Cabdishugri iyo Igarre Riwaayadi ugu Qosolka Badneyd Daawo Video

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 93

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 5 років тому +5

    Qasaal Tv❤cawa igu horeeysa💯
    Laac tv baan kaa soo kacaay hada
    markaan Qasaal tv waan kuu cusub ahaay somaaliyeey👈👈🇰🇪👋🇰🇪👋
    germany baan idinka soo salamayaa🇩🇪🇩🇪🇩🇪👋🇩🇪👋👋👋🇩🇪👋👋

  • @xidhigtashantaqarad1007
    @xidhigtashantaqarad1007 5 років тому +5

    Wooow saxibteyda sahro qali allow ku daa xubi nolow intey nolol jirto

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +5

    Wllahay Laac iyo Qaasal waa wacdi galinta bulshada Horay usocda raag sare

  • @rayanabdi5072
    @rayanabdi5072 5 років тому +2

    Riwayada shidan dad shidan .horay usocda dadkeygii

  • @zahrabelabeauty7863
    @zahrabelabeauty7863 5 років тому

    Masha Allah wlhi wan jclahay jalayayashan wan ahay tagere nabar 1

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 років тому +15

    Ragoow Gabdhuhu saas bay idinka naxariis badan yihiin qaarkiina waad xumaysaan oo dishaan ilmaha ku dayacdaan iyo wixii la midaa waadna ka naxdaan markay Gabar idiin dhalato mostly saad u badan tihiin waaye home work!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @mohamedgentleman
    @mohamedgentleman 5 років тому +3

    Hhhhhh hodan socod wanaag waan taageeraa runtii horay u soco walaashay

  • @AhmedIbrahim-ee7og
    @AhmedIbrahim-ee7og 4 роки тому

    Waa rayi fiican

  • @walalomonsta5387
    @walalomonsta5387 4 роки тому

    Qasaal TV keep going on mic nagaqariyaa am an actor that's why I notice .cooska ayu saranyahay

  • @sahramuse4650
    @sahramuse4650 5 років тому +2

    Masha allah ina ader wan idin tagera adiga iyo igirre iyo hodan

  • @shakaal174
    @shakaal174 5 років тому +1

    Cabdi shuri .waa nin Qatar ah filimantisa wan jeclshy wa qaraxo

  • @rayanabdi5072
    @rayanabdi5072 5 років тому +2

    Mashallah koxdeyda qLiga labadeyda garab igare iyo shugri sidokle wllshy hodan inolada intii nololi jirto wan idinku fanaa

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 4 роки тому +1

    Riwaadihiina waan la socdaa lkn dhiirigalinta qaadka aad xayaysiisaan naga daaya qudaar cuna iyo caano markaad riwaaydaha dhigaysaan

  • @TheKingZeec
    @TheKingZeec 5 років тому +2

    Allah qosalka aduunka waxas maa qaadba daankaa kaa buxaa.

  • @maxamuudlabo743
    @maxamuudlabo743 2 роки тому +1

    kkk

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +4

    Mansh Allah Laac ban kaso kacay qasal ban imaday

  • @waterengineer2157
    @waterengineer2157 5 років тому +2

    Hore usocda

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 5 років тому +2

    Kabaha buqay ana waxan maqli jiray kabihisa diinta cayay hadlki tindharlayashu ku jadli jiren weyan

  • @hamzeburcaawi7694
    @hamzeburcaawi7694 5 років тому

    hore usocda

  • @nimcoshiidle4853
    @nimcoshiidle4853 5 років тому

    Ala dhinte anaa kuligligayo markaan🤣🤣🤣 we need more🤣🤣👏👏👏

  • @ismahanmohamed7956
    @ismahanmohamed7956 5 років тому

    Cabdi shugri wlhi funy waye waku qoslaa markasta😂😂😂😂😂

  • @halwoelml6594
    @halwoelml6594 5 років тому +5

    Igarre iyo abdi shugri wan idin salamey waxaan idiin wey dinayaa marwalba waxaan arkayaa idinkoo qayilayee xaqiiq miyaa u qayishaan mise riwayadaa ku dhigtan 😂

    • @dmtboy4109
      @dmtboy4109 5 років тому

      Qayiladu ma ceebaa

    • @halwoelml6594
      @halwoelml6594 5 років тому

      Waxaan sugayey jawaab lkn waa suaal kale hadaan ka jawabo haa

  • @mukhtaratoosh5490
    @mukhtaratoosh5490 5 років тому +2

    wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow
    sahrina riwaayad iga dheh

  • @asiyahasan6223
    @asiyahasan6223 5 років тому +1

    Ascm waan ini salamey labadina cabdi shugri nolow

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 5 років тому +1

    Actarka sanadka👍c/shugri wanidin salamay hodan iyo cigare 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾Hormarwacan 🏆👍🏆👍🏆👍🏆🏆🏆

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 5 років тому +1

    Cabdishukri❤😍🔥

  • @feedh6346
    @feedh6346 5 років тому +3

    Kkkkkk baarqabka cayriyay iyo kabaha ku buuqay af Somali cajiba nimanyahow ruwayadaha wd ku fcnthin no lasima

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 5 років тому +1

    Ragg damac kama dhamaado
    Hadii xataa jeebku kamaran yahe

  • @walalomonsta5387
    @walalomonsta5387 4 роки тому

    Gabada Shaha tawabara Intinaa jilin sababto ah camerada ayee egeesaa. Come on qasaal TV

  • @gabadhaisjecel5930
    @gabadhaisjecel5930 5 років тому +2

    Horay u socda

  • @istarguraycaduur5570
    @istarguraycaduur5570 5 років тому +3

    wllhy igarre iyo c/ shugri iyo Hodan Waa idin salaamay
    Wllhy aan jeclahay iinoolaada inta Nololi jirtoh cadowga Allaha haidinka qabto wllayaal horay usocda
    Walaal waxa idinka codsanayaa Inaad waxa khadka soo galisaan
    Waths App ka isoo dhigtaan saan u arkoh markaan schoolka ka imaadoh waxwalpa way idhaafaan intaan schoolka jiree

  • @abdullahimohamed2395
    @abdullahimohamed2395 5 років тому +1

    Keep going bro

  • @abdishismacil7929
    @abdishismacil7929 5 років тому +2

    Maashaa allah

  • @khadramohamed2253
    @khadramohamed2253 5 років тому +2

    Marqaan +shaah cadeeys hhhhh waligeey ma maqal maaafiyo meel xun jooog lee ahay

  • @asmoadam4461
    @asmoadam4461 5 років тому +2

    Cabdi shugri funny waye asa figrada keenay hda asa dhahoya meel xun i heysa 😂🤣🤣😂😂🤣

  • @rodoabdirhman9305
    @rodoabdirhman9305 5 років тому +1

    Man shalaah

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 5 років тому +2

    Wax anigu labadan waa ka helaa waalan shidan ,

  • @aluul6875
    @aluul6875 5 років тому

    Hhhhhhhh Igarre iyo abdishukri dar allah baan idin jeclahay noolaada walwal la.aan

  • @maxamuudlabo743
    @maxamuudlabo743 2 роки тому

    ok

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 5 років тому +2

    Kkkk waa dhacdaa labaninoo aad isu aaminsan guul gaadho. Shaqankaad matashaan aayn aad uga helnaa.

  • @abu-leythassaabuuni5630
    @abu-leythassaabuuni5630 5 років тому +3

    Waawareey Oo Masidaaney Qaad U Calalinayaan Mise Waa Wax Kale Tollaay?

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 5 років тому +2

    Waaba shaqa cusub yaah filin cusub ahaa😀😂🤣

  • @iq4waaatpepee478
    @iq4waaatpepee478 4 роки тому

    Xajka meel kasokeya!!
    Waa intee?
    Cimrada😭😂😂🤣🤣😂😎

  • @habonwarsame3195
    @habonwarsame3195 5 років тому +2

    Hhhhh niman hantiila yaal ah baan nahay waa beent marqaanku leeyahy iyo xaald nairobi kajirta

  • @abdimalekhasan6785
    @abdimalekhasan6785 5 років тому +4

    Ma maqli jirtay kabaha ku buqahay😂😂😂

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 5 років тому +3

    Hodan socodka iga kireeso hhhhhhh

  • @TheKingZeec
    @TheKingZeec 5 років тому +1

    Maskin gabadha maqayada leh waa gabar dagan.

  • @walalomonsta5387
    @walalomonsta5387 4 роки тому

    Cabdishukri taqsinta oo cuntada eheed aawaay? Shaha makulaqday 🤣🤣

  • @madadaalotv3758
    @madadaalotv3758 5 років тому

    WAABA HAB CUSUB OO LACAG LAGU HELAYO

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +2

    c/shuri sidi hore buu shaha ucabayaa 😂

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 5 років тому +2

    Garwayne 🤣🤣🤣idinmadhamo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdulkadiromar583
    @abdulkadiromar583 5 років тому +1

    War gabadha shaaha ayan jeclady

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 5 років тому +1

    War ana habadisa aah ee shego wax lacaga

  • @shukriyusuf7153
    @shukriyusuf7153 4 роки тому

    Hhhhhhh

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 5 років тому +3

    Niman murqaamay ku lahaa
    Ma maqashay Rag baa lacag
    Isku qabsaday kkkkkkkkk

  • @mohamedhassan7066
    @mohamedhassan7066 5 років тому +1

    😂😂 Hassan sheik waala amaanayay

    • @roodoismacil9003
      @roodoismacil9003 5 років тому

      😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄💔💔😍😍😍😍😍😍

  • @warqabwarqabe8998
    @warqabwarqabe8998 5 років тому

    Waxu waa aniguye ku lhaa

  • @naimamohamud934
    @naimamohamud934 5 років тому +3

    Raga somalidu dhudhubana dumarka somaliduna burburanaa🤔🤔

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 5 років тому +3

      Balaayada ragu waa foosto daloosha 24/7 cuntay cunayaan mana naaxaan mijo dhuudhuuban inyaroo caloola iyo feedho qalalan .afka goostaa ma daaniyaa wuxu🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄

    • @abdihassan4785
      @abdihassan4785 5 років тому

      walaal anigaa raba in aan dhuubtee
      maxaan ku dhuubtaa.kk

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +1

    🤣😂😂😂😂😂😂😂😂🤣 xasan shiikh wa la amanayaa

  • @cfataaxtabaarakduqow5874
    @cfataaxtabaarakduqow5874 5 років тому +2

    kkkk wax fiican magooysid

  • @hawaabdi2858
    @hawaabdi2858 5 років тому +1

    Bacda maxaa kujira??? Jaad uma eka weey qarinayaan .rag qayilo uma eka ragan

  • @safiaalihassan6814
    @safiaalihassan6814 5 років тому +2

    Waan idin samaamay duurkaana maxaa waaye

    • @saaficalimahamed8959
      @saaficalimahamed8959 5 років тому

      Arimaha jira ayaad ka hadasheen lkn qaadka waa xaaraan ee iska daaya

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 5 років тому +2

    Kkkkkkkkk

  • @umusafia1978
    @umusafia1978 5 років тому

    Niman lacag isku qabsaday ma maqashy hhh xantooda rag raadinayo

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +2

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hassanbarre246
    @hassanbarre246 4 роки тому

    Borsada maxaad kafirin shugriyow😀😀

  • @abdihakiimabdi2061
    @abdihakiimabdi2061 5 років тому

    nina waa dhigan nina waa dhalo laba kala bari day kala war la kafiil iyo beey xisabow lee kujira niyAd dhiskin lacag baa noqotay waxay iyo waxay waa damer malabar lasaaray hada iyo dan sameer cusco safran oo biyo soodhex mara cusbidina Intel qoyday milintay bAa lasaaray sidee lootashta kalitali Loma baahno Anaa Reed hegel raga ragiis

  • @somaligalbedsomaliyaleh8853
    @somaligalbedsomaliyaleh8853 5 років тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AhmedIbrahim-ee7og
    @AhmedIbrahim-ee7og 4 роки тому

    Kkkkk. Dhibloow

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 5 років тому +4

    Abaayo is catee xamash xamashtu maxay ahayd

    • @abdigeeljirehabarbakhtiday4507
      @abdigeeljirehabarbakhtiday4507 5 років тому

      Hhhhhhh
      Ma ila arkaysay
      Xamash xamshtaas

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 5 років тому +1

      @@abdigeeljirehabarbakhtiday4507 nimankan la jilaya ruwaayada balbalaadhkay ka helaanba. Badhi wayn iyo kub wayn ayuu ahaa barnaamijkoodii hore hhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rodoabdirhman9305
    @rodoabdirhman9305 5 років тому +1

    😆😆😆😆😆😆😆😆

  • @rodoabdirhman9305
    @rodoabdirhman9305 5 років тому +3

    Kkkkkkkkk