Daawo Riwaayad ku saab san gabdhaha iyo wiilasha Igarre cabdishugri la wadaag asxaab taada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 167

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 років тому +21

    Alxamdulillaah illaahay ha ka jiza Abaal mariyo markaan wax qoraba ama aan dad gaal iyo islam ☪️ wax la qaybsado waan u duceeyaa waalidkeey illaahow u naxariiso Amiin 🤲😭😭

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 3 роки тому

    Qasaal tv keep going cabdi shukri waad iga qoslisaa runtii aadban kutageraa illahay haku xifdiyo

  • @ayanosman8097
    @ayanosman8097 3 роки тому

    Maasha allah u dir gabadha jamacada badhan insha allah guuleysta guruub qasaale tv

  • @somaliroyalfamily2079
    @somaliroyalfamily2079 4 роки тому

    Alhmdulilah ilahay baa isiyy walid qaliya oo wax isoo baray waa muhiim waxbarashada ilahay gabar ima siin wali waxan dhalay 2 wiil waxan ku fakarayaa dhaman caruurta alle isiyy iyo kuwa uu isiin doono inaan u cadalad sameeyo kuligoodna simo

  • @rayanabdi5072
    @rayanabdi5072 5 років тому +6

    Wa arin heystaa somalida qaar wana wacaygalin wangsan laac tv wadmahadsantihin

  • @suadmohamedhussein7065
    @suadmohamedhussein7065 3 роки тому +1

    This gal is so obedient despite all her fathe's refusal of her education

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 років тому +9

    7wiil baan la dhashay and I am a nutrition doctor .CID dhar isu kaawiyadeysaana ma jirto gurigayaga aabahayna waanu u siman nahay aniga iyo walaaladey, hadaanuu anigaba iga jeclayn waayo inantiisa kaliyaan ahay🤗🤗🤗🤗

  • @abdishismacil7929
    @abdishismacil7929 5 років тому +6

    Maashaa allah qasaaltv

  • @hamze5225
    @hamze5225 5 років тому +11

    *Raga somaliyeed sidaa uma hadlan shukriyow Ragu ma dhex galaan Arimaha Hablaha iyo Shaqada Kijada waxa naga dhaaf*

  • @Ceerigaabo11
    @Ceerigaabo11 5 років тому +13

    Nimankaa yar yar anuu ilaa 2013 taagero buuxda baan u ahaa!💪

  • @xaydarofficial
    @xaydarofficial 5 років тому +17

    Intii iga danbeysa ee qoralkayga akhrida allah khr ha siiyo

  • @aishamohamed2206
    @aishamohamed2206 4 роки тому +1

    Gabdhaha iyo wilasha wax barashada wey u simanyihiin. Balse somali mahamed waxbarashada gabdhaha lagu direy, Alhamdulilah Aniga aredey ayaan ahy high school ayaan digtaa, somaliyey gabdhaha u ogalada iney wax bartaan, Education is the most important thing in the world 🌎 let the girls learn or study,

    • @sofiamohammed6778
      @sofiamohammed6778 2 роки тому

      I was born uk my dad n mum its got I proud to somaliland mashalla

  • @umuahmedwali8094
    @umuahmedwali8094 4 роки тому +1

    Heer neyrobi maxey shaxa ugu cadeyan tarmiska

  • @abdinoorali6349
    @abdinoorali6349 5 років тому +3

    qasaal tv waan salaamayaa

  • @fatumamohamed2343
    @fatumamohamed2343 5 років тому +2

    Masha Allah hore usocda qasaal T.v.

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 5 років тому +3

    A/shukri waaaar imika
    Dumarku meel kasta eyagaa boodaya Riwaaya'daani waxay
    Ka turjumayso wax imika jira maaha

  • @yonisyare2015
    @yonisyare2015 5 років тому +3

    Mansha Allah walhi riwaaydoodaan jeclahy dhalintaa

  • @cabdirisaaqmaxamed3241
    @cabdirisaaqmaxamed3241 4 роки тому +1

    C.shugri rag wuxuu u egyahy odayaashii hore qaabka hadalka shaah cabista mshallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋

  • @TheOnePercentt_
    @TheOnePercentt_ 5 років тому +4

    Hore usocda

  • @fali4527
    @fali4527 4 роки тому

    Iyoogo dhan ka dhaqaaji qurbo # Baadiyo i love it

  • @khadarkhalif8746
    @khadarkhalif8746 5 років тому +5

    Mid aad aabo iyo Hooyo unoqon kartaan maad way deen mise way yar tahay Oo way iska dheer tahay 😋😋

  • @cayushabshir3151
    @cayushabshir3151 4 роки тому

    Necbiya eryagas nag jamacadeda jiga udanbeyso watan aan jamacadihi dhameynay oon shaqeysaneno alx ilhow ada walid sidana igu so adin allow walidkin no xafid❤👌

  • @habonwarsame3195
    @habonwarsame3195 5 років тому +12

    Hhhh waa dhaqank odaaysh somaalid qaarkood u fakaraan bey ka hadleysaa ruwaydu lkn gabdhah wax labaro bulsho dhan bey Anfacaan gabar wax bartay baa wax badli karto gabdhah somaaliyed karti wey leeyihiin

  • @ubahiinalove8347
    @ubahiinalove8347 5 років тому +4

    C/ shugri aabe rasmi ah cml ula hadlaa gabadha mida kale gabadhan jiliinka wey fahanty

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +17

    War C/shugri odayasha somaliyed San uma hadlane 🤣

  • @had9.sanisa
    @had9.sanisa 5 років тому +5

    Kkkkkk gabadha iskuulka halageeyo

  • @quweenalxmcalakulixaal7802
    @quweenalxmcalakulixaal7802 4 роки тому +1

    Subxaan allaah

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +6

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 c/shugri ku laha salada wan adnaa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Waa qofna , qoftan buuba soo xasuustaa khadraayxaasadiis minyaro lakiin tani waaba boqorad yar oo hadadana stage iyo horumargaartay oo ha dheeliyin saas la ii wadwado oo ah farxad iyo jaceel qadarin iyo darajo daraadeed la ii hayo.

  • @gabadhaisjecel5930
    @gabadhaisjecel5930 5 років тому +3

    Wow

  • @abdiazezahmed1495
    @abdiazezahmed1495 5 років тому +7

    inta hooyo macaan jecel like qac igusaar

  • @fahanm5135
    @fahanm5135 5 років тому +4

    Subscribe ta ha igala bakhaylina

  • @جويريةعبدالرزاقحسين

    Acuudkow bismilaah haisoomarin

  • @daraarabdi6992
    @daraarabdi6992 5 років тому +1

    Asc Abdi shukri iyo igare salaan sare sxbeyaal

  • @ilyaasrambow863
    @ilyaasrambow863 5 років тому +2

    Masha Allah

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 років тому +22

    UA-camr cusub baan ahay
    Isoo dhaweeya.
    Subscribe like share comment
    Bac dhac igu siiya👈

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +6

    C/shugri ba manta abe matalaye igare mee

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +4

    Ma sidan bay u xishoden kulha igare

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 5 років тому +3

    Cabdishukri❤😍

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Waa isku wadaa.

  • @nuurtomohamed1692
    @nuurtomohamed1692 5 років тому

    Kkkkkk 😂😂😂😂😂 waagii hore jabad baa looga guuri jiray

  • @baariyoo
    @baariyoo 4 роки тому

    war ninkaan wuxuu jilayaa wax badan oo dadkeenu ku dhaqmaan inaan gabadhu waxne baran ama aaysan muhiim ahayn. balse saa maahan xaqiiqda ee wax la baro gabdhuhu waa fcn thy. waxaan arkaa inuu cabdi shugri noqon karo mustaqbalka sida AUN abwaan singub, wax badan ayuu uga egyahay sida hadalka iyo natural ahaanta.

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +6

    Wllahay wa tan sugaynay tani

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 5 років тому +2

    Hodan ayaaba arlo
    Qaribtay ku lahaa
    Gabadha ayey naga soo
    Dooneen

  • @rayanabdi5072
    @rayanabdi5072 5 років тому +2

    M.a

  • @fartunnuuur6729
    @fartunnuuur6729 5 років тому +3

    Wale wa sax mel aan ka imit wilasha otkac aa lagasiya gabdhahana ayaga kora aa ladhaha hhhhh

  • @nuurolucky9624
    @nuurolucky9624 5 років тому +1

    Walalayaal hormar wacan

  • @cosobyuusuf2979
    @cosobyuusuf2979 5 років тому +6

    Maxaanu kanaqanaa gabdhaha jabadka looga guuri jirey markay goblamaan kulahaa. Cabdi shukri waa funny. Qofkii xanaaqsanoow C/shukri fiirso ok baad noqonaysaa.

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 3 роки тому

    Walee wey jiraan odeyaal sidan ah waa riwayad cajiib ah oo kahadleysa wax jira

  • @bigshowcaato5669
    @bigshowcaato5669 2 роки тому +1

    B

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 5 років тому +3

    WAR GABDHAHA SAAS ULAMA HADALNO,ISKOOLNA LOOMA DIIDEE METELAADIINA KUSALEEYA OO KA TURJUMA WAXA JIRA.
    GABADHI WAA LOO OGOL YAHAY QWAXAAN AHAYN 7-QODOB:
    1=IIMAAN MASJIID.
    2=MU'ADIN MASJID.
    3=QAADI MAXKAMADEED.
    4=DUQ MAGAALO.
    5=GUDOMIYE MAXKAMADA SARE.
    6=MADAXWEYNE.
    7=BOQOR QABIIL,DAL,
    INTAAS WAXAAN AHAYN WAANU U OGOLAHAY.
    LKN C/SHUKRI METELKIISU WAA KII 1900.

  • @sulekhaahmed3540
    @sulekhaahmed3540 5 років тому +2

    Warubayat qatar ah

  • @nimcoaxmed5919
    @nimcoaxmed5919 5 років тому +5

    Ruwayada mad sidi hore maad udaysan

  • @nuurolucky9624
    @nuurolucky9624 5 років тому +3

    Abdi shugri wll qali waan kubaha nahay xagee kaa helaa

  • @hanic4217
    @hanic4217 5 років тому +4

    cbdi shugri wan ku tagera

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 3 роки тому

    Viva hodan

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 5 років тому +1

    Abdi shulri abeyaasha somaaliyeed gabdhaha sidaa uma liidaan

  • @naimadagenmohamed7674
    @naimadagenmohamed7674 5 років тому +1

    Jabadada laydinka guur o cowro noqda Bal waxay riwayadi nogadhigayan arag

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 5 років тому +5

    Jaamacad ✍✍✍✍✍ nageed jikakadanbeeso 🤭🤔🤭🤔🤭wayaab Eeraygas yaakeenay🤔🤔🏋️‍♀️⛹️‍♀️🏋️‍♀️⛹️‍♀️🏋️‍♀️⛹️‍♀️🏋️‍♀️

  • @hamdaqurux6519
    @hamdaqurux6519 3 роки тому +2

    Wlhi aabaheyga iyo hooyadey waxba ima soo barin Lkn dumaashigay Isoo baray illl iyo high school illaaa jaamacadana ani is baray

  • @aasiyoabdinasir9450
    @aasiyoabdinasir9450 3 роки тому

    Wa riwayd wacyiga cusub ka hadlysa lkn alxm anga abahay heer wangsn bu na garsiyy fikrda khldna kama dhaadhcsnna

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +3

    Kaah hadi lamarsado ma magalada laso galay ku laha igare

  • @osmanahmed4642
    @osmanahmed4642 4 роки тому +1

    Qasaal Marti xumidaa dadka shaah sii

  • @mahadafrika2945
    @mahadafrika2945 5 років тому +4

    riwaydan runtay ka hadlysa iyo sida gabdha lo galo lkn aniga abhay wu jecela inan waxa barno wiil iyo gabrba

  • @nuurolucky9624
    @nuurolucky9624 5 років тому +4

    Oo aan kalaso xiriraa ii Soo sheeg adoo mahad san

  • @rahmaraiza1576
    @rahmaraiza1576 4 роки тому

    Gabdhahaa Naarta ubadan kulahaa
    War waakuwa xaaranta dabaasha ee maaha ahlu qeyrka
    Diinta ha foolxumeynina pls.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Haa jalaabiib qam ah aan qabaa nono gabadha khadraayfaraxsan.

  • @miamipagenewyork1249
    @miamipagenewyork1249 5 років тому +1

    Ma jecli ani waxaas gabadha wiilasha loogu xamaalo waa jahligii carabtu na bartay

  • @sarahahmedgarbiye5069
    @sarahahmedgarbiye5069 5 років тому +2

    Waan jeclahay nimankan qosol baan ladhacaa marwalba

  • @QGprincess
    @QGprincess 3 роки тому

    Soomali waxay la burburtay waxaa weeyaan xaqdarada dumarka laga muutay. Good acting.

  • @SamiraQaranTv
    @SamiraQaranTv 5 років тому +2

    Kkkk abdishugri walaahi si Kal iyo laaba ayuu igi qosliyey away gabdhihii khayrka jeclaa markay hawsha dhameeyan ayuu dhahayaa iyagaa naarta ubadan

  • @najmaomer7560
    @najmaomer7560 4 роки тому

    Gabdhaha Xaqooda halasiiyo Hana lasimo Gabdhaha iyo wiilasha

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 5 років тому +2

    Wallaah wax yiri jiray hadana waxka jiraan ayaad ka hadasheen shugran kulligiin

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 5 років тому +2

    Waqti jaahilkii waa laga tagay

  • @halwoelml6594
    @halwoelml6594 5 років тому +3

    😂😂😂😂😂😂😂abdi shugri d miyaa khaxwey nayo martida soo dhawee hhh

  • @haboonsaleban1470
    @haboonsaleban1470 5 років тому +4

    Hhhhhh c/ shugri kulahaa masarkukii madaxa laguxiran jiray miyaanu aheeen😂

  • @Ceerigaabo11
    @Ceerigaabo11 5 років тому +6

    Cabdi shugri shaah baa laga jeexaya 😁

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 5 років тому +2

    Hhhhh naa gabar gabar baa guri kasaarta kuyeh alla abdi shukribaa

    • @kifaahmaxamed3605
      @kifaahmaxamed3605 4 роки тому

      Wle abdishugri run buusheegay gabadhgabadhbaa guriga sarta

  • @zuzumahamed5525
    @zuzumahamed5525 5 років тому +3

    Wiilshu idabdarnaa meel walba weel bay galinayaan kulahaa😂😂😂😂

  • @siciidosicid8681
    @siciidosicid8681 5 років тому +1

    Saxibyalow riwayada kadaaya waxa kasoo horeeya waqti bay qaadanaysaaye

  • @shukriyaahmed5250
    @shukriyaahmed5250 5 років тому +6

    😂😂😂 illahow abdi shukri abo hanoga.dhigin

  • @nuurolucky9624
    @nuurolucky9624 5 років тому +3

    qosol iguma haro Abdi shugri marka aad ruwayad samey sid

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 5 років тому +5

    hhhhh cabdishukri wuu kusoo bxaa qumaY nimada 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Waaitan tanaa diyaariso sanado badaaan hadana waxan ahay boqorad yarey VIP xaasadan bahyartan , lakiin diiniyan ma ehee gabadhan khadraayqaVIP minyaro aqoonbadan fariid.

  • @dooxadadooxada9448
    @dooxadadooxada9448 5 років тому +2

    Meel buu uga dhacay gabdha. Shugri. War. Somali gobalkee kayimid ninku xagee buu kalayimid

  • @IFSANREELS
    @IFSANREELS 5 років тому +3

    Kkkk qosol

  • @ahmeddheereog81
    @ahmeddheereog81 5 років тому +2

    Rag maskaxi ku jirto yaa tihiin

  • @hanic4217
    @hanic4217 5 років тому +2

    cadi maha ruwayadan

  • @qaalidumar8810
    @qaalidumar8810 5 років тому

    Waa cadaalad daro jirta runtii

  • @zakariyeonline5407
    @zakariyeonline5407 4 роки тому +1

    gabadh gabadh kala guriga ka saarto wlh been ineesan aheyn midaas

  • @mariamhusseini7426
    @mariamhusseini7426 5 років тому +1

    masar sow kii madaxa lagu xiran jiray maha ku laha ninka 🤣🤣🤣🤣😂😂😂

  • @shukrimahamud6648
    @shukrimahamud6648 5 років тому +3

    Kkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @barwaaqobadel6159
    @barwaaqobadel6159 5 років тому +1

    Ceeb naag ha oran

  • @omar-nu9xb
    @omar-nu9xb 4 роки тому

    GabadamadikolmaGasid

  • @sahalyare5375
    @sahalyare5375 4 роки тому

    S/shugri waa nin adag xaga jaliinka waxn so xasuusta markan argo actor-ka caanka ee #cali-dheere

  • @farhiamohamed9106
    @farhiamohamed9106 5 років тому +3

    Kkkķkkk Kkkķkkk

  • @mohamedahmedabdi4668
    @mohamedahmedabdi4668 5 років тому

    ilaahoow sadaqadii wad iyo geeri furata nooga dhig kkkk islaan umushay beey aaday

  • @ruqiyocalixashi8853
    @ruqiyocalixashi8853 5 років тому

    Islaqn umushey bay aadey kulahaww

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 5 років тому +6

    Si foolxun baa loo duubay ruwaayadan jaahilnimo baahsan baa jirta

    • @lakiismail5195
      @lakiismail5195 4 роки тому

      😭😭😭 lkn sual abayshaa sida uma hdlaan eee armey jiran kuwa nucasa

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 5 років тому

    Qorqoddannimada goormee iska dhaafee arxilagube ku fiicanaa