PRANK KII UGU XUMAA SORRY WLHI GUYS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лис 2022

КОМЕНТАРІ • 241

  • @Atarishobadiyo
    @Atarishobadiyo  Рік тому +80

    Dhanka facebook page ka naga caawiya 🙏 follow nasoo dhaha fb.watch/gN3UuVIvFR/?mibextid=li3ck7

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Рік тому +194

    Wuxu Yiri Rasuulku Scw "Bakhaylku Waa ka agtiisa La igu Xusey Ee aan igu Saliyin Scw scw scw"🕋🥺💔

  • @asad_hagio_27
    @asad_hagio_27 Рік тому +71

    Hada islam tahay kusali rasulka scw ❤❤

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Рік тому +239

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad scw
    Like Saara 💞💞🙏 👍

  • @anuushhayati7386
    @anuushhayati7386 Рік тому +23

    Ifraax abyo talo an kugu tarsado abyo turaaxad ama shalmad xogaa weyn qaado oo jirka ku qarinaayo gabdho hadaa nhy jirkeenu waa cowro loveu sister🥰🥰🥰

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 Рік тому +45

    Muuse waa gob wllhi inti nin rag lagu yaqaanay wuu yhy m.a nuurdiin best prank🤣❤️

  • @Waziirdimond
    @Waziirdimond Рік тому +33

    Kusali xabiibkeena muxamad scw

  • @nalihalinalihaji9398
    @nalihalinalihaji9398 Рік тому +18

    Walai really missed Atarisho channel welcome back xabibty walai I want to ask you where are you nowadays but now I see your channel

  • @abdulahibidixole6125
    @abdulahibidixole6125 Рік тому +21

    Zakariye soomaali bayimada maleesiya ee kuxishiya qafaka labaada byo Atirisho😅😅😅

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +33

    Manshalah😍fadimina prank lagu gaara 500k ifrah indha adeeg waa dhaafay saxibkayga🤪🤣

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 Рік тому +9

    Nuradiin wuku saxanyahay yareyt in wiil walbo sida sharciga ku dhaqmo iyaga prank bey kadhigayan lkn wa sida saxda inu sas dhaho sharciga islamka qabo

  • @qaaliwandajaceelqaaliwanda806
    @qaaliwandajaceelqaaliwanda806 Рік тому +4

    Www mash alaah waan idin jecelahay famli qurux badan mash alaah ilaaheey Hadin daayo aamiin yaa rabi atarisho iyo nuurudiin baraagiga waad ka bahsateen noosoobadiya oky taankis

  • @hiboabdilahi3624
    @hiboabdilahi3624 Рік тому +4

    Mnsha Allah sodhawada xata siwalba wan idiin radiyey alxmd ugu dabayn wadso galiseen muuqal aad idiinku xiiisay Allah haydin xifdiyo muscabna kawarama

  • @fahmamohamed7747
    @fahmamohamed7747 Рік тому +15

    Wlh muse waa goob wuu amuusay ❤️❤️

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 Рік тому +6

    Mashallah Nuuradin marka aan gurigeeya jooga weji ma lahi miyaa habaryar waa idin salamay adiga iyo faadumin baby ❤good prank waaye saan ayaa lagaa rabaa 😀😀❤️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +6

    Keeps goings my sisters and brother's another's levels pranks 😂😂

  • @nimconura3294
    @nimconura3294 Рік тому +8

    Naagahan hya iscaate atarisho walahi way kaa maseerayaan caatada iyo saan saanabad kuqurxoonthy wlhi mansha Allah wajiga cayilan ayaad kuqurxoonthy 😘😘😘

  • @xafsahilkas951
    @xafsahilkas951 Рік тому +8

    Masha allh Atiriisho wee cayishay🤣❤️

  • @babymabby.777
    @babymabby.777 Рік тому +22

    Muuse baari waYe wllhi😳 mahadloYo inta wxas dhn korkiisa laga shegaYo dadku ma wada sinno🤨👌🏻

  • @kowsarhassanabdullahi1284
    @kowsarhassanabdullahi1284 Рік тому +6

    Family an jeclahay waan idiin tagera noso badiya prankiga loves you guys

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 Рік тому +7

    Muuse dulqaadkii oo qofa waye Wlhi🥺😩😌

  • @ubaxinaxaaji6212
    @ubaxinaxaaji6212 Рік тому +8

    Waa iska jclahay prank yadiina horay u socda NF family 👪

  • @caaliyoaadan4717
    @caaliyoaadan4717 Рік тому +6

    Masha allaah ilahay haku xifdiyo atirisho 🥰🥰💕🥰💕

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 Рік тому +8

    *👉🏻INSHA ALLAH Salat Duha Ha ilaabin*
    *🌹Waa 3 Daqiiqo kali*
    *Barakallahfikum 🎁*

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +12

    Atariisho Iyo Prankeeda Soodhawaada❤

  • @canababdilaahi6246
    @canababdilaahi6246 Рік тому +5

    M.sha allaah my family

  • @mubarikabdirahman7924
    @mubarikabdirahman7924 Рік тому +9

    Wllo atirisho timaha qarso 😭wa danbiye

  • @sumayoahmed8559
    @sumayoahmed8559 Рік тому +4

    Coming soon 500k atariisho baadiyo🙏🥰🥰❤️❤️

  • @raqeyleofficial1146
    @raqeyleofficial1146 Рік тому +2

    asc atarisho masha alaah samey riyaadoo

  • @farahmohamoud6417
    @farahmohamoud6417 Рік тому +12

    wan yapanadee lapadi maxa qatey laha prank video wx aan dawan ma jirto o wixiina ah 😭❤️🤞😹

  • @abdikadirhashi3832
    @abdikadirhashi3832 Рік тому +10

    Qofki kowad noqday atarisho nuradin kusosame ples😂☝️

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому +1

    Welcome back 🙏🏼

  • @ugasata9754
    @ugasata9754 Рік тому +1

    Wlh we missed uh atrisho welkm 🥰

  • @drssamiyasocial4216
    @drssamiyasocial4216 Рік тому +3

    Ku saliya nebigeena Mohamed SCW

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed1358 Рік тому +7

    xethy muuse shib ayaaba kasohartay bisinkoow ✌😜🤣 Tarisho jiimka Ayaan bilaabay io saanaa ✌😜wlcom bok wanii xiisnay 🥰🌹❤

  • @jamaadeey
    @jamaadeey Рік тому +3

    Waa yaabee atariisho iyo ninkned gurigooda dadka u imaada lee me
    Y wiidaystaan hore waxa loodhahay mukulaal minankeeda joogto mici libaax ay qabtaa 😄😄😄😄waxii birta dooliga idiin soo gala ilkaha kasiiba 😄😄😄😄

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax Рік тому +1

    Mash Allah wllo ❤ 💖 💓

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 Рік тому

    Welcome back lamanaheyga

  • @yartadadaahisajaceylka3862
    @yartadadaahisajaceylka3862 Рік тому +4

    Ifarx waa naag nool madama aytiri ninkeyga dibada looma sarayo 😘😘

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Рік тому +1

    I love you so much my family 👪❤

  • @Hamdiya0347
    @Hamdiya0347 Рік тому +1

    Waa isku miid kulaha meher maa kugu xiiidhan naa xiisho wlley ooo diiinteena ilaalasha ifraax

  • @ahmedyare575
    @ahmedyare575 Рік тому

    Atirisho iska kay cafi my sister 👑👍💯

  • @Ridwanmaxamud
    @Ridwanmaxamud Рік тому

    Mansha Allah fadumina qurux ayey noqotay

  • @anisoshireugas2827
    @anisoshireugas2827 Рік тому

    Muuse msha allah aqyaar waaa wlhi ifrah gabar adag waaa wlhi

  • @aishahusseinmahat7464
    @aishahusseinmahat7464 9 місяців тому

    Wan inijaclahay keep going

  • @Ahmedstyle
    @Ahmedstyle Рік тому +12

    Funny prank

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому +1

    Wacaleykum salam 🥰 ♥

  • @mariaabdi162
    @mariaabdi162 Рік тому +4

    Uu yaabay hadalba way ka soo bxi waayay mizkiinka

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 Рік тому

    Wllhi muuse wa xushmadi io dulqaadkii oo qof ah alle haku sharfo dumashi

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 Рік тому

    MUUSE waa #miskiin wlhy reer #booram masaakiin weeye

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 Рік тому +2

    Muuse maskiiin 😂😂😂

  • @Hayad73
    @Hayad73 Рік тому +1

    mansh allah

  • @ibrahimmuhumed3973
    @ibrahimmuhumed3973 Рік тому

    Mnsha Allah👍👍👍♥️

  • @aminakedsankasim3899
    @aminakedsankasim3899 Рік тому

    Tumina Masha Allah Shugran

  • @cabdimahad6387
    @cabdimahad6387 Рік тому +2

    Waaba lagu wayey atarisho💔🥵

  • @sagalabdi2332
    @sagalabdi2332 Рік тому +2

    Masha allah wiilka dabecad aa ku dhamataye

  • @zamraahmet3288
    @zamraahmet3288 Рік тому

    Anwar maskiin weeye walee🥺🥺🇸🇱❤

  • @abdulahibidixole6125
    @abdulahibidixole6125 Рік тому +3

    M a kabadho bada kuxirana wayakama seerayaan washikaka marakaya Arkaana lkn byo kiniin lasheekaya baakudhaqada washika Haaa m a weeya hadawalaka dareemayaa Naya waxkumar sayahiin byo wana sikaqiyaasa hasadhihina wiilaka waxa maxabaraya miyuumarsadaa diyaano😅😅😅😅😅

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +2

    Maasha allaha ❤❤

  • @aminamohamed2483
    @aminamohamed2483 Рік тому +1

    Asc.wallahi.wan.ka.helay.siduu.ujilay.nuurdin🌷🌷🌷🌷🌷

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 Рік тому

    Ninka miskiin sana😂😅😅😅😅

  • @ismahanmoalim9919
    @ismahanmoalim9919 Рік тому

    Ninka maskiin waaaye dulqaad badanaaaa

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Рік тому

    😂😂🤣🤣😅😅😆😆😁😁😄😄😃😃😀😀 wa ♥ 😀 iga qosol sis 💖♥ ♥ 🤣 shiib iska dhah 🥰♥ 🤣 kkkkkkkkkkk

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 Рік тому

    Alla miskiinsana kn muusuhu wuuba is dhgysanaa

  • @oumelkhairtahir2566
    @oumelkhairtahir2566 Рік тому +1

    Dee wallo sxb waa akhlaqad xumee ma is guursatan hada is jeceshihiin

  • @arwaibrahim2194
    @arwaibrahim2194 Рік тому +2

    Ninku ma ricaac baa uu fadhiyaa isagoo lasii baacinayo😹😹

  • @drsjiyaaabdulaahi3012
    @drsjiyaaabdulaahi3012 Рік тому +1

    Abaayo waxa aad ku cayishey no so galin abaayo adiga rali ah

  • @djiboutimyhome2867
    @djiboutimyhome2867 Рік тому

    Team washamsi ini awaay 😭😭

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Рік тому +1

    Ifrax mawalantay ayada ninka xagee uwad wadaa waaba dhaadhan asagane xage udabasocdaa uf

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Рік тому +13

    alh ka daaaaya muse maskiin waaye 😌 ifraaax naagta balaya ka dhacdey 😂😂😂 daya laamanaha cusub ☹️

    • @xanaanxanaan6209
      @xanaanxanaan6209 Рік тому

      Haa wlhy miskiin weeye Ŕeer boram saas weeyey dad qab qaboow weeyey

  • @Paradis_77
    @Paradis_77 Рік тому

    Wlhi waan ka xumahay ifrax in laga iyo muuse in laga xanaajiyo

  • @mutaasshucayb5799
    @mutaasshucayb5799 Рік тому

    Atirisho waku salmay abaayo

  • @hawomahmed1007
    @hawomahmed1007 Рік тому +3

    Awalba wad is la ogaydene beenta naga jojiya

  • @iglanabdi1662
    @iglanabdi1662 Рік тому +1

    Rer malesia walakuagana iney gof cidotha imatha prank nocon ah kusobeyan

  • @nimconalka1281
    @nimconalka1281 Рік тому +1

    Anaa ku xiisey abyo

  • @mankacade553
    @mankacade553 Рік тому

    Ninkadhan baa iga bahdiloysaaa kulahaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxbkeed labahdilaaa weyna yeeley aqli ma ahan

  • @user-id6vu9tl2i
    @user-id6vu9tl2i 7 місяців тому

    Kkkkkkkk yabadana❤

  • @qaalihussein1176
    @qaalihussein1176 Рік тому +1

    Short film 🎥 😂😂

  • @hooyocooking
    @hooyocooking Рік тому +2

    Prank qurux badan

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 Рік тому

    Kkkkk ninku doqonsana maba hadlayo isagu miyaa uuiska amusanyahay

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Рік тому

    Wll iso booqo 2k igarsiye

  • @naimaawil7286
    @naimaawil7286 Рік тому +2

    Niyow kaan muuse Nacas yaa u yar eeg yahy

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 Рік тому

    Gurigina qofka so adayo wainu kutashta brank inu sugoyo 😂

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Рік тому +1

    Muse wa inan dagan ifrax wa xanaqday 🙏

  • @ussy480
    @ussy480 Рік тому +10

    Hye ateriisho is qabo waa sii fidee 😂😂😂😂😂 iska fahan cml like iisara inta ila aragtay

    • @simran2600
      @simran2600 Рік тому

      Marka looso qabto ani ha i ilaawi😅😁😁

  • @nastibeauty6770
    @nastibeauty6770 Рік тому

    Wxii helay ifraax 😂

  • @sacdiyocabduqadir6067
    @sacdiyocabduqadir6067 Рік тому +4

    ana ugu horero wani xisay wlhi

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Рік тому +2

    Hhhh qosl walh mq is qabtin 2badinaa hhhh wa wa suual u bahan is waydin 2badn qof in laa kalaa reebo waye waxn wa ceeb dhaqan somali mahan

  • @RaniRani-hc2hv
    @RaniRani-hc2hv Рік тому +1

    Prank badan anraba

  • @Falastiin27
    @Falastiin27 Рік тому

    Muuse si buu offline u yahay istar korlibaax kii furaye mexey isu yihin

  • @cadyaadan3521
    @cadyaadan3521 Рік тому +1

    Wll come back guys ♥️

  • @muslimonaleye842
    @muslimonaleye842 Рік тому +1

    Ninkan jilicsan doqonimad ka badatey wa sidee kan ma nin ahan u wada taa

  • @fardyhasuum3536
    @fardyhasuum3536 Рік тому +1

    Musa yabey o real ah wlhi 😂🤣🤣🤣

  • @sakariyeaadanmuuse1680
    @sakariyeaadanmuuse1680 Рік тому

    Team washamsi shaqdiina bilaaba

  • @mulkibby8267
    @mulkibby8267 Рік тому

    Prank so wada yaq

  • @hooodamuhumed4344
    @hooodamuhumed4344 Рік тому +1

    Ifrah nag Nol wlhi

  • @safiyoabdulahi123
    @safiyoabdulahi123 Рік тому +8

    Abyo xalay lee kuriyoday idinko prank sameynayo sakay markan sokacay oo qadka sogalayna waan arkay wllhi😭😭😭😭😭

  • @salmanchenn
    @salmanchenn Рік тому +2

    Super woman sister faduma

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 Рік тому

    Alla muuse wlhi waa miskiin sorry

  • @mahdiaasma5773
    @mahdiaasma5773 Рік тому

    Mashallah