7 QOF LAGA MAARMIN NOQO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

КОМЕНТАРІ • 89

  • @Muhuboabdi8535
    @Muhuboabdi8535 11 годин тому +1

    Masha Allah ❤

  • @XamdaAbdilahi-u5c
    @XamdaAbdilahi-u5c День тому +12

    Only my best teacher ❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish День тому +12

    ❤Dhiirigelintu waa muhiim ficilkuna waa lagama maarmaan ❤❤❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 День тому +4

    Alaykuma salaam masha Allaha qofkii 50 Ee casharkan daawada million thanks my teacher 🎉🎉🎉🎉😊

  • @SundusOsmanAhmed
    @SundusOsmanAhmed 18 годин тому +2

    Mashallah allaha kuxifdiyo my teacher ayuub axmed dhirintada wey ikabtaa mahadsanid wllkey ❤🙏💯

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 19 годин тому +1

    Alle Haku xafido Alle Haku sharfo Alle Haku barakeeyo Alle Hakugu casuumo janada wll ❤❤❤

  • @Dahira-f3e
    @Dahira-f3e День тому +1

    From 2020 up to now baan kuguhiraneh abti manshalah I follow you words I'm successful today thank to you I'm USA now only 2month I wish we meet one day lkn waaan kuduceyaaa

  • @Barashada_carabiga
    @Barashada_carabiga Годину тому

    شكرا استاد الله يبارك فيك❤❤❤

  • @BilaneYonis
    @BilaneYonis 19 годин тому

    Masha a allah daci ayub ahmed

  • @cabdisamed..
    @cabdisamed.. День тому +4

    Ilaahey ha ku xafido qabrigana ha kuu waasiciyo teacher

  • @HibodekHassan
    @HibodekHassan День тому

    Best teacher ever🎉🎉

  • @SakariyeAhmed-e8i
    @SakariyeAhmed-e8i День тому +4

    Imbadanban ku hamiya mar uun inan kula kulmo.ALLAH ha iskeen tuso maalin uun.ustad aan imbadan jecelahay baad tahy ALLAH haku jeclaade

  • @MoOsman990
    @MoOsman990 День тому

    Mahadsanid walal ayub Ahmed🙏 waa sida aan rajeynaayo sanadkan soo socdo inaan noqdo "qof laga maarmaan ah "waan ku gudi jiraa si aan u xaqiijin lahaa 🥰Ilaahay i fududeeyo❤😊

  • @DeeqoMohamoud
    @DeeqoMohamoud День тому +1

    Allha kubarakeyo ayuub wax bdn ka faiday

  • @SuleimanAbdiElmi-ff2pt
    @SuleimanAbdiElmi-ff2pt 21 годину тому

    Miss you Teacher 👏

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg День тому +1

    Thanks my teacher 😊

  • @CawaleIbrahim-g8q
    @CawaleIbrahim-g8q День тому +3

    Ma allah ustd

  • @BilaneYonis
    @BilaneYonis 19 годин тому

    Jazaka allahu khyr

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 23 години тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod День тому

    Aan ku wada salino nabi Muhammad scw ❤

  • @muharoble1234
    @muharoble1234 День тому

    my best teacher❤

  • @MaryamaAxmed-r4o
    @MaryamaAxmed-r4o День тому +2

    My motivator 🎉🎉

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 День тому

    Best teacher ilhay haku xifdiyo

  • @najinurow8148
    @najinurow8148 День тому +2

    Wsc Masha Allah Thaks you bro ❤...........

  • @MohamedBarkhad
    @MohamedBarkhad День тому

    Allah ku xafido ustd ❤🎉

  • @aminbashe1941
    @aminbashe1941 День тому

    Masha'allah caqliga iyo garashada allaha kuu barakeyo walalkay ayuub ahmed muqaladada oon dhagaysto 1sano kahor aya iigu danbesay mowduuc bishi december sanadka cusub u diyarisay 2024 cawa ayana dib uso boqday youtube channelkaga keep going wll guulayso ayuubow

  • @XayaatAbdinasir
    @XayaatAbdinasir День тому +1

    Ayuuub axmad hoorousoco❤❤❤❤❤❤

  • @XamdiCabdi-oc6jm
    @XamdiCabdi-oc6jm День тому +1

    Best dhiri galiye allow xafid

  • @idilkeynan9688
    @idilkeynan9688 День тому

    Asc wll Ayuub Axmad. Ad baad umahad san thy sida wanaag san oo Ad noo dhiiro galinay sid 🎉🎉🎉🎉 wxn ku lee yahy wll jasaa kumu laahu khayr🎉🎉🎉 noo na soo badi in sha Allah

  • @AyaanCabdiraxiim
    @AyaanCabdiraxiim 20 годин тому

    Wan jeclahy dhirigalintada aduun iyo aaqiro ale haku dhowro ayuub ❤

  • @AyanAbdiNaasir
    @AyanAbdiNaasir День тому +2

    Ustaad guulayso

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 День тому +2

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  День тому +5

      aniga iga gudoon wllky

    • @Cabdixakiimmuusecige17
      @Cabdixakiimmuusecige17 День тому +1

      @@ayuubaxmedmedia Mahadsanid Walaal Geesi Jazaakallahu Khayr ❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

    • @Cabdixakiimmuusecige17
      @Cabdixakiimmuusecige17 День тому +1

      @@ayuubaxmedmedia Keep Going Brother Hamigaaga Allah Hakuu Fududeeyo Allahuma Aaaamiiin

  • @hanaaneyyy1
    @hanaaneyyy1 19 годин тому

    We love you pro 😍

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo День тому

    Jazaaka Allah ustaad

  • @filashotube7623
    @filashotube7623 День тому +1

    Noloshu wey adag" tahay xaqiiqdii midaa ayaa sax ah mahadsanid ❤

  • @BurhanMedia-v2w
    @BurhanMedia-v2w День тому

    Thanks my teacher

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 День тому

    Wllyaal ii soo duceeya maanta waa jimcee aad ayaan u wer wersanay murugsanay xitaa cunto wn cuni kri waayay shalay saaka wali murugtii way i haysaa lkn sidii shalay ma ihii ducadiinu waa muhim ana wn ducaysanayaa

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 13 годин тому

    Wcs wr wb shukran jzakalahu khyrul jazaa ustaad ayuub allh haku xafido waan ku tabnay ruuntii noo soo bada

  • @Nasteexo-Happy7
    @Nasteexo-Happy7 День тому

    Thanks waxbdn kafaidey channel kaga

  • @Mucaadyare-qh1yb
    @Mucaadyare-qh1yb День тому

    Ayuub zxp xirfad darawalnimo ayan rba inn barto si nolashyda dhalinyaro iyo mida family an ugu maareeyo i a ee kwrn ustaad

  • @Calimedia6
    @Calimedia6 21 годину тому +1

    Ustaad mahadsanid. Lkn ustaad maxad igula talin lahyd. UA-camr so baxaya hada

  • @HafsaOMAR-f8m
    @HafsaOMAR-f8m День тому +1

    Ilaaheey farxad aan dhamaan ha ku siiyo anoo murugeysan ayaan sogalaa pagekga anoo strong woman ahaa ka baxaa ilah janada ha kugu arsaaqo❤

  • @aaminaahmed3853
    @aaminaahmed3853 День тому +1

    Xaqiiqatan hadalkadda waa ibedelen
    Guulba kuu Rajyna wllkeyyy ❤

  • @suhaybRashiid-y1p
    @suhaybRashiid-y1p День тому

    Niyo abal badan aya ku haya walhi ani o raba inan isdilo aya kugu bad baday walhi inan kula so yar xi dhidho xage kal so had laa zhp ale aku sharfo manta dara jada taganay ada u sababa walhi makula yar hadli kara akhii❤❤❤😊

  • @asmaabdillahihoussein9216
    @asmaabdillahihoussein9216 День тому

    Machallah

  • @AbdulkadirMohamedIyow
    @AbdulkadirMohamedIyow День тому

    Ayuub Waxaan Kugu Soo Biiray Anoo Mugdisho Joogo Nolasha Cariiri Igu Ah Maanta Germany Baan Jooga Alxm Nolasha Wey Isku Key Aadan Tahey Ilaahey Kasoko Adaa Ka Dambeyay Sharaf Karaamo Wllkey ❤

  • @MohamedweliAbdi-th5wy
    @MohamedweliAbdi-th5wy День тому

    Thank you 💕 so much 🥰💯 my teacher

  • @suhaybRashiid-y1p
    @suhaybRashiid-y1p День тому

    Xage kala so hadla akhii hady mac quul tay waan raba inan kula hadlo kuna mahed celiyo si lev ah o coll ah waan ku baryaya 😢❤❤❤ale cimriga ha ku barakeyo

  • @FartaaR
    @FartaaR День тому +2

    Wlh thnks aad io aad ayad kugu mahadcelinayaa wayo wax yaabaha aanka faaiday makobi karo❤❤

  • @boroodo2
    @boroodo2 День тому

    keep going

  • @AshraFAHashi
    @AshraFAHashi День тому

    Mahadix korkaaga. ❤🎉

  • @SayidcaliDayib
    @SayidcaliDayib День тому +1

    Caaqil ayuub axmed ustaadi guuleyso aaaad baan kuu tigers wallhi ilahey dartiina wan kuu jecelahy

  • @raxmaxaashi6986
    @raxmaxaashi6986 День тому +4

    Asc wll wn ku salamy waxan kudawada mudo 3 mnta fariin kusodiry

  • @nimaohassan4243
    @nimaohassan4243 18 годин тому

    M.a teacher

  • @mssgold6347
    @mssgold6347 22 години тому

    Waaa run 😢😢😢

  • @mohhamedabdi6285
    @mohhamedabdi6285 День тому

    جزاك الله خيرا

  • @HassanDool
    @HassanDool День тому

    M.a allh yacisak

  • @Taliyawarsame
    @Taliyawarsame 19 годин тому

    Wll an taagero buxda uhayo guuleso wll qali ah🥰

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia День тому

    allah hakuugu guuleeyo maalinka la qaawan yahay la qatan yahay cid kalena aanay wax kuu qaban karin macalin

  • @AbdiWahaab-tl1mt
    @AbdiWahaab-tl1mt День тому +3

    Graphic design ayaan aqana shaqo maku hilin midna kuma abuuran😢😢

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  День тому +1

      wow! OK sida aad lacag uga smayn karto waa samee design-o kala du duwan videos samee, build templates sell them sell them on EnvatoMarket, Etsy, Gumroad, Design Cuts, Creative Market practice badan samee elevate your experience, waxaadan soo bandhigin qofna ma oga inaad taqaan facebook snapchat instagram tiktok kulli page ka samayso ku soo bandhig maalin walba 7 pieces of content samee maadaama aadan shaqo kale hayn shaqo waad abuuran kartaa ha khasaarin aqoontaada ha sugin shaqo adigu abuu shaqada ileen aqoontii waad haysaaye just qorshe degso ku dhaqaaq maalin walba magaaladaa joogto graphic design ada laga sameeyo kuwa ka qurux badan focuska saar Allahna la kaasho hubaal wadaa kuu furmaysa wllky Allaha ku garab galo.

  • @naaleeye575
    @naaleeye575 День тому

    jazaaka laahu khayr waxaan dhagaystay qaybtaan xili aan u baahnaa waana qaatay taloyinkaaga sxb

  • @maskiinta90
    @maskiinta90 День тому

    Wlhi aaat ban u dhageysta ayuub qasitan waqtiyaada adag ama wax iga qasan yahay 😢

  • @NimcoEssemahamed-x8t
    @NimcoEssemahamed-x8t День тому

    😊😊thanks wll

  • @hamudhasan10
    @hamudhasan10 День тому

    10/10/2024 waxan ku dhagaysanay

  • @YahyeAbdikadirhasan
    @YahyeAbdikadirhasan День тому

    Dhiirigaliye wanagsan❤

  • @jamaadcabdi8618
    @jamaadcabdi8618 День тому

    ❤❤❤❤❤

  • @AMIINAHMohamed
    @AMIINAHMohamed День тому

    ❤❤

  • @MohamedAli-p2n6o
    @MohamedAli-p2n6o День тому

    Beautiful!

  • @IsmahanMohamed-qv3zg
    @IsmahanMohamed-qv3zg День тому

    Thank you

  • @mohamedarale5656
    @mohamedarale5656 День тому

    Facts

  • @SakariyeIbraahin-je6bl
    @SakariyeIbraahin-je6bl День тому

    Guushu maaha waxa aad noloshaada ku qabato ee waa waxa aad dadka kale ku dhiiri geliso inay sameeyaan

  • @ByronPierre-r4i
    @ByronPierre-r4i 46 хвилин тому

    Ernser Parkway

  • @tabaanapdy5721
    @tabaanapdy5721 День тому

    Macalinkaygii

  • @NajmaAbdirisaq-j3m
    @NajmaAbdirisaq-j3m День тому

    Ayuup ina ilataliso rapy plez xge kaalasohadla arin ina igalataliso raby halkana kuma soqori kro halkn sodhig payjkaga inistigarm ina iso jawapto rataynaya apowe

  • @maskiinta90
    @maskiinta90 День тому

    ayuub abowe english ka maxa noga deysay wlhi video yada so geli jirtay sat u sharaxeyso aaat ban igu heli jiray 😢 wana baran jiray

  • @XamdiCabdi-oc6jm
    @XamdiCabdi-oc6jm День тому

    Best dhiri galiye allow xafid

  • @sweetfamilyam1437
    @sweetfamilyam1437 День тому

    ❤❤❤❤❤

  • @XamdiCabdi-oc6jm
    @XamdiCabdi-oc6jm День тому

    Best dhiri galiye allow xafid

  • @XamdiCabdi-oc6jm
    @XamdiCabdi-oc6jm День тому

    Best dhiri galiye allow xafid

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 День тому +1

    ❤❤❤❤❤❤