Cabitaan aad u macaan oo fudud

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 444

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 4 роки тому +89

    Maasha allah nasra xabiibti hore usoco ❤😘🥰

  • @mahamoudnuur5307
    @mahamoudnuur5307 4 роки тому +4

    Wallle ninkii kuhela
    Gaajo madareemayo 1maalin xitaa
    😂😂😂😂

  • @cookingwithsuad
    @cookingwithsuad 4 роки тому +13

    Looks tasty hmmm thanks for sharing hun

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 роки тому +4

    MashaAllah wlshy shukran

  • @hamdisiyad7000
    @hamdisiyad7000 4 роки тому +4

    Abaayo masha Allah nasra yariisey avocado xamar malaga helaa ku dhihi rabay aniga oo ku weeydiinin ayaa nosoo galisay xamar last year imaaday waanaka waayay mahadsanid

  • @user-yi1ny2iq6v
    @user-yi1ny2iq6v 4 роки тому +16

    masha allah xabibti inti adna kufarax san farxadeda likta iga soo dhisa

  • @Maan-uroon7777
    @Maan-uroon7777 4 роки тому +3

    Maasha Allah Nasra Mahsnid byo
    جزاك لله خيرا 💯💯

  • @ridwaanabdi2710
    @ridwaanabdi2710 4 роки тому +3

    Waaaw cabitaan aan inaba cadi aheen weeye abyo mahadsanid ❤❤😘

  • @yarekafunnyah5065
    @yarekafunnyah5065 3 роки тому +1

    Keep going wlashay

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 4 роки тому +2

    Maashaa allah xabiibti shukran 😍😍

  • @ArdoAbdirahman
    @ArdoAbdirahman 4 місяці тому +1

    Gacmaha ilaahy haku barakeeyo

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 роки тому +3

    Maasha allaah 👌👌👌

  • @GeekhikariNews
    @GeekhikariNews 4 роки тому +2

    Waxan ahay youtuber waxan soogaliya
    ❣vlogs
    ❣caafimaad
    ❣isqurxin.
    Plz isoobooqda asxbta nasro 👏👏

  • @aminaibrow5182
    @aminaibrow5182 4 роки тому +3

    😋masha Allah hbibt shukran😚

  • @umuzuhaila3277
    @umuzuhaila3277 4 роки тому +9

    Walaaalay nasraaay dadkii waa waynaa cayiil ma rabaa ee waxaad noooso badisaa cuntooyinka caruurta from6 mouths oo Weight iyo health ah noooso gali plz🙏🙏🙏🙏

  • @samirachanel5423
    @samirachanel5423 4 роки тому +4

    Woow MashaAllah Adey tnx 😋😋👌👌❤❤❤

  • @naciimaabdikarim4112
    @naciimaabdikarim4112 4 роки тому +4

    Nasray wlhy wlo haben dhawyd wankugu riyooday inagoo cunta wada samynan kadib ad maraba wax idiryso ilahy riyada marun hayno rumeeyo runtii walshy an jeclahy 💗💋

  • @maryamamaxamed3661
    @maryamamaxamed3661 4 роки тому +1

    Mnsha allh abayo cabitankan malagu cayili karane xbbti iso jawab ina cayila rba🤗

  • @nimanosmanhassan9720
    @nimanosmanhassan9720 2 роки тому

    ماشاء الله تبارك الله الله يبارك فيك اختي نسره أنا سعاد من تركيه أحبك

  • @drsmanaalsaed9539
    @drsmanaalsaed9539 4 роки тому +2

    Xbbt manta video gagan an ka ogaday ina muqdisho jogto waxan moodi jiray inaa nairobi kunoshahay

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 Рік тому

    Waa layaabay ma Xamar suuq kuyaalo aa u baahan in lasoo duubo.kkkk maa u tilmaantid. Xasbiyulaahu wanicmo wakiil. Suuqa Hilibka ee Xamar weyne iyo suuqa qudaarta waa isku dheganaa jiray.

  • @juweeriyackariim1338
    @juweeriyackariim1338 2 роки тому +1

    m.a wllo waanassaab 😊😊😊😊

  • @salmaabdulkader3697
    @salmaabdulkader3697 4 роки тому +1

    One love habibti

  • @ashawariya6861
    @ashawariya6861 4 роки тому +1

    M. a abayo mcnto nasriina gamcaha alle haku barakeyo il xasiid kuma aa raagto 🥰😍💋❣️💞💕🥰😍😍🥰😍

  • @shukriyuusufahmedahmed6399
    @shukriyuusufahmedahmed6399 4 роки тому +3

    Maasha Allah walaashey nasra cadey cimrigaagaga allah kuu dheereeyo owlaadana baari allah kaaga dhigo

  • @khadroqaraninamohamed4621
    @khadroqaraninamohamed4621 3 роки тому

    Masha allh xbbti

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 4 роки тому +1

    Banadir wa aadi jirey wa ina hda kadib aada i.a masha allah wye suuqas

  • @wadajirmedia171
    @wadajirmedia171 4 роки тому +2

    GO FOR FORWARD SISTER NASRO

  • @MaxamedAbshir-xz8zq
    @MaxamedAbshir-xz8zq Рік тому

    Mashalah walshy qurxy

  • @ArdoAbdirahman
    @ArdoAbdirahman 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha alaah wll

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 4 роки тому +1

    Wwwwww maaaasha allaaha abayo macnto mahadsanid xabbiti ♥️🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️👌👌👌👌🙏🙏🙏🙏

  • @xanaanqurux3876
    @xanaanqurux3876 4 роки тому +1

    Masha allah abaayo nasra wlhi waxaa tahay gabadha aan gabdhaha you tube ka ugu jeclahay cuno kasta oo kariso markan baratikeyo waa ii toostaa sababto ah sifican no fahansisa love you xbbti

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 3 роки тому +1

    Masha Allah mcn

  • @nadiyaumar3684
    @nadiyaumar3684 4 роки тому

    Xabitan nafda u roon mclimadeeda thnks

  • @IbrahimjamaMirre-ks6li
    @IbrahimjamaMirre-ks6li 4 місяці тому

    Masham allah shaqo wacan

  • @sahraabdullahi5316
    @sahraabdullahi5316 4 роки тому +2

    Masha allah abayo ❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌

  • @sagalmohamud8127
    @sagalmohamud8127 4 роки тому

    nasro abti doon msha masha allh mcnto aad iyo aad ayaad umhdsnthy wlhi cabitanyada aad sogelisay marwalbo waan sameystaa wankafaiday qaali hore usoco marwalibo hamigaga ilaah hakuyelo qâli thanks

  • @korontosomalie2389
    @korontosomalie2389 4 роки тому +1

    Masha Allah wllshy thanks

  • @YaasmiinAbdulaahi
    @YaasmiinAbdulaahi 5 місяців тому

    mansha allh Tabaraka allh Hppti Nasro shukran ♥️🤍

  • @nasteexocaydid6710
    @nasteexocaydid6710 4 роки тому

    Mahadsanid qaali aad ayaan uga helaa cuntadaada markasta waan tijaabinaa waana ku guulaystaa jazaakallah kheyran qaali

  • @ayaancabdi5294
    @ayaancabdi5294 3 роки тому

    Waaw wan ku tagar sanahay anig

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 роки тому +1

    Masha Allah xabiibti caadi mahaan qatar mahadsanid abayo 👌👌

    • @aburahima
      @aburahima 4 роки тому

      Ayan Caday isoboqo iyo Subscribe ii saar

  • @faadumoaadan8302
    @faadumoaadan8302 4 роки тому +1

    Mshallaaah Wlshey Alle nagama kaa Qaado Mhd snd in bdn Runtii🙏❤️💯

  • @fadumoahmed8482
    @fadumoahmed8482 3 роки тому

    Nasro sharaf abyo msha allh hore u soco my sis

  • @umuxafsa3566
    @umuxafsa3566 4 роки тому +1

    masha allah abayo qali shukran

  • @culusowchanel6416
    @culusowchanel6416 2 роки тому

    Masha allah wllshy nasra abtidoon

  • @nimcoyareey9410
    @nimcoyareey9410 2 роки тому

    mansha alaah nasra abtidoon qali waan ku jecelhy ilahy dartii

  • @waxwalpasmile8778
    @waxwalpasmile8778 4 роки тому

    Msh alh ineme cadi maha

  • @hm-vb2zv
    @hm-vb2zv 4 роки тому

    Maashaa allah naro walahi caruurta aan ushiiday maashä allah way ka heleen ajir allaha ku siiyo walaashay

  • @hodanidirs7064
    @hodanidirs7064 4 роки тому

    Masha allah nasra ku jeceleyaa xabti hory usoco

  • @mariamabdulkadir6314
    @mariamabdulkadir6314 Рік тому

    shukran xbbti

  • @muniraabdulahinor4157
    @muniraabdulahinor4157 4 роки тому +1

    Masha Allah abaayo marwalba horo usoco cimri dheer iyo caafimaad kuu rajaynayaa

    • @aburahima
      @aburahima 4 роки тому

      Munira abdulahi Nor isoboqo iyo Subscribe ii saar

  • @salmaabdiaziz2000
    @salmaabdiaziz2000 4 роки тому +1

    Masha allh hppt allaha ku barakeyo❤💕💋

  • @ancaaamnuur2919
    @ancaaamnuur2919 4 роки тому +1

    Abyo nasro cashir walipa aad soo dhigta wan isku daya wlhi mr wan saxa marna wan iska dhX dhaxad

  • @maryanibrahimcabdi876
    @maryanibrahimcabdi876 4 роки тому +2

    Asc abyo qaali horay usoco allah ha ku xafido 😘

  • @user-lr5el6ix3m
    @user-lr5el6ix3m 11 місяців тому

    Masha alaah nasro

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 2 роки тому

    Maaaash alllh abyo nasra abtidon

  • @hibaaqali5776
    @hibaaqali5776 2 роки тому

    Manshallh wlshy nasro

  • @fardowsonuur1505
    @fardowsonuur1505 4 роки тому +1

    Masha allh xabiibti hore usoco wan kujacelnhy wlhi

  • @ISMOBeautyandCooking
    @ISMOBeautyandCooking 4 роки тому +1

    Mansha allah nasra waan ka helay

  • @haphsahabdalla8356
    @haphsahabdalla8356 4 роки тому +1

    Wow..mashallh hore usoco abayo

  • @user-dh5tu8gp2g
    @user-dh5tu8gp2g 7 місяців тому +1

    Mansha alla

  • @qadanabdilaahi4880
    @qadanabdilaahi4880 4 роки тому

    Masha Allah wll qli hore usoco

  • @a.shakuursaed9125
    @a.shakuursaed9125 4 роки тому +2

    Anigu waxaan ka sameeyaa:
    1-Afakaandhada
    2- caano boodhe
    3- muus
    4- sonkor
    intaa ayaan ku sameeyaa waana mcn faa'ido leh wll

  • @suhuurbintumahamed348
    @suhuurbintumahamed348 3 роки тому

    nasra xbbt gacanta alle hakuu barakeeyo

  • @nastexotahliil1682
    @nastexotahliil1682 4 роки тому +1

    Masha allah👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻

  • @nasardigale8605
    @nasardigale8605 4 роки тому +1

    MashaAllah abyo thanks 🙏❤️♥️👸🏽

  • @yasminomar4982
    @yasminomar4982 4 роки тому +1

    Masha allah alle Haku barkeyo quruxey😍😍😍❤️

  • @ancaamupullahi1251
    @ancaamupullahi1251 4 роки тому +1

    Allaaah yaxfadki caziiizatiiiiii qaliayah👌❤❤❤

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 4 роки тому

    Mashallah tabarakallah xamar bila walashey macan Nasro allaha kuxafido warunta wa cunto waliba nafaqoleh

  • @khuluudesse5113
    @khuluudesse5113 4 роки тому +1

    Masha allah shukrn qali

  • @salmayuusuf2424
    @salmayuusuf2424 4 роки тому

    Mansha allah tabarakalaah wlshy Nasra abtidoon allah haku xiftiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @kimrayaad6736
    @kimrayaad6736 2 роки тому

    M.a queen

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 4 роки тому +2

    Masha allah 💖💖

  • @faadumoahmedhaaji4907
    @faadumoahmedhaaji4907 Рік тому

    masha allah

  • @basroabuubakar813
    @basroabuubakar813 Рік тому

    Ay ❤️ m.a gcn dahbey

  • @user-zd4pr1sf4c
    @user-zd4pr1sf4c 4 роки тому

    ماشاء الله شكرا غالي جزاك الله خير

  • @farmajoelectionwinIacarafey
    @farmajoelectionwinIacarafey 4 роки тому +1

    Manshalh wadanki maxaa barwaaqa taala alownosiyadi

  • @farduushaji6029
    @farduushaji6029 4 роки тому

    Waa cabitaan aad u macan hore u soco xbbti

  • @ficanhusein1380
    @ficanhusein1380 4 роки тому

    Thanks abayo

  • @hidayoahmed6348
    @hidayoahmed6348 4 роки тому

    Masha Allah xbbti keep going

  • @daganjaamacawaale5634
    @daganjaamacawaale5634 4 роки тому

    Shukran xabibti nasro qurux

  • @CadeCade-ob4qc
    @CadeCade-ob4qc Рік тому

    Ma shalaah abaayo nasro 😅😅😅

  • @jeybinusam5004
    @jeybinusam5004 3 роки тому

    Waxa no so sameeysa sida loo sameeyo khudradda cagaaran siyaba heeda kala duwan videowyashada waan kawaaye huno qaali shukran

  • @fadumoarif1897
    @fadumoarif1897 4 роки тому +1

    masha Allah xabiibti jazaka laah qeer 🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖👍👍👍👍👍👍👍

    • @aburahima
      @aburahima 4 роки тому

      Fadumo Arif isoboqo iyo Subscribe ii saar

  • @quruxleydamuhumad287
    @quruxleydamuhumad287 4 роки тому +1

    Wsc war ma tulahi wabarakad abyo nasra cadey sodawaw keep going 💗💋🌹✅

  • @nastehajimale9998
    @nastehajimale9998 4 роки тому

    Cabitaan Macaan ah m.a

  • @jamiilojamaala640
    @jamiilojamaala640 4 роки тому

    Mash allh abaayo shukrn wlh aad baan guujeclahy nasroooooooy

  • @anisacadey7324
    @anisacadey7324 4 роки тому

    Mashallah abyo waa sax waxa la isticmaala kisi markaa timir la cunaayo saasa sunaa

  • @saadiasiman3946
    @saadiasiman3946 3 роки тому

    mashaAllah mashaAllah thank u abayo❤🌹🌹

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 4 роки тому

    Maasha allaah ukhti lafta avocadaha ha iska tuurine beero ama gudaha guriga. Ku kori ka dibna deydka gee hadan gurigaaga deyd lahayna sadaqayso.

  • @badriyahassan5678
    @badriyahassan5678 4 роки тому

    Mansha allah xbbti nasra alle ha ku xiftiyo

  • @fadxicadey1640
    @fadxicadey1640 4 роки тому +1

    Mash allh

  • @qalidumar2018
    @qalidumar2018 4 роки тому +1

    Abayo nasro waxaa ka fiican oo dhakhso loogu cayilayaa avocado iyo canbe macan iskama qabanaysid wlhi ama avocado iyo matundho ama liindhanaan

  • @asmahusseincabdi1581
    @asmahusseincabdi1581 4 роки тому +1

    Mansha Allah macanto

  • @ifraahabdi6767
    @ifraahabdi6767 4 роки тому

    Masha Allah waxatahy gabar dadaleysa. Midakale abayo plz waxad aqbar iga sisaa dhuxusha iyo gaaska keebaa raqisan madama aad labadaba isticmashay?

  • @riyanabdulahi9948
    @riyanabdulahi9948 4 роки тому

    Masha Allah nasra

  • @sumayacabdrisaq3470
    @sumayacabdrisaq3470 4 роки тому

    Mnsha allah

  • @geenyomudug7215
    @geenyomudug7215 4 роки тому

    Score anaa uku horeeya nasro sidi roobka kuu sugaa wlhi 😍😍😍💋❤

  • @xamdaxasan3306
    @xamdaxasan3306 3 роки тому

    Masha Allah masha allaah ale haku barakeeyo