Yaa ba uu baahan qudaar itoobiya iyo Oromo laga keenay mar haddii dhulkaas beerashada iyo tacabka ku fiican aan heesano, waar wax soo saarka beeraha xooga hala saaro in isku filnaasho dhanka cuntada loo gaaro, wabilaahi toowfiiq.
Waxay ku taal Hargaysa woqooyigeeda wll 41km ayey u jirtaa waxay caanku tahay waxsoosaarka beeraha Ka mid noqo asxaabta nagu xidhan oo subscribe noo saar hadaadan saarin Mahadsanid
Haddii Uu muuqaalkani kusoo gaadho ka mid noqo asxaabta nagu xidhan oo subscribe noo saar channel Mahadsanid
Yaa ba uu baahan qudaar itoobiya iyo Oromo laga keenay mar haddii dhulkaas beerashada iyo tacabka ku fiican aan heesano, waar wax soo saarka beeraha xooga hala saaro in isku filnaasho dhanka cuntada loo gaaro, wabilaahi toowfiiq.
@@audijooyjoy7976 mahadsanid sidaad fikirkaaga wanaagsan noogusoo gudbisay
channelkana subscribe saar hadaadan saarin mahadsanid
Agbar waa gobalka gabilyi oo soonaw
ka mid noqo asxaabta nagu xidhan oo subscribe noo saar hadaadan sarin mahadsanid
Ma sha allah Hassan asharaf
Sxb qaali 100% good
Our youtuber❤
Masha allaah
Waa beer aad uqurux badan
Kiliib kale nooga soo duub
Xaga beeraha
Mahadsanid walaal haddii aanu subscribe ku ahayn channelku subscribe noo saar si aad muuqaalada cusub ula socoto Mahadsanid
Kuleelkeedaan ka soo qaxnay agabar
Agabar xaggee adduunka uga yaal
Waxay ku taal Hargaysa woqooyigeeda wll 41km ayey u jirtaa waxay caanku tahay waxsoosaarka beeraha
Ka mid noqo asxaabta nagu xidhan oo subscribe noo saar hadaadan saarin Mahadsanid
Masha Allah guuleeso wll qali 👍✅🛎️🇺🇸
@@cookcleanwithamina Mahadsanid walaal haddii aanu channelku subscribe ku ahayn noo saar Mahadsanid
Mansha Allah very beautiful
Hassan faysal ibrahi. Gulayso abti ❤🎉
@@Khalidvlogs67 mahadsanid Abti
Beertaasi waa tii Dr abdirizak khire
haddii aanu channelka subscribe ku ahayn fadlan noo saar mahadsanid
Meeshani praty 2 inoogu celi
Galbeedka SOMALILAND waa dhul beereed qabow oo qurux badan . Min-yaro reer Gabiley ah oo iyada iyo hoyadeed beer looga dhintay ay dhaxal u heleen , ayaan u baahnahay .
Haddii aanad channelka subscribe saarin noo saar si aad muuqaalada cusub ula socoto anagana dhiiri galin noogu noqoto Mahadsanid
Agabar beero badan maleh waayo dhul badan oo beeris ku haboon maleh anigu waan degenaa.
Haddi aanad channelka subscribe saarin noo saar si aad muuqalada cusub ula socoto Mahadsanid ❤
Wa xageee ma DDS ayuu ka mid yhy mise wa meel klr
Dee sxp maad yaanbayn ee god ayaad qoday😊😂😂😂😂
Xagee ku taal agabar waa gobolkee
Hargeisa woqooyigeeda 42KM ayey u jirtaa gobol ahaana gabiley ayaa xukunta walaal
subcribe saar hadaadan saarin channelka fadlan mahadsanid
wa dhulki musa bixi awdal iyo salal u ka xidhey si u dagmo uga dhigto issag iyo talki lakin massaoconeysso