Sheeko cusub oo qosol badan Igarre,SHuri,Hodan VIDEO

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 291

  • @heeeyhi6193
    @heeeyhi6193 4 роки тому

    Wlh somalidu waa isu wada dhaqan gabdhaha lala baxsanayo shekoyinkina aad bay uxiso badanyihin dhaqankaga lagama faano dadba dhaqanka reer galbetka ilbaxnimo modaa noo soo badiya shekoyinka miyiga from djibouti

  • @cabdixukunmuxumed2809
    @cabdixukunmuxumed2809 5 років тому +19

    Asc Team LAAC TV wan idin slmy wlhi waxad iso xususisay wayo wayo iyo noloshi qimaha badned ee miyiga liketa waa xagina

  • @Mukhtar114
    @Mukhtar114 3 роки тому

    Abdi shukri egarre iyo hodan waan idin salaamayaa salaan kadib waxaan aad uga qoslay sheekada u dambeysay abdi shukri adiga qorsha kale inaad la timaado ayeey aheyd maa daamaa qorshihii asaga uu la shar tagay socon waayay

  • @nuurdiinaxmed3470
    @nuurdiinaxmed3470 5 років тому +6

    #darwiish iyo #MJ waa imtixaan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏🏾🇸🇴🤴🏾🇸🇴🤴🏾🇸🇴🤴🏾🇸🇴🤴🏾👸🏾🇸🇴👸🏾🇸🇴👸🏾🇸🇴👸🏾

  • @feysalgamute3490
    @feysalgamute3490 5 років тому

    asc sxbayal hodan marwo hadeysan ahayn waan idinka jecladay hadey marwo tahayna gabadha odageeda haku ekaato wanoocii boqolka iyo baarqabka lagabixin jiraye

  • @nawaalhussein3885
    @nawaalhussein3885 5 років тому +10

    Shekada ugu horesay ee igare baa i cajabisay salan sare hodon abdishukri igaare❤❤❤
    Aad baan idiin taageeraa

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 років тому +15

    Aniga hada ka hor anoo wiil aan jeclahay u dhuumanaya si aan shaneemo isugu raacno ayaan darbiga gurigena ka boodey lug baan ka murkacadey 😁shaneemadi isbitaal bey isu badashey meesha an markas joogey waxey ahayd nairobi sauth b kkkk jabkan wa la so marey

  • @boqoradaafrika3582
    @boqoradaafrika3582 5 років тому

    Waan idinsalaamey dhamaantiin anigu hadaan ahaan lahaa gabadha kabaha lacarertey markuu abahey soo ordey ayaan ana soobixilahaa kadibna waan gargaarilahaa wiilka kabahana sidii anoo meelkasooqaadey ayaan dhihilahaa ee waakuwa intuuna jawaabin wiilku

  • @feysalbolanyo2701
    @feysalbolanyo2701 5 років тому

    asc sheeko cajiiba oo igu dhacay miyiga baan hayaa ee Igre iyo Shugri isoowac

  • @feysalgamute3490
    @feysalgamute3490 5 років тому +1

    asc bahda laac tv igare hodan &c/shugri barnamijkinu wamid ladihijaro bulshada xiiso ayuu uleyahay gaar ahaan somalida haka caajisina anaguna sheerta nagasuga

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 Рік тому

    Hhhhhhhhhh qosolkii aduunka wllhyi waan idinka helay 💔❤️💜👍

  • @boqoradaafrika3582
    @boqoradaafrika3582 5 років тому

    Hodan mansha allah waa casharo ku dhaafey laakiin aniga waad iga nasiibaden tahay waxaad haysataa macalimiin qaliya kafaa iideyso walshey madama ay kuudhowyihiin

  • @thegreatveteran6575
    @thegreatveteran6575 5 років тому +1

    Abdishugri iyo walalki aad baan sheekadooda ugu qoslay runtii

  • @darawalwaxfahansan3754
    @darawalwaxfahansan3754 5 років тому +1

    Wow gabadhaan hodan wan Iska jeclahay walhi

  • @abdallamurcanyo3954
    @abdallamurcanyo3954 5 років тому +2

    shekeyinka xiisaha badan iyo madadaalada halkaa kasii wada so badiya mahadsanidn

  • @cilmicaadchannelcilmicaadc7586
    @cilmicaadchannelcilmicaadc7586 5 років тому +11

    inta wax aqrida subscriberka iisaar
    #cilmicaad channel

  • @yacqubmusegiir8258
    @yacqubmusegiir8258 5 років тому +1

    Asc bahda laac aad baan idin salamayaa anigu magaceygu waa yacqub muse abdullahi runtii anigu sheekooyinkiina aad baan u xiseyaa siiba caawo aad baad iiga qosliseen waana jclhay sheekooyinka reer miiga
    Hada ka hor wiil aan sxbo nahay oo reer mii ahaa ayaa sheeko iiga sheekeyay sheekadaas oo ku sabsan
    Shukaansiga reer miiga
    Waxuu igu yiri gabar baan u soo shukaansi dontay gabadha waxa ay jiftaa aqal hori waxana la jiifo hooyaded iyo walahed waxan soo galay ayuu igu yiri aqalkii cimaamadna waan watay aqalka markan soo galay ayuu yiri baan gabadha soo kiciyay kadib waxuu maagay inuu soo baxo cimadii uu watay baa ka dhacday aqal horigana waa mugdi waxuu yiri gacanta ayaan ku radiyay waxana gacanta u soo galay gorgoradii gabadha hoyaded ay laheyd sida cadiga aheyd ayuu garabka u sartay qolkiina wuu ka soo baxay gabadhina wey ka daba timid halkii bey kuwada shekesteen gabadhiina ay ku kala tageen waxuu yiri subixii markuu waaga baryay ayuu isyiri cimadadii qaado waaba gorgorad 😂😂😂😂 hadal miyaa jiro cimamad la.an baa ka racday badiyahana waana wax laba cimamad isla leh ma jiraan

  • @hooyohawo5669
    @hooyohawo5669 5 років тому +6

    Kkkkkkk
    Qosolki aduunka kalyaha ayaa I xanuunay caadi maha
    Aad baan idin salaamay

  • @fartahajihussein5908
    @fartahajihussein5908 5 років тому +1

    Waa sheeko qosol badan waakahelaa afaarahaas keep goin walaashy iyo asxpteeda

  • @محمدبذري-ب5ح
    @محمدبذري-ب5ح 5 років тому

    run ahaantii barah bulshad markaan soo galo waxa iigu horeeya aan eego waa laac tv alleh haydin ka jasaa'i siiyo waxaa i dhadhan siiseen dhaqanka iyo misaanka afkeenu leeyahy sheeko aad u qosolbadan qaaliya nah

  • @ahmednabiil2461
    @ahmednabiil2461 5 років тому +2

    Sheekada c/shukri ayaa iga qoslisy
    Team laac tv hore u socda

  • @nimcocabdi856
    @nimcocabdi856 5 років тому

    Kkkkkkkkk kkkkkkk kkkkkkkkk nin dhaqanka wax ka yaqana igare nin jira horay usoco huuno 💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @abdulazizyusuf1439
    @abdulazizyusuf1439 5 років тому

    Masha Allah sheekooyinka xiiso hore usocda Laac team

  • @alinoor2357
    @alinoor2357 5 років тому +1

    Allahu akbar ana dhaamay kaas markay diido gabadha inay hurdada kakacdo sanka nab lee sii ayadaba soo baadi doontee ana sameey

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 5 років тому +5

    Ani dadkaan ayaabo ku heystaa keep going sxaapta

  • @nasiibbadan995
    @nasiibbadan995 5 років тому +1

    Walaahay Waan fuuray qosol awgii wiilshan dhulbahante Waan Waan ka helaa sheekoyinkoda

    • @yasinomar3273
      @yasinomar3273 5 років тому

      igarre baa dhulbahante ah cabdishugri waa majeerteen

  • @ibrahimgararoowibrahimgara519
    @ibrahimgararoowibrahimgara519 5 років тому +1

    Abdi shukri si aan caadi aheen ayaan u qosley. Sheeko xiise leh ayee eheed

  • @mohamedabdilingrad8167
    @mohamedabdilingrad8167 5 років тому

    Wlh aniga ayaa ad u taxliilya arimaha hasaawana arag hada heli laha ama la.kulmi lahaa wax badan aya wadaagi laheyn xaqiqo wana jeclahay ina la kulmo🙏🙏

  • @gobsaninacali6719
    @gobsaninacali6719 5 років тому +1

    wlhi wAn ku qosolaye mar horna wad salanthy🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🕺🕺

  • @kibongo1352
    @kibongo1352 5 років тому

    kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk hhhhhh sida u qoslaaye baan isku kaadin laahaa cabdi Shukri you are funy igaare adiga na sido kale sxb

  • @mguray9104
    @mguray9104 5 років тому

    Igarre maah maahda wuu khalday waaa gabadh gabadh kayari dhaaftiyo geel yariba uugaan

  • @somalichildrentv944
    @somalichildrentv944 5 років тому

    Sxbayaal Video Editingka barta si aad u qurxisaan muqaladiina, madaama shaqadiina ku xirantahay. Waxaad ka heli kartaan Webkan baro.im252.com/

  • @cilmicaadchannelcilmicaadc7586
    @cilmicaadchannelcilmicaadc7586 5 років тому +2

    asxaabta laac TV waan idiin salaamay

  • @ahmeddhaajac1481
    @ahmeddhaajac1481 5 років тому +3

    channel ka wanku cusbhy hadana faaiidoyin farabadan bnka daawady

  • @ubaxaadan1938
    @ubaxaadan1938 4 роки тому +1

    Wlahi way iga qusliyeen cajiib hhhhhh

  • @axmedyareofficial5117
    @axmedyareofficial5117 4 роки тому

    Waa sheeko aad iyo aad u qosl badan

  • @yasinafrica7621
    @yasinafrica7621 5 років тому

    Sheekooyin aad ban ugu qosley farxad ku noolaada hodan abdishugri iyo igarre yasin
    Aad ban idiin taageeraa noosoo badhsha sheekooyinka

  • @abdulkadirabdullahi5014
    @abdulkadirabdullahi5014 5 років тому

    Fadalkey goyneysaa kulahaa Cabdi shukri waan kaa cabsaday wlhi af Somali kugumaheysto

  • @ibralove1435
    @ibralove1435 5 років тому

    Wlhi shekada ladhacay noso badiya shekada nucano kale lobahan yahay wali kuwa badiyaha runti ani adban uxiseya💯👏👏👏💯💯💯💯💯🙏🙏🙏

  • @aminaahmed6278
    @aminaahmed6278 5 років тому

    anigu subixii markey ariga raacdo ayaan usoo laaban lahaa narkaas ayaan wadan lahaa

  • @ugbadahmedfarah3247
    @ugbadahmedfarah3247 5 років тому +3

    Waad qaladay igare waa gabar gabarka yari dhaaftiyo geelyariba uugaan anaa miyiga sifican u aqaan

  • @drshafsaabdihashi1690
    @drshafsaabdihashi1690 5 років тому

    Hhhhhhhh waxkastoo indhacad waan salaamayaa waanu kaa qaadnay igaroow

  • @guledabdi3911
    @guledabdi3911 5 років тому

    waa sheeko xiiso badan

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 5 років тому +3

    Wan idiin salaamey igare hodon iyo abdi-shukri
    Sheekada igare aad ayeey uwacantahay lkin maxad ugu noqon weydey 😅

    • @roodoismacil9003
      @roodoismacil9003 5 років тому +1

      Kkkkkkkkkk mansh allha 💓💓💓💓💓💝

  • @xamdiahmed8138
    @xamdiahmed8138 5 років тому

    Cabdishugri wuu iga qosliye runtii

  • @abdirisaaqhussein7363
    @abdirisaaqhussein7363 5 років тому +1

    Igare iyo shukri iyo hodon wan salamay
    Aniganah igu salama barnamjika danbe
    Cabdirisaaq xuseen aabi

  • @mohameddekh8608
    @mohameddekh8608 5 років тому +1

    walhi so funny story

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 5 років тому +1

    Inaad ka hadho may ahayn cawo indha cad walee fariid ayay ahayd

  • @abdigeeljirehabarbakhtiday4507
    @abdigeeljirehabarbakhtiday4507 5 років тому

    Waxaan idinka codsanayaa
    Inaad soo badisaan sheekooyinka oo kale plz

  • @nurdiinasalsomali9762
    @nurdiinasalsomali9762 5 років тому +1

    Horta hodan ma cabdi Shukri xaaskiisaa

  • @hawabillanwarsame6045
    @hawabillanwarsame6045 5 років тому

    Mahmahdu waa gabadha gabadha kayari dhaftiyo geel badani uugaan IGare inadeer mahmahda sax

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 років тому +1

    Viva laac tv👍👍

  • @abdirahmanmohamedabdi9481
    @abdirahmanmohamedabdi9481 5 років тому

    Maahmaahda aan kuu saxo....Gabadh gabadh kayari dhaaftiyo Geel yariba uugaan.

  • @ahmeddhaajac1481
    @ahmeddhaajac1481 5 років тому +5

    kkkk waa sheeko xiisoleh runtii

  • @mohamedabdi5294
    @mohamedabdi5294 5 років тому +1

    Nimankaan iyo gabadhan aad buu ii galaa warkoda io somaligoda nadifka ah

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 5 років тому

    Igarre Bro Ana Cawo idho Cad ka gadhsinaya Salanta

  • @abdinaasira6268
    @abdinaasira6268 5 років тому

    waan ku heesta dadkan

  • @hodomusse906
    @hodomusse906 5 років тому

    Subxanalah soo badiya inshallah

  • @tamenechmalion2974
    @tamenechmalion2974 5 років тому +1

    igree is reel and funny

  • @ايمنالقادري-ف6ث
    @ايمنالقادري-ف6ث 5 років тому +1

    waxan yeeli lahaa anigu hadii habenkii la ii diido maalintii baan ariga kadhaafin lahaa wan wir wirin lahaa

  • @hassanabdi4915
    @hassanabdi4915 5 років тому +1

    Aad ayaan idiin salaamay aqyaarta kaìin hodan maxaad time u siin weeydeen

  • @Abdi-o5h
    @Abdi-o5h 5 років тому

    Taageero from Germany .caadi matihiin.horumar baan idin rajayn

    • @jamaali1599
      @jamaali1599 4 роки тому

      Gabadh gabadh ka yari dhaaftiyo geel yariba uugaan
      Iga halkaa waad bartiraysay sxb

  • @alfanaanhaniyeeta3273
    @alfanaanhaniyeeta3273 5 років тому +1

    Shugri wad iga qoslisay maryaha ayaan iska nijaseyn garay

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 років тому

    Abwaan c/shugri funny 😁 baad tahay 👍❤️

  • @ايمنالقادري-ف6ث
    @ايمنالقادري-ف6ث 5 років тому

    intee isla aadi rabteen kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    hodan shekadan waa kaa yaabisa

  • @nawaalhussein3885
    @nawaalhussein3885 5 років тому +3

    Hodon caadi ma ahan xagee isla aadi rabtaan ku lahaa🤣🤣🤣🤣

  • @mohammedhodan4256
    @mohammedhodan4256 5 років тому +1

    Nyc...

  • @aliderie5908
    @aliderie5908 5 років тому

    Wcs atarishada waa kaa helaa waa bislaatey kkkk atoorayaashana waxan idinleyahey cadi matihidine halkaa kawada saxibayal taagere 1 ishergareya asxabey hahahaha

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 5 років тому

    Ninka shukaansi doonka hadii uu lugaha gadaalkooda kaa fariisto waa nin edab daran. Balse ninka edabta fiican waa kan madaxa kaa fariisto ama dhinaca

  • @halimamusedarawiishta5813
    @halimamusedarawiishta5813 5 років тому +1

    Kow kow saan dhan maxaa ugu cayishey inder hodaney

  • @nimcoaxmed5919
    @nimcoaxmed5919 5 років тому +1

    Asc waad iga qoslisay .kkkkkk

  • @feysalbolanyo2701
    @feysalbolanyo2701 5 років тому

    iisoo qore telfonka sxbayaal

  • @wiilodahirahmed554
    @wiilodahirahmed554 5 років тому

    Maskiin walaahi waan qosloy

  • @fatimahamed7669
    @fatimahamed7669 5 років тому +5

    Walhi bilahi talhi taas inana dayen hadan nin ahan lahay malinti an widaysan lahy o xolaha ka dhex radin lahy naa ged i fariso o haka tagin ila an ku imado an oran lahy calaf marka laga rebo tas ma dayen

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 5 років тому +1

    Kkkkkk guure wlhy xaraabo weeye

  • @sacdiyoxuseen550
    @sacdiyoxuseen550 5 років тому

    waa sheeko qurux badan

  • @TheKingZeec
    @TheKingZeec 5 років тому +2

    Kk kkkk sheekeeyiinkan oo kale nooso baadshaa

  • @farhanjamalali463
    @farhanjamalali463 5 років тому +1

    Migaga gabdhaha ladonta wixii damac kujiroo kolay ani meshas arin ayaa iga baxay wan latagi 😅

  • @m.ckingalas5230
    @m.ckingalas5230 5 років тому +1

    C/Shugri waa iga qoslisay wlhi caadi ma dihid

  • @jararmedia9320
    @jararmedia9320 5 років тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk alla beerkaay ninka qablayda kudhacay

  • @habiibahassan3932
    @habiibahassan3932 5 років тому

    Igare cabdi shugri iyo hodan wan idin salamay huno

  • @ahmedabdiisxaq3610
    @ahmedabdiisxaq3610 4 роки тому

    aniga habeenkii dambe ayaan kusonoqon lahaa

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 5 років тому

    Hhhhhh Abdi shukri so funny

  • @mrsomali8690
    @mrsomali8690 5 років тому

    Xigmad socoto waaye ragaan maasha allah

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 5 років тому

    Kkkkkk gabar la'an ,kabo la'an iyo dhaawac

  • @anabelmi2342
    @anabelmi2342 5 років тому

    Allaa waan fuuurey

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 5 років тому

    Mid taagan soo dhaweyn buu mudan yhy 😂 😂 😂 🙈

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 5 років тому

    Kkkkkkk wlhi aadbaan ugu qoslay horay usocda bahda laactv. Hodan igire iyo cabdishukriba waxaad tihiin dad dhaqankeenii soo nooleeyay gaar ahaad baan uga faaidaystay sheekadiina. Hodan waaba yabantahay kkkkkk kuye udub waxaynhhhhhh.

  • @relaxinggigz2373
    @relaxinggigz2373 5 років тому

    Mashaa'Allh LAAC TV

  • @AliHassan-im1sv
    @AliHassan-im1sv 5 років тому

    Sheekoonyika baadiyaha waa cajiib midbo mid kale waa kadarantahay maqshii baan u ood qaadnay buu yiri dha badanaa kkjkk

  • @waxkaleigadheh5854
    @waxkaleigadheh5854 5 років тому

    Barmijka gabadha ayaah ideeysa masha alah salaan sare waxkale

  • @xiismaxamedcilmi2066
    @xiismaxamedcilmi2066 5 років тому

    Sheeko haasaawaha iga qabsatay oo xiiso leh ayaan hayaa laakiin public inaan ka sheego ma rabo Sideen idiin soo gaadhsiiyaa

  • @clahimohamudhassancabdulah7031
    @clahimohamudhassancabdulah7031 5 років тому

    hhhhhhh cabdi shukri wllhi
    talaakaaraacday

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 5 років тому

    looool funny!

  • @wanagsanelasohodan7177
    @wanagsanelasohodan7177 5 років тому

    C/shugri iyo igare waa ragi hore hido iyo dhaqankiibay kashekenayan

  • @alfanaanhaniyeeta3273
    @alfanaanhaniyeeta3273 5 років тому

    Aniga ilaa angabadha kahelo kamaan tageen waayo laba qof o isjecel ayaan ahayn

  • @abdullahimohamed4150
    @abdullahimohamed4150 5 років тому +3

    Shekdina wa sheka dhexalkale sida anshaxale e ad ushekeysiin qosilka waxan kuqoslay markii laweydiyay waranga e aytiri wa midi afka kuwdato

  • @siradm
    @siradm 5 років тому

    Ragow sheega annagu waxba ma sheegnee. Hebel reer baadiyo jacayl ma yaqaanno ha iga harto wakaa wiilku gabdha dacaskiisi u siibay marka wuxuu dareen iyo rabitaan bay ku yimaadaane wax school ama magaalo laga barto maaha

  • @rmmd1025
    @rmmd1025 5 років тому

    Sheeko sheeko bey dhashaa..
    Aniga sheko igu dhacday ba idinla wadagaya Waqto hore ba wxn baadiye u raacay nin adeerkay dhalay Marka reerki u tagnay Orgi ba la ii qalay wa cashaynay Wa shekaysanay waqti danbe bey iska noqotay wa la kala sexday Telphonekii ba iga damay hurdana ima hayso meel reerka ka fog ba aniga iyo nin kii kale Sexanay oo Darin ama ""Caw ama Xasiig"" dhiganay Cabar marka mesha fadhinay bu wuxu i dhahay war caawa ma naago doonana dariskena 3 gabdhood ba u jooga ma u sheko tagna Markas ba dhahy hada ba arin kentad wa is raacnay 30 daqiqo melahas marka soconay ba rerkii gabdhaha ay u joogen so gaarnay inta anan aqalka galin ka hor bu wuxu i dhahay hadaba hablaha ama gabdhaha midii ad ka shekaysan lahayd iyo midi an la shekaysan laha iyo qabki ad hurdada ugu toosin lahayd an ku kala shego markas ba dhahay dee wuxu sow gabar maaha gabar wxn u shego alle wa i baray ee aqalka horay no gali Aqalki ba galnay marka aqalka waxa hurda 3 gabdhood iyo wiil yar iyo maamadi Reerka odaygiina wuxuu Hurda aqalka albaabkiisa ama ardaaga ama sida u fahmayso "Daarada"" toosh yar oo macawiis uu qabay ka hoos mariyay bu daaray oo iftiin yar leh anan si fiican loo arakayn anigana wa habeenki iigu horaysay sheeko noocan ah oo kale marka aqalki horay u galnay waxa dhinaca ugu shisheeya huruday inantii u asiga la shekaysan laha waxa ku xigty midii aniga an la shekaysan laha markaas inanti buu korkeeda kariistay anigana midii kale ba ag fariistay hadalki ugu horeyay an dhahay wuxu aha wa ku salamay wey iga aamustay marka ban mar kale ugu celiyay ima maqlaysid miya salanta naga qaad aniga oo jawab ka sugaya ban egay ninki an wada soconay mise inantii kale weyba usoo kacday oo Xab Xab iyo qosol ba mesha ka dhacaya markas ba is dhahay inanta si fiican ula hadal inta ku so dhowaday oo magac mel an ka keenay anan garayn u sheegtay ba hadan gacanta dhabarka ta taabsiiyay magaca an u shegtay wa nin waqti hore reerka uso dhacay oo gabar ka qabsan gaaray oo qil qiil looga fujiyay gabartu wey is ragtay markas ba dhoca cadeyay oo niyada iska dhahay hada bey ku toosaysa ka dib in yar ba ku so durkay meeshana wa mugdi waxba lama arkayo aqalkana wuu yar yahay hadi aad cadi ama toos u istaagto madaxa ba ku dhufanaysa mesha ugu saraysa anigana nin dheer ba ahay inantii inay ii so fariisato an ka sugayay Aayar bey kab la baxday oo afka i dhahday iska qabo markas ba wxn garan wayay mesha wxn iiga yimaden dhinbilo ba indhaha iga kacay naxdin darteed ba wxn isku daray qaylo iyo aniga oo kor u booday oo aqalki reerka ee yara madaxa ku qatay maamadii oo Jiifta caloosha cag ka saaray ileen kor ba u boodayee markaas maanadiu qaylo afka ku shubatay War waawareey war wa laysku soo dhacayeey ma nooliyeey hoogayeey odaygi oo ahaa nin gaaban baa kacay meel ba ka dusay odaygii iyo aniga baa isku soo baxay aniga oo dhag lay qabto lahayn maamadii iyo gabdhii aqalki bey ka dhex qaylinayaan Odaygii qori barkin hooostisa ugu jiray ha haabhaabtoo...

  • @xersonali1635
    @xersonali1635 5 років тому

    Jaceelku waxuu macAn yahay markiii laiswaayo hhhhhhhhhhh i love uh going I lyk these stories of back date tyme