Maxaa ku dhacaya jidhkaaga haddii aad cuntid avokado ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • #miisaanka#caafimaad#somali#xuseenalje
    Maxaa ku dhacaya jidhkaaga haddii aad cuntid avokado
    -------------------------------------------------------------------
    WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
    WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
    JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
    DOONO
    NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
    ------------------------------------------------
    subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
    / @husseinalje
    muuqaaladeyda kale
    • miisaanka dhimid, miis...
    my Facebook page
    / somali.onlinecoach
    my Instagram
    / husseinalje1
    my facebook groep
    / 415471879387343
    IYO
    / 1663149887156526
    -----------------------------------------------------
    soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

КОМЕНТАРІ • 83

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 3 роки тому +8

    Mhasanid abowe jisakallah wlahi wxa thay qofki ugu dacasan o dadka wax usogudbiyo runa ahanti allah dartis ayan ku jeclhay wx badan aya ifaidesay allah hakuxafido guleso 👍👌

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 роки тому +5

    لَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ ، سُبْحَانَ اللهِ وَالْحَمْدُ لِلهِ وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَاللهُ أَكْـبَرُ ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ رَبِّ اغْفِرْ لِي

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 Рік тому

    Masha allah wall waxbadan baan kaa faaiiday waxyaabaha aad baahiso waa wax xaqiiqo ah

  • @xanaannuur1534
    @xanaannuur1534 3 роки тому +1

    W.salaam wr wbr walaal shukran maxa nuun santahay waa ildhertahay allaha caafimaad haku siiyo Aamiin

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 роки тому +1

    اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنَ الْخَيْرِ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنَ الشَّرِّ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ

  • @fatimaali6726
    @fatimaali6726 3 роки тому +1

    Masha Allah walaallkay allha ku barakeeyo هو عمرو بن هشام بن مغيره أبو جهل

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 роки тому

    اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنْ خَيْرِ مَا سَأَلَكَ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا عَاذَ بِهِ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ

  • @faadumocumar7850
    @faadumocumar7850 3 місяці тому

    Maa sha alaah

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 3 роки тому

    Maasha allaaha allaaha ku barakeeyo

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 3 роки тому

    جزاك االه خيرا يا اخاه

  • @s.m.5330
    @s.m.5330 3 роки тому

    Masha Allah shukran 🙏

  • @husseinalje-fans
    @husseinalje-fans 3 роки тому +3

    masha allah

  • @aasiyoamrangeedi4209
    @aasiyoamrangeedi4209 2 роки тому +1

    Asc akhi, jazaka allah kheyran, alla dartiis ayaan kuu jeclahay❤️

  • @caseyromaxamed6410
    @caseyromaxamed6410 2 роки тому

    Masha Allah

  • @munaosman2309
    @munaosman2309 3 роки тому

    Mansha allah illahay haku xafido

  • @hindaaden9276
    @hindaaden9276 3 роки тому +3

    Masha Allah 🙏🏼🥰

  • @shukriabdi7580
    @shukriabdi7580 3 роки тому +1

    Xuseen walal kasoo waran ukun kaliyah mala cunikrah si miisan loo rido

  • @mobile__repairing5898
    @mobile__repairing5898 Рік тому

    Islaaan mahan sxp islaam ku dheh (M) u danbeeysii

  • @Naturefilms75
    @Naturefilms75 9 місяців тому

    Subaxdi xabad avocado ah iyo xabad ukun ah mawada qaadan karaa

    • @mudalibtiitiin802
      @mudalibtiitiin802 Місяць тому

      Zxb malakariyaa mise waa sida qudarta camal sida tufaha sideda maa locunaa

  • @madiinaumumohamed1749
    @madiinaumumohamed1749 3 роки тому

    Shugran macalin xuseen

  • @abdi1985
    @abdi1985 3 роки тому

    7:20 my bro iska sax dhawaaqa... ISLAANKA ma ahan ee waa ISLAAMKA thnks

    • @asmawadani4967
      @asmawadani4967 3 роки тому +2

      Qamuuska Somaliga leesagama saxo meeshan ee wax balagu kala faida wiilka lahjadisa saas ah kadhamoow wll

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 3 роки тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤️✊

  • @madihaali595
    @madihaali595 3 роки тому

    Mashallah jazakallah akhi .su asha waxa waye abujahal ayaa dilly sumaya

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub 3 роки тому

    Maasha Allaah Coach thanks

  • @muusemaxamedjaamaccagoweyn2914
    @muusemaxamedjaamaccagoweyn2914 3 роки тому +1

    Maxaa udawaaa sanborka biyihii kululaaa waxba igama badalin

  • @boksiiyebashir5065
    @boksiiyebashir5065 3 роки тому +1

    What's nabarka isodir zxp qaali

  • @user-kr1gv2ko6p
    @user-kr1gv2ko6p Рік тому

    M.a

  • @zahrasharafbadan4352
    @zahrasharafbadan4352 3 роки тому

    Jazakalllahu qeyran wll

  • @hodanahmed975
    @hodanahmed975 3 роки тому +2

    Ukunta malinti meqa xabo cuni kara ukunta an organic aheyn

  • @yusufhassan1205
    @yusufhassan1205 3 роки тому +1

    Asc wllkey wxn raba dawo calo hilibka Sarma jarayso xage laga heela

    • @sahraahmed8134
      @sahraahmed8134 2 роки тому

      A s c walal qeer alhaku siiyo wanagban Ka aragnaa husenow guriga an Jim kusameyaa mudo sedax bil ah calosha anrabaa in an jaro wandalay isbedana ma arko waxan ahay hoyo caruryaryar hesato talo ankarabaa natiijada jimka kormela ogadaà

  • @mohamettmukhtar
    @mohamettmukhtar Рік тому

    Dr qof beer xanuun qabo ma cuni kara

  • @suheyib9342
    @suheyib9342 Рік тому

    Malagu cayilaa avokada

  • @aliayamaxamed225
    @aliayamaxamed225 3 роки тому

    Wcs wll qali xuseen waan kuu xusnay

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 Рік тому

    Aniga xuseen waxaan cuna xabo lkn miisaankaygu 49kg aniga dhibaato may ii imanaysaa wl ii soo jawaaab hday dhib ii kaynayso.

  • @Qalbiwanagsan-q8b
    @Qalbiwanagsan-q8b 3 роки тому +1

    Bro kasoo hadal sida Xubinka Raga loo kordhiyo ama weyn loga dhigi karo

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Рік тому

      Acudu billah war isku kalsonow dumarko dhan kama wada helan xubin weyn ee mid zase kaga ah bad helaysa😅

  • @ubaxaxmed586
    @ubaxaxmed586 Рік тому +1

    Qof fat raba ma isticmaalikaraa oo fat maka helaa

  • @sahramohamud830
    @sahramohamud830 3 роки тому

    Walal qof thyroid qaba ma cuni karaa avokado

  • @cabdikariin9985
    @cabdikariin9985 2 роки тому

    Asc wll afakadaha xamar malaga hela aniga jowhar ayan joga malaga yakan wad mahad santahay ii soo seeg wll

    • @munaahmed1121
      @munaahmed1121 2 роки тому

      Haaa xabadii waa 1 dollar avacado

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Рік тому

      @@munaahmed1121 bisinka anaka nuskilo wa 1dolar

    • @munaahmed1121
      @munaahmed1121 Рік тому

      @@hamdaismail6155 xage waye halkaas nimcatu taal

  • @hodanyusuf8682
    @hodanyusuf8682 Рік тому

    abiijahal aya dilay carada alah Haku dhacdo

  • @suhayradam2434
    @suhayradam2434 3 роки тому +1

    Aboowe fennel seeds kasoo hadal plz 🙏

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 3 роки тому

      Waxa uu fiican yahay
      1 ➡️ CALOOL ISTAAGA AMA FADHIGA
      2➡️ waxay dabcisaa Murqaha Mindhicirada Caloosha (intestinal-ka)
      3➡️ in ay yareeso Gaas-ka caloosha
      4➡️ in uu hoos u dhigo Bad breath(Af urka ama af shiirka )
      5➡️ in uu hagaajiyo ama hormariyo dheefshiidka
      6➡️ in uu caawiyo hagaajinta cadaadiska dhiiga
      7➡️ wuxuu u roon yahay muuqaalka jirka
      8➡️ in uu dhiiga ka dhigo mid nadiif ah
      9➡️ wuxuu ka qayb qaataa miisaanka dhaco
      10➡️ in uu kor u qaado aragga

    • @suhayradam2434
      @suhayradam2434 3 роки тому

      @@TheReal_Man mahadsanid wl
      Wxn rabay inaan ogaado in miisanka uu rido iyo inkle
      Thank you 🙏

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 Рік тому

    Laba xabo ayaan u jeeda

  • @nimcoindhouroon5241
    @nimcoindhouroon5241 3 роки тому

    Asc wll wnku

  • @istahilhasan9109
    @istahilhasan9109 Рік тому

    Wll madaxanunka mi

    • @istahilhasan9109
      @istahilhasan9109 Рік тому

      Migrainka ayan qabaa wll talo iisoo sii wll cuntooyinkana qarayaa idhiba marka cuntada ufiin iisheeg

  • @xushmoabdi9545
    @xushmoabdi9545 3 роки тому

    Asc

  • @fadimaumar3774
    @fadimaumar3774 3 роки тому

    Mashaallah

  • @feynuus1544
    @feynuus1544 3 роки тому

    Asc waxan isku araka dhagah o i qeliya dhaqatarana waa tagay waxey i dhahen waxaba ma qabatit dhagahaga waa nadif ey i dhaheyan lakin dhagah wali waa ey qilinyan mana i xanunayan ma aqan wax u sabab ah maxan subiya

    • @hiboahmed8811
      @hiboahmed8811 3 роки тому +1

      Abaayo aniga xataa waan dareema xiliga aan jiifka isku diyaariyo ayaan dareema illahay hana caafiyo

    • @tiger3432
      @tiger3432 3 роки тому +1

      Ruqiyah sharciya dhageeso ama meel cilaaj tag hadey dhaqtaradu wax kaawaayeen

    • @sadiyaadan39
      @sadiyaadan39 3 роки тому +1

      Abayo Aniga soda baan iski arkay dhagaha way I qaylinayaan dhaqtar na tagin

    • @feynuus1544
      @feynuus1544 3 роки тому

      @@hiboahmed8811 abayo waa mahadasan tahay amiin alle ah na cafiiyo alle aya cafimadka biixiyo

    • @feynuus1544
      @feynuus1544 3 роки тому

      @@tiger3432 insha allh thanks

  • @abiimohamud402
    @abiimohamud402 3 роки тому +1

    Diktore gawar walshe gaas kudhacay hada wa fican tahy lkn 40 kilo waye xoga cayil rabta see jirkeda ukordhin karta

    • @hodankeyf3592
      @hodankeyf3592 3 роки тому

      Walsha hddi ey cfmd qabto alxm ane walsha cml an ahy gaas aa igu dhacy misankeyga sa'id uu u dagay 40 kilo an ahy alxm

    • @xafsaadam7433
      @xafsaadam7433 3 роки тому +1

      Aniga xitaa gaas aad ma idhibo lkn xubnaha jirka dhaman ayaa ixanunayo Markey aad ixanunaan 37 kilo ayaan noqonaayaa marku ziyaadane 42 kilo madhaafo ilaahay intaa xanunsan ha caafiyo

    • @abiimohamud402
      @abiimohamud402 3 роки тому

      @@hodankeyf3592 wll.macn waku daremi kara dhibka kuhesta ane waxan hada rabey walasheda ilaa 55 kilo cml si ay unoqoto misnankeda wayo lafo ay noqotey lkn diktorka kasugena inu nasiyo jawab fcn

  • @cabdikariin9985
    @cabdikariin9985 2 роки тому +1

    Afaakadaha xamar mayala jowhar ayan joga malaga yakano

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 2 роки тому +1

      Haa watala xamar aniga mardaw kaso labtay xamar waa buuxda

  • @fifimusse5350
    @fifimusse5350 3 роки тому

    🥑🥑👌

  • @hodanabdullahi4784
    @hodanabdullahi4784 Рік тому

    Umaya ayaa dilay

  • @mohammedwaise495
    @mohammedwaise495 3 роки тому

    MBS mohamed bin salman brother.

  • @shaymaamohamed5960
    @shaymaamohamed5960 3 роки тому

    Abii jahal

  • @amiiraqurux79
    @amiiraqurux79 3 роки тому

    ابو جهل

  • @nafiisanor3869
    @nafiisanor3869 3 роки тому

    Hdn rawo inaan ku cayilo sow cabitaaan ahaaan ma u cawi kariyoo

  • @amtallah2683
    @amtallah2683 3 роки тому

    Abu jahal

  • @cumaryuusuf424
    @cumaryuusuf424 3 роки тому

    M.a

  • @farhiowarsame8652
    @farhiowarsame8652 3 роки тому

    Abu jahal