WAXAAN IDIIN BAREEYNAA TUULADEENA! KAALAYA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • #aaramoow

КОМЕНТАРІ • 163

  • @ashunihaaji8422
    @ashunihaaji8422 Рік тому +3

    Maasha allaah tabaarak
    Nabad gelyo ayaad ka heleeysiin
    Walow carruur aad leedihiin
    Anniga dalxiis amaan idiinku imaada 😂😊❤ waaba iga dhax baxday
    Isku dooq ayaan nahay
    ( MEEL XARREED TAALA XIISO LOO AADDAA😂🎉😊❤❤MAASHA ALLAAAAAH
    NUUR CALLAAL NUUR
    IL CADOW MA IDIIN ARAGTO🤲🤲🤲🤲🤲
    Insha allaah 👨‍👩‍👧‍👦 😊😊😊 guul iyo gobonimo awed❤

  • @barni5847
    @barni5847 Рік тому +9

    Masha allaha waxaad tahay gabar masgaxs badan caruurtadu cidlada baay kigu magan galaysa insha allah

  • @ibnatu.maryamma8928
    @ibnatu.maryamma8928 Рік тому +1

    Illahey. Ha. Idin. Barakeeyo. Allaha. Idin ku xifdiyo. Tusaale. Fiican. Baa. Tihiin

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Рік тому

    (MASHA’LLAH ❤️❤️❤️❤️❤️TABARAKA’LLAH)❤️❤️❤️❤️❤️🎊🎊🎊♥️🌹💕💕💖(JAZAKALLAHU KHEIRAN)🙌🙏👍😍💕🎊💖♥️💖🎊💕🌹❤️❤️💕🎊🎊💖💖(RABBI) Haydinku xafido (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🙌🤲🙌🌹❤️🎊🎊💕♥️💕💖🎊❤️❤️❤️❤️🤲❤️🎊💖💕💕💕💖🎊🌹🌹🤲🌹❤️❤️

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 Рік тому +4

    Asc naima Hanbalyo Alle ha idin barakeyo gurigina nolosha cusub

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +2

      Wcs Afnaan aad ayaad u mahadsan-tahay!

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Рік тому +4

    Mansha alaah tabarakalaa ale hadin barakeeyo walalay camarado guriga ku xidho

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح Рік тому +6

    ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله في منزلك الجديد ❤❤❤❤❤🙏🤲🤲🤲🤲

  • @umuabdullahi4783
    @umuabdullahi4783 Рік тому +1

    Ascww Maanshallah allah باراك لله illaahay ha idiin barkeeyo nimacad uu idin siiyey intaan haysanin allah siiyo الله يحفظك جميعا

  • @اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجن

    Masha allah tabarak rahman illaah hani barakeed illah hanigu xifdiyo cumri dheer cfmd baan nirajeenaa famili qurux badan

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Рік тому +1

    Hambalyo horumar wacan 👍 ilaahey ha idinku magangeliyo 🙏🏽🙏🏽

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 Рік тому +3

    Asc masha Allah Allah ha idin barakeyo hana idin ku xafido amiin
    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Рік тому +3

    Maansha allh tabarikalaah ilaahy daydiin barakeeyo wall niciima and maxamed iyo ubadkiina

  • @naseebgade8885
    @naseebgade8885 Рік тому

    🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 Рік тому

    Ilaaheey ha idiin barakeeyo degaankiina cusub

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Рік тому

    Asc abaayo ilaahay haydiinbarakeeyo laakiin weligay madegeen waxaan degilahaa meel aan masaajid kagaarikaro hadaad dhimataan maanta caruurtii waxaad ugatagteen meel muslimkadheer❤❤❤❤❤

  • @Maandeq266
    @Maandeq266 Рік тому +3

    Abaayo ilmaha iskolkoda iyo päiväkoti ga maku dhawyahay

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +2

      Waxwalba magaalada yaala tuuladana weey yaalaan Maandeeq soo dhawoow!

    • @Maandeq266
      @Maandeq266 Рік тому +1

      @@aaramoow Masha allah abaayo

  • @maryanruunmahdi3962
    @maryanruunmahdi3962 Рік тому

    meshan magaced nicimo guriga magadaten

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Рік тому

    Mar baan daganaa jiray tuulo aad uyar oo Minnesota kutaalo wax kafiican ooka carafbadan majirin inaan baadiyihii kunoqdaa ihayso waan uxiisay

  • @nimoabdi71
    @nimoabdi71 Рік тому

    Maa shaa Allah tabarakallah Allahuma barik abaayo

  • @sadiafidow2514
    @sadiafidow2514 Рік тому

    Maasha Allah Allaha idinku xafido

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Maansha Allaah Illaahow idiin barakey. Aniga meeshaas camal ayaan ku soo korey aseendo aan laheyn waa caafimaad saxo caruurta u wanaagsan. Baraf ma leedihiin?

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      Wcs haa waa gurigii barafka ee hadda waqtigiisa lama gaarin! Mahadsanid walaal!

    • @allowikaalmeyofficialchane4488
      @allowikaalmeyofficialchane4488 Рік тому

      @@aaramoow maansha Allaah. Nabed gelyo reyn reyn farxad caafimaad ku waara dhamaanteen. Gabadheydana ii macsii iyo ciyaalka dhamaan dumaashina igu sln Illaahna ha kuu xifdiyo nawada xifdiyo intii Islam ah Insha Allah.

  • @haninora533
    @haninora533 Рік тому +3

    Masha Allaah Allaha idin bakeeyo Allaahuma baarek❤☀️🌻✨guuleysta

  • @mariaabdla4063
    @mariaabdla4063 Рік тому +1

    alla jawigu qurux badana ilahy ha idin siyadiyo

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 Рік тому +3

    mansha allah qurux

  • @sadiafidow2514
    @sadiafidow2514 Рік тому

    Ku dayasho ayaad mudan tihiin ❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Рік тому +2

    Wcs wr wb welcome back sister ❤❤❤❤ masha Allaha hambalyo ❤

  • @zahrasiad5443
    @zahrasiad5443 Рік тому +1

    Waa meel cagaar ah baadiyaha waa qurux waana jclhy meel baadiyaa oo dad kuu dhaweyn nafis iyo raaxo Allaha idiin barakeeyo waan ka helay muuqaalkaan indhaha aanba ka dalxiisay hore usocda iskusoo noqosho badan.
    Aaramow aaran iyo barwaaqo.

  • @amuunabas
    @amuunabas Рік тому +2

    Masha Allah abaayo naciima badiyaaha na jeclisiisay walaahi

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +3

      Mudda badan ayaan ku fikireeynay anaga xitaa!

  • @ibrakhalid4951
    @ibrakhalid4951 Рік тому +3

    Mansha allaah mabruug

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 Рік тому +1

    Masha allaah allaha idiin barakeeyo noalshiina keep going beautiful family masha allaah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Рік тому +1

    Maasha alaahu caruurta waxaa u fiican banaan aas oo waad ku nabad geleysaan axsan baadiyaha maasha alaahu

  • @munomohamud5167
    @munomohamud5167 Рік тому

    Xafada magaceed?

  • @munomohamud5167
    @munomohamud5167 Рік тому

    Xafada magaceed?

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Рік тому +3

    Asc waan idin salaamey masha Allah meesha aad degteen waa meel aaran ah, chanalka magaciisa iyo nolosha cusub waa isla hesheen mabruuk Allah ha idin barakeeyo Aamiin!

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Рік тому

      AscMASHAALLAAH ILLAHEY NIMCADISA ALLAHA IDIN BARAKEYO AAMIIN YARABI

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Рік тому

      WALALAYALOOW JANANKAN MAMA NACIMO KORHALOQADO WALALAYALOOW WAXBADAN AYAD KAFAIDEYSANEYSAN INSHAALLAAH

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Рік тому +3

    Masha Allah Allah ha idin barakeeyo waxaad i soo xasuusisay beeraheena , macraaj waan ku faraxney markaan araganey soo barbaar habaryar Allah ha idin xafida Aamiin, guriga cusub mid qeer qaba Allah ha idika dhigo Aamiin!

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      Mahadsanid walaal Aamina!

    • @aminaahmedmohammed1056
      @aminaahmedmohammed1056 Рік тому +1

      Shukran xabibti munawara iyo macraaj ayaan fiirsaney, masha Allah Allah ha xafido Aamiin!

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      @@aminaahmedmohammed1056
      Aamiin shukran!

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 Рік тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @deeqoabdulle2755
    @deeqoabdulle2755 Рік тому

    💜💜❤️🌷💚👍

  • @deeqsanmedia23
    @deeqsanmedia23 Рік тому

    ASC Aaramow

  • @Barwaqo.Channel
    @Barwaqo.Channel Рік тому +1

    Allah haydiin barakeeyonimcadaas uu idin siiyay masha Allah.Kudayasho ayaad mudantihin❤️❤️

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 Рік тому +1

    Maansha alaah waa meel qurux badan laakiim barafaa kadambeeyo

  • @hamdiali6199
    @hamdiali6199 Рік тому +1

    Mashaa allaah meel qurux badan ayaad degteen indhahan uu roon cafimaad uu fican

  • @omarabikar33
    @omarabikar33 Рік тому

    Asc

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 Рік тому +2

    Masha Allah

  • @mohammedupdykhadir3124
    @mohammedupdykhadir3124 Рік тому +1

    Keep going wan idin jeclhy allah ha idin xafido

  • @iskaadag994
    @iskaadag994 Рік тому +1

    Masha allah allah nii barakeeya nolosha cusub

  • @leyla05-27
    @leyla05-27 Рік тому +2

    Abayo magaceed meshaan

  • @fatumobarkadle9098
    @fatumobarkadle9098 Рік тому +1

    Asc manshaalah beerahaa iyo banaan kaasi waa dookhayga illaahay ha idinku xafido ❤

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Рік тому +1

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله اللهم يحفظك ويحميك يارب العالمين

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 Рік тому +1

    Masha Allah beautiful life enjoy guys Masha Allah

  • @deganmahamed8715
    @deganmahamed8715 Рік тому +1

    Wcswrb abayo masha allah gurigina cusub allaha idin ku xafido wax walba oo qalbigaga ku jiro allaha idin fududeyo Aamiin

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      Aad ayaad u mahadsan-tahay walaal!

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 Рік тому +1

    Allaha idinku amaansado

  • @maymunabdullahi33
    @maymunabdullahi33 Рік тому +2

    Masha alaha❤

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 Рік тому +1

    Allaa yaa daris iga kiin dhiga
    Khudrada organic idinka iibsan lahaa

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      Noo imoow haddii ay suurta gal kuu tahay!

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Рік тому

    Allaha idin barakeeyo Aamiin ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍❤️👍❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 Рік тому +1

    Masha Allah mabruuk famili naciima Allah ha idinku xafido

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 Рік тому +1

    Allaha idiin barakeeyo

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 Рік тому +1

    Mash Allah meshaa qurux badan

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 Рік тому +2

    Tuladan magaceed naima?

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      Finland miyaad ila dagan-tahay??

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      @@Afnaan181
      Barasha wanaagsan!

    • @shamsiinaali8908
      @shamsiinaali8908 Рік тому

      ​@@aaramoow
      Shaqadaada cafimaad makuu dhawdahay caafimaad soo kama shaqeysid Naima

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 Рік тому +1

    Maasha Allaah Tabarakalaah

  • @lulalasow5550
    @lulalasow5550 Рік тому

    Maansha Allah Tabaarakalah. Naciima tuulada magaceed. Meeqa km ayey Helsinki u jirtaa? Ilahey ha idiin barakeeyo. Insha Allah aamiin yarabi

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 Рік тому

    Maasha sllah tabarakallah laydh iyo dhul qurux badan iskuhel waa mahad ilaahay .. aad ayan idin kubarikaya ... تسكنو فيه بالصحة والعافية والأمن والايمان...🎉🎉🎉❤❤❤

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Рік тому +1

    Maa shaa Allaah jawigaan oo kale aad baan uga helaa Allaha idin barakeey.

  • @ibrahimgure1658
    @ibrahimgure1658 Рік тому +1

    MashAllah

  • @ummaryan4130
    @ummaryan4130 Рік тому

    Masha Allah tabaraka Allah gurii kheer qabo barakeesan abayo mabrook alf mabrook

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Рік тому

    Illahey ha idinku nabadyeelo adinkoo african muslin meel cidlaa wey adagtehee bal isku dadaala

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Рік тому

    Maasha alaahu naciimo maga soo maaha aaramooy Madaxweyne keenyo. waxaa fiicneyd dhaqaaq aad dhaxashide kkkkk😂❤❤😂😂❤

  • @deeqoabdulle2755
    @deeqoabdulle2755 Рік тому

    Masha Allaha nacimo badiyaha waa meelaha lagunolaan karo shaci ahaan

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 Рік тому

    Maashaa Allah Allah haidiin barakeeyo hana idinku amaansado Aamiin Yaarabi

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Рік тому

    Masha’ALLAH

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 Рік тому

    Maku iman karnaa meysha qurux badanaa manshallah

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d Рік тому

    Meeshaan waqti walba saanbaa Masha’Allah waa meel fiican

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 Рік тому +1

    Ilaahay hakuu saidiyo waa nolosha aan rabi lahaa anoo wadan kayga joogo inaan ku noolaado.

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Рік тому

      Wadankeena waxaa jooga alsheydaankii oo dadka qarxiya, maxaa talo ah ?🤔
      Qofkasta wuxuu rabaa in u kunoolaado nolol welwel lahayn, oo nabad ah, balse soomaaliya muddo (32 sano) dad laqarxinaayo bal wax dheh 🤔

  • @Uknownw
    @Uknownw Рік тому

    Mashallah karhu miyanay lehen meshu awelbe qurxoned finland badiyaheduna wa janadi ifka☺

  • @ashahashi23
    @ashahashi23 Рік тому

    Asc alah idiku amaansado waxaan kabaqay waqtiga barafka iyo filaan

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 Рік тому

    Barafka see layeelayaaa Naciima war baa jireee

  • @umalkheyrahmed2778
    @umalkheyrahmed2778 Рік тому

    Masha allaah tabarkallaah illaahay haydin barakeyo

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 Рік тому

    Maasha,allah sllaha idiinbarakeeyo ruktiina waxbadan ayay kagiicantahay magaalada,aakhiradeenanna dhammaanternbba allaha inoowanaajiyo.

  • @zahrahssn7362
    @zahrahssn7362 Рік тому

    Mashaa allaahaah alle ha idiin barakeeyo wallaalo

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf Рік тому

    Mashaa allaah tabaaraka allaah abaayo allahaa idiin barakeeyo

  • @umubushra4380
    @umubushra4380 Рік тому

    Apyo mcn wadanke wye meshan Allah hanigu amansada

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp Рік тому

    Masha'Allah tabarkaallha ilahay haidiin barakeeyo waa meel qurux badaan❤❤

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Рік тому

    Masha Allah Ilaahey ha idin barakeeyo wll.

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 Рік тому

    Masha Allah nolashaan camal macaan waaye real life saxda waakan waxsoo saar wanaagsan idin rajeenaa

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Рік тому

    niiciimo mas mayleedahay caruurta kailaali

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp Рік тому

    Masha'Allah Masha'Allah quurux

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 Рік тому

    Allah idin brakeyo

  • @Ndembeleosman
    @Ndembeleosman Рік тому

    Mashs allah
    Melahan camal wajeclahay
    Beraha nosogali

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 Рік тому

    Meeqaa idinkaga baxday, wax riba ah ma gasheen. Meeqay idinku qaadatay inaad utabaabushaysataan.

  • @piixez7425
    @piixez7425 Рік тому

    Masha alaah intee lacagta kabixiseen doolar ilahey handing barakeyo

  • @simaan8126
    @simaan8126 Рік тому

    Mashalah alha ingarab galo naciimo kaabo iyo sajkeda alha in barkaeyo dhamantin ❤❤❤❤❤❤

  • @hodanabdulle4660
    @hodanabdulle4660 Рік тому

    Mashallh quruxey guriga qiimahiisa nososheeg shaqaa idiinso baxday waa in family goo dhan shaqada kufofaan

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 Рік тому

    Aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @vetdoctor8100
    @vetdoctor8100 Рік тому

    mashallah tabarakAllah❤❤

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 Рік тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 Рік тому

    Asc naima qali masha allaah alle ha ku barakeeyo go aan kagii dhaaq aad dhaxashiid wad ka rumesay masha allaah waxan raba inaa ii macnesit aaramoow micnaheeda si aan oga faideeso eragaas adigo rali ah 😊

  • @FaraxSaalax-eq6my
    @FaraxSaalax-eq6my Рік тому

    Mashalh abayo ila haku xafido

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox Рік тому

    Maashaa allaah tabaaraka laah

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 Рік тому

    Masha allah
    laahowla walaaquqata illaabillaah

  • @rodaabdillahi4206
    @rodaabdillahi4206 Рік тому

    Aslaamu calaykum from djibouti wallaalo qaaliya ayaad tihiin agtayda waan in taabacaa mabruuk badhaadhe iyo bar waaqo baan idiin rajaynayaa caafimaad iyocibaado suuban idin ka iyo umada muslinkaba laan dheere nimadu waa allaah oodkabzqdid iyo dantaad oo qabsatid illaahay umada wuxu dhulka ukeenay in ay camiraan illaahay waxan kuu waydiinayaa cilmi naafic ah in uu kuu siyaadiyo soomaalidu waxa ay tidhaah daa qofka aad saacad kubaran sand kumabaratid hooyo ayaad tahay bimacnel kalima gabadh soomaaliyeed baad tahay haweenay baad tahay haweenka aduunka wax laqaybsan karta lana jaan qaadi karta aniga waan kula dhacay khayr badan baan kuu rajaynayaa adiga 'iyo faamagaaga balaadhan uusiiki a'iyaaya bitaqwallaah wasalaamu calaykum

  • @aminamahmed6149
    @aminamahmed6149 Рік тому

    Asc mabruuk ukhti ilahay haidin barakeeyo aamin yaa Rabbi . Wallahi hami weyn bad nagalisay aadbana kugu farxay mashaallah dhulka ibkiisa kaso waraan inshaallah.