@@Amandatrivizas8766 masjidka qiblateyn waxaa la dhisay wakhtigii qibladu ahayd masjidu aqsaa ee magaalada qudus kadib qibladii waxaa loo badalay maka kadibna masaajidkii waxaa loo sameeyay qiblo kale ama meel kale oo imaamku istaago markuu dadka tujinayo sidaas ayaa loogu baxshay masjid qiblateyn

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Рік тому +6

    Inte magalo boqortoyo tahy maxad ku fahmeysa jingad dhan kuma talo iyo bush wa wada hal dawaq 2 dawaq masha alllah

  • @aragwaafi5886
    @aragwaafi5886 Рік тому +11

    I appreciated you Geedi Sahan to discover our motherland beautiful places. Thanks you deserve it more than 1M+

  • @HassanAli-me8tj
    @HassanAli-me8tj Рік тому +35

    Masha Allah we have beautiful country ❤❤❤❤

    • @MaxaadCabaas32
      @MaxaadCabaas32 Рік тому +4

      But we don't have nice people only qabyaalad

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 Рік тому

      Dalkeena allaha noo maceeyo aad buu uquxbadanyahay

    • @Abdirahman99999
      @Abdirahman99999 Місяць тому

      ​@@MaxaadCabaas32dad yar weeye waxa edeb darada wada ummada badankood waa fiican yihiin ilaahay ha naga qabto inta qurunka wadanka

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc Рік тому +8

    Geedi sahan Hawl fiican baad haysaa Barnaamijyadaa sii wad wax badan oo aan la ogeyn baad noo faa'ideysaay ama dadka Somalida oo dhan u faa'ideysay aad iyo aad u mahadsantahay maanta Baraawe iyo dadka Baraawe na bartey

  • @-Y95
    @-Y95 Рік тому +9

    I Love Barweh from 🇩🇯☪️

    • @Omarbarbar-lv1cf
      @Omarbarbar-lv1cf Рік тому +1

      Love u too brother.❤ we are all Ummah of prophet Muhammad PBUH ❤❤

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 Рік тому +1

      I love Djibouti from barawe🇩🇯❤️🇸🇴

  • @yonisabdiaziz6368
    @yonisabdiaziz6368 11 місяців тому +1

    Masha alaah magaalada baraawe waa meel qurux badan dad quruxbadana ku noolyihiin, sida la sheegayna way ku jirtaa magaalada ugu hablaha quruxda badan somalida.

  • @ZeeraaZeeraa
    @ZeeraaZeeraa Рік тому +11

    Runahaanti safarada waa jeclahay lkn waqtiga hada lajoogo maisaamaxeyso inaa safro 😢lkn markasta waxan mapka somalia kabarta dhulkena anoo satelite ahan uradiya ❤I.a malin malmaha kamida dalkeyga waa kudalxiisi doona

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 Рік тому

      Mar ma isla safarna I a aniguba iminka macqul ima aha lkn Sanadkan gudihis i.a Kaso bilow Waqoyi bari kenya Dawlad deganka somaliada,somaliland ilaa somalia i.a3😊😅

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 Рік тому +1

      Maa shaa allalah allaha kuufududeeyo dhamaan waakecelnahay dhulkeena balse duruufaa naguxeeran

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Рік тому +15

    Mashaa Allah excellent brother did great job 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AaminoMuudey
    @AaminoMuudey Рік тому +19

    GEEDI SAHAN THE LEGEND ❤❤❤❤

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 Рік тому +9

    W00w masha allah baraawe waa magaalo xeebeed qurux badan 0:54
    Waan rajeynayya inaaan mar tago ❤
    From muqdisho

  • @Inahashi-r2c
    @Inahashi-r2c Рік тому +9

    Caano baraawe markaa yaraa ayaa samen jiray.caanaha lo'da baqay ayaa ka samen jiray😂mararka qaarna si kast ayaa caanaha liin ugu dhiijin jiray si uu subaxi usoo haro.caruurnimo❤ insha allah Barawae meelaha aan jeclahay inaa mustaqbalka dhaw ayey Qorsha iigu jirtaa

    • @Randa17
      @Randa17 2 місяці тому

      Allah qof aan isku mid nahay😂

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 Рік тому +19

    My city barawe wher i was born ❤

    • @AhmadAbdinasir
      @AhmadAbdinasir Рік тому

      Day wll hadaan tago amni miyaa masoo dagi karaa magaaladan waan jeclahay

    • @Maria-tf6yu
      @Maria-tf6yu 11 місяців тому

      ​@@AhmadAbdinasiryes

    • @drabdirahmanabdinasir
      @drabdirahmanabdinasir 9 місяців тому

      Ina tago ayaa raba lkn suaala is weydiinaya.
      1. Ammaanka.
      2. In hotels ka leygu xirayo cid igaranayso.

    • @nod6738
      @nod6738 6 місяців тому

      And where are now? UK innit

    • @fatmaibrahim2472
      @fatmaibrahim2472 6 місяців тому

      @@nod6738yes im in uk

  • @puritysoul6051
    @puritysoul6051 Рік тому +12

    Anigoo gurigayga jooga ayn baraawe tagay 😂 thanks bro

  • @mohamedshukrihussein3047
    @mohamedshukrihussein3047 Рік тому +4

    Horay usoco wll
    Barnaamijkan oo kale badi meelo badan oo dalka iyo geeska ah kasamee insha allah
    soomaali haa waarto

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Рік тому +3

    Reer barawe Waa dad ku qanacsan wax soo saarkooda , manshallah
    Wey i farxd galisay walhi 🙏

  • @ismailali5080
    @ismailali5080 Місяць тому

    Baraawa waa meeshii aan ku soo barbaaray, waxna ku soo bartey dugsiga H/dhexe ee Sh.Maxamuud wacays iyo dugsiga sare ee badda Baraawe, Allaah ha barakeeyo baraawe

  • @mohamb3785d
    @mohamb3785d Рік тому +5

    Mashallah wanuxisaa video kasta, baraawe magalo qurxan weyye

  • @sareeyemanusqaame8723
    @sareeyemanusqaame8723 Рік тому +2

    Maashaa Allah Somali da social media ha adaa ugu macquulsan oo wax macquul ah ama suaalaha mudan in la is waydiiyo waydiiya

  • @abdinajibibrahimadan5968
    @abdinajibibrahimadan5968 Рік тому +3

    Wlh geedi sahan nin wangsanba tahay wll maamada jidka wx ka gadysay markad ka gadatay wan farxay dhira galin aye u tahay ❤❤

  • @yarka4574
    @yarka4574 Рік тому +1

    Mansha Alaah... Baraawe magaalo Xeebeed, Horumar un ayaa kamaqan. Somalia oodhan ayaa Qurux ah 🌴🌄🏝️. Aniga Mustaqbalka Degmada Eyl 🌴🌅 ayaa Guri kadhisan. Insha Alaah.

    • @libanyare4130
      @libanyare4130 Рік тому +1

      Waligaa kuma raxaysan doontid inta adigoo majeerten ah aad badalka Eyl aad sheegtay aad kubadali doontid magalo aadan qabiil kudooran

  • @Ab.smohamett
    @Ab.smohamett Рік тому +2

    Waanku faraxsanahy sxb inaa magaaladeena baraaawe imaadoo waan kaaga mahad celineenaa sxb horumar wacan 🎉🎉❤

  • @HiboNuura-p3f
    @HiboNuura-p3f Рік тому +3

    Gedi Sahan alah ku xafido abwe Somalia Wana Kala bartay❤❤❤

  • @haniabdiqadir7061
    @haniabdiqadir7061 Рік тому +1

    Masha allah dadkeyga iyo wadankeyga ayad so boqoty❤️❤️❤️❤️

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy Рік тому +7

    Waa inaa badeena ilaashano Somaliyey

  • @CaliYoz
    @CaliYoz Рік тому +2

    The best yutuber sxb jigjiga kaalay meelo badan ku gaynaynaayeh

  • @Shamso697
    @Shamso697 Рік тому +8

    MashaAllah Barawe ❤❤

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 Рік тому +1

    Thanks Geedi sahan suda aad nootusiso Somalia I live wlhi different way all others thank again

  • @faaizoahmedali27
    @faaizoahmedali27 Рік тому +3

    Masha Allah mesha ku dhashtay noo so badi mesha Qasim barawe tag intaa jogto nosobadi plz codsi waye ani qurbaha jogaa

    • @AbdikarimKayse
      @AbdikarimKayse Рік тому

      Baraawe waa goob qurux badan runtii

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 Рік тому

      Abayo Faaizo ahmed qaasim barawe waa lagu nabad qabaa anaa barawe joogo ❤❤

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 Рік тому

      Abayo Faaizo ahmed qaasim barawe waa lagu nabad qabaa anaa barawe joogo ❤❤

  • @DhaantoChannel
    @DhaantoChannel Рік тому +1

    Mansha allaah ree baraawe waa idin salamay dowlad la,aan way noolaan karaan

  • @waaanigii8971
    @waaanigii8971 Рік тому +7

    Dalkeena wa ka Indho la’nahay Baraawe waxay noqondoontaa magaalo dalxiis I hope federal government and the local government does something to revitalize this beautiful town

    • @mahadawilhossein9220
      @mahadawilhossein9220 Рік тому

      Meeshas hotel cajiib Hadii Aan ka dhisto canshuurta AA iska bixiyo balaayo ayaa kuugu qabsano hadana shimbira dagan

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 Рік тому +2

    Mahadsanid Geedi Sahan aniga oo caruur ah ayaan la tagay walaalkey oo ka shaqeyn jiray waagi siyaad barre

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 Рік тому

      Msha alaah xili hore ayaaba barawe imaatey ❤❤ wll baraawe ayaan kaaga salaamayaa❤❤

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali Рік тому +1

    Masha Allah . Ugaaas waaan ku wataaa . 🎉

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому +4

    Mashallah mos farnato manta igu horeso walahi lakin bufa barWe wa caan reer barawe wa dad lah waxyabo badan ey caan ku yahin ey somaliya aga dugayahin sida luqada iyo cuntoyin iyo daqamo cajib ah wan jecelhay reer barawe wa idin so siyara dona inshallah ❤❤

    • @drnureini7538
      @drnureini7538 Рік тому +1

      waa runtaa, mahadsanid abaayo, from a reer baraawe living in UK

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 Рік тому

      @@drnureini7538 mashallah sharaf ku nolaw

  • @mraboke416
    @mraboke416 Рік тому +2

    Masha allh barawa cadey magalada ku dhashtey kuna so bar baarey ❤😢😢

  • @Hareedo
    @Hareedo Рік тому +1

    Mahadsanid walal waku faraxsanahay baraawe inan aragno❤

  • @BaariyowAk
    @BaariyowAk 11 місяців тому

    Masha allah magaalo Qurux badan oo qadiimi ah, illahow dalka nabad noga dhig , nabadii, dalxiiski , Hawadiiv wanagsanayd iyo dadki somaliyeed ee xariirta ahaa allow nooso nabad celi

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +1

    Masha Allah baraawe wa magaalo qurux badan Allow barakeey baraawe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 Рік тому

    Wlhi Reer baraawe waan jeclahay dad Sharafle oo xirfad badan masha Allah Ilaahay ha idin Barakeeyo Insha Allah waan IDIN iman doonaa

  • @Moeisturuu1659
    @Moeisturuu1659 10 місяців тому

    Wooow run ahaantii xamar weyne saaid iskugu dhismo eg yihiin waxaanba mooday inaan dhax joogo yaa allah dalkayna noo barwaaqee

  • @aliishaabdiiraad6424
    @aliishaabdiiraad6424 4 місяці тому

    M.allah ku mahadsanthy sida muqalka dalkena nogu soo gudbisay

  • @akhalif579
    @akhalif579 9 місяців тому +1

    Af barawani waa sawXili, aftuni waa af maay, .afmaxaa tiri lahjado badan leeyahay , roogte waa rorogta joogta, marka af guriga luuqad yaan la moodiness waa wada fahamnaaye. Mahadsanidin

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 9 місяців тому

    Walal sare geedi sahan shaqo fiican ayaad heysaa waayo dadka ayaa bareesaa wadankooda meelaha ay arkin ayey yutubkaaga ayey ka arkaan ku soo dhowow barawe❤❤

  • @abduqadirhassan2191
    @abduqadirhassan2191 Рік тому +2

    Masha Allah Barawe mesha aan kudhashay❤ waan kusalamay geedi sahen Dankeschön from jarmalka

  • @hirsigoolmohammed5475
    @hirsigoolmohammed5475 11 місяців тому

    Manshalah barwe meel xadaari ah ilbaxnimo dheer leh dad wax soo saar leh hormar leh

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 Рік тому +1

    MANSHA ALLAH WAXAA KA MUUQATA INAY YIHIIN EHLU DIIIN

  • @mohacalasow8193
    @mohacalasow8193 Рік тому

    Mashalah magalo xadariya tariq Wacan Barewe mashaalh wllkei gedi Sahan qabaka habtabitan qurxoon noloso soo socodsi sineyso wana rajeyna Mela qurxda dhulka somaliya tagto thnks usaxip Aad iyo aad

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Рік тому +1

    masha Allah geedi sahan bro guul

  • @UmadaSom2
    @UmadaSom2 Рік тому +4

    Mshllh tabarakallah really was happy to watch this video thank you ❤❤❤

  • @fahima6186
    @fahima6186 Рік тому +1

    Masha Allah cuntadaas oo dhan waa wixii aan kusoo koray👍💕CAANA BRAAWE chocolate wax badan baan sameeysay KISMAYO aad baa looga cunaa muufada waan kaduwanahay lkn💕💕💕

  • @fardousahmed4850
    @fardousahmed4850 Рік тому +1

    masha Allah tabarakaAllah qurux wye wlhi
    ilahayaw wadanka noo hagaaji maxaa ku dilxiisi lahayn oo aan nimcada taal ku anfacsan lahayn
    Maldives uma baahanayn iyo meel kle.toona inaga ayaa inala.soo dalxiis tagi lahaaa

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 Рік тому

    Good job done gedi sahan for the amaizing job you are doing for the somali community
    Ninkan af barawe ku hadlayo luqadisa kiswahili cml waye wanyara fahmay madama kiswahili si wanagsan ugaranayo
    Lugha ya barawe Inafanana sana na lugha ya kiswahili

  • @RashidAhmed-h7t
    @RashidAhmed-h7t 9 місяців тому +1

    Our country is very beautiful

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Рік тому

    Masha alah shabeelaha hoose ilaahay barakee mahadsanid geedi sahan❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013

    Gulayso geedi sahan inka kaliyete dhelkeena qaybo badan baan kabartay wlhi ❤🎉

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Рік тому +9

    Mashallah Geedi shana media for great achievement travelling more than forty plus
    Countries in the world
    That is great achievement which pride to yourself and Somalia nations
    I hope you write a book concerning your magnificent achievement by the help of Allah and grace and mercy

  • @LiwanLeon
    @LiwanLeon Рік тому

    Finally I am soo happy you visited my country 💓

  • @Kismaauo
    @Kismaauo Рік тому

    Mashallah umad dhulkaas haysata oo is maamulila waa wax lalala yaabo

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Рік тому

    Masha allah reer.baraawe waa dad xarfaan ah xaga wax soosaarka

  • @Horyaal24
    @Horyaal24 Рік тому +14

    Kusali nabigeenna Muxamad s.c.w الرسول صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
    Ilaahay daraadiis follow iidheh walaal❤❤

  • @haniabdiqadir7061
    @haniabdiqadir7061 Рік тому

    Masha allah❤ dadkeyga iyo wadankeyga ayad so boqaty❤

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 9 місяців тому

    Maanshaa Allah barawe somalia

  • @Sharifaali-lw7dz
    @Sharifaali-lw7dz Рік тому

    Masha allh geedi sahan 200 kun gaarsiya wiilkan aniga safarada aad ayan uxiseya madama iisurta gali weeysay geedi sahan ayan kuxiranahay guul walakey

  • @Abdirizaq565
    @Abdirizaq565 Рік тому

    Gedi sahan uma qalantid Boqol kun xiligan ugu yaraan 1million aya u qalantaa sxb lkn keep going shaqadaada haka cajisin anaga kugu xiran one day guul wa gaari donta inshallah 1 million ayn ku rajeyna within three years

  • @RahmoAweys-q5t
    @RahmoAweys-q5t Рік тому

    Walal masha allaah like iyo comments boqol jer iyo kabadan ayad u qalantah mahadsanin in ad wadan kena hooyo noso dubto

  • @mrsaidadde777
    @mrsaidadde777 4 місяці тому

    Sxp geedi sahanow wiil nasib bdn thy Barawe wa dhul barakesan oo taarikhiya ah ee Booqo Qabriga halgamaa gii weyna ee calimka ahay Sheikh Uweys Alqadiri Albarawi Alsomali

  • @terryrichs2745
    @terryrichs2745 10 місяців тому

    You are doing a great job brother. All these towns you show we heard them but, this is the first time someone shows us, what life is like in these places. Many thanks

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv 9 місяців тому

    Geedi Sahan deserves One million subscribers.

  • @mahamednuurabdullahi7449
    @mahamednuurabdullahi7449 Рік тому +1

    Garowe way ka fcnthy wlhi❤🎉

  • @farahnur5213
    @farahnur5213 Рік тому +1

    Walahi baravo calek wll

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 6 місяців тому

    baraawe waameelfiican masha alah!!!

  • @fahima6186
    @fahima6186 Рік тому +2

    KISMAYO af baajuuni baa looga hadlaa reer Baraawe kuma badna👍

  • @hamseabdiadan6548
    @hamseabdiadan6548 11 місяців тому

    Waxa English lagu toffee, waa caano iyo sonkor Markaa sonkortu gubato ayaa buni noqone. Horumar wacan insha allah baraawe ❤

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 6 місяців тому

    Geedi sahan asc.Waxaan kuugu caawin lahaa hadalkaga yare fudud yahay lakiin waad amanan tahay dadaalkaga wacan.hadda waxaad joogta barawe Daarta dheer waxay militry sbace badda laga ilaaliyo,Dadkii kula socday maadan weyndiinin meesha maxay ahaan jirtay.thank you sahan

  • @alimoallin
    @alimoallin Рік тому +1

    Guuleyso walaal sida aad mar walba inoogu soo gudbiso wax naga daahsoonaa kalkii hore

  • @nimcomaxamed9111
    @nimcomaxamed9111 9 місяців тому +1

    Hooyadu siday isu asturayso❤

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 Рік тому +1

    Gashaanti rer Baraawe ah haligu daro😊

  • @2011BARO
    @2011BARO 11 місяців тому

    Shaqo fiican baad haysaa. Keep going. From London.

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 Рік тому +1

    Agah agah oo sawaxiili caadi waye see cml😊

  • @marayamomar7481
    @marayamomar7481 Рік тому +1

    mashalah gedi oma qalmo intan ee hal garsiyo 500 ❤❤❤❤❤❤

  • @sakow747
    @sakow747 Рік тому

    Mashaalah manta magaaladeeni ad jogta

  • @shafieabdirizak2704
    @shafieabdirizak2704 Рік тому

    Geeedi sahan Mashallah Shaqo fiican AYAAD heysaa Alle ha ku xafido

  • @user-j2i9d
    @user-j2i9d Рік тому +1

    Inn aan caano barawe tijaabiyo waye wllhi 🥲

  • @ahmedgeedi3315
    @ahmedgeedi3315 Рік тому

    Waw mansha Allah

  • @Moali003
    @Moali003 Рік тому +1

    Magaalo xadaari ah Baraawe.

  • @WAMBALAZITV
    @WAMBALAZITV Рік тому

    ❤❤🎉🎉 Ma Shaa Allah Tabaraka Allah Welcome to Baraawe❤❤🎉🎉

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Рік тому +1

    Mahad sanid wll sidad quruxda dalkeena nogu soo gudbisay ❤

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 Рік тому

    MASHA ALLAH BARAWE AD AYANY ICAJIBISAY.
    ALLAH HAKU XAFIDO CADE🤲. ,👍🏆👍🏆👍🏆👍🏆👍🏆🎁.

  • @SaalaxMunye
    @SaalaxMunye Рік тому

    Masha Allah Barawe ❤❤❤

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Рік тому +3

    koonfur umad alle baa dagan❤

  • @Omarbarbar-lv1cf
    @Omarbarbar-lv1cf Рік тому +1

    My home baraawe❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому

    Masha Allah bro 👍👍

  • @calinuurdiin4990
    @calinuurdiin4990 Рік тому +1

    Facebook ayaa soo dhigtay UA-cam waa ka soo dahise❤

  • @drf.m7782
    @drf.m7782 Рік тому

    Barawe duul Raxawayn❤ 💪 masha Allah barwaqada alle idi ziyadow

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 Рік тому

      Yaalagu maqlin raxweyne baydhowo ayey lee yihiin dhulka tunni ayaa iska leh taariikhda soo baro sxp

    • @drf.m7782
      @drf.m7782 Рік тому

      @@hamzaaliaxmed9917 jaahilnimada alle xuma, Tunni wa qabiil digil ah digilna wa Raxawayn ee wax barrow wll

    • @Nasirmuridi
      @Nasirmuridi Рік тому

      @@hamzaaliaxmed9917 tuni iyo raxaweyn xageed u kala wadaa kkkk video ga daawo odayga afka tuniga ku hadlaya waa Maay marka dadkaasaad rabtaa in aad kala soocdid dad waxaa isku xiga inta isku afka ah

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 Рік тому +1

    Allah waan jeclahay goobahan inaan usoo dalxiiso no more America ama Canada😢

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. Рік тому +3

    Gabar Reer Baraawe ah ii raadiyo Pls 🤦🏾‍♂️
    From Burco/Somalil…….❤

    • @JOEYTHE0NE
      @JOEYTHE0NE Рік тому

      Imad horta waa hele sxb

    • @shaxshaxlowgaxafada
      @shaxshaxlowgaxafada Рік тому

      zxp ana ku xeraye gabadh reer barawe Deero hotel burco igu kaalay bro

    • @JOEYTHE0NE
      @JOEYTHE0NE Рік тому

      @@shaxshaxlowgaxafada inte ku tala ?