Bro Kawaran hadii aan mobil kale soo qaato oo sawir ka qaado sawirkii laysoo diray kaasna ma diidayaa?? inkastoo sawir qofkii lahaaba inad haysato raali kaga ahayn inad raadiso ama isku hawshaba ay qalad tahay
Zxp mcn please waxa ka codsanayaa In aad codsigeyga ii tix galiso aadna ii fuliso ; redmi note 10 Pro vs Redmi note 12 in aad is bar bar dhigtid yaa fcn , qiimahooda,iyo inta qeyb ay ukala baxaan xagga ramka iyo gb ga Muhiim ayaan u ahay marar badan ayan ku weydiiyay waxaan rajeynaa markaan inaad ii tix galiso waliba si dhaqso ah😑🥲🙏
Mahadsanid Ustaad Guuleyso Gorwaliba INSHA-ALLAH
Engineer Aad baad u Mahadsan tahay in badan 😊
Mahadsanid walalo sidaad waxkastoo wanaagsan noola wadaagaysid
Horo u soco wll walhi wax badan kaa faideysata❤️💜
Ustaad Salaan Gacaltooyo, Waan ku faraxsanahay in cashar muhiim ah Caawa kaa qaatey. ✍️
Mansha’Allah. Guuleyso 🙏🏼
Whatsap to the
WhatsApp hutub xaskul hawiye
I
Whatsap candulahi ali geedi
qeyr weyn allah haku siiyo my teacher and our teacher
Masha allaah wan ubogay masul aad ayaa u mahadsan tahay ❤❤
Thanks saxip wlh all time waan kugu xiranahay waxbadan ayaan rabay inaan kuweydiiyo
Waa Kula socdaa Legenow Full Respect 🙏
Asc eng aad ayaan ku salayaa adiga iyo asxaabta cusuub ee ku soo biirtay Im252 waxanan leyahy waad ku mhadsantihiin
Adiga egn sigaara ayan kugu mahad celinaya wanad mudan tahy inan halkan kaga mahad celiyo waayo waxan ka fa,iday wax aad ubadan waxan ku leyahy جزاك الله خيرا وأحسن لله إليك
Wad mahadsanthy wll❤
Horay ayaan kuula joogay saaxib waxaan u arkaa wax wanaagsan
Salaan sare my dear techear cilmi badan Oo kusaabsan Aalada casrigaa waan kaafaa iiday
Mahadsanid Ustaad
Mahadsanid sxb hadan tijabiyaay waa sax
Mahadsanid engineer mohamed
Mahadsanid teacher 😍🔥🔥
Waa qorshe ficn mahad sanid zxp
Thank You Ustaad
💙:ii ducee hada qoralkayga aragtid wll 🥺
Ilahay cimriga iyo cafimad ka ha siyadiyo
Tnk for youre ideas 🥰🥰
First comment 1k gaarsiiya guys
Waa mahadsanthy
Mahadsanid ustaad
Thanks ustad moha
Good video 👍
Hor mar wacan pro mahadsanid
Qof ki kooban ayaa ahay 👁️🤙
I am the first one thanks sxb.
Shugran walal
Mahadsanid 💯
Thanks❤
maashl wax ficana noo sheegte thanks😄
Si xun Baan u fikiray🤣🤣🤣
Mahadsanid
Wa arin fcn o an sugayay
Cajiib
Mahadsanid waxaad noosheegtaa apps ama qaab fudud youtube video looga soo dajisto toos Gallery
Thank You zh
Aad iyo aad
Thanks brother
Thanks 😍
Waxbadan waa ka faiday cawa adaa ka ku mahad calinya wana mahadsan tahay
Thnks mcln
Wll bal ka soo hadal android marka wifi Bluetooth iyo Hotspot ayna shaqaynayn oo uuna furnayn
Very god por
Wow
Waa Arin Wanaagsan
Wllkey waxan kaa codsanaaa in aad i caawisid FB ga aaya Security key iiga xirmay mana aqaan sida uu ugu xirmay markaan kacso isdhahay ayuu iisoo qoraa security key
Bro Kawaran hadii aan mobil kale soo qaato oo sawir ka qaado sawirkii laysoo diray kaasna ma diidayaa?? inkastoo sawir qofkii lahaaba inad haysato raali kaga ahayn inad raadiso ama isku hawshaba ay qalad tahay
Mahad sanid macalin
Xeeladao kale ayaan u adeegsanayaa bro im252 hadaad midaas u sheegtay
Lkn taleefan kale waa looga qaadi karaa sawir somahan?
Mahadsanid xogtaad nasiisay
Waa suaal aad u fiican
Zxp mcn please waxa ka codsanayaa In aad codsigeyga ii tix galiso aadna ii fuliso ; redmi note 10 Pro vs Redmi note 12 in aad is bar bar dhigtid yaa fcn , qiimahooda,iyo inta qeyb ay ukala baxaan xagga ramka iyo gb ga
Muhiim ayaan u ahay marar badan ayan ku weydiiyay waxaan rajeynaa markaan inaad ii tix galiso waliba si dhaqso ah😑🥲🙏
Sxbow Waxaa kasoo hadashaa Sida Samsung galaxy A13 screen recording loo sameeyo ani waan kari waayee
Zxp waa whatsappka caadiga ah uun gbwhatsapp iyo kuwa lamidka ah waa laga qadikarayaaa
Lkn ustad watasb gb dadka isticmala wey ladagi karan 3 jeerna wey arki kalan
Qof ku haduu isticaamayo GBWhatsap isaga wuu la dagi kara ba marka maxa xal ah ? Aad baad u mahad santihiin
Saxiibw Wan kugu xidhanahay mahd sani
Sxb waa runtada ljn gp whatsapp kuma jiro waxas xata waa la save garaysan karaa taas ogow
Qof an sawiro udiry oanan taban halkas side oga titira wll
Hadana taban mehsan se utirtiri kara sawiradan diry ustad ado mahadsan
Zxp dadka waxaa ad lo xiisenaya mspy iyo sida lo isticmalyo ✅kaa so hdl pro
Screenshot ka telkaygu ma shaqaynsyo wllo cashar kaso diyar blz andro
Salaam Alaykuma profile ka isagana ka warn
m.a
Warkaan waxka jirah maleh waa baraanki
Waxba weyn maysan sookordhin wtsap. Aaladkale baa laguqaadabkaraan ama farmokale.
Sxb waa qofkii aan GB WhatsApp isticmaalaynin
Mobile kale hadaan soo qaato sawir maka qaadi kaaraa wixii laiisoo direy
Teacher Kwrn hadii ey isticmaalayan Gb WhatsApp noocyadiisa kala duwan.
Side logasocelinkara kuwagalay geleriga qofkale
but you can save the gallery what i need screenshout
Hadaan taleefan kale uga doobo ama uga qaado sawir kawaran soo gaarto kala ma ahan
Wan tijabiyay Wana sidaa
Mahadsanid wll
Sida loga xiro statuska in screenshot laga qada wllky
I am 252 mahadsanid wll ma iga cawin karta fcbok leyga xirey adigo mahadsan iso jwb
War
Sxb ani scremshot wakadayaa sawirka gudaha ayow igalaa
Iam252 Hadii mobile kale lagu sawiro soo lama heli karo midaas so tijaabi.
Noo sheeg ustad see ku xirtaa screen block
Mase iphone le waye ani samsung wataa wana iga didyey
Kuwa gb ga isticmala seen kayeelnaa
Mahad sanid sxb
Casharka. Courses ka barashada computer ka xage laga helayaa
Sxb dadka GB-ga mb-ga fm-ka wata kawaran bal
Hadii uu tel kale uga qaado sawir wallee suurta gala maahan
😂😂😂😂😂Wooow
lkn download buu leeyhy ustaad
Taas kuma racsani mudane
What's ap GB
Sidad shegtay ooma shaqeeyo
Wad kaqaadan karta waadna soo dajinkartaa wadna arki kartaa marlqbaad
Waa farsamo mihim ah
Halkee laga xidhayaa marka
hadduu telefoon kale gu duubo ka waran
Zaaid kuutaagreraa noosoo badi waliba iPhone ka
Haàa
waxas GB whatsapp ban ka isticmala wana dagsada😂🤸
Run sheeg ?
senin adına sevindim
1
😂 mobile kale hada kaso dul sawiro hh kaasna maylaga xidhaya hhh
Lkn gb whatsap ku waa sidii hore