DAAWO RIWAAYAD IGARRE IYO CABDISHUGRI OO ISKU HEYSTA HODAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 145

  • @bashiirtarabi9253
    @bashiirtarabi9253 4 роки тому +2

    Ask dhamaan waan idin salaamaya wll cabdi shigri aadbaan utaagera ee ilaahay mar uun iskee simno isoo duceeyaca cabdi shugri

  • @ayubeid8386
    @ayubeid8386 5 років тому +4

    Kenya c/shugr iyo igare waqoyi sooran iyo jawaan amerka tusmo yurub faynuus sh dahir waa intaan ugu jeclahay jabutin muraad uyo muxibo xoriyo waabadanyihiin

  • @Danireaction2119
    @Danireaction2119 3 роки тому

    Jabbaadhaa hirmanaa cissii qoomooko jabbaadhuu 💚💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️

  • @ifrahmuktar8256
    @ifrahmuktar8256 5 років тому +18

    Klkkkkkk waxan ku riyoonayay kulaha anigo madaxweynaha somaliya dhalay wllhi qosol buu igu dilay igare

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому

    Riwayad qosol badan inta iga danbaysa like sara😁🥰👏

  • @Dulqad143
    @Dulqad143 5 років тому +15

    Iga wale igare wa anoo xagaa tagan riwaydan.
    war haadi tol layahay school shukaansi hanala furo aniga intaan gudoomiyaha u ahay.

    • @khadramohamed2253
      @khadramohamed2253 5 років тому +1

      Hhhuhhh anigaa furaaayo diiwaaangalinto waa freeee

    • @abdiali9036
      @abdiali9036 5 років тому +2

      @@khadramohamed2253 inte ka fureysa aan imadee

    • @khadramohamed2253
      @khadramohamed2253 5 років тому

      @@abdiali9036 hhhg wan furaaaa xasiiintiisa laaac tv kafiirsk

  • @abdulkadiromar583
    @abdulkadiromar583 5 років тому +2

    Kkk wiil baan hada ka hor meel miyi ah shukan si donany wan is raacnay gabadhi dhaqanka miyiguna wa adag yahy tosh ayan wadanaa gurigi ayan galy wan to sinay marka hadii ad labo nin tihin shekada wa la isu dhi dhibaa markan gabadhii cabaar la shekaysana yay ayan sxbky ku warejiyay o iri sxb shekada ino sii wad gabdhi marky xagisa firisay ayu yiri aniga gaws aya la iga hayaa o ma hali karo

  • @calizaleebaandhuux5443
    @calizaleebaandhuux5443 4 роки тому

    Igare iyo cabdishugri waa niman qosol badan

  • @warsantube
    @warsantube 5 років тому +7

    Wlhi shekadan igarre sheekay ixasuusisay
    Baribaa gabadh aan asxaab ahayn wiil isaga caal wayday marwalba waakan waanku rabaa iyo waaku guursanayaa buu kala dhamaan waayey mantii danbe bay tidhi wlee ninkan waa soo afjarayaa numberkiisay kawacday say tidhi war caawa fiidkii daarada hore ee guriga iigu imow caawa fursad kusiinayaa wiilkii wuu soo labistay xiligii balantu ahaydna wuukasoo dheereeyey ganbadh bay u dhigtay wuu fadhiistay caawaba waxaan dantii ahayn la isugu yimid isaga meeraystaa adigu sidaa igarre uunbuu dhahaa canada iyo maraykan intee isku jiraan. Markuu dantiisii shegan waayey bay iyana intay istaagtay ganbadhkii kariday oo ka dhaqaajisay aniga iyo kooxkalena meelbaan ka eeganaye markii gabadhii saa ugashay baan ku orinay oo ku qosalay 😂😂😂

  • @hodanqaalihirsi7156
    @hodanqaalihirsi7156 5 років тому +2

    Kkkkkk waiga qosliseen sxbadey igare And abdishukri

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 5 років тому +2

    C/shugri wanidin taageersanhy Hormarwacan 🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆

  • @aragsanchannel2023
    @aragsanchannel2023 5 років тому +9

    Dhiiga saqajaanka marku dhahay camera manka xataa wuu qoslay inta ila aragtay like isaara

    • @ibnushalejelle6888
      @ibnushalejelle6888 5 років тому

      abyo waad sawirkaaga w ankahelaye Facebook igasoqabo

  • @calinuurcabdi6688
    @calinuurcabdi6688 3 роки тому

    cabdi shugri wan ku taageraa sxb ee xagee jogtaa sxb an ku la jilee riwadaha n wan ba ka helee sxb sare

  • @hassanmohamed6488
    @hassanmohamed6488 5 років тому +5

    Hodan wax laysku qabsada wayba istaahishaa..mashAlaah.

  • @asiyahasan6223
    @asiyahasan6223 5 років тому +1

    Ascm asxabta waan ini salame wilasha Abdi shugri waa aniga waxad shegeysa maha

  • @munasheikhabdullahi3741
    @munasheikhabdullahi3741 5 років тому

    Abdishukri wllo qaali nolow yaaqay ❣💞💞💞😍😘🥰

  • @xaydarofficial
    @xaydarofficial 5 років тому +3

    Kulaha canada iyo maraykan intay isku jiran 😂😂😂😂 intii ila aragtay khiyMada dumRka like igu dhaji

  • @leylabile97
    @leylabile97 5 років тому +1

    22:26 "Odayga dhintay wax kaaga soo waramay ma aragtay"😀😀😀😂

  • @Deyr77
    @Deyr77 5 років тому +2

    Asxaabta dhamaantin waan idin salaamay fadal subscureb isaara plz iyo like share plz

  • @maxamedmataan1970
    @maxamedmataan1970 5 років тому +1

    Horay u socod baan idiin rajaynayaa saxiibayaal

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 5 років тому +2

    Ilahay amarkiis igarre baa iga qosliya

  • @sulekhaahmed3540
    @sulekhaahmed3540 5 років тому +1

    Qoslbaidili keep going asaxabta

  • @ibrahimkhalifibrahimkhalif2626
    @ibrahimkhalifibrahimkhalif2626 5 років тому

    Wa riwayad macan

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 5 років тому +2

    Igarre waan kanaxay waxan moodayba inuu sidaayahay kadib baan xasuustay inaan riwaayad daawanayay

  • @kinsixajiadan8449
    @kinsixajiadan8449 5 років тому

    Kkkkkkkkkkk qosolki adun igarre iyo c/shurgi Hare usocod

  • @cosobvideos4531
    @cosobvideos4531 5 років тому +3

    Waryaahee igre wax ka hadlaayo aniga dhab u arkay

  • @minaabdi8000
    @minaabdi8000 5 років тому +1

    Wan idinsalamay aqiyarta 👍👍👌

  • @ducaaleyasiin494
    @ducaaleyasiin494 5 років тому +4

    Odaygii dhintay wax kasoo warama ma aragtay

  • @ashwaqcuisine5208
    @ashwaqcuisine5208 4 роки тому

    Badhan Buu kada ay magaladeyda riwaayadiina bas baa igu socota

  • @Skpoi7
    @Skpoi7 5 років тому +1

    My pest somali comedian igarre, shugri and hodan keepin dadaalkiina siiwada wxaana jeclaa riwayad inaan kasoo muuqdo

    • @eddiekamryn621
      @eddiekamryn621 3 роки тому

      A trick : watch series at flixzone. I've been using them for watching all kinds of movies during the lockdown.

    • @axlparker9569
      @axlparker9569 3 роки тому

      @Eddie Kamryn yup, have been using flixzone} for since november myself :D

  • @araweelo2940
    @araweelo2940 5 років тому +1

    Igarre iyo shugri Wlhi waan idin tageeraa dar alle waliba

  • @miraasmartgirl4035
    @miraasmartgirl4035 5 років тому +2

    Igarow social media ha godoba ka gashay wlhi🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AliHassan-ym3xm
    @AliHassan-ym3xm 5 років тому +2

    Kkkkkkkkkkk iga qosliseen wlhy labadiinan igare iyo abdi shugri

  • @rivetnoymanesh3183
    @rivetnoymanesh3183 5 років тому +2

    Fadlan codkiina kor uqaada khaasatn iggre

  • @bashkaxaji5661
    @bashkaxaji5661 5 років тому +1

    Inuu gaari jiiray Alla beerka 😂😂😂😂😂😂👍

  • @maryanruunmohamed5819
    @maryanruunmohamed5819 5 років тому +4

    Oh my god his so annoying qof sidaan ah waaba ciil camaal😩😩😩😩😩😩😩😩😩

  • @maxamedqays1631
    @maxamedqays1631 5 років тому +2

    Nin myee rabtaa kulahaaaa 😂😂😂

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh 5 років тому +1

    Hhhhhh badhan buu ka da'ay iyo hargeysa

  • @MohamedHassan-nc4wy
    @MohamedHassan-nc4wy 5 років тому +1

    Canada iyo mareeykan kulaha

  • @kafiyasulaiman7685
    @kafiyasulaiman7685 5 років тому +1

    Dad aan riwaayadohooda jecelahay oo uxiiso siiba cabdi shukri riyaadii ma shaqaystaa uu ahaa hodanna xaamilada ahyd kuyee
    NAAYAA WAA NAAGTA DHARKAYGII MAY DHAQDAY EEG KEEDUUN BAY DHAQANR DHUC USHA😂😂😂😂😂😂😂

  • @fouziasheikh8161
    @fouziasheikh8161 4 роки тому +1

    Kkkkkkk

  • @mahadafrika2945
    @mahadafrika2945 5 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkk wa shidntihin sxbyal

  • @aysalochannel1570
    @aysalochannel1570 5 років тому +2

    😂😂😂😂😂😂odeygii dhintey wax ka soo waramaya

  • @anab6974
    @anab6974 5 років тому +1

    Abayo marki hoore ayaad qurux badnayd ee isdhiin

  • @geesigaasidhalay1146
    @geesigaasidhalay1146 5 років тому +2

    Hhhhhhhhh igarre kulahaa ninkii dhintay waxkasoo warama hhhhhhh

    • @ubahadan5685
      @ubahadan5685 5 років тому +2

      Geesi gaasi Dhalay kkkkkkkkkk qosol kugu dilayan kuwan

  • @noorhassan2847
    @noorhassan2847 5 років тому +1

    Iggare waa runtiis hodan waay naaxday hhh weliba si aan caadi ahayn...........

  • @mohamedabdi5294
    @mohamedabdi5294 5 років тому +4

    Igarre gacan baan ku taage 🖐 ninki waa hore kaa dhinte wax ka soo warama malahayaa😂😂😂

  • @halimacali562
    @halimacali562 5 років тому +1

    Kkkkkk walhi tariq wayo

  • @gurmadqaran2246
    @gurmadqaran2246 4 роки тому

    Doorashadii Jubbaland madhacday...anigaaa igaar kushukaansado....
    Markaan rabo iney kaligeed tahay ama lala joogo ayaan suaashaas weydiiyaaa...
    Oy micnaheedu tahay wey dhacday means waaa labadan yahay....marka haaa ayey odhan...
    Hadii jwbtu Maya dhahdana...waaa kaligeed...
    Igarre ayaa casharkaas nabaraye!!!

  • @cabdirisaqmoh9723
    @cabdirisaqmoh9723 2 роки тому

    Waar ilmaadeer igare c/shukri ilmaadeerayaal inantaa igu beega

  • @fadumamohammed3542
    @fadumamohammed3542 5 років тому +2

    Hhhhh nin mey ubaahaty 🤣🤣🤣 quraac sharaf niman iga qosliyey

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 5 років тому +1

    madaxweynaha hoyadi maba lahayo igare 😂😂😂😂😂

  • @safiaalihassan6814
    @safiaalihassan6814 5 років тому +1

    Kkkkkkkkkkkk war kale waan kari waayaykkkkkk

  • @ibnushalejelle6888
    @ibnushalejelle6888 5 років тому +1

    talahiii igare waaiga qosliye

  • @yussufhusseinismail2556
    @yussufhusseinismail2556 4 роки тому

    Arr wiilka dambe muxu shukansi yaqanaa

  • @abdiladifahmeddhamac4217
    @abdiladifahmeddhamac4217 4 роки тому

    Hhhhhh
    Rootiga magaalada yaal iyo beerka miyiga yaal Ayaan islawaayey

  • @zubeydaabdi1330
    @zubeydaabdi1330 5 років тому +2

    Caadi riwaayadu ma aha

  • @abdilaahihussencg9169
    @abdilaahihussencg9169 3 роки тому

    Allow goob kaaso kaale haan joojin

  • @galoolmaygaag571
    @galoolmaygaag571 4 роки тому

    Nin libaax doontay nin dheh nin libaax doontay oo intuu soo arkay kasoo cabsaday niman yaaal dheh kulahaaa kkkkkkkkkkkkk beercasaaad wlh

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 war igare waa iskaabulo waynaatay 🤣🤣🤣🤣

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 5 років тому +1

    looooool!

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 років тому +4

    Hhhhhhhh ,😂😂😂😂.waar shukaansi Xumaa ninku,odeygaagii hore qolamuu ahaa ,horta Canada iyo mareykan intey ISU jiraan hhhhhhh.naa maalmahan waad naaxday

  • @sulekhaahmed3540
    @sulekhaahmed3540 5 років тому +1

    Kkk wakan wuiga qosli rer badiyo diga saqajan kulaha

  • @abdiyusuf7713
    @abdiyusuf7713 5 років тому +1

    Hhhhhhhh igaree walahi waiga qosliyay

  • @khadramohamed2253
    @khadramohamed2253 5 років тому +1

    Ruwayadaan wali kaama xiisa dhicin hhhhhhhhhh wan qodlay

  • @sahrasiman8098
    @sahrasiman8098 5 років тому +1

    Hhhhhhh ala ergeye shukansi xumaa ayan ayan bartay mid sidiisaa herbadiyo ah quraac sharaf ayaa qosol igu dilay

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 4 роки тому

    markaad seexan waydid soo musqusha ma gashid oo waxa kuma daadisid.

  • @AliHassan-ym3xm
    @AliHassan-ym3xm 5 років тому +2

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +1

    🤣🤣🤣🤣 war igare riyadaadu waa mid layaaable hhhh

  • @hibaaqwanaag4667
    @hibaaqwanaag4667 5 років тому +5

    😂😂😂😂 wlh waa idiin jeclahay Marti qaad aan idiin sameeye xage idinka hele

  • @cabdirisaqmoh9723
    @cabdirisaqmoh9723 2 роки тому +1

    Waar hodan baan ka helay

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 років тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣war igare shukaansiga hhhhh ma hurdada Miya lobadalay

  • @hodanqaali6340
    @hodanqaali6340 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkk himraag

  • @mohamedhaajibaari8723
    @mohamedhaajibaari8723 5 років тому +1

    Qoftaan xaar aa kuyaal lkn calaankan wax kama qaadi karo

  • @ibrahimosmanali9675
    @ibrahimosmanali9675 5 років тому +1

    Qabriga ma idinka so salama wax warkiisa sheegaya

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 5 років тому +3

    shukaansi xume

  • @choukrabdoulrachid8073
    @choukrabdoulrachid8073 5 років тому +1

    Igarre qosal badanaaaa niin walaan

  • @elcapuchinoelhamzito205
    @elcapuchinoelhamzito205 4 роки тому

    Hhhhh walahi hizi riwaayad yu ni bamba mbayr . ndo nimeanza kuziwatch juzi juzi

  • @gabadhaisjecel5930
    @gabadhaisjecel5930 5 років тому +4

    Hhhhhhhhhh naak ku dhali karto ayaa ku dhaqi karto kulahaa

  • @sn4271
    @sn4271 5 років тому +1

    Namaka joktit kas nin kunoqonmaye kulaha

  • @cadhayz7956
    @cadhayz7956 5 років тому +1

    Igarre iyo ani isku xanuun baa nahaye kk

  • @hamdahussein6166
    @hamdahussein6166 5 років тому +1

    Ala kuwanaa ood fano ood fana dhashay ciyaal suuqiiina belo

  • @cabdiraxmanqoob1769
    @cabdiraxmanqoob1769 5 років тому +1

    Kkkkkkk igara cadi maha

  • @geesigaasidhalay1146
    @geesigaasidhalay1146 5 років тому +1

    Hhhhhhhhh miyay kuyeeshay kulahaa

  • @rahmaraiza1576
    @rahmaraiza1576 5 років тому +1

    Shukansi xumaa ninku islantaa ku caajistay

  • @xaawosiciid4337
    @xaawosiciid4337 5 років тому

    Xaraabo badana

  • @m3beauty679
    @m3beauty679 5 років тому +1

    Hhhh igare kkk

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 5 років тому +2

    Miyey ku yeeshay wa kalamd qalfsan wa bahdil 😂😂😂😂😂

  • @shamsaomar9076
    @shamsaomar9076 5 років тому +1

    Somalia ma roob baa helay kuye hhhhhh😁😁😁😁😁😁

  • @AhmedIbrahim-ee7og
    @AhmedIbrahim-ee7og 4 роки тому

    Kkkk

  • @kaltunhasan687
    @kaltunhasan687 5 років тому +1

    Kkkkkkk igare shukaansi mayaqan kulaha somaliya ma roob baa ka da ay kkkkkk

  • @issackibrahim4584
    @issackibrahim4584 4 роки тому

    Odhaygi waax kasowaramma. Maaragtay kullaha hhh

  • @abdihassan5893
    @abdihassan5893 5 років тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 5 років тому +1

    Waa naag shilis kulahaa iyadibaa i salaantay 😂😂😂

  • @bashkaxaji5661
    @bashkaxaji5661 5 років тому +1

    Walhi raggan caadi maaha caawa saan uqoslay

  • @xayirxsyir3442
    @xayirxsyir3442 5 років тому +1

    Dorashada jubaland kkķlkkkklkkl

  • @hindaahmed3169
    @hindaahmed3169 3 роки тому

    astaqfurulah qurce shafar kulaha 😂😃😃😃😃😃😃😃

  • @Palestina.576
    @Palestina.576 5 років тому +1

    20 card kulaha hhhhhhhhhh

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 5 років тому +2

    Cigare🤣🤣cawamaxaqaldan sidiimeel cidlaAh warkiibuu hoosudhigayaa kkk🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umumarsum6847
    @umumarsum6847 5 років тому +1

    Kkkkkkk walahi qosalkiba iga madhay ma dhalaysa ku te