Daahiroow ina adeeroow caawa nin nimadii Sacad waa kuugu aqaan Canada 🇨🇦 ayaan kaa daawanayaa Wallahi gabar Sacad reer Jalaf abti u yahay in aan Muqdisho lagu dhici karin
Daahirow mamadaani waa reer ayeydeey, reer Jalaf, reer Cilmi Wardheere, ilma Nuur Sagaar aabahy mcn bey dhaleen... Si fiicn u caawi maamada, xaqeeda Rabbi ha uga soo qaado ninkaa daalimka ah.
Dahabkii iyo lacagtii la raadin jiray dhulbaa ku xigay maxkamada magdhow raadiska run iyo beenba dhulka ma mid kale ayaa la isu iibanayaa anaa ku xiga islaantane daahirow
50 boos oo gafa ah aya layga dhacaya walaalaya gofaafka lama cabiri jirina siyaad bare aya warqada ka soo saraya marki dagalku dhacaya waa la lanbarayaya warqada lo samesataya yana uga dacawada
Dahir wle duuco wad heesha habeen kasta illahaay haku aqabalo❤
Maasha Allah ajiir iyo xasanad illahay ha ka siiyo dahiirow Aamiin
Maxkabada halaga daayo Ina adeersiga iyo abtiyoowga ha ahaato mid somaliyeed💕guulayso daahirow
wali magaalada muqdisho dhul xoog ah maa lakala haystaa yaaaab 2024 iyo dhul xoog ah aaaa
Kkk rer maclow saan ugu aqanay shiqaal 1996 leey noqdeen habargisir
Maxkamadda ka daaya abtinimada iyo adeernimada.
Daahiroow ina adeeroow caawa nin nimadii Sacad waa kuugu aqaan Canada 🇨🇦 ayaan kaa daawanayaa Wallahi gabar Sacad reer Jalaf abti u yahay in aan Muqdisho lagu dhici karin
Dhac wuu dhamaday hadii sax ahanshaha dhulka heysato mamadan cadalad wey helaysaa
Maxuu dhac dhamaday hadey saldhigyadii lacag dadka karabaan
Dahir wuxuuna xalin karin maba jirto..
Daahir qofkad abti utahay asagaa saxan miyaa xataa hadey tuugtahay
Alle ha kugu asturo
Yaab dad xoolo islameed iska heysanayaa
Dahir xundabay nin fican mahan walhi ana sifican ukasayp
Daahirow mamadaani waa reer ayeydeey, reer Jalaf, reer Cilmi Wardheere, ilma Nuur Sagaar aabahy mcn bey dhaleen... Si fiicn u caawi maamada, xaqeeda Rabbi ha uga soo qaado ninkaa daalimka ah.
Dahabkii iyo lacagtii la raadin jiray dhulbaa ku xigay maxkamada magdhow raadiska run iyo beenba dhulka ma mid kale ayaa la isu iibanayaa anaa ku xiga islaantane daahirow
Oo habargidir gaar ahaan Sacad waxaan moodi jiray in dadka ay Abtiga uyihiin cidna waxba kaqaadi karin agtooda , waar gabadhaas oo Abti Dhulbahante u ahaan lahaa inaan cid waxkaqaadi lahayd aysan jiri lahayn.....!!!!.
they are all talk about isaaq 😂😂
50 boos oo gafa ah aya layga dhacaya walaalaya gofaafka lama cabiri jirina siyaad bare aya warqada ka soo saraya marki dagalku dhacaya waa la lanbarayaya warqada lo samesataya yana uga dacawada
Shaqadii ugu fiicaned aan arkey aad qabto howalwanaagsan. Su,all haday qabiil kale maamdu ahaan laheed sidaan ma ugu adeegi lahed?
Ma isaqa baxay mise dagaal baa dhacay oo waa la qaxiyay habaar idiin biir faqash ma daahirto 😡
💯
Asc dahir calasoww
Soomaali maxaa cuqubo taala
HG dhac May kujirayaan waligoood
Dhagaha beel naa ninka HG haduu sheegtay ee waa Sheeqaal. Laangaabta buka ee cudurka HG dilataad tahay
DHULKA AYADA MA LAHA
ISLANTAAN GARAWE HA U DONATO DHUL MESHEY KA TIMID DHUL DAD LEYAHEY AYEY RABTA
Malinta Qayaame mku cadeen krta
Nacaseey Muqdisho miyeeysan caasimad Soomaaliyeed ahaayn ma Soomaali baa dhul kala leh
Mooryaan yohow dadka ammaan sii
Garoowana boos wey ku yeelan kartaa Xamarna cidi Kama xigto ee ha u dhinac beelin tuug. Umadaan waxaa isaga darsamay xaqii iyo qabiilkii
Daarood in isaaq shaadh dawladeed ku xasuuqayna hadana sharco dibadaa ah ku Wada waayay dhuufkana markaa iyagaa isku hayay kunkun faan libay ku bixijireen 1999 ilaa laga gaadhay 1991 xataa tukaan isku dhiibtay isaaq
DHUL EYSAN LAHEYN EY WARAQO U SAMEYSATEY
Ma adigaa og inay Lee dahay iyo in kale mise tuugaad la shaqaysataa
Maxaaa ka ogtahay ?...
Inleen adigu maxkamadii matihid ?