Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Faysal aad bad uu mahadsantahay.Waraysiga Abwaanka.Fadlan waraysiyada Abwaanada joogte.
Aabahey yuusuf shaacir ALLAHA no ka barakeeyo somaali oo dhan baad dan u tahey ❤
Hadaa ina Yusuf shaacir tahay ku muuji ciwaankaaga sxb weyga talo mahadsanid
Beenaale kumuu dhalin ee qof aan ku dhalin maxaad uga been abuurani????
@@Footballgamer1589 anigu faraq yuusuf shaacir walidnimo u sheeganaya ma ihi lkn abo waan uga leehay dhan ka fanka ayu abe iga yahey
@@abchirabdillahi3036 haa sax walaale mahadsanid
I had to laugh.
Maansha allahYousuf shaacirWaxaan ku caqligeysteyIsaga rikoodhadii canjaladahaLagu dhagaysto Markaa waa khabiirEe halaga faa idaysto
Wow waar ninkani waa abwaan kbatar ah maanshallah thanks waar abwaanada new generation well done.
allaha unaxariisteeabwaan dhoodaan intaanu aragnay waa ninka ugu farshaxan badan sida maansada maahmaahda uu udhax galiyo
Abwaan run ah!👏👏👏👏👏
Yuusufow hawl Fican baad haysaa Waxaan kaa rabnaa inaad noo badashid Idaajaa Insha Allah
Mahadsanid Abwaan
Mugdi baan ka gacan hadiya maxamed kaydaaweMangada abaariyo diribaan maax kadayayaayeGeelbaan maqar kawsida midhi ka dhiiqayne abwaan qasiimDhirbaxo jina wuxu yidhiMangada abaariyo diribaad maax kaqodaysayeGeel baad maqaarka usida midhi ka dhiiqayn Labada abwaan iyama ku horeeyay iyama se soqatay?
Abwaan qaasin ayaa ku horeeyey IHUN,1967 aguu tiriyey.
Dadka yuusuf shaacir suugaan ku qabsanaya us ku dhe 😂😂😂😂
Gabeyga khaliif ee dhirbaaxo jin u jawaabey sowtii abwaan dheeg yidhi anigaa lahaa ee Tvga qaranka laga wareysanaayey anagaa wax aragney miyaad iska hubisid
Heesta Maryan Mursal iyo m jaamac joof Sowtan gabay hore lagu so qayxiyey
Wax la waayey Geelloow ninkii waalan baa u duda yaa yiri yaase lagu yiri toloow?!
Kani waa annaani ama kalidii xariif
Miyaad ka hinaastay ninkan xaraarte sare jalabutaystay.
Sxb xaasidnimo ayaa kugu jirta waxa suuragal ah in aadan isku ogayn lkn waa calaamad xaasidnimo
Sabab marka ilaan hadan dhoho ninkani waa tuug waa in aan dhoho waxaas buu xaday maxad dreentay😂
Dunida meel dahan malaha
Kalkata ma kooxdiisii ayuu leeyahay hala heshiiyo.
beenale beenta jooji
Xaarwayne waxan fahmi mayside ka bax meesha duluf yohow
Faysal aad bad uu mahadsantahay.
Waraysiga Abwaanka.
Fadlan waraysiyada Abwaanada joogte.
Aabahey yuusuf shaacir ALLAHA no ka barakeeyo somaali oo dhan baad dan u tahey ❤
Hadaa ina Yusuf shaacir tahay ku muuji ciwaankaaga sxb weyga talo mahadsanid
Beenaale kumuu dhalin ee qof aan ku dhalin maxaad uga been abuurani????
@@Footballgamer1589 anigu faraq yuusuf shaacir walidnimo u sheeganaya ma ihi lkn abo waan uga leehay dhan ka fanka ayu abe iga yahey
@@abchirabdillahi3036 haa sax walaale mahadsanid
I had to laugh.
Maansha allah
Yousuf shaacir
Waxaan ku caqligeystey
Isaga rikoodhadii canjaladaha
Lagu dhagaysto
Markaa waa khabiir
Ee halaga faa idaysto
Wow waar ninkani waa abwaan kbatar ah maanshallah thanks waar abwaanada new generation well done.
allaha unaxariistee
abwaan dhoodaan intaanu aragnay waa ninka ugu farshaxan badan sida maansada maahmaahda uu udhax galiyo
Abwaan run ah!👏👏👏👏👏
Yuusufow hawl Fican baad haysaa
Waxaan kaa rabnaa inaad noo badashid
Idaajaa Insha Allah
Mahadsanid Abwaan
Mugdi baan ka gacan hadiya maxamed kaydaawe
Mangada abaariyo diribaan maax kadayayaaye
Geelbaan maqar kawsida midhi ka dhiiqayne abwaan qasiim
Dhirbaxo jina wuxu yidhi
Mangada abaariyo diribaad maax kaqodaysaye
Geel baad maqaarka usida midhi ka dhiiqayn
Labada abwaan iyama ku horeeyay iyama se soqatay?
Abwaan qaasin ayaa ku horeeyey IHUN,1967 aguu tiriyey.
Dadka yuusuf shaacir suugaan ku qabsanaya us ku dhe 😂😂😂😂
Gabeyga khaliif ee dhirbaaxo jin u jawaabey sowtii abwaan dheeg yidhi anigaa lahaa ee Tvga qaranka laga wareysanaayey anagaa wax aragney miyaad iska hubisid
Heesta Maryan Mursal iyo m jaamac joof
Sowtan gabay hore lagu so qayxiyey