Hada kadib, qofna ha saarin Block, adeegso farsamadan (Messenger, Instagram)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • Mararka qaar, waxaa laga yaabaa in aad ku qasbanaato in aad qof BLOCK🚫 saarto, balse hada kadib, ha sameynin, adeegso farsamadan kale oo kuu badali karta kana wanaagsan in aad qof BLOCK saarto.
    Hoos ugu yeer qof kuugu dhow si uu ogaado farsamadan.
    #iM252
    #Messenger
    #Instagram

КОМЕНТАРІ • 97

  • @iM252
    @iM252  Рік тому +19

    Mahadsanidiin saaxiibbayaal, guuleysta

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Рік тому +27

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @cumarbulshaawi4918
    @cumarbulshaawi4918 Рік тому +4

    First ahy cawa IM252 best UA-camr🙏😍

  • @kaamilmilyare110
    @kaamilmilyare110 Рік тому +4

    Aad iyo ad ayaad u mahadsan tahay ustaad🤘

  • @Said_Samiir10
    @Said_Samiir10 Рік тому +2

    M.a Wllkey Aad Baad umahadsan thy.
    The first One person 🥰

  • @daljoogchannel8797
    @daljoogchannel8797 Рік тому +6

    Waxaan noqday qofkii 2aad ee comment kabixiya igulasali xabiibkeena(SCW)

  • @mohacabdijaamac3287
    @mohacabdijaamac3287 Рік тому +1

    Masha allah ustad alla yacisak ❤

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Рік тому +1

    Yes first 🤭

  • @matsiidi9896
    @matsiidi9896 Рік тому +2

    Allah haku barakeyo cimiga&cimrigaga

  • @amoolaomar4231
    @amoolaomar4231 Рік тому +1

    Iam The first🎉

  • @ismailinho888
    @ismailinho888 Рік тому +1

    First

  • @apdikanitimouz8202
    @apdikanitimouz8202 Рік тому +2

    Wll wxan kugu xidhanahay ilaa 2019 wllhi wax badan kaa faiday Mnzha Allah wll alle hakaa abal mariyo wll

  • @armaanxasan9479
    @armaanxasan9479 Рік тому +5

    Barito waa 14 October waa malinti qaraxii zoobe aan halmar uduceyno inta ku dhimatay iyo inta ku dhaawacmatay 🙏🙏🙏🙏

  • @dhoofyare
    @dhoofyare Рік тому +1

    Wad mahadsantahay macalin 🙋

  • @farhanpro252
    @farhanpro252 Рік тому +1

    Big legend

  • @abdullahiosman7197
    @abdullahiosman7197 Рік тому +1

    Thanks Eng

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @ladanaden7156
    @ladanaden7156 Рік тому +2

    Thanks bro

  • @hussein1800
    @hussein1800 Рік тому +1

    Mahadsanid.

  • @ahmedyusufmohamud3932
    @ahmedyusufmohamud3932 Рік тому +1

    Mashallh 💯✅

  • @yuusufaxmed5425
    @yuusufaxmed5425 Рік тому +2

    horay usoco pro

  • @yacquupjohn9723
    @yacquupjohn9723 Рік тому +2

    M.a thecher🥰

  • @abdishakuurtallman2976
    @abdishakuurtallman2976 Рік тому +1

    Thanks ustaad

  • @cabdiraxmanaadan7433
    @cabdiraxmanaadan7433 Рік тому

    M.a sxb runti waxbadan ayaan kafa,idaa sida tellka io wixii lamida keep on sxb

  • @axmedzaki16
    @axmedzaki16 Рік тому +1

    🖐️

  • @asmaabubakar5570
    @asmaabubakar5570 Рік тому +2

    Aad iyo aad waa farsamo edebsan 😂🤣mahadsanid walalo.

  • @mursalsaidasal8775
    @mursalsaidasal8775 Рік тому +1

    waa hab cusub🎉❤😂

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 Рік тому

    Mashallah wllkay

  • @alexismaggiofficial7267
    @alexismaggiofficial7267 Рік тому +2

    Wlle sidee enternet lacag looga sameeya adoon lacag galin marka hore plz wlle noofaaidee

  • @matsiidi9896
    @matsiidi9896 Рік тому

    Masha'allah

  • @NasiimUbdullahi-dt1nu
    @NasiimUbdullahi-dt1nu Рік тому

    Mahadsanid wll👏

  • @abdifatahaato557
    @abdifatahaato557 Рік тому

    Thank you macalin

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 Рік тому

    Jasakallh

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 Рік тому

    Mahadsanid macalin

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 Рік тому

    Muhim waye restriction’ka lagusokordhiyy messenger wana sodhawenaya teacher 🔥🔥

  • @suuriofficial8986
    @suuriofficial8986 Рік тому +1

    Aniga waxkale maba isticmaalo sida hada updateka cusub ee facebook ayay magaca waxay u badaleen restrict waligeeda ayay jirtay. ustaadkayga waa ku salaamay

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq Рік тому

    Thanks MoAlimuu

  • @iqramoallim
    @iqramoallim Рік тому +2

    Block ga sidan aya ka fcn

  • @axmedzaki16
    @axmedzaki16 Рік тому +1

    ✊✊✊☝️☝️🥰

  • @abdifatahaato557
    @abdifatahaato557 Рік тому

    Haa aad ayey muhiim u tahay macalin aad ayaa kugu mahadcelinaa

  • @raxmaraxmaaxmad265
    @raxmaraxmaaxmad265 Рік тому

    mahad said pro

  • @aminadam1
    @aminadam1 Рік тому

    Haa

  • @mcafuufe
    @mcafuufe Рік тому

    👌

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Рік тому

    Thanks walal

  • @GUN-GAAR
    @GUN-GAAR Рік тому +2

    ILEYS-GRAPHICS ma rabtaa inaa barato graphics design adigoo is ticmaala mobelkada gacanta free course

  • @ibraahimqarami1242
    @ibraahimqarami1242 Рік тому

    2021 barnaamijkaas igu samaysay😂

  • @abbaymohamedsheick6271
    @abbaymohamedsheick6271 11 місяців тому

    What is up

  • @guuleedsalaad8519
    @guuleedsalaad8519 Рік тому

    Haa wan u bahnay

  • @miiganchannel6061
    @miiganchannel6061 Рік тому +1

    Waligey waan aqiinay hada mahan waxan

  • @muhanadabutarika
    @muhanadabutarika Рік тому

    mahadsabid sxb waa farsamo cajiib ah oo top ah...
    reera shaafto dhan waa laga nasanaa

  • @daljoogchannel8797
    @daljoogchannel8797 Рік тому +1

    Fadlan isooraaca

  • @Engkafi
    @Engkafi Рік тому +1

    Ustaad Mohamed Facebook geyga disable baa laga dhigi rabaa bishaan 23 deeda ee sidee kaga celin karaa inaa disable la iga dhihin.

  • @abdallahussen5702
    @abdallahussen5702 Рік тому +1

    Asc Aad Baan kusalame si dhow yaa kula socda Italy 🇮🇹 yaan markale kasosalami sxp

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 Рік тому

    Wax muhiima..malhan

  • @abdishakuurshaka9436
    @abdishakuurshaka9436 Рік тому +1

    Teacher wxan raba inaad is barbardhig kusameysid A33 vs Redmi note 10 Pro
    Teacher please muhiim ayaan u ahay waliba dhinaca games 🎮 yaa ku fiican waxaan filayaa inaad codsigeyga ii tix galin doonto thanks

  • @yusufAli-kz2dx
    @yusufAli-kz2dx Рік тому +1

    WhatsApp Ka nah?

  • @user-st7cu8rn4h
    @user-st7cu8rn4h 2 місяці тому

    Sidee initi garam lojab sadaa ??

  • @user-jr3ou3qq9p
    @user-jr3ou3qq9p 9 місяців тому

    Side calamada loo soo saarta Factbook

  • @axmedyuusuf2915
    @axmedyuusuf2915 Рік тому +1

    WhatsAppku ma leeyahay wll?

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Рік тому +1

    Whatsappku ma leeyahay

  • @Mohamett779
    @Mohamett779 Рік тому

    Macalin account kaygi facebook layga xiray identity uu iwaydiinaya sidee phone code ugu furan kara tnks

  • @drsrowdoahmed1944
    @drsrowdoahmed1944 Рік тому

    Wll waxa ahy arday jmcd dhigo waxa wada telefon iPhone ah hadane cashirka kuma jarjaro karo ee side isticmaala iPhone printer plz kaso hadal iphone print ado mhdsn

  • @mohacabdijaamac3287
    @mohacabdijaamac3287 Рік тому +1

    Pin me sir 😂🎉

  • @sharma_nuur4354
    @sharma_nuur4354 Рік тому +1

    WhatsApp asna maleeyahay nio

  • @abdulaahimuhudiin3780
    @abdulaahimuhudiin3780 Рік тому

    Sxb xgee kala soxariraa

  • @khaalidalpha597
    @khaalidalpha597 Рік тому

    Zxb waxan raba 2 massenger ina iPhone Ku isticmalo🙏🙏🙏🙏🙏

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda Рік тому

    ostd Historyga waxa aan soogeliyo ma arkaa qofkaasi aan sakaaray have block

  • @drsaziza8300
    @drsaziza8300 Рік тому

    Zhp waxaa kasoo hadashaa callka maseger ka Sida Qaabka iPhone ka cml looga dhigo

  • @cawsha3645
    @cawsha3645 Рік тому +1

    Labo qof baa ku boobsiiyay 😂
    #way_u_qalmeen

  • @srk6186
    @srk6186 Рік тому +1

    #iam252 usdaaad facebook kyga disable laiga saary plz sideen kusoo ceshan karaa 😥

  • @fiinanor3854
    @fiinanor3854 Рік тому

    qofka marku isoo raadiyo ciwaankiada mla arkaa oo ina xanibty ma garanaya

  • @hudaibra2099
    @hudaibra2099 11 місяців тому

    Wxn saaray ddka qaar mr hore se qofki wu ila so hdla call messengr caadiga wxuna u sheega in an blck cml saray ma aqn sabbta wu iso wci kara lkn qoral ima so qori karo

  • @saabirina9060
    @saabirina9060 Рік тому

    Waal mid igu caawi walshey ayaan rabaa Facebook inaa siyo lkn waxaa raba inaa qoraldi hore all remove dhoho sidee yelaa

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Рік тому

    ●●● 😵🥺😔 ASC
    Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Qofki walaala ee wax itari kara xaaladayda waa mid lasoo arki karo. Muqdisho.
    Lambarkayga: 252610256673
    Magacaygu waa nuuriye Cabdi

  • @mahadcade6450
    @mahadcade6450 Рік тому

    ᴏᴋʏ

  • @user-kp6bm2dp8o
    @user-kp6bm2dp8o 6 місяців тому

    Febuga sida waxa laso dhikay loga qar sadana kuso dar ado mahad san

  • @sumaya7380
    @sumaya7380 Рік тому +1

    Walal snap isticmala password iga lumay sida ku arki karaa walal so diyaari

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Рік тому

    Archivedki U Laha Oo Sidan Loo Badalay Uun Lkn Qofka Aan Naco Dee Block Baban Iska Saraya Why Aan Halkas U Galinaya

  • @matsiidi9896
    @matsiidi9896 Рік тому

    Sorry, Marka hore waxaan loobah naa saalan wan iga xosbax Dee,
    Asc,

  • @princessistaahil8686
    @princessistaahil8686 Рік тому

    Jaa 4 Qof ku boobsiyay Thankz Eng🙏😂

  • @heersaro4
    @heersaro4 Рік тому

    Ninka raga libintiisa waa loo qira ninkan yaa pa xaqirin somaliyeey

  • @hasanmashaallh2154
    @hasanmashaallh2154 Рік тому

    Kptn fariin instgrm hadii lagusoo diiro aad arki weysee qabkee looxaliyaa

  • @egaraad
    @egaraad Рік тому

    @eng yuyu wax yar oo practice ayaa ku faaidsany 😀📱🤗

  • @ziyaadahmed609
    @ziyaadahmed609 Рік тому

    Keliya Instagram iyo messenger bas

  • @mohamedseid7635
    @mohamedseid7635 Рік тому

    Sxb messagerka iyo Instagram Sede Possword Lagu xiira/ Noca Mobileka ee 📱 Android

  • @matsiidi9896
    @matsiidi9896 Рік тому

    Whatsapp ka leh restriction waa Kee
    Noocee?