Subscribe si video-ga xiga kuu dhaafin follow me on instagram.com/ayub axmed twitter.com/ayubaxmedmedia Facebook.com/ayubaxmedmedia Snapchat @ayubaxmed1
Masha allah wllo waligay maan qorin comment wuxuu doono ha ahaado mana ku fakirin in aan comment qoro maanta waxaan jeclaystay inaan ku dhaho caliga iyo maskaxda ku saaran ma ah mid hada aad yeelatay ilaa markad yaryd waxaad ahayd caaqil Masha allah tabarka llah macalinkayga nolosha dhiiri galiyaha maalmaha adag ee I soo Mara thanks wllo
Ayuub runtii saxiibo badan ma lihi waxaan dhihi Karaa asxaab ayaan leeyahay lakiin saxiib Hal ayaan leeyahay wax kasta aan ku aamino Alle cimrigiisa ha u dheereeyo Alle hana wado kulmiyo hada waan kala dheernahay
Masha Allah bro. Allah blessed you with eloquence of speech. I can listen to you all day and not get tried. And thank you sooo much for sharing us with this great ideas and part off your life. Love from London 🇬🇧 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Ani anigo 18 jir ah aya jecelkeyga iyo saxibkeyga i qiyamen hada 1 sano aya laga joga lkn waxa noqday qof zaid u adag sxib iyo jacayl dambo m samesan mana samesan dono
Subscribe si video-ga xiga kuu dhaafin
follow me on instagram.com/ayub axmed
twitter.com/ayubaxmedmedia
Facebook.com/ayubaxmedmedia
Snapchat @ayubaxmed1
Guuleyso wll mcn runtii nolosheyda wax bdn ayaa ka badashey oo saameyn ayaa igu yeelatay 💯😍❤
Asalamalikoum barakallahou fik wllo ayub ahmed unchallah kheir naqondonta
Wax taariikh ah baa kusoo maray
Late imaday lkn kor ka ilaalsanaye inte marayan hada jaanis u helay
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣masha allah akhi allah kuxafido
Qisadada Qaybtan waxan aad uga helay habka hooyada u dhaqmaysay sbbto ah way yar yihiin hooyoyika noocasa waxna soo saaran dad akhlaq iyo dhaqan ,diin wanaag oo dhan ku kulmay mashallah tabarakallah ❤❤❤
Masha allah hooyoyinka kul Kulul waxey so saaran dad karti leh alle hano daayo intii no nool inta naga dhimateyna alle ha u naxariisto amiin ya rabi
Wlhi waaruntaa
lkn max kamada zaid ka ah maficno😂🤣
@@doctorsaamir7700 hadaan sidaa lasamayn meelkale ayay kumashquulayaan caruurta, Ha ilaawin inlagu dhalay.
@@zamzammohamedfarahfarah1106 allah xifdiyo dhaman hooyoyinka meelkasto ay dunida ka jogan
Aamiin ♥️❤❤
Waxaan aad uula dhacay oon ka helay Geesinimada hooyo iyo kartida walee geesinimo dumar haday jirto hooyo ayaa lahayd 😍 Alle hakuu barakeeyo mamo
Masha Allah ustaad walahi intaan channel ku xirnaa ayaan waxan niyada iska irih ustaad sheeko ayuu leeyahy yacni qiso markan arkey waan ka helay sheekada, keep going ustaad💯💯💯👏👏👏
Sannadka dambe ayaan islahaa laakiin hadda ayaan hadana is iri kollay inaan buug a qoraan jeclaan lahaa
@@ayubAhmedPodcast ABWE ILA TAALE NH TAALO AYA RAWA
Aqoon kuuma lihi lakiin waxaa tahay qof xikmad badan m.a alaha kuu ziyadsho walal horey usoco
Masha allah wllo waligay maan qorin comment wuxuu doono ha ahaado mana ku fakirin in aan comment qoro maanta waxaan jeclaystay inaan ku dhaho caliga iyo maskaxda ku saaran ma ah mid hada aad yeelatay ilaa markad yaryd waxaad ahayd caaqil Masha allah tabarka llah macalinkayga nolosha dhiiri galiyaha maalmaha adag ee I soo Mara thanks wllo
Masha Allah. Ha naga la soo daahin qaybta kale wll ayuun. Aad Baan kuu salaamayaa
Masha allaah sheekadaada aadban ugu helay qeebti kowaa wxey ku qurux badnaan laheed inaad buug kasameyso insha allaah waan lasocon donaa qeeb walbo....
Mashaa allah wall ayub noloshiisa aadbn ujeclaa inan wax badan ka ogaado
Ustd Alha kuxafido our motivation
thank you
Ninka kaliye eeee youtop xoreystay
Mashalah waxbadn ayaaan kaa,faa,iday
My best TEACHER keep going .xumaan Allah ki matuusiyo 💪💪💪💪💝
Ayuubow ciyaarta naga daaa jaceelkii 15 jir ha noga sheekenine adoo weyn jaceelkii ku galay noga sheekeyey🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkk😂😂😂😂😂
Manshalaah uma badna in wiilasha mowduucan ka hadlaan I believe wax badan baa laga faaiidayaa baa rajayn.
Amazing way igu socota ayubow part 2 laso dhoqso
kkkkkkkk haye
Maasha Allaah. Allaha u naxariisto jana fardoosana Allaha ka yeelo gurigiisa. Aamiin
Aamiin
Shekadan ayuub wa marki sadexad o an dhegeysto wayo adan uga helay❤❤
Ayuub runtii saxiibo badan ma lihi waxaan dhihi Karaa asxaab ayaan leeyahay lakiin saxiib Hal ayaan leeyahay wax kasta aan ku aamino Alle cimrigiisa ha u dheereeyo Alle hana wado kulmiyo hada waan kala dheernahay
Ustaad rabi haku barakeeyo marwalba wakugu xiranahay ❤😘
Masha allah qof karti leh codkar ah ba thy wll ayuub allah ku Xfdiyo
Mansha alh sheekadan wayba igu sacotay goray dhamatan garan wayay part 2 laso dhakhso
Masha allah ayuup hooyo wngsn oo cilmi diin leh ba ku dhashay
Allah ha ku dayo
Masha Allah bro. Allah blessed you with eloquence of speech. I can listen to you all day and not get tried. And thank you sooo much for sharing us with this great ideas and part off your life. Love from London 🇬🇧 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
It's my pleasure!!! brother
90
@@Alon_404 Wuxuu dhahay, hadal kaada wuu fiicanyahay oo Ilaahay ayaa kugu deeqay carab taf ah. Maantoo dhane waan ku dhageesan karaa anoo kaa daalin. Waad ku mahadasantahay maadaama fikradahaada iyo noshaada qeyb kamid ah aad nala soo waadagtay. Jaceyl badan oo ka socota London.
Asc
Mcha allah wll alle haka abaal mariyo sidad wakhtiga ugu bixiso inad wax wangsan noo soo gudbiso una dhiiri galiso dhalinyarada.
Thanks 😊 wll allena haka abaal mariyo wanaaagad noo soo gudbinayso.
May Almighty Allah grant him janatul firdorsa Paradise 🤲🤲🤲🤲
Allowe adiga ayan ka magan galay gurka ka hura yaa rabi 🙏
Allow adiga ayan ka magan galya jecel gurka ka hura yaa rabi 🙏
ما شاه الله اخي ايؤب حفظك الله❤❤❤
@ayup ahmed official
Maaasha allah walaahi aad ayaan u jeclaan lahaa waana ku fekeri jiray wilkaan haduu inooga shekeeyn lahaa noloshiisa Jeceel uun maahine noloshiisa maadama uu noo yahay ruux wax badan nolosheena ka bedelay koleey qaa waaya arage haduu mar uun nala wadaagi lahaaa Alxamdullilah hada waa inoo biloobatay
😂😍youtubkaga suheyb kuxirna inta bdn lkn inta waxkle noga bilowdy
Allah Walal waaban dhex mushaaxay sheekada,
Thank you for sharing Walal
😂maashallah Wll Ayub Allah hakuxifdiyo wa sheka aad umacn
Runtii wxaad markaas heshay qof ku tix galiya balse waqtigaan la joogo gabdhahu wxba makeenaan nanac 😊
Msha alh ustaadii mahdsanid.
Masha Allah Ustaadii Allaha ku xafido
ما شاء الله فعلا قصة تستحق المتابعة.
Man sh allaah tabarkallaah. Waaa sheko xasuusa leh shukasig yartan waaa cajib qof kasta soo martay. Thank you Mr ayuub
Keep going legend go forward
Hada bilaabaa musasalkan midka afnaan waanla socday ee siduu midka ayuub ii dhaaftay💯
Hhhh anbo hada bilaboya😂😂
@@ummuiqlaas1 waa kolba musalsal Afnan waa dhamaystay kkk Ayubna waan la socda
Ayuub axmed alle haku xifdiyo wllo❤
Manshaalah ayubo wanadha wangati walal mcn
Illahey walaal hau naxriisto amiin
وراء كل باب حكاية عظيم ماشاءالله
My teacher love you so much am from canada ❤❤ god bleesd you🎉
Ma. Teacher wagtiga aad nagu deegday aad baa ugu mahadsanthy
Xiriir keyga iigu horeeye maba xasuusto😂
Kan kuugu danbeeyay ma xazuuzataa😂
Ameen🤲 ilahay xaa unaharista
Msha Allah Hooyadey Camal Weeye Allah Hano DaYo Hoyoyinkeen❤ E
Masha allh asc dhaman teamka wll ayuub xaqiiq qisadan aad ban uga helay waxay ku saleysneyd wax cajiiba allh u naxariisto wll I like the story ✅✅🙏
Ax aamiin Aaaamiin yaa Allah
Mnsha Allah Ustaad Waa Suaal Aan I Inbaden sugeyney Lkin Soo Boobsii Qisada Keep going NEVER GIVE UP
❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah ustaad ayub rabi hakubarakeeyo❤
Ayuub macalin wacan hore u soco sxb
M.a waa sheko xiisabadan m.a
Mashaalh walaal kasoo hadal sida akhriska la isku baro mhdsanid🥰
Maansha alaah tabaarakalaah aboowe alah kubarakeeyo
Hooyo Macaan Ilhy ha dayO ameN
Firs love ❤️markuu mel xun ku dhamado qof xun kugu so ado lagama shekaynkaro qiso ahaan
La soo dhaqso qaybta kale ustaad
Ani anigo 18 jir ah aya jecelkeyga iyo saxibkeyga i qiyamen hada 1 sano aya laga joga lkn waxa noqday qof zaid u adag sxib iyo jacayl dambo m samesan mana samesan dono
Aamin yaa rabi ilaahey ha u naxariisto
Wlalyaal iso duceyaa inu allah isoyo risiq xalala iyo zhaqo wayo hoyaday haben walpa way warartaa waayo wax an cuno iyo waxparazhyada ayay waxay ku pixin lahayd ayay ka warartaa iso duceeya inan hooyaday nasiyo wayo 30 sano ayay noso xamalaysay😢
mnsha Allh mnsha Allh wlky Ayup Ahmed
M.a walalkeyga keep going alllaha kaa ajirsiiyo wxa wx wngsn aad noo soo hudbisid jazakumu laahu qeyr❤✌
Hore u soco walal walalkaa ilaahay ha u naxariisto
Masha Allah tabarakallah walakey rabbi haku xafido.
Mash.allh powe cawe iyo shekadada 💘♥❤💕💖💗💘
Ayuub Ahmed
Alllaha unaxariisto wllka🥺hadan ku so xasusiyay neh uduceey❤qisadada hadan bilabtay waxan sugayay mar aan waqti fcn uhayo
Mansha Allah ustaad ayuub waa qiso bilawgeedo aad ii cajabiyay
AAMIN AALOW UU NAXARISO WALAKA😢❤
Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu qabriga waasac uga dhig oo u naxariiso Walalo
aamiin wll mahadsanid😭
@@ayubAhmedPodcast Allahuma Ameen Walal
M.a ustaad ayuub rabi haku barakeeyo
Mnsh Allah ayub alle hakuxafdiyo
Aad Baan uga helay sheeka Dada qisadaada aad Baan uga helay walahi
Plz part 2 nogu so dhakhsoh ayuubow mnchAllh
Wll allah ha unaxariisto wll Aamin yaarabi
Ma ogeyn chanalkadan Ayuub 🙏🏼✌🏼 hadan kuso biray
Alle ha u naxariisto
🤣🤣🤣rule fiican aya ka jire gurigiina wlhi MashaAllah 🤪
Hhhh somaha
Ayuuboow caawa jacayl jacayl baaba igalisay
Ustaad qeybta labaad sooboobsi meel macan noogu jartee 🤣
Alle Ha uu Naxariisto🤲😭
Ilahey haunaxariistay
yaa dawanaya 2024
Maansha alaah ale hakucafiyo aad baan ugahelaa talooyinkaaga
Allah ku Sharfo walalo
Suhayb saajid media keep going LEGEND
Wll ayuub halkeeen kaala soo xiriiraa waxan u bahanahay inaan kula hadlo🙏
Teacher maansha Allaah Allaah kuxifdiyo jecelka waa hawlo badan yahay runtii
Mash Allha waa qiso quruxbdan💯🥀
Al-amiin waa xaafada aan hada daganahey somalidu waxaey dhahdaa ninba ceesaantii ceel keen ayub it is good story
Our legend wn ku aminsanahay aniga wlhi wax badan ban ka bartay illahey cimri dheer iyo cibaado suban haku siiyo 🥰
Shekadu macana nagag zoo dhakhzo qaybta kale wll😂
wlhi wan arkay jecelka ugu horya xanunkisa 🥺😥
Ustaad waxan kalamid ahay wan saaxib badanahay masha allh sida awgeed dadka qaarba igu yidhaahda iska kalda dadak badan saxibtinimadooda ana wali dhalinyarn ahay oomadankro wayo waxbarshan kijiraa oo laysku baranya lkn hdadn sidad kal yaraynayaa 😃😃😃😃😃
waan sheegi doonaa sxb badan marbay fiican yihiin laakiin aniga sabab ayaan arkay keentay inaan iska yareeyo 2 sxb ayaan leeyahay maanta aan wax walba ku aamini karo sir iyo xooloba
Aad ufaraxsanahay
Mahadsanid macalin🙏🥰
ilaahay ha ku barakeeyo wllo
مشا الله تبارك قصة فعل عجبني
Mash allah ❤ ayuub keep going abowe