3 WhatsApp Updates Cusub: Ogow waxyaabo lagu soo kordhiyey Whatsapp

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • Haddii aad xiiseyso Whatsappka, waxaan kugula wadaagi doonnaa muuqaalkan 3 update cusub oo lagu soo kordhiyey dhawaanahan, bal daawo laga yaabee in aad ka hesho 1 ku anfaca.
    Fadlan hoos ugu yeer saaxiib aad kula sheekeysato WA lana wadaag asxaabtaada kale.
    #iM252
    #WhatsappUpdate
    #Whatsapp

КОМЕНТАРІ • 63

  • @farahkahiye2739
    @farahkahiye2739 8 місяців тому +16

    qofkii igu horeeyey oo comment ka bixiya muuqalkan hayla dhaafin like ❤

  • @Gomeygoo
    @Gomeygoo Місяць тому

    Masha allaah cilmiga Allaha kuu barakeeyo

  • @abdirashidAlpha
    @abdirashidAlpha 8 місяців тому +1

    Goog

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 8 місяців тому

    Thanks 👍

  • @KSRKHAALID
    @KSRKHAALID 8 місяців тому +1

    Qarba soo qori doona frist comment😂

  • @Ahmedhonesty
    @Ahmedhonesty 8 місяців тому

    Saxwaaye walal waan kaa faaiday 3 arin oo update ah waadna mahadsantahay shukran

  • @walalalvaro3389
    @walalalvaro3389 8 місяців тому +1

    😮 qofkii ugu horeyay ahay 😂❤ 21/12/2023 sanad cusub

  • @mohamudadan1
    @mohamudadan1 3 місяці тому

    Thanks pro

  • @Sheikh.Suleyman97
    @Sheikh.Suleyman97 8 місяців тому

    Thanks sxb

  • @SHEEKOCARUUREED0987
    @SHEEKOCARUUREED0987 8 місяців тому

    The First One Comment thanks my teacher ❤

  • @jaabirabdilahi4381
    @jaabirabdilahi4381 8 місяців тому

    M. A thanks my teacher 🎉

  • @abdirahmanhusein4747
    @abdirahmanhusein4747 8 місяців тому

    Mahadsanid Bro Mr 252.
    Ang kan 3aad ayaan kahelay

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 8 місяців тому

    Macalimu waxakle oo laguso daray ina chat kuu muhiim ah aa pin📌 ku qba kartid

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 8 місяців тому

    jazakallaahu kheyr

  • @drsaciidyoung5278
    @drsaciidyoung5278 8 місяців тому

    Iam supporting you pro🙏💯

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs 8 місяців тому

    Hore usoco 🎉sp

  • @user-wk8fb8sb1p
    @user-wk8fb8sb1p 7 місяців тому

    End to end ka so hadal

  • @daljir___10
    @daljir___10 8 місяців тому

    First 😂

  • @ibraahimcadde1434
    @ibraahimcadde1434 8 місяців тому +1

    Wllka whatsupka iso qor maxamed xusen nuur adigo mahadsan😊

  • @yusufibrahim9060
    @yusufibrahim9060 8 місяців тому

    Thanks bro

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 8 місяців тому +2

    Sidoo Kale waxa lasoo Kordhiyay in Voice recording lasoo dhigi karo statuska sidii Muuqaallada iyo Sawirada oo kale 24hr Ooli kara!

  • @osammosa-p8f
    @osammosa-p8f 28 днів тому

    Uzairu

  • @suldanabdiaziiz5762
    @suldanabdiaziiz5762 8 місяців тому

    Nice

  • @mohamedhassanadan9964
    @mohamedhassanadan9964 8 місяців тому

    Mahadsanid walalkay

  • @Ahmednour5H
    @Ahmednour5H 8 місяців тому +1

    Group video call ayaa isna ah mid ku cusub iPhone ka laga yaba samsung in ay leedahay!

  • @dahirdayax9426
    @dahirdayax9426 8 місяців тому

    Updateka 3aad kuuheystaa

  • @abrahamfiidow3714
    @abrahamfiidow3714 8 місяців тому

    What's up Samsung kasoo hadal

  • @kiinoowggmu233
    @kiinoowggmu233 8 місяців тому

    Ustaadkeena

  • @calasowgamer5243
    @calasowgamer5243 8 місяців тому

    Gulayso zxp qli ❤

  • @bullaalehaji2226
    @bullaalehaji2226 8 місяців тому

    Anigu 2da hore waan ogaa lkn midka ugu dambeeya ayaa igu cusbaa lkn iigu fiican waa locked chart. Oo horayba waan u isticnaali jiray

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 8 місяців тому

    Wuu idiiday

  • @sacadkeeyo3269
    @sacadkeeyo3269 8 місяців тому

    The best waxaa ka helay ka ugu horeeeya
    Ciyaal iphone

  • @zuuzanlast1109
    @zuuzanlast1109 8 місяців тому

    Anaa ugu horeyi❤😂😂

  • @Hashi350
    @Hashi350 8 місяців тому

    Wd ku mahsntahay❤ wll qli horay usoco 🎉 sida wathsap gurub loogu xidho ku adan admin kahayn wakhtiga ad iska baabin karto Fariimaha 24/ 90/maalinle ileen ku laga xidhay ayaa jira oodan ku xidhkaray qofka adhminak AHA uunbaa kawasaki karee❤

  • @Simanyysf
    @Simanyysf 8 місяців тому

    Waan Ku farxay sxb lkin waxaan kaa codsanaya inaad inoo sharaxdid téléphone kaa redmi 13 pour

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 8 місяців тому

    Asc waxaan kahelay midka hadalka istiraayo mahadsanid bye

  • @hiboascwllofadlanqaybihika6297
    @hiboascwllofadlanqaybihika6297 8 місяців тому

    Waxan kahelay ka cododka markan imika ma sidasu kushaqaynay

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 8 місяців тому

    Whatsup Gold baan isticmaala oo ka Wanagsan.

  • @marwoistahil8474
    @marwoistahil8474 8 місяців тому

    🖐🏻

  • @anelkaabdala
    @anelkaabdala 8 місяців тому

    iphone kuwa aan wadn iyaga shekada gab haka dhehen cml

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 8 місяців тому

    ❤❤❤

  • @emem3711
    @emem3711 8 місяців тому

    Wan ka helay sedexdaba gar ahaan lock chts

  • @servant1-1
    @servant1-1 8 місяців тому

    Swich account wa laguso kordhiyey

  • @axmedyuusuf2915
    @axmedyuusuf2915 7 місяців тому

    Codkaan aad uga hellay anigu😂😊

  • @yussufsahilsahil6690
    @yussufsahilsahil6690 8 місяців тому

    Hhhh Yasin gabow

  • @zakiibnuzaeed7232
    @zakiibnuzaeed7232 8 місяців тому

    wxad i lawdai inad wad Whatsapp Hal whatsapp Laba ciwan ku is ticmali karto

  • @user-el2th8xh5k
    @user-el2th8xh5k 8 місяців тому

    Kan sedaxaad iima shaqeynaayo maxaa hal Ah?

  • @kaysemohamed2004
    @kaysemohamed2004 6 місяців тому

    Marka lagaa soo waco sidee ayaan message ka uga dhigi karaa Afsomalia

  • @Muhammadismaciil
    @Muhammadismaciil 8 місяців тому

    chat lock iyo hal mar dhagayso aan u bogay😮

  • @saamiryare7887
    @saamiryare7887 8 місяців тому

    Ni whatsap markan sameysanayo code dhan ima so dirayan maxa dhcy sxp

  • @omarikar82
    @omarikar82 8 місяців тому

    Lock ayaa aad isoo jiidey Weliba Hadaan nahay Reer Iphone🙏

  • @Zaam495
    @Zaam495 7 місяців тому

    Wll Numberkada intee ka helaa wll suaalo ina ku weydiyo aya rabaa

  • @mohomudfadhiyare3034
    @mohomudfadhiyare3034 8 місяців тому

    Waxad iloowday group meeting

  • @q4_eit
    @q4_eit 8 місяців тому

    Team whatsapp GB maxaa ka khaldan GB ga

  • @hamzeabdilahi6126
    @hamzeabdilahi6126 8 місяців тому

    Mhd sanid❤️

  • @JaamacAxmed-wp3yn
    @JaamacAxmed-wp3yn 12 днів тому

    Sideeh what's app loo wasaa

  • @Muhammadismaciil
    @Muhammadismaciil 8 місяців тому

    Whatsapp Samsung ka soo hadal marka xigta

  • @shire559
    @shire559 8 місяців тому

    Two step verification ka soo hadal sida loo jabiyo

  • @user-jw2rt9qc6b
    @user-jw2rt9qc6b 6 місяців тому

    Codadka

  • @seeftabanaanka9802
    @seeftabanaanka9802 8 місяців тому

    chat password

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 8 місяців тому

    Thanks 👍