Ilahow Somali u dambidhaaf oo mar uun qalbiyadoods isku du'😢😢😢 bal silacan aanu marayno fiiri. Ilmo hooyadiis xoog looga soo qaatey kadib dadkii soo dafayna maanta ilahay ay hor joogaan.😢😢😢😢
I know this girl I help her when she was new to Canada and she's not 10 years in Canada, I don't care all that but why did she hide the other kid tribe 🤔 😮😮
ma waxad leedahay 5’ilmo kabadan bay leedahay? 5’ta qabiladoda way shegtay, ma adiga ka yaqana intay joogto Canada? Inaad maalin saacidid qof meel ku cusub kuma koobi kartid nolasheda.
Walahi Waa Fariidad Codkar ah , Allah Waxaan kabaryayaa innuu Qalbiga Kuudajiyo Waxaad Rabtidna Kusiiyo inshallah .
Ilahow Somali u dambidhaaf oo mar uun qalbiyadoods isku du'😢😢😢 bal silacan aanu marayno fiiri. Ilmo hooyadiis xoog looga soo qaatey kadib dadkii soo dafayna maanta ilahay ay hor joogaan.😢😢😢😢
Gabada hoyadeed magaceda waa Caasho ( iisha) liboya Kenya
Gabadhani waliba baari wallaahi dabee cad fiican abhaasi dhaley gabadhaan hoo yadeed ka soo qaatey danbiile waaye
Marmar Maseer iyo In Xumaato lagukalatago Ayaa Sabab u ah in Ilmaha ay Rafaadaan .
Daahir ha iloobin hooyada naaneesteeda waa iisho magacaas ku raadi Allah soo sahlo
Maasha allah tabaarakalaah gabadh qurux badan❤❤❤
A s c dahir gabadha isodir lebaraka
Waa Dumarkii Tayada Lahaa Ee
Somaliyeed Waa Xaawa Taako Manshallah.
Bsc abafi
Allah Maxey Dadkeena Rafaadsanyihiin.
Alle ha usoo dhaweeyo gabadha hooyadeed oo caafimaad qabta
Masha Allah waa gabar wanaagsan asalka somalida ah
Waa dhaladkii Ogaadeen
Daahi gabadhaan gabadhooyade ma ahan gala jecel hooyade waa dagoogiye
Somalida Marmar Waxaad isleedahay Muslim Ma-ahan!
Jazaaka Allaah
In sahra la yiraahdo cod karnimadeedaan ka gartay
Maxad qabanaysay waydii
20:37😂😂😂😂 saeeban maaha ee waa saxda ninka deenta lagu leeyahay gabareey
War gabdhu waa tolkeene haloo hello hooyadeed
Laga yaabo gabartaan edada iyo walalkeed in ka qari naayaan hoyadeed because in eey islee yihiin hoyadeed ka raacdo
See lagu ogaanaa in la helay??
Mamada waa muse gumcadle rer faqa cismaan hodan Farah qunaaf dahir waa Kaas mamada qawiilkeeda
In Sha Allah. Si fuduud yaa laguhelayaa
Soo adiga iyo wiil soo
18-20 years haday ku guursan karta + 32 age of the gril waxay noqon karta 50-52 years
Hablaha somalda yar daraan bay ku guursadaan habarta xaday ilaahay baa la xisaantamaaya
Waa dadki liboya Kenya waxtigi 1991:kii ila iyo 1993 oo nin Ogaden qabay
Hooyo waxaa ladhahaa suuban
Hooyo
Gabdhaan hoyaded waa dhimaty
Yoyaded waadagoodiye
Naa maxad initaso sno u rinaysay
Gabada hoyadeed waa Galjeceel
Leuk om kaaskop te zijn??
Halooraadiyo
Hooyaded w
Wadenkeeena meel kaste waaa ka burburnay
Allah haku soodhaweeye
Ik vind je moi stem 😀
Wuudhintay wuudhintay😀😀
....🤔?
Daahir ma helaayo sababto ah iiisho ma raadinayo caasho ayuu radinaya iisho raadi
))daahir
Dahir xogat anigaa
Wiil iyo gabr mohoo
Hoyad axejoogat
Labrak anigaa kushegayo
Kkkk.waqurbojook
Iisho raxwYn ayaa labaxa
jareer weyen way la baxaan (iisho) oo macnaheedu yahay caasha.
Reer qaxaaye waxa loo yidhi bilaash maaha.
I know this girl I help her when she was new to Canada and she's not 10 years in Canada, I don't care all that but why did she hide the other kid tribe 🤔 😮😮
ma waxad leedahay 5’ilmo kabadan bay leedahay? 5’ta qabiladoda way shegtay, ma adiga ka yaqana intay joogto Canada? Inaad maalin saacidid qof meel ku cusub kuma koobi kartid nolasheda.
@shamsoibrahim4431 I know her she use to stay with me when she was new to Canada. And yes she hide one other kid and he have other tribe
@shamsoibrahim4431 I know her she use to stay with me when she was new to Canada. And yes she hide one other kid and he have other tribe
caruurteedu ma saddex qabiil baa waa iska taas qudhedu waa calaf but we always judge may be that is why she is hiding it
@@maryam-cd3gt haa walal waa 3 qabil caruurteeda