KU TAAJIR MUDO YAR DHULAL BADAN OO MAALGASHI AH KUNA YAALAAN DAARUSALAAM UGU BADNAAN 5000-1300

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Рік тому

    Mahadsanid

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Рік тому

    Maasha allah waad dadaashay wixii lacag heesto

  • @daudibrahim1573
    @daudibrahim1573 Рік тому

    MASHAALLAH. XAMARI MARKAN YIMADA AYAN KUSOWACA INSHAALAH

  • @cabdiraxmancabdi6152
    @cabdiraxmancabdi6152 Рік тому

    Wakusalamay walashey ajar allaha Kaa siiyo muwaadin xalaal baa tahay

  • @fali2695
    @fali2695 Рік тому

    Mash Allah muqdisho caday

  • @goodcondition7472
    @goodcondition7472 Рік тому +1

    Baadiyo ma’ahee Waala Oran Karaaa Arsey wax u jiraan Gabareey

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 Рік тому

    Maashaa Allaah

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Рік тому

    Masha allah.

  • @aliabdullahi2838
    @aliabdullahi2838 Рік тому

    Walaal waan ku salaamay waxaan ku waydiinayaa dhulkan survey ga ma laga saaray ujeedo ma qorshaysan yahay

  • @gabarmuqdisho3078
    @gabarmuqdisho3078 Рік тому +1

    ASc gacalooy Maxaa cusub manta tariiqda wa 1/2/2023 Malin arbaco ah

  • @aliosmaan3205
    @aliosmaan3205 Рік тому

    Maasha alaah

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada Рік тому +3

    1000 maku helaa 2rabaa

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Рік тому

    Waa mahadsan tahay.

  • @babusalma5137
    @babusalma5137 Рік тому +4

    Ascukhti Kuwa daarusalaam 7da km u jira $2500 ma lagu helaa ma isleedahay?

    • @martisoor8576
      @martisoor8576 Рік тому +1

      Hadu dhulka banaadir ka tirsan yahay waa uqalma. Lakin hadu banadir ka tirsaneen waxa laqaata dhankaas iyo xeebta jasiira.

    • @babusalma5137
      @babusalma5137 Рік тому

      @@martisoor8576 jazakillahu kheyran. Lkn dhanka jaziira waa isku qabsi badan yahay maqlay. Haddii boos nadiif ah qiimahana ku dhow soo wll. Shukran.

    • @martisoor8576
      @martisoor8576 Рік тому +1

      goof dadki laha gees ka dagan yihiin oo la yaqaan baa heleysa walal hada tagto meesha. Dadka dhulka dagan wareyso lacag aan ujaban baa ku heleysa kun dollar ban aniga hal boos ku iibsaday. Si uusan kaga lumin gps isticmaal, calaamadna uyeelo. Thats it. Hadii marko iyo xamar isu furanto dhul dalxiis bu noqon oo xeebta udhaw. Insha allah

    • @babusalma5137
      @babusalma5137 Рік тому

      @@martisoor8576 aad iyo aad u mahadsan tahay. Kuwa degaan ahaan xamar ka tirsan lkn ilaa 15km u jira kwrn wll.

  • @fali2695
    @fali2695 Рік тому

    😍😍😍😍

  • @farhiowarsame8652
    @farhiowarsame8652 Рік тому

    Abaayo mashan 10.000 klo mir ayaya darusalma u jiirta

  • @iskufilancadey3428
    @iskufilancadey3428 Рік тому

    Meesha daarusalaam ujirta 7 k m waa meeqa qaali

  • @noormohamud9677
    @noormohamud9677 Рік тому

    15 kilometers haddii ujirto xitaa magalada ma fogo

    • @martisoor8576
      @martisoor8576 Рік тому

      Darusalaam ayaaba magalada 10 kilo kabadan ijirta dhul 15km xaga kasii jira maxa jmaleyneysa sidan dare3maya dhulkan laamiga balcad ayuu udhaw yahay. Jasiira la qaata 15 kilometre oo bada udhaw axsan.

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Рік тому +3

    Wax ka baro cyrptocurrency!.Aniga wax ma iibinayo.🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑
    Waxaan idinla wadaagayaa coinka polygon waa crypto, waxuu qaymihiisa ahaay 2021 0.01 cent sanad kadib wuxuu gaaray $2.92 halkii xabo.Marka hadii aad 10000 xabo heysan laheed markuu ahaay 0.01 cent, tusaale ahaan aadna iska iibin laheed markuu gaaray $2.92 waxaad faa'iidi laheyd $ 29,200. Laakiin dhalinyara badan oo somaliyed war umahayaan suuqan. Walina fursadahii oo kale way jiraan.

    • @ismhan2398
      @ismhan2398 Рік тому +1

      Muxuu yahay suuqu

    • @sahrocrypto9621
      @sahrocrypto9621 Рік тому +1

      @@ismhan2398 walaal waa cryptocurrency, soo booqo channelkega waxaad ka Hele saa casharo badan oo aad ka faa'iidi karto insha Allah.

  • @madaam7164
    @madaam7164 Рік тому

    Caruurta ayeeyada unaqadoono maa usi gada tolo

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Рік тому

    Mahadsanid