5 Farsamo muhiim ah ka baro Whatsapp

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024
  • Waxaa jira farsamooyin u gaar ah dadka muhiimka kuu ah ee aad Whatsapp kula sheekeysato. Muuqaalkan waxa uu kaa caawimi doonaa sidii aad u baran lahayd farsamooyin gaar ah oo wax ka badali kara hab adeegsigaaga Whatsappka.
    Like/Follow: / im252
    Subscribe: / im252
    Booqo: www.im252.com

КОМЕНТАРІ • 779

  • @najmadaud6583
    @najmadaud6583 5 років тому +655

    Nabigeena suuban wuxuu dhahay scw “ qofkii wanag kuu sameeya u beegtooma ama u abaal guda hadiinaa awoodinna u duceeya” an u duceyno wllkeen inuu Alle ka raali noqdo siduu noo rali galiyey cumri dheer iyo cfmd na siiyo

    • @hassanherro
      @hassanherro 5 років тому +1

      Amiin Amiin💯🙏

    • @boqoradayar7758
      @boqoradayar7758 5 років тому +2

      najma Daud nabiga like haku raadin

    • @usephozil1264
      @usephozil1264 5 років тому +1

      boqorada yar hhhhhh

    • @najmadaud6583
      @najmadaud6583 5 років тому +6

      boqorada yar abyo khalad haii fahmin quruxey comment qof ka qiimo badan ayan ahay balse qofka wanaga kuu sameya waa lo abaal gudaa hadaadan awoodin wa loo duceeya marka sharaf
      Nabigeena wuxu dhahay sidookale
      “Qofka dadka u mahadcelin Allahna uma mahad celiyo”
      Intaas iiga qanac wlashay

    • @boqoradayar7758
      @boqoradayar7758 5 років тому

      najma Daud nBi meeshaan ma lagu hadal haayo ee sxb like si kale u raadi

  • @iM252
    @iM252  5 років тому +177

    Mahadsanidiin saaxiibbayaal. Guuleysta. Farxad bay ii tahay inaan jawaab celintiina arko. ❤️

    • @ALIIMZE
      @ALIIMZE 5 років тому

      Asc bro wxaan kuwaydiinaah aaway barnaamjkii ahaa ama video gii root ka aad ka smaysy maad delete garaysy answer

    • @skillssomalia
      @skillssomalia 5 років тому

      Jr

    • @skillssomalia
      @skillssomalia 5 років тому +1

      iM252 💉

    • @channelchairssofabed6794
      @channelchairssofabed6794 5 років тому

      iM252 say Thanks for your feet book my friends😂😂😂😂😂

    • @Mahidaqurux
      @Mahidaqurux 5 років тому

      Walal whastapp profile picture hal qof oo kaliya ma arki kara

  • @stg-somalitradinggroup9096
    @stg-somalitradinggroup9096 5 років тому +56

    Shukran wllkey mansha allah alle dartiii like isaaar

  • @abdallahnasra6504
    @abdallahnasra6504 5 років тому +18

    Thnx wllky waxbadan waa kaa faaiday inbdan waanku mhdcilinaa ilhy haku sharfo

  • @user-yx1jm6bh6b
    @user-yx1jm6bh6b 4 роки тому +2

    Fadlan wll ha dhafin aduu igala zaliyin xapiipkena Maxamed scw scw scw

  • @rahmaqaal3967
    @rahmaqaal3967 5 років тому +6

    Alle haku barakeyo ustaad, cilmigana haku barakeyo . In badan ban ka faa'idnay .

  • @ALIIMZE
    @ALIIMZE 5 років тому +113

    *Waaw inta istcmaasha whtsapp gb like here*

  • @drasalahmedmohamed1807
    @drasalahmedmohamed1807 4 роки тому +1

    Masha allah walaalo qaali waad ku mahadsantahay sida aad macluumaadka aad inoola wadaagto mahadsanid in bdn

  • @abdirizakosloofficiallyo2584
    @abdirizakosloofficiallyo2584 4 роки тому +1

    Thanks my bro wax badan ayaan ka faa'iidnay shantaba anigu waan aqbalay

  • @faaisocabdi312
    @faaisocabdi312 4 роки тому +1

    Thanks wllkey qaaliya wx weyn ayaad noo faa ideysay

  • @hurdaayeelectronics2979
    @hurdaayeelectronics2979 4 роки тому +1

    Asc wall qaali thanks allot ajir Allaha ka siiyo

  • @zeynabsocial72
    @zeynabsocial72 5 років тому +1

    Masha allah jazakallah akhii wlhi wax badan aa ka faaidey mahadsanid in badan wll

  • @abdulaahiahmedbarre8081
    @abdulaahiahmedbarre8081 4 роки тому

    M.a ustaad alle haku dhooro waxaan ku leyahay adunyada farxad ku waar aqirane janadii fardows iyo anbiyada agtoodaan rabi kaaga baryayaa guleeyso ustaad

  • @abdullahbawazir1395
    @abdullahbawazir1395 3 роки тому

    Masha all wll sifiican ayaad noofahamsiisey allh ku sharfo cumri dheer iyo cafimaad allh ku siiyo

  • @yahyeharun6879
    @yahyeharun6879 5 років тому +1

    Mahadsanid ustaad 😍wan kusalaamaya

  • @cazmi_bella1835
    @cazmi_bella1835 4 роки тому +3

    Masha Allah wllo shukran

  • @alishaaliosman3659
    @alishaaliosman3659 5 років тому

    Masha allah ilahay ado kale habadiiyo hana kubarakeeyo waxbadaan wanka faiday thanks a lot walalo

  • @faysaljiite255
    @faysaljiite255 5 років тому

    Sxib waku maahdsan tahy balse markaad wax soo xusto ama so dhigto magacada soo raaci si dadka ay ku bartay kuguna xernaadaan💯👏

  • @channalkakhayrka8783
    @channalkakhayrka8783 4 роки тому +1

    ماشاء الله جزاك الله خيرا اخي الكريم

  • @naemaosman1422
    @naemaosman1422 5 років тому +1

    maashashaa allaah alle hakyxifdiyo waxbadan ayaan kaa faa.idnay

  • @lukmanimen3044
    @lukmanimen3044 4 роки тому +1

    Wanidisalamay asxabta somaliyed
    Waa wlllkin luqmaan waxannileeyahay wayficantahay inaad hamigaga rumayso so thanks

  • @maryancaalin7352
    @maryancaalin7352 4 роки тому

    Dhamantood wankafaide wall m.a jazaka Allahu qeyraaa

  • @dalmaraarka4959
    @dalmaraarka4959 4 роки тому

    Bro waxyabo badan ayanka faiday thanks 🙏
    Horay uwad howshada waa mid muhiima wana ku salama ugaas

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 роки тому

    Massa allah libaax laguuma gali karo runtii waana i wada anfaceen intooda thanks mudane

  • @zetunodowa8308
    @zetunodowa8308 4 роки тому +1

    Manshaallah wilkan ilahay basiye maskax kar ah iyo qibrad ilahay haku xifdiyo walal

  • @muxuyadiinmaxamed4377
    @muxuyadiinmaxamed4377 5 років тому +1

    Thnks ust wx badan ayn ka'faidy in badan mhdsnid lipx kun jeeer

  • @binazirgacal6325
    @binazirgacal6325 4 роки тому +1

    Shukran wll qali

  • @ibraali1681
    @ibraali1681 3 роки тому

    Mahadsanid wll wax bdn ayaa kaa faaiiday

  • @najmabintulondonalinajmabi3400
    @najmabintulondonalinajmabi3400 4 роки тому +1

    Shukran pwe wlhi wnka faa iidey mnzha allaah hore u soco

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 4 роки тому

    Mahadsanid wallale aqoon ayaa I siyaadisey shukran..

  • @fartunshire4600
    @fartunshire4600 4 роки тому

    Shukran walal videogan waxbadana ka faaiday👍

  • @abdulla7348
    @abdulla7348 5 років тому +1

    Kheer allaha kusiiyo walaal Mahadsanid from germany

  • @ahmedkalif5874
    @ahmedkalif5874 3 роки тому +1

    Thanks my teacher

  • @liibandayib918
    @liibandayib918 4 роки тому +1

    Allaah Cilmigaaga iyo dadaalkaaga hakuu siyaadiyo 👍👍👍👍

  • @yahyeal-hashimi9509
    @yahyeal-hashimi9509 4 роки тому +1

    Mahadsanid, sxb.

  • @ahmedmohamedshagtaa8151
    @ahmedmohamedshagtaa8151 4 роки тому

    Mahadsanid zhp mcn wlhi khabiir ayaad tehee

  • @siciidjimcaale225
    @siciidjimcaale225 4 роки тому +1

    Thankz pro

  • @asmailays8636
    @asmailays8636 5 років тому

    Mahadsanid wll hore usoco waxbadan ayan kafaidnaa

  • @hoododheeman6950
    @hoododheeman6950 5 років тому +1

    Mahadsanid runtii marwalba noofaaidaysa alle hakuubarkeeyo maskaxda

  • @hamze16
    @hamze16 4 роки тому +4

    Mash Allah bro xalay aan dawaday markii igu horaysay UA-cam kaga videoyadad dhan Wan so dajistay woow keep going

  • @sacdiyoabubakar1635
    @sacdiyoabubakar1635 4 роки тому

    Masha alllaah jazakallah khery wllkey wax badan ban ka ogadey wlhi Alle haku sharfo

  • @sumeyasulekha9866
    @sumeyasulekha9866 4 роки тому

    Sanad ka dib ban xogtaan helay oo maanta ah thnk u inkasto an qaar aqaanay

  • @abdirahmanekofficial1913
    @abdirahmanekofficial1913 5 років тому

    Masha Allah Mahadsanid Ustaad Qaali

  • @Diiraddawararka123
    @Diiraddawararka123 3 місяці тому

    Thanks ustaad

  • @muscababuukarcatoosh9662
    @muscababuukarcatoosh9662 Рік тому

    Shukran ustd

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 4 роки тому +1

    ManshaAllah TabaarakAllah Jazaakumullah Wajazaa 200 qof yaan 5 qofba mar fariin u diri jirey hada laga bilaabo halmar ayaan diri karaa inshaAllah. Baarakallah ❤👍❤

  • @Kifaax
    @Kifaax 5 років тому +1

    mid maaahane inta kale waanka faa iiiday shukran

  • @fwziboxcer8887
    @fwziboxcer8887 5 років тому

    Thnkz zhp runtii wxa thy shaqsi ku dayasho mudn horumar wacn ayn kuu rajynaya

  • @xaajianelka415
    @xaajianelka415 4 роки тому

    Alle halaaa Abaaal mariyo waad nooo faa idaysay saxib qaali cimri dherer iyo cibaaado suuban

  • @ayaangeele3502
    @ayaangeele3502 4 роки тому

    Mansha allh abwe illahay haku barakeyo wx bdan baa no faidaysay naga maqna guulay mar wlba abwe

  • @adenhassanabdullahi2246
    @adenhassanabdullahi2246 3 роки тому

    5taan qodod 3 ayan ka faaiday Ma Shaa Allah mahadsanid

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
    @abdirizakalimuhammedbarkha7166 4 роки тому +1

    Khayr Allaha ku siiyo

  • @alinorhassan6359
    @alinorhassan6359 3 роки тому

    جزاك الله خيرا

  • @saidibrahim8185
    @saidibrahim8185 4 роки тому +1

    Masha allaah walal. Mahatsanid aniga waxan ka faaiday qufka qoralkisa iyo waxu sodirayba inay gooni ahaadan. (Wadku mahadsantahy) waxana ahay asxabta kuxiran IM252.

  • @shaafinuur7373
    @shaafinuur7373 4 роки тому

    Thanks bro wax badan kaafaaiday

  • @sagalabdi1031
    @sagalabdi1031 5 років тому

    Runtii wax badan ayaan ka faaiday alle haku xafido sharaf iyo cisi ku noolow wll

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish 5 років тому +11

    Mahadsanid zhp
    Jimce wnagsan wllyal

  • @munoahmed130
    @munoahmed130 4 роки тому

    Masha allah kulli waan ka faa iiday jazakallahu qayr

  • @WAAHEENTV
    @WAAHEENTV 5 років тому

    Masha allah alle cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeyo

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 4 роки тому

    Maasha allah wll sida online loo xiro raba so gali🙏🙏

  • @bintyuu2576
    @bintyuu2576 4 роки тому

    Jazakallaah wll wankafaiday

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 4 роки тому

    Maasha allaah jzklh kheyran ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo kheyrka aad walaalahaa lajeceshahey

  • @nimceeyamohamed7704
    @nimceeyamohamed7704 4 роки тому +1

    Allow ku dhawr waa dharaaro duniduye 🤲💓 wllky from Somaliland

  • @kafayamoxamed7040
    @kafayamoxamed7040 3 роки тому

    masha allah sidokle aad ayan ugu faiday

  • @abdallahassan6696
    @abdallahassan6696 5 років тому +2

    Maasha allah
    Ustaad qali ah waa cashir muhiim ah Mhdsanid👍👍👍👍

  • @abdifatahaden9518
    @abdifatahaden9518 3 роки тому

    Masha Allah waxbad ii faaiidaysay

  • @Shirazy.
    @Shirazy. 4 роки тому

    Kulli wa muhimm mhdsanid.

  • @Xaashi-official
    @Xaashi-official 5 років тому

    Mahadsanid sxb ilaahay miisaanka xasanaadka ha kuugu daro

  • @abdikakhalid7148
    @abdikakhalid7148 5 років тому +6

    Aaaad ayas u mahadsatahy macalin nagu qali aha forward

  • @saciidoahmed3473
    @saciidoahmed3473 5 років тому +1

    Wll nosogili codka qoralka iskubedelaayo thanks wll qaali

  • @hipaadjama3470
    @hipaadjama3470 3 роки тому

    Thank you mai bro💯💯

  • @abuukarkurbi598
    @abuukarkurbi598 5 років тому +3

    Allaha ku xafido *ENG* insha allaha haday noqoto mar uun waan kulmi doonaa
    *allaha ku xafido#

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +5

    Mahad zanid brother 💪✊👏💋
    20 February 2020

  • @hassanjabane3137
    @hassanjabane3137 4 роки тому

    Mahadsanid wll waa kafaaiiday

  • @invertedrole
    @invertedrole 5 років тому

    Mahadsanid Ustaad

  • @dozzalmaanzahal6628
    @dozzalmaanzahal6628 4 роки тому +1

    Thankz mzuul img

  • @zakimuqdishawi
    @zakimuqdishawi 5 років тому +25

    Anaa UhoreeeYo wll Ping isaar
    FadlaN Soo Booqo Muqdishawi LYrics

    • @xamdofarah1762
      @xamdofarah1762 4 роки тому

      Muqdishawi Media Productions waan ku sare saar adna hh Subscribe ka mahadsanid asxabtadana kawadaag wll

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 4 роки тому

      Abowe ikucawi subscribe

  • @kotharisse7335
    @kotharisse7335 4 роки тому

    M.a hore usoco wax bdn kaa faa idey

  • @abdullahigeedi1541
    @abdullahigeedi1541 5 років тому

    Horay u soco wll aad baa u xiiseya cashirada aad so tabiso

  • @safiaali3140
    @safiaali3140 4 роки тому +1

    MaashaAllaahu Illaah ha ku dhowro.
    Waan ka faa'iidaystee.

  • @xafsomaxamed7836
    @xafsomaxamed7836 4 роки тому

    Masha Allah waxbadan ayan kaa faaiday Mahadsanid ✌👍👌

  • @khadardaudxasan7557
    @khadardaudxasan7557 4 роки тому

    Macalin fahanay thanks

  • @saacidclaahi2155
    @saacidclaahi2155 5 років тому +1

    masha allah wax badan ayaan ka faa'diiyay thanks bro

  • @xayatabdullhiahmed4592
    @xayatabdullhiahmed4592 4 роки тому

    Thanks wll Kuli wan Ka faiday

  • @kaptanashraf2904
    @kaptanashraf2904 5 років тому

    Thanks sxb qali wad Ku mahadsan tahay

  • @nolegacy6598
    @nolegacy6598 4 роки тому

    Qaar badan oo aan aqoonin ayan ka bartay, Shukran

  • @kaafiyahazzan9982
    @kaafiyahazzan9982 3 роки тому

    Mahadsanid wax badan baaa kaafiidy

  • @zeituna7942
    @zeituna7942 4 роки тому

    Masha Allah mahadsanid wll

  • @amrancabdirahman8075
    @amrancabdirahman8075 4 роки тому

    Thnkis you wll waan ku tageraye

  • @carafaadtechnology
    @carafaadtechnology 3 роки тому +1

    wll su aal baan ku waydiinayaa classe ayaa group whats app ii samaystay si ay ii cayaan ayna soo dhigeen sawiraan aan rabin iyo been abuur. hadii aaan booliska u tago ma hayo wax cadayn ah qofwalbana waa iga qarinayaan. boolisku ma soo heli karaa group whats app.

  • @sabriina444
    @sabriina444 5 років тому

    Wa cashar aad u faaido leh
    Mahadsanid wll

  • @zalmaanegas6231
    @zalmaanegas6231 5 років тому +8

    Qofkii ug Hor DaawaDaY like to waa xagiina

  • @SKY........63
    @SKY........63 5 років тому

    Shukran sxb aad ayaan uga faidnay mahadsanid#

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 4 роки тому

    شكرا استاذ

  • @nafaqoiyojirdhisofficial9013
    @nafaqoiyojirdhisofficial9013 4 роки тому

    Thanks bro your lesson

  • @mccdacad
    @mccdacad 5 років тому

    Mahadsanid Ustaad Mohamed 👏

  • @sumayosumayo827
    @sumayosumayo827 4 роки тому

    Asc mashalaah hbryr waa mahedsan tahey mashalaah tabarakalaah waadno faideysey kherfarbaden alahakusiiyo haloduceeyo ishalaah

  • @nedjaaadam1579
    @nedjaaadam1579 4 роки тому +1

    Kuli waaan kaa wada faaidey ♥️

  • @bushramaxamed1246
    @bushramaxamed1246 5 років тому

    Thnk wllky waxbadan kadhafay

  • @oriimassimra6533
    @oriimassimra6533 4 роки тому +1

    Mashaallah Illah haku barakeeyo💞❣🤲